Omar walalshis oo u timid

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 90

  • @laylaamiin9867
    @laylaamiin9867 Před měsícem +1

    Allaha u gargaro o Shaydanka iyo shartisa ka qabto qalbiga Allaha u qabojiyo cafimad sariica Allaha siyo Amiin Yarabbulcalamiin

  • @khadrahilowle4877
    @khadrahilowle4877 Před měsícem +6

    Ma Sha Allah wll quranka afka ku hey shayadinta iyo inta xunba kumaso dhawanayan e wll allaha ku caafiyo aaamiiin aaamiin yaa Allah

    • @INAFATUMA
      @INAFATUMA Před měsícem

      Mashallaha tabarakalla allow kubadavadiyo amìin yarabi

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 Před měsícem

    Alle walalka haya ha ka qaado cadowgana ha ka qabto gurigiisa nabad ha ku geeyo amiin yaa rabi

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před měsícem +5

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sammie1163
    @sammie1163 Před měsícem

    Waxba sheegi meyso qabyaalad iyo qurun alle ha ku saacido aamiin from nederland

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 Před měsícem +1

    لا تيأسوا من رحمتي, إن الله يغفر الذنوب جميعا وقال: وَأَنِيبُوا إِلَى رَبِّكُمْ وَأَسْلِمُوا لَهُ ...😢

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 Před měsícem +4

    Walal cadnaan mahadsanid sidaa noo update garaysay walaahi waxaan waxba kama ogayn

  • @user-qv4qb6vk1k
    @user-qv4qb6vk1k Před měsícem +4

    ALoow. Ka. Soo. Badbaadiyo. Shayadiinta. Aamiin🤲🤲🤲🤲. Iinsha. ALaah

  • @AbuurTttd
    @AbuurTttd Před měsícem +3

    Oomaarow waad soobaxaysaa adigoo ladan inshaa Allah waana kuu soo ducaynayaa bas hadii uu kusoogaadho qoraalkaygu akhriso ducadan iyo ducada kurbada iyo aayatu kursiga iyo ducada LA,akhristo shayaadiinta .acuudu bikalimaati laahi alati laayutajaawazu barun walaa faajir.. ka,eeg netka

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Před měsícem

    Allahuma amiin ilaahow ka badbaadi cafimaad deg deg Alaha siiyo Allahuma amiin

  • @Gacanlibax
    @Gacanlibax Před měsícem

    Quraanka ayaa ka awood badan wa kata Alle haku badbaadiyo

  • @MahamedAbass-g2e
    @MahamedAbass-g2e Před měsícem

    😢 insha allah cafimaad sarican illahay ha siiyo

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 Před měsícem +3

    يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَى أَنْفُسِهِمْ لا تَقْنَطُوا مِنْ رَحْمَةِ اللَّهِ🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻😢

  • @ahmedabdilahi3162
    @ahmedabdilahi3162 Před měsícem +2

    Allah hacaafiyo omaar

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Před měsícem +1

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar ilaahay omaada hakuusaqiro wiixiikudhibaaya Alla ha kaabto Gaal iyo islaama Alla hakusakhiro❤❤❤❤️❤️🌺🌺🙏🙏♥️♥️♥️❤❤❤❤️❤️❤️❤️❤️♥️♥️

  • @feizul.feisal
    @feizul.feisal Před měsícem

    Allah haku caafiyo walaal Omaar

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 Před měsícem +2

    Aayatu nursing markaad akhrineysid stacaadada ku billow yacni acuudu billaahi mina sheydhaani rajiim markaad birabi naas iyo suuradaha billowgooda akhrineysidna bisinka lagama tago

  • @user-zb7zd4rr1s
    @user-zb7zd4rr1s Před měsícem

    الله يشفيك شفاء عاجل ويقومك بي سلاه أمين يارب العالمين ❤❤❤❤❤❤

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 Před měsícem +1

    Allah ku xafido inshallah Allah ku cafiyo inshallah

  • @IfrahFouadIfrahfouad
    @IfrahFouadIfrahfouad Před měsícem

    Mashallah ❤❤❤

  • @asmaxandule2950
    @asmaxandule2950 Před měsícem +1

    Cafimaad allaah ha siiyo Cumar

  • @ifrahhersi4559
    @ifrahhersi4559 Před měsícem +2

    May Allah make easy for him🤲🏻🤲🏻🤲🏻

    • @IbrahimJama-th6nc
      @IbrahimJama-th6nc Před měsícem

      1993/10/10/no man with out enemany waar quraanka akhriso waad badbaadi insha alah

  • @user-hj3fj4ts3j
    @user-hj3fj4ts3j Před měsícem

    Shar iyo sheydanba allaha ka qabto allaha kaa dulqado wll

  • @Somali338
    @Somali338 Před měsícem +1

    Mashalah Ayad Kurzi uun ku cel celi walalo wax ku helayo ma jiri doono

  • @hawosaid139
    @hawosaid139 Před měsícem

    Waa wiil aqli badan Allaha caafiyo

  • @user-yn4xt3yb6r
    @user-yn4xt3yb6r Před měsícem

    Ayatulkur sihahakadaalin alahakusogo Insh alha

  • @ubah_cx
    @ubah_cx Před měsícem +2

    Walaahi waarun

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Před měsícem

    Alaha ku caafiyo omaar barbaar

  • @YaasiinJaamac-kd3su
    @YaasiinJaamac-kd3su Před měsícem

    Wll.anaa.kuu.soo.duceeyayay.ssc.khaatumo.shiikh.yasin.ilahay.u.toobad.keen.iLaHaye.wax.wuu.kutusee

  • @user-su2gh4qy8n
    @user-su2gh4qy8n Před měsícem +1

    Ilahay ha xafido yaa rabbi 😭😭😭🤲🤲🤲 🤲

  • @MohamedAli-lh6gi
    @MohamedAli-lh6gi Před měsícem

    Ilaahi idhankis omar barbar Ilaahi cafimaad taama ha Ku siiyo inshallah

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před měsícem

    Wiil wanaaagsan weeyey aallah ku caafiyo

  • @ruquyoamuse4584
    @ruquyoamuse4584 Před měsícem +1

    Ilahey haka saaro dhibaatada Amiin yaarabi❤❤

  • @abdisalaan5024
    @abdisalaan5024 Před měsícem

    Masha allh

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před měsícem +1

    Ninkaan waxaa Allaah tusay xaqa ⁉️🕋How noqddo khayrka

  • @muslimoxasan-eo8tz
    @muslimoxasan-eo8tz Před měsícem +2

    Allaah cafiyo

  • @saafi1302
    @saafi1302 Před měsícem +1

    Walal waan kuu dagaalanaye kulama joogno alle haku xifdiyo

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Před měsícem +2

    Bar-bar reer ehlu diin baa dhalay diina waa labaray ilaahY haka qaado dhibka

  • @ubah_cx
    @ubah_cx Před měsícem +1

    Ilaahey cafi walken oomar walo qalbi fiican ahe

  • @NuurtoAbuukar-sg9lp
    @NuurtoAbuukar-sg9lp Před měsícem +1

    Rabiyow badbaadi wallkeen adaa badbadinkaree ilahow kadulqaad culeyska o fudeyd ugu bedel yarabbi

  • @user-cj6kb6fb3y
    @user-cj6kb6fb3y Před měsícem +1

    Allaah hacaafiyo

  • @sadam1318
    @sadam1318 Před měsícem +1

    ilaahay ha kaa qaado xanuunka

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205

    Amiin

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205

    Allah ha caafiyo

  • @FaadumoMaxamuud-z5k
    @FaadumoMaxamuud-z5k Před měsícem

    Alaha ku caafiyo

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Mareeeye001
    @Mareeeye001 Před měsícem +1

    Alx walhio wuu so caffimaday allaha usiyadiya

  • @XamdimaxamedSiyaad-p5n
    @XamdimaxamedSiyaad-p5n Před měsícem +1

    Ale hacaafsho rabi tawakal adgaarta badi

  • @user-oj4ti3lf3i
    @user-oj4ti3lf3i Před měsícem

    Alaha cafiyo miskin 😢

  • @AminaXashi-eq1zw
    @AminaXashi-eq1zw Před měsícem +1

    ASC. ILAAHOW. CAAFI. WALAALKAY. CUMAR. AAMÌN❤❤❤😂😂

  • @chirwa4farhan240
    @chirwa4farhan240 Před měsícem

    ilaahay ha caafiyo tallo ahaana waxaan odhan lahaa kaneecadii madaxa halga baadho isaga ayaa sheegay laba bilood ka hor mar uu wariye c s hereri waraysanayay in uu bari waashay balse markii la baadhay laga helay kaneecadii madaxa lagana daweeyay bahashaasina ma tagto labaatan sano na haka soo wareegtee

  • @Somali338
    @Somali338 Před měsícem

    Ilahay ayaa ku ilaliyo

  • @NIMCOMOHAMUD-d6w
    @NIMCOMOHAMUD-d6w Před měsícem

    walale mcn ilaahey haku caafiyo wll qaali qabyaalad wax matarto ilaahey haku caafio

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Před měsícem +1

    I am crying

  • @mustafamohamed3761
    @mustafamohamed3761 Před měsícem +1

    Gabdhaha ha la iska ilaaliyo ishooda yaan lagu ciyaarin qalbigooda
    Hadii kale saanaa kuu danbeysa

  • @News2626-qc6gm
    @News2626-qc6gm Před měsícem

    keep reading the Quran ..

  • @maxamedmutawakil5523
    @maxamedmutawakil5523 Před měsícem +1

    Ilaahoow dhibka haysto ka qaad yaa xayu yaqayuum

  • @ifraaxmaxamed980
    @ifraaxmaxamed980 Před měsícem

    Alle hakuu cafiyo amiin yarabi amiin yarabi

  • @najmayuzeey3586
    @najmayuzeey3586 Před měsícem

    Ilyahow hagaqabto codawga iyo shadaadinta wllo

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 Před měsícem

    Alle ah ka qaado kurbaada oomarow mamma sorry sorry sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @SaleebaancabdiMaxamuud
    @SaleebaancabdiMaxamuud Před měsícem +1

    Asc❤❤❤❤

  • @MustfeHaarii
    @MustfeHaarii Před měsícem

    War ka sa imara zxb Omar Allah baa ku cawin

  • @amuuncadey4693
    @amuuncadey4693 Před měsícem

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @rahaabdullahi9796
    @rahaabdullahi9796 Před měsícem +1

    Sorry well Allow caafi o caadawoga kaqaabo 😢

  • @askimsah3787
    @askimsah3787 Před měsícem +1

    Asc wll,waxan sheegaya inu cumar dimaneyn inu nah waxba asibeyn ,Allan u dibney omar wana adoon Alley

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před měsícem

    Sixirka qaar dadka dadkooda xitaa waa laga jeediyaa wiilka dadkiisa xitaa waxay u egtahay inlaga madoobeeyay

  • @Gacanlibax
    @Gacanlibax Před měsícem

    Ilaahy xagiisa u carar inan aadam waxba haka sugin tawakal calaalhaa kusoco hadii aad noolato iyo hadaad dhimataba waa qadarta eebe ilaahy talo saaro

  • @fadumocawil5258
    @fadumocawil5258 Před měsícem +1

    Eedo

  • @YaasiinJaamac-kd3su
    @YaasiinJaamac-kd3su Před měsícem

    Waad.kabaxasaysaa

  • @user-hj3fj4ts3j
    @user-hj3fj4ts3j Před měsícem

    Wll somaliyoo dhan ayaa ku garabtaagan

  • @user-ys9pm8gs2p
    @user-ys9pm8gs2p Před měsícem

    Eebw ha caawiyo

  • @bahdoon12
    @bahdoon12 Před měsícem +1

    M a

  • @rugiyomahamud4961
    @rugiyomahamud4961 Před měsícem

    Alxamdulilaahi

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 Před měsícem

    Sedex xagalkii ma ka baxay alxamdullah ??????

  • @user-yn4xt3yb6r
    @user-yn4xt3yb6r Před měsícem

    Alxam dulilaah ilaaya hakaaqabto cadawga innsha alaah hada ayaad martay wadadiigusha

  • @IfrahFouadIfrahfouad
    @IfrahFouadIfrahfouad Před měsícem

    Warun wlhi

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Před měsícem +1

    Ma hadalka oomaar baad noo turjumee yaa

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 Před měsícem

    Waxa aad ka cabaneysid Alle ha kaa qabto shartooda.

  • @wabaxa
    @wabaxa Před měsícem

    MAXAAN U DUCEENAA NIN GACANTII DAROOGO KU CUNAY OO ASAGA IS DHIBATEEYAY AYAAD LEE DAHAY HALO DUCEEYO
    VIEWS RAADIS OOMAAR U NIXI MEESID
    OOMAAR ASAGA QIRTAY IN UU BALAAYO CABAY

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Před měsícem

    Weli ma aan fahmin ninkan waxa haysta iyo waxa uu kahadllayo.
    Fadlan qofkii fahmayo ninkan waxa uu kahadllayo cid ii fasirto dhibkan iyo dadka haysto

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u Před měsícem

    Fikirkaga ilaali

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  Před měsícem

      Yacni

    • @user-wh5mr4tr8u
      @user-wh5mr4tr8u Před měsícem

      @@Cadnanyare36 waxani qareenka shaqsigay lasaaxiibaan oo u war sheekoodaa siro aad kaliga ogtahay buu kuu sheegaya kabacdina way kuu isticmaalayaan

  • @user-tb7nn1ef6b
    @user-tb7nn1ef6b Před měsícem

    Quran maha jahilbatahy wa adkar

  • @XasanqalibDayib-hn4th
    @XasanqalibDayib-hn4th Před měsícem +1

    Allaah hacaafiyo

  • @jabiribrahim7511
    @jabiribrahim7511 Před měsícem

    Allaah hacaafiyo