sheeko-qosol badan-dhexdhexaad ayaan ka ahay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • Waa Sheeko qosol badan oo lagu metelaa waxa ka jira Somalia,waxaa jilaya Marshaale,Ilkacase ,Awkuuku iyo Jilayaal fara badan

Komentáře • 194

  • @anoirbrabra3073
    @anoirbrabra3073 Před 8 lety +27

    Rabiyoow u naxariiso inta Muslim oo dhimatay. Ragaan rag la mid ah uma maleynaayi iney nasoo mari doonaan

  • @yufamoha779
    @yufamoha779 Před 5 lety +5

    Marshaale ilaahey ha u naxariisto wuu xikmad badnaa,
    Waxuu dhahay baladka Muslim dhib aa u badan 100% waa runtiis
    Waa waxa uu baladka u dagi la yahay, ilaahey haka qabto inta wax dhibta aamiin

  • @ducaysane1994
    @ducaysane1994 Před 5 lety +13

    Anoo tahriibi rabee,mid. idhahday,aan ismehersano 🤣😂saaqaan ha igelin aan ku dhahay🙏🏾

  • @husseinadan1740
    @husseinadan1740 Před 6 lety +8

    Alloow unaxariso inta dhimatay dad fican aya naga baxay allow janada ugu bisharey

  • @abdirahmandahirmohamud6193
    @abdirahmandahirmohamud6193 Před 6 měsíci +1

    Ilaahow dhammaan u naxariiso, waxa ay ahaayeen rag labeen ah oo dalkooda iyo dadkooda sida ugu fiican ugu adeegay. Within 24 hrs I have watched this concert more than 3 times.

  • @abdifatahabdullahi5588
    @abdifatahabdullahi5588 Před 5 lety +10

    riwayadan kama daalo dhegesigeda dad qaaliya oo an hada adunka dulsarnen ayaa ku jira allow idin naxariiso

  • @jilexaashi622
    @jilexaashi622 Před 11 lety +7

    ani xitaa dhex dhexaad aan ka ahay allaha ha u naxareesto inyee dhimatay

  • @cabdirahmanmohamed6500
    @cabdirahmanmohamed6500 Před 8 lety +22

    dabaal maa wajigeyga ku dhagan 😂😂😀😀😀😀👍👍👍👍👍

  • @Masago2025
    @Masago2025 Před 12 lety +5

    Jini wlh waa run sheekadaan Somalia waxa kajiro ay tilmaameee Aloow idin xafid ilkacase,Marshaale

  • @mukhtaribrahim2235
    @mukhtaribrahim2235 Před 9 lety +12

    shaax cabowga naftirkiisa dhexdhexaad ka ahey..qosol wlhi

  • @yaaqa112
    @yaaqa112 Před 8 lety +13

    😂😂😂 marshale iyo ilka casse alla yaa raxma iyo intii muslim ah oo dhimatay

  • @ikranmiliano6394
    @ikranmiliano6394 Před 7 lety +14

    alow unaxariso majajiliyashena somaliyed wadaniyal saxa

  • @hadalwanaag6450
    @hadalwanaag6450 Před 7 lety +8

    Hahaha
    wlhi wan fuuray ma dhihi
    Allow unaxariso
    shaaxa shegowga xta dhaxdhaxad aa ka ahay kulaha

  • @bibkafarax4802
    @bibkafarax4802 Před 9 lety +25

    Intii dhimatay allha u naxariisto

  • @maankahussein3051
    @maankahussein3051 Před 7 lety +33

    hhh marashale aniga iyo ilmaheyga xitaa ma is raacno 😂😂

  • @feysalnadaaracabdi116
    @feysalnadaaracabdi116 Před 4 lety +14

    2020 wixii dawanaayo like igu qabo 😂😂😂🤣 inta dhimatay alah u naxaristo

  • @haashimcade5577
    @haashimcade5577 Před 6 lety +7

    Rabiyow unaxariiso
    Saqaas haigilinin

  • @cumarbanadir
    @cumarbanadir Před 12 lety +6

    yarabi u naxariso inta dhimatay marshale denbigisa cafi

  • @deeqaxasan4495
    @deeqaxasan4495 Před 7 lety +8

    rabiyow unaxariso inta dhimatay

  • @muhiaoabdi3402
    @muhiaoabdi3402 Před 10 lety +9

    Shaaha mataqaanaa

  • @Sharoobo
    @Sharoobo Před 6 lety +8

    6years ago wlhi allay ya raxma ilka case marshale iyo inti kaleba
    dhexdhexad ka ahay 2018😁

    • @miski3389
      @miski3389 Před 2 měsíci

      Waqtigaad faalladdan qortay baa haddana 6 sana laga joogaa! Ma nooshahay tolow?

  • @abdirahmanlakiyare3082
    @abdirahmanlakiyare3082 Před 6 lety +6

    Allaha u naxariisto marshale iyo awkuku iyo ilkace

  • @ilyasyare3479
    @ilyasyare3479 Před 8 lety +16

    kkkk aw daango aniga dhulka maba fiiriyo ku lahaaaaa kkkk so funny wlhi

  • @jiijoowjecelow7539
    @jiijoowjecelow7539 Před 12 lety +3

    allaha unaxariisto dhamaan inti islaam aheyd oo dhimatay marshaale dhilqohoo sheegayey waa runtii asigeyna cuneyn

  • @mohagalgal3634
    @mohagalgal3634 Před 4 lety +7

    Kafe an so cabno
    Marshale: yaa dhamaa???

  • @deeqaxasan4495
    @deeqaxasan4495 Před 7 lety +10

    kkkk. shekadan oo dhan dhaxdhaxad ayan ka ahay

  • @daadafaqi1232
    @daadafaqi1232 Před 2 lety +2

    🤣🤣🤣biniadam lee kula socdo iska yeerayo ma laga bixi karaa kulahaa xaqiiq waye wlh marshale allah haku naxaristo

  • @sakipoi5986
    @sakipoi5986 Před 2 lety +3

    Awdaango
    Ilkacase
    Marshaale
    Legends ✌️

  • @inamxasan1960
    @inamxasan1960 Před 9 lety +2

    Kkkkkkkkkkkkk o ob marshaale daango iwrn nabad alx haye ha i jiijiidin hee ha i jiijiidin maya muku jiidoohaayi maxaa maxanuunsantahay maya saag waayebo jiijiidoow iyo taataabasho dhag waa idhibaa very funny wlhi thx

  • @kakuutacabdixoriye4697
    @kakuutacabdixoriye4697 Před 4 lety +3

    Inta 2019 dhageysaneyso aan uwada duceyno kalabar ragaan waa eey dhinteen

  • @mohamedabdullahiomar6506
    @mohamedabdullahiomar6506 Před 8 lety +4

    Allow unaxariiso marshalle iyo ilkacase wlhi waa dad nagu weyn

  • @qalidrooble8168
    @qalidrooble8168 Před 11 lety +5

    allaha unaxariisto intii dhimatay

  • @MukhtaarDaahir-cc8bl
    @MukhtaarDaahir-cc8bl Před 8 měsíci

    2010 kadib 28,December,2023
    Habeen jumca ah goor sheegto tahay 8,27,muqdisho war aduunku
    Orod badanaa muxuu wakhti is badalay ❤

  • @wtfmoments3886
    @wtfmoments3886 Před 6 lety +4

    Walaahi waa xaqqiqda ka jirta dalka waayo dadkii dowlad difaacda malaha

  • @abdikarimmohamed6400
    @abdikarimmohamed6400 Před 7 lety +6

    ILAHEY HAA UNAXARIISTO INTI DHIIMATAY ILKACAS SHAHA LOGU DAARAY SUUN SAAN MAQLAY LAKIIN SAQAS HAA IGELIN DHEX HDEXAD BAAN KA AHAY ARIINTAAN LOGU DARAY ILAHA LAA XIISABTAMII DOONO

  • @deeqaxasan4495
    @deeqaxasan4495 Před 8 lety +8

    kkk dhagesiganbo dhax dhaxad ka ahay kkk alow unaxariso

  • @bandhigadaljir8172
    @bandhigadaljir8172 Před 5 lety +3

    Waaa sheekadii aun, marshaale lagu dilay sida dadbadani isku raaaceeen

    • @soproduction99
      @soproduction99 Před 4 lety

      Maya bro, Toraboro sheeko la dhaho daraaded ayaa loo dilay

  • @abdulahidaacadofficial1467

    Yaawaaye, saaqaas haygalin

  • @fuadyareofficials1390
    @fuadyareofficials1390 Před 11 měsíci +1

    Allow u naxariisto inti dhimatay 😢😢

  • @gacmadheeregaaladiid9358
    @gacmadheeregaaladiid9358 Před 7 lety +2

    allha u naxariisto marshale awkuku ilka case iyo inta dhimatay

  • @MukhtaarDaahir-cc8bl
    @MukhtaarDaahir-cc8bl Před 8 měsíci

    Ilaahay inta dhimatay ha uu naxariisto 2010 ayaan soo
    Xasuustay Ax ax ax

  • @duceysanemohamed7559
    @duceysanemohamed7559 Před 8 lety +11

    hahaha wax walibo dhexdhexaad in laga noqdo ayaa fiican

  • @carabshaddy
    @carabshaddy Před rokem

    2:37 Marshale hee dabaal maa tahay adiga wiligaa hoosta yan laga so gilin wlh runtiis waaye ilaahow kuu naxriiso janadii fardowsa ilahay haka waraabiyo amiiiiin

  • @ahmedzizoshariif5706
    @ahmedzizoshariif5706 Před 11 lety +5

    dhax dhaad aa ka ahe inaa fiirsado

  • @billehassan2836
    @billehassan2836 Před 7 lety +5

    marshale iyo ilkacase Allah unaxriiso

  • @abdihaji1140
    @abdihaji1140 Před 2 lety +1

    30/06/2022 Alla yaraxma marshale ilkacase

  • @bashirmohamed383
    @bashirmohamed383 Před 27 dny

    Allah haunaxaristeriwaayadan ayay karaaceen khawaarijtu mala dhihi kara wlhy xaalada xamar ayay kamataleen o cadd allow unaxariso inti dhimatay

  • @atamyare2622
    @atamyare2622 Před 11 lety +7

    KKKKK ANI CIYLAKEEE XATAAA MAISRAACNO KULAHAAAAA ALLOW UNAXRISO

  • @jabaayecadde
    @jabaayecadde Před 13 lety +7

    war arooska xittaa dhex-dhaxaad aan ka ahay laga bilaabo maanta aroos dib haloo dhigto

    • @ananmohamuud9018
      @ananmohamuud9018 Před 3 lety

      9sano ka hor ayaad comenti ka dhiibatay bartaan wow😎

    • @sakipoi5986
      @sakipoi5986 Před 2 lety

      10 sano kahor waaw
      Legend xiligaa wadanka zaaid u qasnaa

  • @sharmaarkeabdimuuse5529
    @sharmaarkeabdimuuse5529 Před 9 lety +8

    saaqaas ha igu ridin ani dhulka maba fiiriyaba

  • @Alasow
    @Alasow Před 5 lety +3

    2019 yaadaawowyo

  • @cadde7som
    @cadde7som Před 7 lety +3

    ilahey ha u naxariisto inta dhimate marshaale

  • @odaycabdillewiilkisa1897
    @odaycabdillewiilkisa1897 Před 2 lety +1

    Childhood memories 😭😭I’m older than this story 9 years 😄🥹

  • @Nuurkeyhaji
    @Nuurkeyhaji Před rokem

    Allah yarxam ❤ inta dhimatay anagana cimri dheer cibaado suuban

  • @CumarIsaaq-u4e
    @CumarIsaaq-u4e Před 2 měsíci

    Ruwaayadaan waa ruwaayada loo maleenaayo inee sawabtay dilka marshaale iyo ilkacase iyo majaajilstayaasha kale qeyb kamid ah alaah unaxariisto

  • @axmedtajir6386
    @axmedtajir6386 Před 3 lety

    Allah unaxariisto wlh Wa wayo ano yar dhagesa jiry shekadan iyaa sax wa sheko run ah oo ila hda jirto

  • @geraarajpoeml6087
    @geraarajpoeml6087 Před 8 lety +8

    kkkkkkkkkkkk walahi waaa dhaqanka somaliada waxaan maqli jiray markaan ethopia habenkii hos uu hadal malintiii harerahaga ega

  • @dqrgmeyre6737
    @dqrgmeyre6737 Před 7 lety +3

    allah u naxariisto inta dhimatay

  • @muqtarmohamed9934
    @muqtarmohamed9934 Před 11 lety +3

    ALLOW u naxariiso inta dhimatay

  • @haashimcade5577
    @haashimcade5577 Před 6 lety +5

    Bunka dhexdhexadan ka ahay

  • @umuxafsa11
    @umuxafsa11 Před 12 lety +5

    ILAAH HA U NAXARIISTO MARSHALE

  • @sharifnuur7419
    @sharifnuur7419 Před 7 lety +7

    in dhageyso dhexdhexxaad aan kahay

  • @maankeymedia1286
    @maankeymedia1286 Před 5 lety +3

    2019 inta dawaneso like ha iisarto
    👇

  • @madadaalotv24
    @madadaalotv24 Před 5 lety +3

    Hhhhhh 11.30 " Haye waa la soo bati yaah"

  • @cabdirahmanmohamed6500
    @cabdirahmanmohamed6500 Před 8 lety +5

    sax

  • @mohaissemoha3573
    @mohaissemoha3573 Před 6 lety +6

    2018 yaa dawanoyo🤣

  • @MsMussek
    @MsMussek Před 11 lety +6

    yaa waaye saaqaas ha i galin.

  • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_

    Daahir alasow Nin qaran wixii hore oo dhan ninka keydiya

  • @hanadaarka4841
    @hanadaarka4841 Před 4 lety +4

    2020 Yaa Daawanooyo Kkkkkkk

  • @ilyasmaxamedxuseen1209
    @ilyasmaxamedxuseen1209 Před 5 lety +2

    hhhhhh baladka xaasidaa joogo meshii buuq buuq ah waala isku gadaa hhhhhhhhhh allow kuu naxariiso

  • @ilyasmaxamedxuseen1209
    @ilyasmaxamedxuseen1209 Před 5 lety +2

    hhhhh allah u naxariisto dhax dhaxaadka wax ka fiican malahan blh hadii kale waa lagaa dhax buqaa intee la iiga imaaday ayaa dhahee wlh hhhhhhhh

  • @Abdullaahi10
    @Abdullaahi10 Před 8 lety +8

    Commentiga xitaa dhax dhaxaad ayaan ka ahay

  • @mrmysterious1273
    @mrmysterious1273 Před 2 lety +3

    2022/9/2 ayaa dhageysanayo like saar 🤣🤣🤣

  • @muhsinali3488
    @muhsinali3488 Před 4 lety +2

    2020 qofkii daawanayo

  • @faisalfaisal875
    @faisalfaisal875 Před 7 lety +3

    bunkas baahida karon waxan aqon gali ma barnaa mishkas dhax dhaxat an ka ahay kkk bunkii an ku sheegi mat dhax dhaxat katahay sheegoowga dhax dhaxat an ka ahay

  • @safiirkareermiyiga6105
    @safiirkareermiyiga6105 Před 5 lety +4

    Kulahaa yaa waaye kaas 😂

  • @welimahat6450
    @welimahat6450 Před 7 lety +2

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wa riwaayad cajiib ah

  • @engineerkadiye1467
    @engineerkadiye1467 Před 4 lety +2

    2020 wali dhexdhexad le ka ahay

  • @saadaqsaney1345
    @saadaqsaney1345 Před 4 lety +2

    2020 ✊

  • @yaxyemuumin8417
    @yaxyemuumin8417 Před 13 dny +1

    2024 ya ila fir sanaayo😂😂😂😂😂

  • @crahmanshiine4743
    @crahmanshiine4743 Před 3 lety +1

    Inta dhimatay all ya raxma inta nolna cafimad 🙏🙏🙏

  • @zakidaud6555
    @zakidaud6555 Před 5 lety +2

    2018 yaa dawaday October 30

  • @Fanaanka
    @Fanaanka Před 2 lety +1

    2022 hda daawaneso legend tahy like isaar ❤️👋

  • @yoolahsoftwereborama808
    @yoolahsoftwereborama808 Před 5 lety +2

    saaqas dhex dhexd ka ahay like iisaar 2019

  • @joblessarts
    @joblessarts Před 3 lety +1

    Legend majaajilistayaal dhaba

  • @mohamedsalah-lc1ry
    @mohamedsalah-lc1ry Před 7 lety +4

    Wey dango

  • @dalnuurshe2009
    @dalnuurshe2009 Před 12 lety +5

    hhhhhhhh Saaq Ha Igalinkkkkkkkkkk

  • @QEYLIYE_MEDIA
    @QEYLIYE_MEDIA Před 11 měsíci

    ilahey ha unaxaristo 😢

  • @abdikariimmohamedahmed3004

    Waxeey kahadleen midkamida waxaa kubaxay ilka case Ragaan waa ladhayalsan jiray lkn xaqiiqo jirto ayay kahadleen kahadli jireen hadiyo jeer waad maqasheen ilkacase in sunloogu daray cabitaan uu cabay allaha unaxariisto inttii dhimatay inta joogtana allaha xafido

    • @amiirboy9209
      @amiirboy9209 Před 11 měsíci

      AUN Marshale xita sababtan lo maleynaya dilkiisi😢

  • @ibraahimhassanabdi6118
    @ibraahimhassanabdi6118 Před 6 lety +4

    Hhhh aroosowga xata maxaa ku gelihaa kulahaa Marshaale.😆😆😆😆

  • @mustafecumar6340
    @mustafecumar6340 Před 6 lety +2

    saaqaa ha egelin
    dhex dhexaad an ka ahay

  • @cabdirahmanmohamed6500
    @cabdirahmanmohamed6500 Před 8 lety +6

    daahir alahow so good the best good wadani

  • @awalemohamedelmi54
    @awalemohamedelmi54 Před 3 lety

    Wllhi sheekadaan waa xasuus wllhi anoyar dhagaysan jiray allah yarhamah

  • @micnamalahan
    @micnamalahan Před 12 lety +4

    01:52 aniga raad aa lol dhulka maba fiiriyobo hahah Aw-dango caadi maahan

  • @ciiltire3113
    @ciiltire3113 Před 9 lety +2

    Kkk qosol badna wlh ane dhax dhaxaad aan ka ahay

  • @Xafsah1
    @Xafsah1 Před 13 lety +4

    @injineerkaxl kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk saas waaye runtii

  • @guccisalim445
    @guccisalim445 Před 4 lety +6

    😂😂😂😂😂😂🇸🇴💉❤❤😂😂😂 الله يرحمهم R.I.P

  • @MsMussek
    @MsMussek Před 11 lety +6

    So funny .

  • @user-fb5ko1se4z
    @user-fb5ko1se4z Před 6 lety +4

    2018

  • @zakariyemohamed5383
    @zakariyemohamed5383 Před 5 lety +3

    Bunka Xitaa Dhexdhexaad Ka ahay😂😂