QISO DHAB AH OO KA DHACDAY BUURTA CARAFAAT OO DAREEN WAYN XANBAARSAN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 30. 06. 2021
  • WAR-GALIN.., www.amazon.co.uk/shop/abdihaf...
    Dhamaan agabka aan isticmaalo sida Vitamin-da iyo wax yaalaha nolosha muhiimka u ah halkaan ayaad ka iibsan kartaan si toos ah,
    Waad mahadsan tihiin.
    www.amazon.co.uk/shop/abdihaf...
    If you are interested in any of the vitimins or equipment I use, you can buy them here.Thanks

Komentáře • 314

  • @hdplus9130
    @hdplus9130 Před 3 lety +70

    Istaag haydhafin hadii inyar dhiig somalinimo kugu jiro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭walal macan waxan ahay gabdh somaliyeed oo youtuber ah soo gudbisa qisoyinka iyo dhacdooyinka waxan idinka raba garab 1 luuliyo darteed iga farxi rabi haka farxiyee😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ilahay dartii igu saar rasuulka dartii igu saar🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🥺🥺🥺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙🇸🇴❤💙💙💙

    • @faadumociisexasan6796
      @faadumociisexasan6796 Před 2 lety

      55l
      D

    • @rashkaarow45
      @rashkaarow45 Před 2 lety

      Walaal waxaad wax nagu weydiisatay magaca Alle swt iyo kan Rasuulka scw . Hadaba maxuu faa'iyaa CZcams 'kaaga .
      Magacaga CZcams 'kana noosooqor . Waayo cinwaankan aad sidatid waxuu Ila dhexjabaaxay Xero milatry . Ha dhag, dhagaagin .

  • @fowsiyoali3025
    @fowsiyoali3025 Před 3 lety +5

    Alllaahu akbar qofki u ilaahey swt hanunka ladono wa sidan. Alllaah raxmanka ah waxan weydisaneyna. In u nagu dilo diintena macan.
    Jizaakallaahu qeyr walalkey abdi haafid.

  • @miramana5457
    @miramana5457 Před 3 lety +18

    قال تعالى ياايها الدين آمنوا تقوالله حق تقاته ولا تموتن إلا وأنتم مسلمون

  • @saxarlasamatar2516
    @saxarlasamatar2516 Před 3 lety +9

    So emotional, Ilaahow noo naxariiso oo qalbigeena ku sug diinta. Thank you walaal Abdihafid

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 Před 3 lety +1

    Cajiiiib wan la ilmeeyey wlhi qiso cimro qaadasho ku filan thanks abdihafid😍

  • @umusu9328
    @umusu9328 Před 3 lety +5

    Allah akbar kabir walahi in usan Ben shegay qof dhulkas tagay unba garanayo walahi wan iska oyay abdixafid walal Allah haku kaso in adtagto

  • @ayanmohamed694
    @ayanmohamed694 Před 3 lety +2

    Allahu akbar allahu akbar allah niinku dono buu hanuniya ilaahow nahanuuni oo xaqa nagu dila amiin yaa allah wllo jzl kheer allah ku barkeeyo

  • @nawaalmoha6535
    @nawaalmoha6535 Před 3 lety +4

    Alxamdulilah ❤️ wallahy qof mu’umin bad tahay sabanka wey yartahay qof ilahey dartiiiis u ooya ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @foosiyobilan6843
    @foosiyobilan6843 Před 3 lety +7

    Maashaa ALLAAH C/ XAAFID wll ma xaan jeclaa in aad qisooyin diini ah aad soo geliso waayo waxaad tahay qof bulsho badan ku xiran yihiin marka wanaaga oo la faafiyo waa guul aduun ku na waa wax kooban shukran

  • @aaadan8662
    @aaadan8662 Před 2 lety

    Mashalah waa qiso cajiib ah.
    Warqada waxaa loo qoraa dadka aan lahayn magac muslim sida ninkan oo kale way jirtaa.
    Jazakallah Khayr brother

  • @fridasson848
    @fridasson848 Před 3 lety +3

    Cabdixaafidow mansha allah waan ku salaamey mid qaali ah qisooyinkaga cajaabkaba aad ayaad u mahadsan tihiin

  • @mohamedisak2844
    @mohamedisak2844 Před 3 lety +1

    Abdihafiidow iimaankaaga ilaahay hakuu ziyaadiyo waxaa qalbigaaga saan udhaqaajiiyey waa nimcada ugu wayn ilaahay nagu galadaystay oo ah(
    لااله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم)

  • @motivatingandrelaxingchann4044

    It really touched my heart ❤️.. May Allah SW guide us to the right path..

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 Před 3 lety +8

    Cabdixaafid bro naguma filnaa isbuucii hal qiso nooga soo badi ALLAHA KU XIFDIYEE MAHADSANID

  • @anfahnoor9054
    @anfahnoor9054 Před 3 lety

    Waan ilmeeyey runti subhannalah we took Islam for granted we read surah Fatiha 17times a day and yet it may not touch us subhannalah ya rabb softened our heart you’re the one who controls all hearts ♥️

  • @hodanh4275
    @hodanh4275 Před 3 lety +3

    Ilaahay ciduudoono hadeeye, Allah hanagayn meeshay ka soo baxeen, nagusug xaqa,Amiin. Thank you Abdihaafid.

  • @amuunabdi5554
    @amuunabdi5554 Před 3 lety

    Oh best video. Allamdillilah Allamdillilah ilaahaygii naga dhigay muslim. Ilaahow naga dhig kuwii ku dhaganaada diintooda.Aamiin

  • @munaessa3473
    @munaessa3473 Před 3 lety +1

    Alxmdulillaah calaa nicmatal islaam.Ilaahayow Na sug adaa qalbiyada gedgediyee.
    Jazaakallaahu khyr Abdihafid.

  • @rolaothman7700
    @rolaothman7700 Před 3 lety +5

    الحمد لله على نعمة الإسلام بارك الله فيك ونفع بك للأمة

  • @suhayab
    @suhayab Před 3 lety

    Mansha allah cabdixafiid sida wanaagsan qisooyinka aad u quruxda badan inoo soo gudbeyneyso alx ina muslim ayaaan ku dhalaney iyo environment Muslim ah balse dadka alle Ayaa wado cimri qaadasho ah mariyay neceebkoodina ugu badaley hanuun alx alle wayn

  • @miskifarah4859
    @miskifarah4859 Před 3 lety +13

    Maashaa Allaah bro C.hafiid waa qiso adna dareenkaagii bedeshey anagana na bedeshey
    Mahadsanid wlaaal Ilaaheey Qaatumada ha noo hagaajiyo Aamiin Yaarabi

    • @nimcoxasan5156
      @nimcoxasan5156 Před 3 lety +1

      Aaaaaaaaaaaamiin yaa alaah yaa raxmaan yaa raxiim yaa qawiyu

    • @miskifarah4859
      @miskifarah4859 Před 3 lety

      @@nimcoxasan5156
      Aamiin yaarabi abaayo

  • @queenikran1591
    @queenikran1591 Před 3 lety +1

    Maansha allah maansha allaah illaahbaa Mahad leh inaga dhigey Muslimiin

  • @fadumaahmed1576
    @fadumaahmed1576 Před 3 lety +3

    جزاك الله خيرا خيرا جزا
    Wlaky Abdixaafid wad mahadsan tahy wa qiso waxkuqadasho mudan ❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 Před 3 lety +2

    Masha Allah 😭 ilaahay baa awoodo leh oo ciduu doono hanuuniya Alxamdulilahi calaa nicmatil islaam ❤ ilaahayow nagu sug islaam nimada inta cimri gayaga ka hadhay anaga iyo intii islaam ah ba bi idni laah Allahuma aamiin 🤲

  • @suadibrahimosman5899
    @suadibrahimosman5899 Před 3 lety +2

    Allahu Akbar. Hadeeya Mina Allah.🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @nuuraali1972
    @nuuraali1972 Před 3 lety +2

    mashaAllah tabarakallah shukran my brother, may Allah be pleased with you

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 Před 2 lety

    MAASH'ALLAAH tabaarakkallaah . Waa qiso taabaneyso quluubta kuwa uu qalbigooda qooyanyahay . Mahadsanid C / xafiid .

  • @abdixuud9978
    @abdixuud9978 Před 3 lety +1

    الحمد لله علي نعمة الا سلام
    Waad ku mhd san tahay wll sida dareenka leh aad inoogu soo gudbisey qisadaa aadka u qiimaha badan. Allah ku barakeeyo Adiga iyo qoys kaagaba. جزاك الله أخي الكريم

  • @waqiyaahmed53
    @waqiyaahmed53 Před 3 lety +1

    Masha Allah abdi xaafid allaha kuxafido waa qiso cajipa waana arkay sidaat isku badashay dhamanteyn ilahey hanagu sugo islaamnimada

  • @mohamud12adam50
    @mohamud12adam50 Před 2 lety

    Jazaka llaah khayr wll qiso xajiib ah runtii shucuurtaydana dhaqaajisay maasha allaah .hadaaya minallaah

  • @abdallesabriye7691
    @abdallesabriye7691 Před 3 lety +6

    Wllhi waan ilmeeyey rabbi mahad oo idil u sugnaatay shukran wll🙏

  • @nasraabdullahi4409
    @nasraabdullahi4409 Před 3 lety +3

    Wallahi waa la ooyay arintaan mucjisada eh

  • @naimaburhan275
    @naimaburhan275 Před 2 lety

    MAASHA ALLAAH ILAAHAY HA KU BARAKEEYO FI DUNYAA WAL AAQIRA 🇸🇴

  • @zahraabdullahi3294
    @zahraabdullahi3294 Před 2 lety

    Masha Allah tabarkallah ilaahay baa ladoonay hanuun waa qiso cajiiba cabdi xaafid ilaahay ha ku barakeeyo walaal

  • @nasraabdullahi4409
    @nasraabdullahi4409 Před 3 lety +2

    Qalbiyada allaah subxaanalaahu watacaala Aa gegediyo allaahuma hadaytanaa kulu ibnu adama

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 Před 3 lety

    Maansha allah Cabdihaafid
    Runtii waa marnaamij saameyn fiican xanbaarsan thanks

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 Před 3 lety

    Allahu Akbar Allahu Akbar qofku Illahay hanuun lamago ciid ka Celin karta majirto Alxamdulilah aldi jacalana minal musulimina Mahadsanid c_ xaafid

  • @seynabmohamed-issa2289
    @seynabmohamed-issa2289 Před 3 lety +1

    Mash allah tabark allah jzk allah kheer for the sharing ilaahay misanka xasanad Hague daro....aameen

  • @cubiyocir3539
    @cubiyocir3539 Před 3 lety +1

    Mahadsanid Madaxweynaha Mustaqbalkow

  • @hafsaabdirahman9973
    @hafsaabdirahman9973 Před 3 lety

    Masha Allah abdixafiid rabi haku xafido walalo jacaylka rabigeen jala wacala iyo xabiibkeena maxamad scw dindeena islamka ee naxarista iyo macnka badan allaha nagu dilo Hana nagu noleeyo walalo

  • @smx111
    @smx111 Před 3 lety +1

    Allahu Akbar kabiiraa ,Wasuxaana Allaahi -
    Kathiiraa Allahu Akbar ,

  • @MohamedHassan-jg1fy
    @MohamedHassan-jg1fy Před 3 lety

    Jazakalah abdihafiid wallo shukran

  • @inanor6998
    @inanor6998 Před 3 lety +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    جزاك الله خيرا أخونا

  • @daganabdi9735
    @daganabdi9735 Před 3 lety

    Allaahu akbar walilaahil xamdu walaal allaah haku barakeeyee qisooyinkan noo soo badi oo nagadaa fanaaninta

  • @fawsiahassan357
    @fawsiahassan357 Před 3 lety

    Waw Masha allah amazing qof ilah jecel yahay waaye

  • @queentaslim228
    @queentaslim228 Před 3 lety +2

    Masha allah wll allaha ku xafiido waxad tahay runti qof wanaga jecel😍

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 3 lety

    Mahadsanid odey Somaliyeed

  • @estarhussein5623
    @estarhussein5623 Před 3 lety +5

    Masha’Allah beautiful history

  • @abootoabootey8264
    @abootoabootey8264 Před 3 lety

    Mahadsanid wll

  • @hawaomarmohamud5763
    @hawaomarmohamud5763 Před 3 lety +1

    Asalaamu calaykum c/xafiid
    Waxaan arkay qisooyinbadan oo aadkahadashay masha Allah☝️ guulayso halka kasiiwad

  • @nasrihassaan2610
    @nasrihassaan2610 Před 3 lety

    Alx dlh . Mahadsanid inbadan

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 Před 3 lety

    Mansha allah Quraanka markii hore bartay miiya niinku miisa intusan turjumiin aya laa baray

  • @f.n6491
    @f.n6491 Před 3 lety

    MashaAllah Tabarakallah Jazakallah kheyr

  • @maryanisse8153
    @maryanisse8153 Před 3 lety

    Maasha allaah jizakalahu qeyr

  • @laylafarxan4557
    @laylafarxan4557 Před 2 lety

    manshallah wll fiican c hafid

  • @diwaanshow9757
    @diwaanshow9757 Před 3 lety

    MASHA ALLAH MASUUL ABDIHAFID

  • @gabaldaye5100
    @gabaldaye5100 Před 3 lety

    Mashaallah bro allah haku barakeyo...

  • @fatxinoor1691
    @fatxinoor1691 Před 3 lety +1

    Manshallah waa qiso ad U qurux badan

  • @sheekoxariir9377
    @sheekoxariir9377 Před 3 lety

    Masha allah allow towxiidka iyo xaqa nagudul yaarabi aamiin 🤲🤲

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 3 lety +3

    Masha Allah, baraka Allah, wal xamdu lillah. Thanks 😊 brother for sharing with us. Sister from Columbus, Ohio USA 🇺🇸 ❤

  • @iimaanabdulle467
    @iimaanabdulle467 Před 3 lety

    Wll. U are emotional MashaAllah BarakAllah

  • @sacdiyoyarey9159
    @sacdiyoyarey9159 Před 3 lety +1

    mashaa allah waa qiso ii qiiro galisay

  • @ibrahimafgoye3408
    @ibrahimafgoye3408 Před 2 lety

    Thank you very much brother

  • @hansareofficial2550
    @hansareofficial2550 Před 3 lety

    Hadiiba wariyii weynaa allaa weyne wariyaha somali loogu jecel yahy kamid ah aadna u shacbiyad bdn haduuba CZcams ka swr indho taag ah ama layaab leh VIEWS KA raadinayo faa,ida youtube ma yara. FG wariye Cabdi xafiid dhaqaalo kuma yara asxaabey. Wariye waan ku salaamay

  • @hyatyusuf9068
    @hyatyusuf9068 Před 2 lety

    ماشاء اللة تبارك الله ربنا يكرمك يارب ويزيدك من فضله يا ابني الله يحفظك من كل

  • @mahamedahmed2438
    @mahamedahmed2438 Před 3 lety +1

    Asc wr wb wllayal Murad Ayan leyahy iso duceya inu Alle Murad kayga isakhiro wad mahadsantihin

  • @maryanmohamed611
    @maryanmohamed611 Před 3 lety

    Maasha alaah qofka ilaahey jecel yahay ayuu ahaa

  • @sultanyusuf2755
    @sultanyusuf2755 Před 3 lety

    Mansha Alah Bro!

  • @nasraabdullahi4409
    @nasraabdullahi4409 Před 3 lety +2

    Allaahuma aamiin baarakalaahuma fiikum

  • @safiaelmi4032
    @safiaelmi4032 Před 3 lety

    Maashaalaah tabarakalaah ilaahay raxmadiisa waa laga kasbataa ilaahow naxaiistaada nagu galad yeel

  • @siciidoshmaxamed6023
    @siciidoshmaxamed6023 Před 3 lety +6

    (alxmdulilaah ) (caalaa nimcal) (islaam) ❤🌹

  • @Lelylifestyle
    @Lelylifestyle Před 3 lety

    Masha Allah brother thanks

  • @galguduud6193
    @galguduud6193 Před 2 lety

    Waa qisa qiira badan masha allah.

  • @nasraabdullahi4409
    @nasraabdullahi4409 Před 3 lety +1

    Takbiir akhbar

  • @abdiabdi1738
    @abdiabdi1738 Před 2 lety

    Inshaallaahu Raxman alle❤laa ilaaha ilalaahu maxamad rasuululaahi s c w

  • @didrcrjykckvghycycfbk7749

    Mashallah guulayso

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 Před 3 lety

    Alxamdulilah calaa nicmatal islaam naxariista rabi ilaahey qalbigena haka buuxiyo aamiin 😭😭😭🤲👍

  • @abdiishaq8344
    @abdiishaq8344 Před 3 lety +1

    Masha Allah wlhi wan qiiroidi kpe mar waliba qisooyin noo soo dhig

  • @fadumoladan
    @fadumoladan Před 3 lety

    Mnsha Allah Allow adaa soo hadeeeyay

  • @aaminaqueen9164
    @aaminaqueen9164 Před 3 lety +10

    Masha Allah more stories like this please

  • @zeinabh3509
    @zeinabh3509 Před 3 lety +1

    Allahu-Akbare Takbire.MashAallah🤲🏾

  • @farhiakaliilchannel4955

    Allahu akbar shukran akhii

  • @mohammedade1141
    @mohammedade1141 Před 3 lety +4

    Masha Allah

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 Před 3 lety +2

    Waad mahad santahay wallo qisoyinka ad noo so gudbinysid

  • @user-qh3nu5rc4e
    @user-qh3nu5rc4e Před 3 lety +8

    الحمد لله على نعمة الإسلام. .
    ماشاء الله نيازك الله .
    بيا رك الله فيك .

    • @legendboy1416
      @legendboy1416 Před 3 lety

      Aadbaan ugu xiranahay taxanahaaga wlhi waana mid ku cibro qadasho badan

  • @khadramohammed3657
    @khadramohammed3657 Před 3 lety

    Masha allah ilahay mar walba qalbigena ka buuxi quraanka iyo cabsidada

  • @awiyehelp4003
    @awiyehelp4003 Před 3 lety

    ALLAHU AKBAR Walhi Ilin Ba Igu Soo Joogsatay Macha Allah

  • @fadmafiicanfiican2470
    @fadmafiicanfiican2470 Před 3 lety

    Takbiir Allaahu Akbar 🤲

  • @maryanhassan7386
    @maryanhassan7386 Před 3 lety

    Maashaa alaah walaahi waa qiso quluubta gilgishay

  • @ducaysanaddoontiiallaah5920

    Maashaa Allaah tabarakallaah

  • @maxamedabdalla1975
    @maxamedabdalla1975 Před 3 lety

    Allaha ku sharfo wlleky

  • @ashrafelhaaji6374
    @ashrafelhaaji6374 Před 3 lety

    Thanks 🙏 sobadi wll qisoyinkan

  • @nasraabdullahi4409
    @nasraabdullahi4409 Před 3 lety +1

    Takbiir allaahu

  • @keyses9681
    @keyses9681 Před 3 lety +2

    Abdihafid.
    In kabadan shan jeer ayaan aqriyaya. qoraalkaada saan u fahmo, micnihiisa cajiib.

  • @nasraabdullahi4409
    @nasraabdullahi4409 Před 3 lety +1

    Takbiir allaahu akbar

  • @cabdiraxmaancabdirashid1237

    M.a Allah Ku sharfo

  • @123mohamedh
    @123mohamedh Před 3 lety +9

    الحمد لله على نعمة اﻹسلام

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 Před 3 lety

    Manshalah ilaahay ayaa awooda leh

  • @saluglafarah4842
    @saluglafarah4842 Před 3 lety

    Masha Allah Tabaraka Allah

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Před 3 lety

    Yes thank you wax badan