Jawaasiista itoobiya ee jooga wadanka ayaa videogaan soo duubay! Sir nooma qarsana ee ogaada

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Jawaasiista itoobiya ee jooga wadanka ayaa videogaan soo duubay! Sir nooma qarsana ee ogaada
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
    so please sit back and enjoy the ride!
    My filming gadgets/devices
    www.ulanzi.com...
    DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
    BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
    Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
    USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
    Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
    DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
    Ulanzi J12 Mic -
    www.ulanzi.com...
    amzn.to/3C27TwN
    Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
    DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Komentáře • 212

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  Před 15 dny +16

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @popular7493
    @popular7493 Před 15 dny +7

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 وألف بين قلوبنا 🇸🇴 ❤

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 Před 15 dny +10

    Masar haday khayr lee dahay falastiin bay cawimi lahay oo difaaci lahayd. Danteeday inagu wadata inana sixni balaadhan baynu u saarnay. Waa reer ba'ow yaa ku leh.😢

    • @HakiimHakiim-t8p
      @HakiimHakiim-t8p Před 15 dny

      ... oromoo shaqadeenu ma aha icdii caawineeyn shaqadeenu waa in Ethiopia la burburiyaa

    • @HamdiMohammed-q3w
      @HamdiMohammed-q3w Před 15 dny

      ​@@HakiimHakiim-t8pwaa sax

    • @ShamisAli-r3u
      @ShamisAli-r3u Před 15 dny

      @@HakiimHakiim-t8psax falastin hade cawinayan ayage dad nimadooda lkn anaga inaa tena ka gadalno waye

    • @BOQOLSOON-2
      @BOQOLSOON-2 Před 15 dny

      Ethiopia iyo masar isku qorshe ayay somalia ka leeyihiin

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 Před 15 dny +1

      So that NATO will destroy all of Egypt? And no other Muslim country will help Egypt? Muslim only if they unite can defend Palestine.

  • @abdelkadir1243
    @abdelkadir1243 Před 15 dny +6

    Sheekh fadlan hala soo bandhigo xasuuuqii ciidamada Ethiopia ay geesteen 2007/2008 so maxkamada aduunka loogeeyo

    • @HamdiMohammed-q3w
      @HamdiMohammed-q3w Před 15 dny +1

      HANA LAGUDARO DACWADA DADKII HOGAAMINAAYEY GEEDI INA CEYDII SALAAD CLI JELE C/LAHI YUSUF WUBA TAGEE

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před 15 dny

      Reer aaqiredka maa lala xisaab tamaaya???​@@HamdiMohammed-q3w

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 Před 15 dny +2

    Egypt has its own interest and that's normal , but our interests and that of Egypt today converge! Ethiopia poses an existential threat to Somalia!

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 15 dny +6

    masar khayr ma wado ee fidnay wadan ee shacabku hadiiden in wadanka loo bedelo furin shisheeye kudagaalamo

    • @zakariapoi2514
      @zakariapoi2514 Před 15 dny

      Ethiopian af Somali bartay waan naqaanaa

    • @HamdiMohammed-q3w
      @HamdiMohammed-q3w Před 15 dny

      ADINKEY NOODHAAMAAN

    • @kariima646
      @kariima646 Před 15 dny

      Wallahi waxay danteda ka aragtay e itobiya waxa inaga dhaxeya wa dhul hadaynan saani iskaga celin kari awr kiraale wax ino tari mayso

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 Před 15 dny

      Haye ee ethiopia miyaa khayr wado huno seed wax ufahantay walaalkeey😂

    • @JeydinDeGashan23
      @JeydinDeGashan23 Před 15 dny

      Masar ma'aha waxa howshu wato ee wa Zionist "".

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d Před 15 dny +1

    Basaasiini maay sawirin ee waxaa sawiray wariyaal caamiah al jasiira qaabta ingariisiga ka daawo inshalaah soomaalilaand guuli❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯✌

    • @Adamscartel
      @Adamscartel Před 15 dny

      Sida wax loo qoro soo baro doqonow😅

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 Před 15 dny +5

    Jawasiista Ethiopia u shaqaysa dhamaan waa Somali

  • @ibraah1
    @ibraah1 Před 15 dny +1

    Fikir ahaan, hadaad u fiirsato waqtiga iyo meelaha ay taagan yihiin looguma tala galin qaris, maalin kastey yimaadaan diyaarado milatry, wax in la qariyo u baahanba maahan ee easy

  • @yusufsabriye1715
    @yusufsabriye1715 Před 15 dny +2

    Asc adeer wax sira iyo wax kale horta kalabro garonkani maha garon milateri ee waa garoon shab sidaas darted maba qarsoona cidwaba ayaa wax ka dubikarta sidas darteed waxa ad noo sheege ader cusbo nooga dar

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 Před 15 dny

    Mid Hasan sheikh neceb ama mucaarad ah ayaa u ruufianaya xabashada

  • @user-xd6nq7ew9i
    @user-xd6nq7ew9i Před 15 dny

    Ethiopians are our brothers and sisters

  • @farhanwarsame7623
    @farhanwarsame7623 Před 15 dny

    Taladi ugu xumayd uu qato madaxweyne xasan sogalitanka masar weye Allah sahal amuraha

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 Před 15 dny

    Asc allaha ku xafido ethiopia honey u joogtay israa iilna hadaa la keenay masar waxaa xukuta israa iil yahuudana hada ayaay somalia dhex dagi allaha no gargaro ❤❤❤

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před 15 dny

      MWEYNAHA MASAR NAAG YUHUDIYAD DHASHAY WANA SHIICO ALOOW SAHAL

  • @abdulkhadirabdi5510
    @abdulkhadirabdi5510 Před 15 dny +2

    masar wan soo dhaweyneyna itoobiyo ur-ley

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 15 dny +1

      Walaalow xaal qaado😂

    • @Ismlre125
      @Ismlre125 Před 15 dny +1

      Masar hadey waxtarayan walalahod falastiin aya agtoda lagu qasuuqaya . Gormey masar walalaheen noqden yahuu dheh

    • @CabdimaxamedMaxamed-g7u
      @CabdimaxamedMaxamed-g7u Před 15 dny

      Falastiin may turkida ugurmadaan turkidaa walal utaqanahe​@@Ismlre125

    • @abdulkhadirabdi5510
      @abdulkhadirabdi5510 Před 15 dny

      @@Ismlre125 masar itobiyo yaa kuu dhow adiga markan ka hadalno deris ahaan waxa kuu dhow itoobiyo
      Itobiyo haddey badda qaadato waliga il saari meyside ogow .
      Annaga chalange gooda wax naga galay maleh lkn itoobiyo waa in la,iska waabiya ay argato inan sidii hore la,aheynin oo somalia siyasad dheli karto Axmaaro urtooy jinni xittaa waa loo kaashanaa balaayada qurunka bada uf nacallaa Axmaaro kuyaaale.

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr Před 15 dny

    Ethiopia awoodeeda waa latusi baarlamaanka soomaaliya ayey qarar
    Ugujiraan laakiin Ethiopia
    Waa lagasaraya soomaaliya insha allaah siidi ey ujabijirety.bay ujabi insha'Allah

  • @abdijabir4333
    @abdijabir4333 Před 15 dny

    Sheikh jazakumu Allahu Alkheyr waa sidaa sheegtay dabadeena ayaa banaanka taalo taasina waxaa u sabab ah siyaasiyiin waayeelo ah oo aan danta dalka iyi dadka aan Dan ka laheyn ayaa wadanka maamula teeda kale masar daneed ayee rabtaa inaa ku fushato heshiiska ee la gashay doada somalia 🇸🇴 wadanka Allaha u gargaaro lkn Ethiopia ha iska hadasho somalia 🇸🇴 waxba kama qaadeyso anago intaan kasii liidano ayee wax naga qaadi weysay hadana wey daaleysaa guul somaliweyn insha Allah 💪 🇸🇴

    • @user-gf1ty6ly4b
      @user-gf1ty6ly4b Před 15 dny

      Walal abdi Mar an intan ka liidanay waliged nama soo marin ama shabka soo jeeday ama madaxda baraarugsanayd midna maanta ma haysano إلف بين قلوبنا وأصلح دات بيننا اللهم

  • @A_Ibrahim57
    @A_Ibrahim57 Před 15 dny +1

    Wad mahdsantahay shekh waxad ka hadleeyso laakin waa in aan qangaarn ogobey kuwo aan damir lahay aay somaali kul ah😭😭😭😭😭

  • @khadijasheikhali6955
    @khadijasheikhali6955 Před 15 dny

    Waa sax iyadaba qaa sheegtay
    Diaari garowgeeda Ay Somalida usameyneyso
    Dibey ujoogsan
    Ha ogaato In Somalidsb Diyaargaroobeyso

  • @user-gj7lr6jk6u
    @user-gj7lr6jk6u Před 15 dny +1

    Dulmidiido ma ogtahay jawaajista etoobiya inuu kamidyahay sanbalooshe taliyaha nabadsugida

  • @faizafaba7223
    @faizafaba7223 Před 15 dny

    Diyarada itopia marka so raceysid waxa ku barayo boorsoyinka iyo dada Ethiopia inta aadan racin diyarada😢 marka wax wabo so dega. Wey u jedaan

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před 15 dny

    Alloow noo gargaar Mw masar naag yuhudiyad dhashay isaguna waa shiico maamul goboled yadana Ethopia lasaften gur gurte xamar xataa uma taliyo

  • @mohameddhof815
    @mohameddhof815 Před 15 dny

    Sir maaha sheekh diyaarad ka soo degtay garoon caalami ah oo xaafado ku dhex yaal.Millaterigu wuxuu isticmaalaa garoon diyaaradeed u gaar ah hadday doonayso inay wax qariso.

  • @mustafexuseen-uu5xi
    @mustafexuseen-uu5xi Před 15 dny

    jabka somaliya jecliya waan ku raaxausanaya waXaan dareemaya habi bulukoos ayaa igu socota markaan arkoo somaliya oo dhiig baxaysa oo si furfurmaysa waa farxadayda

    • @calixuseen4324
      @calixuseen4324 Před 15 dny

      Calooshaada ilaahay ha Ku siiyo Alle idamkii😂

  • @samirr546
    @samirr546 Před 15 dny

    Itobiya ma basaasin baa u joogta dalka hooyo ee dulman mise iyaga yaaba wax laga waydiiyaa sida somalida loola dhaqmayo!!!

  • @amunsheikhabdi6703
    @amunsheikhabdi6703 Před 15 dny

    Jawaasiistaan xataa Itoobiyaan ma ahane waa soomaali cawaan ah ee calooshooda ku fac ah

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment Před 15 dny +1

    Sxb wax hub ah masaarnayn diyaaradahaas laakiin Saraakiil waa lakeenay kana shaki Egypt 🇪🇬 Ciidankooda yuhuud ayaa kabuuxa walahi ku dhashay wadanka MASAR waa sheeko la’islawada ogyahay Madaxda oo idil sxb waxaana gadaal ka taagan Yuhuuda iyo ReerGalbeedka walahi waxaana loo socdaa waa Ceelasha saliida iyo Macdanta Somaliya kabuuxa siiba dhulka waqooyi waa sababta dagaalka looga huriyay si ciidanka lookala dhexdhigo sxb indhaha fur oo fiiro dheer yeelo sxb🙏🏼🙏🏼
    Shicibow aan diyaan noqono walahi waxba kulligooda maqaadi karaan iskabadaa Ethiopia 🇪🇹 oo tabar yar reer baadiyaheenaa ayaa ka’adag walahi sxb💪🏼 Xitaa waan iska celin’karnaa Kufaarta & Yuhuuda Xerada Xalane Fadhiya wadamadooda oo idil gaday Isa’soo bahaystaan walahi biyo u kaban mayno InshaAllah 🤲🏼💪🏼🤲🏼💪🏼🤲🏼💪🏼🤲🏼

    • @Cabdiraxmanka
      @Cabdiraxmanka Před 15 dny +1

      Walahi hadalkaga ayaa ideeqa- weligiin- xitaa haka shikina- waan guuleysan- doonaa somaliya waa power alla caawiyay- dadkan ilaah baa waardiyeysta- wax alla waxey hayan ha soo daayan- soomali- un bey mideynayaan- insha allah guull

  • @abdulqadirali5419
    @abdulqadirali5419 Před 15 dny +1

    Itoobiyo miyaa dhqaalo hayssto itoobiyo anaga manoo csga jugley karto waxaa nahay dawlad xur ah waxsyna kutahay masar dhar baaxo oo iyada kensatay

  • @IsbitooreIndhoBulac
    @IsbitooreIndhoBulac Před 15 dny

    Dulmidiid waa siyaasad hadee doonaayaa in eey qarshaan lama arki laheyn, ee waa Ethiopia loo sheegaayo in eey Egypt daba taagantahay hadeey qash dhacdo

  • @AbdiazizHassan-uw9qd
    @AbdiazizHassan-uw9qd Před 15 dny

    Ku ween cilmiga bartay oo caqliga badan baa Maka aytagaan wadanka waxaa u taliya mid reerbadiye ah oo qabiilka ugu sareeya

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan Před 15 dny

    Cbb joojiya Warkaas Geesku wa nabad ayu noqon

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h Před 15 dny

    Xasan dhiqo cidan somaliyeed madonayo in ladhiso ee waxa uurabaa macawisley beleed. Isagaa afkiisa kayidhi

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 15 dny +1

    adeer jawaasii maahe ee soomaali wadankeday ilaashanaya midakale maxa sira ma in wadanka masar lakeeno oo ma waxad rabtay in wadanka masar qarsoodi ula wareegto

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 15 dny +1

    Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Madaxweynaha qaranka Guul ciidanka qaranka Somaliland 💚🤍❤️

    • @HamdiMohammed-q3w
      @HamdiMohammed-q3w Před 15 dny

      REER WAQOOYI MEESHAN MAXAA KAAYALO

    • @user-gf1ty6ly4b
      @user-gf1ty6ly4b Před 15 dny

      😂maxa guul ah dal la kala fo gostay dad hurda waxa dhacaya ma maqan thy in iyaga loo tashan ito madax caado qaatayaal kamiskin wadan special ah iyo dad an isaahilin

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr Před 15 dny

      Soomaaliya xuduudena
      Waa xarneynaa
      Cadowga ilaahey hajebiyo sharkooda allaah hakuceliyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Kaas hoostiisa latagnyah miskiin 💪

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf Před 15 dny

    Sirdoonka wadanka ma shaqeeyo. waayo hoteelada ku yaalo erboorada yaa degen shirkadaha turkiga waa in la baaro dadka duubay waa i shirkadaha teleefoonada lal dhaqeexo jaajuusuun ayaa buuxa

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po Před 15 dny

    Masar iyo itobiya horey biyaha isugu hayasteen ee masar soomaliya waxba nooma daneyneyso

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 15 dny

    Sheekh ha qaldamin qof somali oo jaajuus itopia u ah ma jiro,videoga qaris ma ahayn qof walbaa arkayey ama duuban karay,kolay xalane ayaa laga duubay

    • @samirr546
      @samirr546 Před 15 dny

      Dadkii maxaakiimta la dagaalay ee itobiya soo watay dawlad xero doofaar lagu soo xulay oo somali intii ugu liidatay xilal loogu dhiibtay ciidanka itobiyana soo galbiyeyma waxa aad leedahay walaalow basaasiin ma leh!!!

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před 15 dny

      Sidii saqiirka ayad uhada shay
      Ethopia yaa so galiyay dalka hadeyna jawasiis wadanin

    • @user-wz4hr2sq9q
      @user-wz4hr2sq9q Před 15 dny

      Ethiopian sirdoon badan baa ujooga dalkena taas wa mid lawada ogyahay

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 Před 15 dny

      @@user-wz4hr2sq9q soo cadee war lama rabee

    • @samirr546
      @samirr546 Před 15 dny

      @@user-wz4hr2sq9q kuwii min sabaan inagu soo qaxay iyo dirkoodii oo somali isu bedelay iyo ciidankeedii oo muqdisho calankooda ka taagtay marka laysku daro amay somalidaba ka badan yihiin!!!
      Basaasiintoodu waa kuwo hadaf fog leh oo hirgeliya
      Laakiin somalidu malaha qof meel yarna ka keeni kara wax somalida dan u ah in tolka iyo reer abtiga laysu basaaso oo belo iyo nacayb lagu dhextuuro ma aha!!!!
      mooyee

  • @83587
    @83587 Před 15 dny

    Weliged wey leheyd oo waxaa nasiib laleeyahay hadeybo xubnaha ugu sareyo ee dowladda hadeybo jawasis ahayn

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Před 15 dny

    Horta waxaa ugu daraan waaba Ogadeen oo la gumeysto Axmaro iyo kukuyo Bada waxaa iska leh Jamuuriyad barakeysa ee soomaaliland

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 Před 15 dny

    Walal shababka Somalia 30 sano dowlad ma arkin dhalinyarada Somalia sir ma aqanin ee kuwa dowlada Somalia ku jiro sir qaran ma yaqaanan cml dowlada Somalia ciidamadeda ha ku tashato dhar dad dhar kuma noqonaayan cml

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h Před 15 dny

    Jajusiinta itopia vola somaliya bay joogaan . Qaarbadan oo somali ah oo hawiye ah baa uu sheqeeya itopia

  • @user-en5os1my1t
    @user-en5os1my1t Před 15 dny +1

    Hassan abdi nasir lam forex trader

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 Před 15 dny

    Sheekhaw mamulada kajira dalka kuwa xukuma&siyasiyin kushega joga& dawlad kushega gabi ahantodba sitos ah&sidadban ayay itobiyanka ulashaqeyan bal jawasiis hore bay ubadan yihin xukunkaas oo larido moye dawladnimo kaquustay

  • @yusufamiin76
    @yusufamiin76 Před 14 dny

    Maxaa la qariyaa Sheekh waa garoon shacab ah meesha ay ka degtay

  • @KydtisKdgdgkdgk
    @KydtisKdgdgkdgk Před 15 dny

    Wabenteda tv..fadexada wa cadoga/carab tamabaratid...maxaytahay itobiya kulaweyna...jawasiiy afrikan...xeebaha...wasax tanteday wadatah turkiya

  • @abdikhadirlibaxow8015
    @abdikhadirlibaxow8015 Před 15 dny

    Sheikh waxaaba jirto in Sommalidu ku faanto waxyaabahaha xasaasiga ah. Waxaan ka cabsi qabaa in aayba Dad Soomaliya ay direen sawiradaan ayagoo ku faanaayo. !!!!

  • @SahroSharmake-uj3zf
    @SahroSharmake-uj3zf Před 15 dny

    guul somalia

  • @khadijasheikhali6955
    @khadijasheikhali6955 Před 15 dny

    Marba haddii laguvdhaxal wareejinasyo cows Ha burburo hadhacaano wixii dhacaaya..

  • @farduusmuhidiin300
    @farduusmuhidiin300 Před 15 dny

    Waa guulo la garey 2009 ayaa sodan kun oo asakari looga diley muqudisho etobiya cashar ku filin wey heysa inasha alaah ilaa adis ababa ayaa laga qabana somaliya coyar mmahan hada

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 15 dny

    Sheekh somali wel wel ma qabto waayo dhulkeeda iyadaa leh,itopia waa cadawga kowaad ee somaliya, marnaba lagama yaabo dhulkeena iyo badeenaba itopia inay soo gasho

  • @AxmedOscar-e8y
    @AxmedOscar-e8y Před 15 dny +1

    Asc meesha hada adiga aadmarayso kaligaa ayaaba cabsi cabsi ah sheekhoow

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před 15 dny +1

    Xasan usheeg saxiix badane,masar waxaa ku xiga shiicada ciraaq kaimaanayo

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj Před 15 dny +2

    Itoobiya guul bn leenahy masar sanbab waan xasuuqayna😂😂

    • @canabiinadia
      @canabiinadia Před 15 dny

      Imow hee Axmaar san weyn wax ma tareysaan 1977 remember

    • @user-eb5ow4sw9t
      @user-eb5ow4sw9t Před 15 dny +1

      Xabashiyo waa inoo dagaal nacalad korkaaga ha ahaatee

  • @HamdiMohammed-q3w
    @HamdiMohammed-q3w Před 15 dny

    WAA OGNAHAY IN DOWLADA LAFTIRKEEDA JAAJUUS KULEEYIHIIN

  • @HamdiMohammed-q3w
    @HamdiMohammed-q3w Před 15 dny

    Hadey arkan ayagalee argagax kuridee midakale jawaasiista xitaa madaxtooyadey u joogtaa

  • @amunsheikhabdi6703
    @amunsheikhabdi6703 Před 15 dny

    Dowlad wax qaban karto ma jirto, dadki soomaaliyeed wax la aamini karo ma jiraan,

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 Před 15 dny +1

    Ilaahow naga qaba kuwa dhibaatada nagu wada

  • @AhmedIsmail-x7g
    @AhmedIsmail-x7g Před 15 dny

    Shiikhaw Somaliland badeeda iyakaa leh Xamarna lagama maamulo oo Masar & Somalia waxba ma yeeli doonaan ee haku sirmin lugooyada Masar !

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205

    Wcs wr wb

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205

    Ilaahay wixii dulmi wada hanaga qabto

  • @sahraabubaker1579
    @sahraabubaker1579 Před 15 dny

    In ka badan 10 kun amason ayaa jogta wadanka lagumana haleyo amniga wadanka Wiilasheyna ayaa dhibata kasto iyo in eey Dalka Xureyan udhinto anyway masar iyo Turkey na dalmatian moye wiilal dankan u dhashay go,aan ku dharay hadey kaliftana qabri in eey ugalayan

  • @XaawaXirsi
    @XaawaXirsi Před 15 dny

    Dawladii militariga markey qabsatey dalka sidanoo kale ayuu ahaa sirdoonka dawlada darisku balse waxaa xaaqdey xukuumadaas

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d Před 15 dny

    Waamaxay bad aad sheegaay so bada waxaa iskaleh soomaalilaand angaa ka kiraaynay itoobiya❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 Před 15 dny

    Ilaahay somaliya ha guuleeyo ciidamada. Itoobiya hala bixiyo

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 15 dny

    Masar maanta anagaa u baahan,haka handato wadankeena dhexdiisa itopia ,anaga maxaa naga galay waxa ka dhexeeya,itopia iyo masar,danteenaa ka ween

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 Před 15 dny

    Alaaha noo gargaaro dhibka Alaah naga dul qaado waa la iibsaday wadankeena hooyo

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po Před 15 dny

    DagaalamaanMarbno in ay itobiyo iyomasarnagu

  • @ArdoMaxamed-q2b
    @ArdoMaxamed-q2b Před 15 dny

    Jawaasiis maaha ee Waa sax sabab masari dadkooda laguu
    Hooscunayo ayeey wax u tariff lahaayeen

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 Před 15 dny

      KKKKKKKKKK FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA SOMALIA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA DESTROYED NO GOVERNMENT ONLY 2KM XASAN DAMEER

    • @HamdiMohammed-q3w
      @HamdiMohammed-q3w Před 15 dny

      ​@@dauuddaaauud8339 XABASHIYAHOW MAXAAD MEESHA KU KENEY

  • @M.rYasirAli
    @M.rYasirAli Před 15 dny

    Somalia 🇸🇴 waa dalaq dam yacnii cidi Danleh baa soo gasha

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před 15 dny

    Walaalkey fadlan goormaat dabisay maalinta lee noosheeg mahadsant

  • @SaidMahamed-tx4lp
    @SaidMahamed-tx4lp Před 15 dny

    Shiikh meesha yaa haysata

  • @HamdiMohammed-q3w
    @HamdiMohammed-q3w Před 15 dny

    FURIN DAGAL AAN NOQONEY KOLEY QARABNA QEYR MALAHAN EE DANTEEDEY WADATAA

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v Před 15 dny

    Xasan shekh waqti dhumis ayo wada dorsho in la ado ma rabyo

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9n Před 15 dny

    Adeer hadaay masar boqolaal kun ciidan keento somalia waxb uma qabanayan ee waay ka dhax shaqasanayan maro aad leedahay baa ku qarisa ee mid dad kale leeyahay kuma kariso waxaa leedahay baa lagu faana xaasan iyo kooxihiisu waxaay isku kordhiyeen qas ee masari waxba uma qabanayo

  • @AbdiazizHassan-uw9qd
    @AbdiazizHassan-uw9qd Před 15 dny

    Waa xalane dhaxdeeda baa laga masawiray

  • @MahubaBare-nv3yw
    @MahubaBare-nv3yw Před 15 dny

    Waxaad ilawday shisheye in airport degan yahahin

  • @zakariapoi2514
    @zakariapoi2514 Před 15 dny

    Ethiopian mar kasta waan ka adag nahay

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 Před 15 dny

    jawaa justa itoobiya wadiga iyo kuwa mucaradka sheegtaba marka dalka mahawiye iskaleh bahasha runta kasheeg ilaa runta kasheg

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 Před 15 dny

    Abiye waxaa uu noogu goodinaya waa waxa uu ka arkay madaxdeena io kalsooni milatari uu ku faano

  • @UlIndho
    @UlIndho Před 15 dny

    Somalia ma side hore ayad moodey, somali waa jaaajuus, ogow, hadadan ogayn somali her gaari meyso intey somalia ciidan sameysan mana uso jeedo in ayey ciidam sameyso

  • @yusufabdimohamed3101
    @yusufabdimohamed3101 Před 15 dny

    Adiga ayaa ah Ethiopian

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 15 dny

    Masar May xamaas siiyaan hubkaas.
    Somali ayay rabaan inay dab galiyaan.
    Ethiopia iyo Somaliya iyagaa daris ah is huran.
    Nabada wax dhaama male
    Ninkan Abi ahmed waligii joogi maayo isagii ayaa yaaban

  • @AbdiazizHassan-uw9qd
    @AbdiazizHassan-uw9qd Před 15 dny

    Doolada dhaxdeeda ayey ku jiraan waa wasiiro ayay ku leedahay

  • @XasanCisman-iv7qv
    @XasanCisman-iv7qv Před 15 dny

    Waxnlayaabnay.madaxdiikonfureed.itobi adoonbayuyihiin aduumaxaadkahadlaysaa

  • @Ismlre125
    @Ismlre125 Před 15 dny

    Masar( Egypt ) maxay soo kordhin karan, waatan walaalahod falastiin lagu xasuuqaya meel hal kilomitir ujirta . Masar jaceyl ay somaliya uqaban umay imaanin ee dantooda ayay usocdan .

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Před 15 dny

    Aloow Cadow naga badbaadi

  • @user-ko5ds1qd8u
    @user-ko5ds1qd8u Před 15 dny

    Waxaan kabaqanayaa inaan noqonno koonkada cusub

  • @user-ci3nd5jk8g
    @user-ci3nd5jk8g Před 15 dny

    Waxaa ka mida Cumar bariyow maalin Itoobiyo ayuu jooga marna xalane

  • @yusufabdimohamed3101
    @yusufabdimohamed3101 Před 15 dny

    Us

  • @ahmedabdikahin8504
    @ahmedabdikahin8504 Před 15 dny

    Masar Soomaali naf umahayso ee jaarkeeda uunbay kudirreysaa yaa
    Miskiin

  • @ShSahalAxmed-no3zy
    @ShSahalAxmed-no3zy Před 15 dny

    Waa layaab ader Italian waa ku deysay miyaadan lasocon gudaheeda

  • @yusufabdimohamed3101
    @yusufabdimohamed3101 Před 15 dny

    Ethiopia haku wasan

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563 Před 15 dny +1

    masar hadey wax tareyso falasdiin ayey u tari lahey carab ahana way isxigan

  • @farhanwarsame7623
    @farhanwarsame7623 Před 15 dny

    Taladi ugu xumayd bay ahahayd oo uu qaday madaxweyne xasan sogalinta masar

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Před 15 dny

    DOWLAD KUSHEEGGA XASAN DHIIQO WAX SIR AHI UMA QARSOONA HADDAY TAHAY JAAJUUSIYIINTA DOWLADDA KUJIRA EE U SHAQEEYA DOWLADAHA SHISHEEYE IYO KUWO U SHAQEEYA AL SHABAABKA TUSAALE JAAJUUSKA ITOOBIYA WAA TALIYAHA HAY'ADDA NISA JAAJUUSKA AL SHABAAB WAA WASIIRKA GAASHAANDHIGGA WAXAY HAYAAN XILALKA UGU SARREEYA EE DOWLADDA XASAN DHIIQO

  • @najmahassan8107
    @najmahassan8107 Před 15 dny

    Somalia suudan bay wax kuu qaadan lahaayeen. Suudan carab ayaa baabisay.

  • @HakiimHakiim-t8p
    @HakiimHakiim-t8p Před 15 dny

    War iska aamus shaqadeeynu waa in Ethiopia laburburiyaa

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 Před 15 dny

    Aduunka waxaa ugu daran jaajuus waa midka lagu baabiyo wadan dhan

  • @mahadilkacase6323
    @mahadilkacase6323 Před 15 dny

    Waxaa soo bandhigay idaacadaha

  • @neyruuschannel5543
    @neyruuschannel5543 Před 15 dny

    Adigu naftirkaada sheikhow mowducan inu meel dheer gaaro hadad rabtid maxad channel kaada weyn maxad uso dhigi weeysay waadba ujeeda inu yahay arin muhim ah oo loobaahanyahay inu meel dheer gaare