VIDEOGII IGU QOSOLKA BADNA \ REACTION REER BURCO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Name ; AXMED
    singer / Comedy /
    CZcamsr /somali social media
    Pls Subscribe Like & Share
    instagrem : axmed_fj
    facebook : axmed zaki
    wellcom y channel
    sabscribe saar si aan u garno || 100k || oo sabscribe thnks my funs

Komentáře • 1K

  • @axmedfjofficiall
    @axmedfjofficiall  Před 4 lety +889

    Hala wakan sheekhini asxaaptada aan jeclhay wad salamantiin dhamantiin 20k ayaa inoga dhiman 100k share dhaha

    • @aminohassan5594
      @aminohassan5594 Před 4 lety +5

      Wad u qalantaa boqolkun iyo inka badan wadna gare bro

    • @user-xt5ew5qx2w
      @user-xt5ew5qx2w Před 4 lety +2

      Asc

    • @fartunmuhumed6998
      @fartunmuhumed6998 Před 4 lety +1

      Wagaresaa walal qaalii

    • @sagalabdullhisagalsiman4562
      @sagalabdullhisagalsiman4562 Před 4 lety +3

      Waa u qalantaa 100kun wx kabadan ayaa inaga mudantahy asxpey inta iga danbeso halo kale kiciyo ahmed fj like dhac dhac dhac u siiya alle yacisk🤣🤣🤣💪👈👈

    • @adnachannel3726
      @adnachannel3726 Před 4 lety +2

      axmed fj officiall geesi hargysa looga xiisay 😎

  • @shucayb939
    @shucayb939 Před 4 lety +589

    Hadaad Reer burco dhalada tahay Like isaara odayga gacan wuu ka dhacsan yahay😂😂

    • @ikraanxirsi9641
      @ikraanxirsi9641 Před 4 lety +1

      Walahi.wayiga.qosliyen.red.hargesa.keep.goig

    • @commentdevil4016
      @commentdevil4016 Před 4 lety

      Waan la socdaaye waa ciidamada cirka inaguun baa fahmaynee 😂

    • @saddamofficalbage7966
      @saddamofficalbage7966 Před 4 lety +3

      Reer burco maihi lkn soomalinimo like kugu saaray🇸🇴🇸🇴❤❤

    • @zalimkc4503
      @zalimkc4503 Před 4 lety

      mi ehi lkn somalinomo kugu saray

    • @upsidesalam2870
      @upsidesalam2870 Před 4 lety

      @@saddamofficalbage7966 calanka la carar wyhe

  • @hafsaofficial1902
    @hafsaofficial1902 Před 4 lety +102

    Dhalad reer burco ah hadad thy like saar😂❤

  • @nicimaabdi4808
    @nicimaabdi4808 Před 4 lety +163

    Sidad reer buro ujeceshihiin sileegban idiinjecelnahay afsoomali iyo qosolna noogukaalayaa guuuuldhamantiinba

    • @hafsanasser2046
      @hafsanasser2046 Před 4 lety +1

      Wllo nicima anaa raba inan afsoomaligaan wnagsan aan idinka soo bartee ummad burca ka timida oo aan funny ahyn ma arag gob walhi.

    • @nicimaabdi4808
      @nicimaabdi4808 Před 4 lety

      Hafsa omar wll qali intaan kusoodhawayno ayaan kubaraynaa afsoomali xigmadiisa wata mudo yar ookoiban waliba

    • @hafsanasser2046
      @hafsanasser2046 Před 4 lety

      @@nicimaabdi4808 inzha allah qaaali love you.

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 Před 4 lety +136

    Jecliyaa jabka xaasidka mee kii laha Ahmed fj waa lagu shaqaysta CZcams kiisa wax lama soo dhigo naxdin u dhimo xaasidow🤣🤣💝💝💝🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣💝💝💝💝

  • @tuluxjr8037
    @tuluxjr8037 Před 4 lety +47

    umadda nabigoo dhan baan anna salamayaaa 😀😀

  • @Jamalwarsame
    @Jamalwarsame Před 4 lety +31

    Hhhhh reer burco waa qosol miidhan gobolka ragah my regon🔥🙏

  • @aaminanalka3747
    @aaminanalka3747 Před 4 lety +24

    Hhhhhhhh 😅😅wlhy waa dad qaliya rer burco 💚Mnsha allah azxp qaaliya 🔥💚 keep going 🔥🔥 one love guyz 💚❤️ wiilsha qarniga ❤️

  • @sakiyare7811
    @sakiyare7811 Před 4 lety +31

    DhulkYhiH wllhi wan jclhY wanan ku nolohaY💋💋❣️♥️🇭🇺👈from hodan qaYlo ♥️🥀🌷🎀👈

  • @apdirahman9522
    @apdirahman9522 Před 4 lety +45

    Burco Waa Meeshi U Horeysay Calanka Soomaaliya Laga Taagay
    1952
    Waana Meeshi U Horey Ee Higaada Soomaliga lagu Qoray 1972
    Waana Meeeshu Calanka somaliland Laga Taagay

    • @nadiirashawo3111
      @nadiirashawo3111 Před 3 lety

      Waad khaldan tahay ee somalilland dheh

    • @ismailomarfarah9585
      @ismailomarfarah9585 Před 3 lety

      @@nadiirashawo3111
      wuu sax san yahay 1952 baa calanka buluuga ah burco laga taagay isagoo ah calankii SYL1960 kiina Hargaysa yaa laga taagay markii xornimdda la qaatay

  • @xabiiburaxmaan5994
    @xabiiburaxmaan5994 Před 4 lety +26

    Burco Gobolkii Ragga Allow xifdi dhamaantood From mudug

  • @Ms_Ahmed203
    @Ms_Ahmed203 Před 4 lety +65

    Anigu reer burco ahay ilaa malintan idinbartay waan idin daawada 😂😂❤️✨

  • @cabdicasiisjirde926
    @cabdicasiisjirde926 Před 4 lety +12

    Zxp reactionka reer burco soo Badi sxp waa iga codsi keep going zxp❤

  • @caaishocadey2113
    @caaishocadey2113 Před 4 lety +9

    Reer burco qslka iga dhamesen cawa 🤣🤣🤣🤣

  • @studiodollar2763
    @studiodollar2763 Před 4 lety +30

    Muniir and ahmed
    Nacalaye igamaydaan xishoon hadan isleeyahay halkaasu soo gaadhaya video ga habeenka waanka dhici lahaa😂😂😂 shilling ba noqdoo dollarka amaan iisiiya😂

  • @Mohamet-t5b
    @Mohamet-t5b Před 4 lety +22

    ♥mnsha allah farxda ku noolada walahy♥🔥

  • @yasmiinshaarub3824
    @yasmiinshaarub3824 Před 4 lety +30

    Aduunkaa wllo lgu yhy wiilkaa soomaliyeed gaar siiya boqolka wax weyn idin kma codsan waa bilaash somaliyey

  • @fatuusaed1873
    @fatuusaed1873 Před 4 lety +6

    Mashalah wlhy aan taageero muniir Axmed fj hanad liiban wll keep going wll ❤❤💯💯🙋‍♀️

  • @ayaan4655
    @ayaan4655 Před 4 lety +18

    ANoo ReeR Burca Pa idiN zlmya
    Ahmeth Fj MuNiiR HanaD✌😋

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 Před 4 lety +1

      reer burco maasha allah walaal susbcribe iigu sharaf

    • @saluugladarwiish6954
      @saluugladarwiish6954 Před 4 lety

      Naanaaystaada noo sheeg🤣🤣

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 Před 4 lety

      @@saluugladarwiish6954 subscribe iigu sharaf walaal qaali

    • @ayaan4655
      @ayaan4655 Před 4 lety

      @@saluugladarwiish6954 nanyz mlihiye🤣

    • @amranbeautysalon512
      @amranbeautysalon512 Před 4 lety

      Ayaan Ibraahin zulup madax alle gabadhii Togdheer secondary noogu timi ee hadana nugu cidlaysay😂🤚🙌

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před 4 lety +8

    Rer burco rag rag dhalay weeye🤴🏻✌🏻❤

  • @juweeriyahaybe1065
    @juweeriyahaybe1065 Před 4 lety +37

    Hhhhhh🤣😂 muniir wixii xaasidoow dhulku kula Xadree axmed fj officiall iyo hand wad salaan man tihiin✋ dhamaan💋 tiin👍

  • @salwa8962
    @salwa8962 Před 4 lety +13

    Sakariye jakaarta walahi beerka na caseeyaa hadaanu nahy rer burco 😂😂😂😂😂

  • @xamdaxasan7597
    @xamdaxasan7597 Před 4 lety +67

    Mnsha allah wllo axmed aniga reer burco ah thanks ayan idin leyahay madamo magaladaydi soqadaten👑💥🥰waxanan kuleyahay keep going 💥💓💖❤💕🌍♥️

  • @sakariyeclaahi3977
    @sakariyeclaahi3977 Před 4 lety +46

    Muniir zxp adigu caruurtad gee adaa xaaslehe ilaahay ay siku Kiin rakeyo adiga & samiira in taasina waa kaftan zhp in tii muniir Iyo samiir haysku waara leh like sar💗👍

  • @ikkyyaisto8403
    @ikkyyaisto8403 Před 4 lety +10

    Wllhi reer burco dadka afsomli badan ma arkin kana qalbi wangzan💚🤴💯

  • @Wanaaghaye
    @Wanaaghaye Před 4 lety +76

    Intii Wajale taqaan like dhac ku siyaa😂

  • @nadadiriye608
    @nadadiriye608 Před 4 lety +5

    Anaa burco caawa ka socda gopolkii ragga like ta dhac ku sii 👍👍👍❤

  • @faadumoibraahim2844
    @faadumoibraahim2844 Před 4 lety +12

    My real country burco meelkasta aan jecllahey one love I miss you burco inshallah Mar kale waan ku soo noqneeya

  • @ikramadam6560
    @ikramadam6560 Před 4 lety +30

    Wa reer burco af somali ugu kaaalay
    Ahmed fj

  • @ubaxmohamud7323
    @ubaxmohamud7323 Před 4 lety +4

    masha allah ahmed fj keep going one love

  • @xasanmaxamuud9216
    @xasanmaxamuud9216 Před 4 lety +3

    Wllhy dadakan Somaliland waawa iska jecalahay waa dad iska qalbi wngsan waxaan u rajeenaa inaa xuruyatooda helaan insha allah

  • @badramaxamed5014
    @badramaxamed5014 Před 4 lety +1

    Anuu reer burco luuqadoodu waaa ii caadi wax qosol ah kumaba jiraan idinkiinan intan ku qoslayaan ku qoslaaaba from burco somalilnad 😍

  • @suldaanofficial1927
    @suldaanofficial1927 Před 4 lety +24

    WLHI WAA MUUQAAlka UGU QOSOLKA PADNAAAAA #😂😂😂😂😂😂😂
    Hadi aad KU QOSOSHAY Muqalka #LIKE.ta nalaha #DHAAFINa somaliyey

  • @maryanabdulahi200
    @maryanabdulahi200 Před 4 lety +6

    M.a wllha qalbiga hore usocda asxbta ahmedfj 100k garsiyo hanad omaar asgna sdokl wllka qalbiga wngsn munir aqaa asgna 1M garsiyo deee frst somali oo 1M gaaro hanoqdo wilkana munir yare

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 Před 4 lety +6

    Reee burco waa madaxa qosolka ninka sakariye jakaarta chenelkiisa mar walba oon cadhoonayo ayaan dawaada anoo qoslaya ayaan ka baxaaa 🤣🤣🤣

  • @abshirobashiir4580
    @abshirobashiir4580 Před 4 lety +3

    Maasha allah walaalahayga waan iditaageeraa walaalahayga dhamaaan tiin muniir Liicaato axmed eyjay hand waan in kufaanaa guul iyo gomanimo ku noolaaada dhaantiin allaha idin xafi maasha allah gaarhaan muniir iyo Liicaato waxaan leeyahay hambalyo hambalyo kuwakalana nagadaa yahee waa idin sogaynaa maasha allah waa aniguu ah abshiro Bashiir oo joogta muqdisho macasalaamo

  • @fatuusaed1873
    @fatuusaed1873 Před 4 lety +5

    Mashalah keep going wll qaliga niga salamay brother 🙋‍♀️❤💯❤❤🙋‍♀️

  • @amiiraaxmed8577
    @amiiraaxmed8577 Před 4 lety +1

    Wlloh Axmed fj xafadayda inta jogta iniinka wada saray dhamatima waan idiin tageeraah keep going brothers

  • @sumayailkacas3545
    @sumayailkacas3545 Před 4 lety +5

    Hhh ree burco waa dad wcn oo kaqosolnay mnzha Allha

  • @fatuusaed1873
    @fatuusaed1873 Před 4 lety +5

    Mashalah keep going wll kuligiin waan ni salamay brother 🙋‍♀️💯❤

  • @fatimaabdiaziz9347
    @fatimaabdiaziz9347 Před 4 lety +31

    meye kuwii cuqdadysna eelaha fj cidi wxkuma dubyso wlgugu shaqysn imankba arka adeer ragan waxs mayaqan waa isku farxsn yhin cuqdadna maqabn keep goinh asxbta

    • @umuss7874
      @umuss7874 Před 4 lety

      Wllo ya dhahay wa dad wanaga neceb wilashan mey arki LA,yihiin wanagoda

    • @fatimaabdiaziz9347
      @fatimaabdiaziz9347 Před 4 lety

      @@umuss7874 haa wll kuwaa laha hadaye vedio munir laso dhigyey nimnkn wax kuma dubn iyo wax sas ah

    • @user-lv3ou2xr6q
      @user-lv3ou2xr6q Před 4 lety

      Maadigy kugu dheheen angu maanu arge adeer afk nagl bax oo cuqdadyda mxaa kaa gglay

    • @fatimaabdiaziz9347
      @fatimaabdiaziz9347 Před 4 lety

      @@user-lv3ou2xr6q 🤣🤣wll mxaa ku walaya adi hdadnba arag anu dadki yri unbn shegaye xgd ka kulushahy

    • @user-lv3ou2xr6q
      @user-lv3ou2xr6q Před 4 lety

      @@fatimaabdiaziz9347 wixii adiga ku kuleeyaya ayaa anigna ishidy wll qurxbdneey

  • @apdiazizmohamed6774
    @apdiazizmohamed6774 Před 4 lety +17

    Hadad Tahy Reer BurC0 LiKe saaar.......!💥👊💯

  • @mubarikmkofficial8282
    @mubarikmkofficial8282 Před 4 lety +3

    Ahmed fj heer burco kaaso salaamayaa adiga iyo Asxaabta inta kale zhp waxn ku leeyahy go forward pro

  • @saarasuubanteam2791
    @saarasuubanteam2791 Před 4 lety +3

    Rer burca waa ibtilo hhhhh wlhi waa qosly😂😂😂😂
    Kan yar baa ugu qosol badan xalimo dher wllked

  • @mehdiabdi4631
    @mehdiabdi4631 Před 4 lety +3

    Ahmed fj lpx soo badi reactionka reer burco wlhi beerka i caasadee😂😂😂😂

  • @fatuusaed1873
    @fatuusaed1873 Před 4 lety +3

    Mashalah keep going wll qaliga niga salamay brother ❤💯🙋‍♀️❤💯💯

  • @caishomaxmed5151
    @caishomaxmed5151 Před 4 lety +9

    Asc axmed fj wanku salamay wlh saaid aanku tageeara inta islahaa vedio dhameso yaaa inta udada iga soo hormareen yaaa illaha caaalam waxba lagama qabankaro dadgeena shax shaxdooda baxeeso lkn taariq igu dhigeen haa waa idiga comm aqrinoya one love keep going❤❤❤❤❤🤩🤩🤩🥰🥰🥰

  • @hibokhadar2917
    @hibokhadar2917 Před 4 lety +7

    Muniir qaaqa kkkk
    Ahmed fj
    Iyo hanad omer
    Burco hadal laguma gaadho wlhi
    Ee noo daaya magalada hoy 😂😂
    Aadban idinka qaadeney salanta walaala qalbiga ❤❤😘😘

  • @hamdaquean3282
    @hamdaquean3282 Před 3 lety +1

    Keep Going Axmed

  • @suldanasheik8328
    @suldanasheik8328 Před 4 lety +4

    Pea yaal gacanta waa qolfofee qalbigaan idinka salaamay 😋fj Aqaa Hanad Daacad ❤❤🤷‍♀️inaa kula jeclaaday iga guduun Naaneestaan Hanad Daacad ❤🤔🌹🙏

  • @waanomedia5781
    @waanomedia5781 Před 4 lety +42

    Axmed Fj ardaydii salaama secondary
    Madax ku istaajizay 😅😅

    • @najmaneehaa5092
      @najmaneehaa5092 Před 4 lety

      Kkkkkkkkkkkkk.wall.muniir maxa.kuqoso lysaaa. Mawadn.rabin.in
      Aada.yeelaro.nay.naas.wax.ladh.hay
      Nin.aan
      Nay.naas.lahayan.waa.ri.gees.jaban.waa.nay.naas.sooomaliyeed
      Wad.mahad.santahy.soo
      Dhawaada.wan
      idnjeclnahya.

  • @jamiilacadey8858
    @jamiilacadey8858 Před 4 lety +5

    Kkkkkk muniir oday unoqde 😂Axmed fj 100k kpdn uqlanta garesa inshal😍😍😍

  • @maanii416.
    @maanii416. Před 4 lety +11

    صلي الله عليه وسلم وجزاكالله خيرا axmadoow marki oo ninka dhahay umada nabigaa salaamaa waa in aad ka qaadiin eena nabiga ku salisiin maahan in aad ku qososhaan waa iga waano wllky hana liiga raali noqdo

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před 4 lety +8

    😊fJ wllky aan jeclahay 🤴🏻❤✌🏻

  • @canabxirsi2954
    @canabxirsi2954 Před 4 lety +2

    Masha allah my brother's

    • @canabxirsi2954
      @canabxirsi2954 Před 4 lety +1

      ❤💋🥰🌹💔🌺💓💟💋💗💘❤💗🌹💋

  • @aadammhmoudyouzuhp4157
    @aadammhmoudyouzuhp4157 Před 4 lety +5

    From burco
    Ahmed fj❤❤❤
    Murmur❤❤
    Hanad❤❤
    Horo socoda

  • @nimcobureeqa7286
    @nimcobureeqa7286 Před 4 lety +1

    Waryahe axmed fj sxb adaa iloobay luuqadii reer waqooyiga

  • @monam7931
    @monam7931 Před 4 lety +6

    Hhhhhh ciyalkan madaxda ku istajin jiray kullah Magladaydii burco cadeeeey ku xisay my home

  • @nastehaapdirahman818
    @nastehaapdirahman818 Před 4 lety +5

    Wll Ahmed wn ku taganhy from mugdishoh❤🇸🇴wll vedioyadada noo so badi wllhi wa naga codsi😭❤👏

  • @jinawjamac1870
    @jinawjamac1870 Před 4 lety +4

    Wlllahayga qaaligaa axmed fj iyo muniir hanad horeu socda

  • @nasiimharir8475
    @nasiimharir8475 Před 4 lety +4

    Wan ku cusubay Ahmed afjii soo dhawyin ma jirta 💚🗨❤

  • @deeqaali1153
    @deeqaali1153 Před 4 lety +6

    100k iyo inkabadan ayad uqalanta waidin salaamay❤️

  • @hibomuhumad4800
    @hibomuhumad4800 Před 4 lety +1

    Wac war matulahi wabarakad my brothers FJ mashalah keep going ❤️💋

  • @queeniloveuzain8786
    @queeniloveuzain8786 Před 4 lety +3

    Masha Allah keep going💘💘💘

    • @Var_isaaq
      @Var_isaaq Před 4 lety

      asha subscrube izaar wllo

  • @faatimaibraahim3038
    @faatimaibraahim3038 Před 4 lety +1

    M.a axmed fj ku tagera wlhi sxp keep going dhamaantiin ❤❤❤❤

  • @carabkhaliif2004
    @carabkhaliif2004 Před 4 lety +16

    Ahmed fj zxp youtubkaga waxna masoo dhigtid ani waan kutageera zxp wllhy waan kujclahy ❤❤
    Ana naaa neystaydaa kulawdagayaa zxp ok waa (GOLDAN BØI) ZXP OK NIO VDIO NAGUSOOO WAAL

  • @asmaahmed2336
    @asmaahmed2336 Před 4 lety +2

    Kippp going my barather axamed fj ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴❤️❤️❤️

  • @xafsiinalove9876
    @xafsiinalove9876 Před 4 lety +5

    Masha Allah brothers Keep going ❤❤❤

  • @maidaali2591
    @maidaali2591 Před 4 lety +1

    M.a horumarka hadii la gaarayo waa sidan ooo kle In loo gaaraa wilashena quruxda badnaa/walahena quruxda badna/yotuberadena quruxda badnaa jira ooo jooogaa ❤️❤️💋💋💋

  • @sumayailkacas3545
    @sumayailkacas3545 Před 4 lety +3

    Wlalhay sedaa sikuxenaan wllo oo guulesda dhamntai Amii thkas wlalahya mnzah Allha

  • @zabriinamohamed4269
    @zabriinamohamed4269 Před 4 lety +1

    hhhh reer mudug iyo reer burco wax ka qosol badan mise ka indho aday waligey ma arag wlhi qosol iguma harin ❤💋👍

  • @naimaabdirizaq5609
    @naimaabdirizaq5609 Před 4 lety +55

    Wll axmed waxaa tahay wiil qalbi fican waxaa balan kaga qadayaa inaa kuu sii share gareeyo asxabteyda Boqol baa shegesaye hal malyan ku gaarsiino malmo gudahoda

  • @nimcoheegoofficial8846

    Hhhhhhhhhhhhhhh muniir iyo axmed fj iyo hanad ka dhamadaa adeerkay tobanle waan idin salamayaa

  • @Official-fu2gb
    @Official-fu2gb Před 4 lety +10

    Walhi reer burco waa xarabad 😂😂😂😂🇭🇺💚💪👌❤💎🌍🤴

  • @sumayailkacas3545
    @sumayailkacas3545 Před 4 lety +1

    Wllkye Axmed fj wllo Allha hakugarseyo 100ka Amiian

  • @abdisamadibrahim4407
    @abdisamadibrahim4407 Před 4 lety +10

    14:04 inanta waa iska sidaas markaad bareefad ka soo baxdo🤣

  • @rasiinchanel1289
    @rasiinchanel1289 Před 4 lety +1

    Reer burco dad geesiya ah oo faniya weeye idin jecliyaa reer mudugaa na shabaha somaloo dhan 🥰🥰🥰🥰

  • @yahyaelay1016
    @yahyaelay1016 Před 4 lety +3

    Waa wllo iskugu imatay inee hadaf garan waliba ayakoo farxad wadagayo ogada farmajo iyo musa biixi waxba idinma oga lkn qofkaa fahanto wlhi waa kan wax ku tarayo wllo plz no qabiil hadaa nhy dhalin yaro waa idin jeclhy dhaman dhaman somali wayn

  • @ahmedziciid2919
    @ahmedziciid2919 Před 3 lety +1

    munir keep goin wllo mcn

  • @nimoabdi279
    @nimoabdi279 Před 4 lety +3

    Waad gaadhaysaa wllo 100k

  • @saadocadey5631
    @saadocadey5631 Před 4 lety

    Xasiidow dhulka kulaxadree muniir cadii mahan Axmed fj Wanku saray hormar wacan

  • @hoodomahmed5888
    @hoodomahmed5888 Před 4 lety +4

    Hadiiba Aad dawanaysid CZcams Ciyaalkii waxay leyihiin ma muniirbaa tageero buuxo♥️

  • @filsanomar5667
    @filsanomar5667 Před 4 lety

    Asxabayi waxan ininga codsanyaa walakyien ahmed fj waxa yaru baa ka dimani hn horamari wacan damantib asxabtaa😍😍😍😍😍😍

  • @fatimayaasin7289
    @fatimayaasin7289 Před 4 lety +3

    Keep going Brother's

  • @rahmaomer8344
    @rahmaomer8344 Před 4 lety +2

    masha allh wlladay ahmed fj lii caato iyo muniir wan idin salaamay dhamaantiin wllo❤❤❤❤❤sharafi korkiin ha ahaato

  • @deeqaali1153
    @deeqaali1153 Před 4 lety +5

    100k iyo inkabadan ayad uqalanta ❤️

  • @laxizbnali720
    @laxizbnali720 Před 4 lety

    Alla beerka qosolka aduunka muniir horay u soco bro

  • @Girlboss1.
    @Girlboss1. Před 4 lety +4

    Ahmed fj Wan iska jeclahay Amar alle❤️

  • @faarahifiye5708
    @faarahifiye5708 Před 4 lety

    Waa inad qof reer burco ah ka cawiisa yutubka adiga iyo muuniir jawab isha allh

  • @deeqaali1153
    @deeqaali1153 Před 4 lety +5

    100k iyo inkabadan ayad uqalanta dhamntin wad salamntiin❤️

  • @xamdaabokor9204
    @xamdaabokor9204 Před 4 lety +2

    Hhh rer purco my dhig team malyziy keep going wlydi l am form purco🥰

  • @user-cz3yo4cn7q
    @user-cz3yo4cn7q Před 4 lety +23

    😂😂😂😂ᴛᴇᴀᴍ ᴀʜᴍᴇᴅ ғᴊ Xᴀᴀsɪᴅᴏ ᴘʀᴏ ᴍᴜɴɪɪʀ

  • @farduusluckyofficial8732
    @farduusluckyofficial8732 Před 4 lety +1

    wllky Ahmed fj hore uu soco ❤haskaya qawain waa lago gadhsine

  • @maanabdullahiahmed874
    @maanabdullahiahmed874 Před 4 lety +7

    Hhhhhhhhhhhhh qosol inta ila qososhay farta taag

  • @burcosomalilndrsdhaba1908

    Kkkkk waad iga qosliseen War waanu idin salaanay ilmadeerayaal

  • @mounakaapah598
    @mounakaapah598 Před 4 lety +3

    😂😂Wlaidinka QadaY wlaladY
    From Burao🙏😂muniir sida adshegtaY waYe adkaL hadad rabtid adke inad noqoto U welcme
    Horumar wacn wllkeY AHmed FJ👑👑❤

  • @sihamsagalsahardid8531
    @sihamsagalsahardid8531 Před 4 lety +1

    aHmed fj keliGaa kutagera plhi cawa qosol iguma hadhin😂😂

  • @boqoradakulmisboqoradakulm2781

    masha Allah dad Aan jeclahy Allah heeydin sharfo
    my brother's ❤❤❤❤❤
    😎xaasidoow dhulku kula xadree😞
    guuuleeesta waligiin❤❤😍😍😍👌👌

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 Před 4 lety

      walaal subsceibe iigu sharaf allaha ku sharfee

  • @inadhiifchannal7365
    @inadhiifchannal7365 Před 4 lety

    Rer burco wllhy waa idiwataa allah yacisak rer burco one love

  • @idiljama707
    @idiljama707 Před 4 lety +1

    inta ila artay ninka cabdi alle uumay ha dhaafin kalkan eege
    hala gaadhsiiyo 100k afjey