MASEER DARTIIS BUU NOOKU XANAAQAY SORRY ARIMAHEENA😪😪

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 321

  • @abdirahmam
    @abdirahmam Před rokem +105

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad❤

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki Před rokem +147

    HadaL AfkaaGa Kaso Baxa Waxa
    Ugu Wngsn SaLiga RasuulkeNa
    Muxamed scw ‎ﷺ 💖📿

  • @luishamsik6017
    @luishamsik6017 Před rokem +89

    Ku salin Nabigeena The best person ever the most knowledge able and the most shine all has Allah created prophet Muhammad 🕋🕋🕋

  • @afareheena2332
    @afareheena2332 Před rokem +51

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created muhammad ❤️❤️💓💓💘🥰

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 Před rokem +75

    Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw

  • @adoontiialle9166
    @adoontiialle9166 Před rokem +69

    Team arimaheena hada nhy raali glin ban rabna😓😂

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 Před rokem +30

    Lamaane maba tihiin lamaane maxaa waye lkn waxaas wa ceeb fakirkega hadaa ka hadlo tnx

  • @khalidcabdi5733
    @khalidcabdi5733 Před rokem +31

    Waa nii salamey inta qeerka jacel 😁 😍

  • @adontiialle790
    @adontiialle790 Před rokem +26

    cunug miyaa kulahaa funny 🤣🤣🤣🤣 waaye arimaheena keep going 😸🥰👌

  • @marryme4690
    @marryme4690 Před rokem +22

    Wakula Daremonaa Maseerka Maxaa ka badali karnaa hee😂😂
    Team Single Xaquuqe Rabaan😢😂😂

  • @juweyriyoaadan2782
    @juweyriyoaadan2782 Před rokem +8

    اللهم صل على محمد صلى الله عليه وسلم wll ku sali nabiga alle scw hadaad jecshahay love you

  • @amaalawees5105
    @amaalawees5105 Před rokem +19

    Asc wcs ❤wcs❤ wcs ❤wcs Abyo mcn ifaraxey masera ay kudhishay dadka allah kudhayo xabiibti

  • @edhohabiba6461
    @edhohabiba6461 Před rokem +13

    Abaayo iam team 27 Taliyaheena aa rapnaa reactionkiisa Asad so qawo ifraax codsi waye inta ka salaaama abaayoh🤚😜

  • @hodonelmi3627
    @hodonelmi3627 Před rokem +21

    Arimahena saan ujeclahay in prank lagu sameeyo wlhi😁😁😂😂😂

  • @safaanuur8419
    @safaanuur8419 Před rokem +21

    Arimaheena waaba aniga cmL🤣🤣🤣🤣geees Geeska wax loo fiirinooyaa ✊🙄🤣🤣

  • @aktarsharmaarkeofficial3837

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WALSHY AMA WLLKY EE SOMAALIYEED ♥💖

  • @ubahkin2436
    @ubahkin2436 Před rokem +25

    Subxanalah Allah kacabsada

  • @khadarcrouch
    @khadarcrouch Před rokem +6

    Azxpy fadlan wa iga cdsi si an balan qadydsi u helo I garsiya 50k si an xujadsi u furno wad mhdsantihin❤❤😓

  • @caishacabdullahi5110
    @caishacabdullahi5110 Před rokem +14

    Asc abayo ilahey kacabso aduunkan waad katageysaa nin aan ku qabin inad markasto afka wax ugaliso ama aa tir tirtid waa qald abayo waligey komanti qof uma qorin adi kahor abayo iska daa sidas oo xasuuso aakhiro iyo waxa kaahoreyo waxan rajeynaa inaa iga aqbalidonto insha allah

  • @maskiintialle5645
    @maskiintialle5645 Před rokem +6

    Ifraax Adiga ilaahay ka baq dad ka waalin 😢

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Před rokem +10

    Team single raali gelin aa rabnaa😂🥺

  • @dr.ahmednuur36
    @dr.ahmednuur36 Před rokem +5

    Qufka caaqilla walaahi wax walbe wuuuu fahmaaa masha alaaah caaqil iga dheh

  • @naimasaid3264
    @naimasaid3264 Před rokem +3

    Naaa Walaleey xishow nin ajnabi kaaa ah san haku noqon ee ina is gursaneysan iyo in kale allah baa og marka is halal sataan waxa dontan sameya lkn hadda waaa qalad

  • @sahrosiidcali9638
    @sahrosiidcali9638 Před rokem +10

    Abaayo allaah idin xafido❤❤❤

  • @mariamabdi4885
    @mariamabdi4885 Před rokem +5

    Ifraxey Asad keyn dhiiqdan ookle asad la jeclhay arimaheena miskiin waye runtii Asad no keyn Asad rabna😂😂😂😂😂😂

  • @riyaamuzamil9606
    @riyaamuzamil9606 Před rokem +5

    WlHi arimeheena wuu dulqad badan yhy🥰♥️

  • @anfacdadkaagaofficial6479

    Maser ha oran qofku muxu ka masera dhaqan xumadu dinu ka xanaqay

  • @nastehaabdulahiali2662
    @nastehaabdulahiali2662 Před rokem +7

    Ifraax abayo waxan jeclahy inaa kula hadlo ee inte kala soo xariri kara neh xapipti

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 Před rokem +3

    Musey suu ujilaajo cajiib muse dhagax cml ifraxa waa qoslee ayada lkn muuse lomagali karo no qosl😅😅😅😅

  • @aaminaosman7733
    @aaminaosman7733 Před rokem +2

    King ceyda ku some ifrxey abyo mcnto ❤

  • @ayanali7857
    @ayanali7857 Před rokem +6

    Dumaashi ifraaxeey from boram ❤️

    • @muqtaaribraahin2611
      @muqtaaribraahin2611 Před rokem

      Sxb ani from mogdisho kada wilka wanin raga lama ciyl cilylo ifraxy

  • @cabdinasir9929
    @cabdinasir9929 Před rokem +2

    Ifraaax wlhi inaa dhibley thy qofka hadal aan ku socneen ayey xoog ku qaadsiiin

  • @miskimacalin4902
    @miskimacalin4902 Před rokem +23

    Keep going sister ❤❤❤🙏

  • @user-ho4gc4oh4f
    @user-ho4gc4oh4f Před rokem +3

    Haaaye kan faaruqa doqonkan muxuu haa de kan iyadapa qabta nacalaa lawaskan nacala lawasku dhalay 😁🌬🌬🌬😂

  • @zamitaomarzamita7077
    @zamitaomarzamita7077 Před rokem +1

    Arimaheen waxba ku dhacay iska dulqado abowe wn kula qabna noh

  • @zaynab327
    @zaynab327 Před rokem +2

    Naa maseerka mxd u taqaanaa dhaqan xumadiiney dadku la yaaban yihiine

  • @sahrosiidcali9638
    @sahrosiidcali9638 Před rokem +8

    Ifraax see noqotey abayo

  • @sahrosiidcali9638
    @sahrosiidcali9638 Před rokem +2

    Ifrax caawa waa nagu soo daahdey

  • @qalanyocadey3287
    @qalanyocadey3287 Před rokem +5

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Arimaheena cawa waad ku jirtaaa ina aderkey

  • @farhioafrah5161
    @farhioafrah5161 Před rokem +3

    Maasha allaah iskaabulada xanuunka kadaaf

  • @muslimonaleye842
    @muslimonaleye842 Před rokem

    Talent kale malihid kiyaa aan inta ka aheyn qof wlba kusmeysey wxn wa la iska ogyahee malayacnimada iskadaa wx kale la imow

  • @baarliinaofficial7305
    @baarliinaofficial7305 Před rokem +2

    Ar ifraaxey adiyaa keep going sister 💖 ❤️ hhh

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 Před rokem

    IFRAH QALLIF Yaa Ku baneyay nin an Ku qanin inu jirkaga tatabto sharcigee hdu Ku qabo haa lkn sidan wa sharaf DAC,Ee aqiradada u cabso Dunida macankeda yu ku qadin Allah Ka cabso qali🙏🙏🙏🙏

  • @AyanAbdi-nl7rn
    @AyanAbdi-nl7rn Před rokem

    Hhhhh aaaah wlh waan qosly indhaha siduu oga miriqsiiye

  • @farhaanmahamed1778
    @farhaanmahamed1778 Před rokem

    Cayda iyo amina ayan so dawaday arimehena qoflamida ma ba arag wayo so nii e gayay ba ba qosola ifrax horay usoco

  • @alcomanali2970
    @alcomanali2970 Před rokem +2

    ArimaheeenaH waad ka soo qabSateeen wllhi 😂

  • @anabyusuf7872
    @anabyusuf7872 Před rokem +3

    ifrah waxlakaxanaqo waye 😍

  • @lakiaxmed6945
    @lakiaxmed6945 Před rokem +8

    Wlhi aniga ciiil ihaya anoo idindawnaya mindi loxoox ayaan idinku eryanlaha 🔪🤣🤣🤣🤣

  • @zaharyussuf6574
    @zaharyussuf6574 Před rokem +3

    Abayo ifraax uumuc👑

  • @abdisalaam2383
    @abdisalaam2383 Před rokem +5

    Ifraaxay wxaa nagu wada manage daysid singles nimada manage ciilaysaaa🤣🤣🤣

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 Před rokem

      Maba isqabaane maxa lagu ciilaa wa dad aan wali is mehersan

  • @kawsarclaahimed9128
    @kawsarclaahimed9128 Před rokem +1

    Hhhh 😂😂😂 habeen wlba midaa mxda ka galaysaa waka yabsaty miskiinka soo badi sister

  • @hodanmohamed5585
    @hodanmohamed5585 Před rokem

    Wn qoslay maanta arimahèena abaha masayrka wn ku tageeraa wll kay adiga iyo asad

  • @eblakeinan4073
    @eblakeinan4073 Před rokem +2

    Arimaheena Maseer

  • @hanayonis2850
    @hanayonis2850 Před rokem +1

    Sorry arimahen ilove you

  • @naftauron5203
    @naftauron5203 Před rokem +4

    Cunuga miya kulahaa funny waye wlhi Arimahena kkkkk😂😂😂😂

  • @naciimobashiirmaxamed6315

    Waligey Sa uqoslay uma qoslin
    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 alla berka
    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @anisamohamed2032
    @anisamohamed2032 Před rokem +1

    naaa dad miyaaa lehdn waxaan mu leyhy allllh ka cabso ooo ninkaan ajinabika kala tihiin gacnahaga ilaasho alle ka cabso manta waa xaal aduunyo sidaaan uma noolaneysid abaaayo alllh kusoo hanuuniyo

  • @jawaahirqanli1347
    @jawaahirqanli1347 Před rokem +2

    Armaan hagio 😭😭😭😭😭😭

  • @salmaahmett6563
    @salmaahmett6563 Před rokem +1

    Asad Hagio ku samee plz😭💔

  • @abdilahiahmed4330
    @abdilahiahmed4330 Před rokem +1

    Wr Ninkan Nin waYn wYe cuYarta Ka dhaaFa 😆😂

  • @sidra857
    @sidra857 Před rokem +2

    Lalabo waaxid waxas adigu ma iska wadaysaa 😂

  • @amiir2299
    @amiir2299 Před rokem +1

    Wlhi barnamijkan wnku hesta😂🤣😂🤣😂👌

  • @salmaahmett6563
    @salmaahmett6563 Před rokem +1

    Asad Hagio soo qabo plz💔

  • @abdimaanabdirahmananwar9685

    ifraax cadi ma ahan arimaheena ayeey ka maseersiisay

  • @maxamadguhad7800
    @maxamadguhad7800 Před rokem

    anigaba Maseray faniwaye wllhi canugmiya guulaha

  • @sawdoabdulqaadir2837
    @sawdoabdulqaadir2837 Před rokem +1

    Ifraaxey xppti anga mcla wan naga masyrsiin😂

  • @luulcabdi1998
    @luulcabdi1998 Před rokem

    Magaciisu waa cumar

  • @naimaibraim1164
    @naimaibraim1164 Před rokem +1

    Arimaheena funny gesges suu ufirinayay dalay kkkk

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Před rokem

    dee anaga prank nagu samaynaysane wa idin sidee saxibadan hada mid ku samyso kuwa kale waa arakayan xagee noogu kala reerb reebaysan waaba yaab naga daya prank

  • @sagalismacil9328
    @sagalismacil9328 Před rokem +1

    Hoogay waxani malaayacnisana

  • @aishaahmed9180
    @aishaahmed9180 Před rokem

    Reer malaysia odan san malagu sameynaa bisinka🤔🤔🤔

  • @rav3525
    @rav3525 Před rokem

    Abayo Huda iyo nada please 🙏 next kusamey😅

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 Před rokem

    Waxaa fiicnaan lahayd in aad waydiisid sababta Arimeheena ay Mr Cumar Hagio ugu baxday.

    • @riyaanqurux5719
      @riyaanqurux5719 Před rokem

      waxay ugu baxday hees u qaaday aar manta oo arimahena la dhaho asaga marka darbiyada ayu ku qori jiray ereyga arimahena marka magaca mesha ayu oga baxay hestas ayu maqlay kadib magaca sidas u ku dhaxlay😆

  • @nindheernagtis6954
    @nindheernagtis6954 Před rokem

    Naag aqlibadan waye gabadha. Xariifkan qabo wee kabadiiseey

  • @mimabdi8250
    @mimabdi8250 Před rokem

    Waxa maseer mahee waa caqnimo talante la imada ninka caaqa igu daran

  • @amranahmed8914
    @amranahmed8914 Před rokem +1

    Bisinka arimehena miskin dabecad fican ayn modayay arman miskin u eeg.isna soo tijaabi kolay cumar iyo asad u dhama malaha

  • @fatimaosman5670
    @fatimaosman5670 Před rokem +1

    ifrah San iskada dinta halailalsado qof kamaser sinana xal ma an isilaliya

  • @anisamohamed2032
    @anisamohamed2032 Před rokem +1

    prank ma taqaaninie isku xishood subxnaaalah xaa idinka qqaady xishoodka mid kle maba is qabttiiine xaad isku dhadhagysiiin kala xishooda subxaanalh 😒😡😡

  • @maryammaxmed3381
    @maryammaxmed3381 Před rokem

    Horey u soco da

  • @abdifatahgiire2408
    @abdifatahgiire2408 Před rokem

    Waxaan dhowr jeer ayey hore u sameeyeen halkaas waxaa ka cad inay jilayaan Arimaheena video yaashii hore lama arkin lama dhihi karo ee naga daaya beentan cad
    Muusow dhiiqaa laguha laguu galinayaa ee kajoog

  • @sainababdirahman3229
    @sainababdirahman3229 Před rokem

    Ifraaxeey walal Asad ku soo samee

  • @laylahussein8916
    @laylahussein8916 Před rokem +1

    Asad so qabo ❤ please

  • @marwodumar
    @marwodumar Před rokem +7

    Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar❤️💚

  • @moukarammohamed819
    @moukarammohamed819 Před rokem +1

    I think the best youtouber in the world is arimehena hore uso wll

  • @Ladancidin1
    @Ladancidin1 Před rokem +12

    Asaxaapay 50k wax yar ayaa inooga hadhay palan qaadkii ayaaniita si aan ujabino subscribe inoo dhaha ❤🙏🏾

  • @Aminvsahmed
    @Aminvsahmed Před rokem

    Kan koo balamaha safarada italy 🇮🇹 KL gadan jiry mo ohoo mise anaa moodo

  • @samatardahir6138
    @samatardahir6138 Před rokem

    Labadan lamaanah prankiinu dhib badana kuwa singal ka ah maxad uga xaransadan

  • @istarabdullahi3313
    @istarabdullahi3313 Před rokem

    ARihameena halaga xeshodo

  • @hodanqueen8074
    @hodanqueen8074 Před rokem +2

    Horta musuhu ma hadlo miya kani waa dhiman dhiman cadiya

  • @juweyriyoaadan2782
    @juweyriyoaadan2782 Před rokem +1

    Asad soo qabo wllo

  • @aichitaparis1606
    @aichitaparis1606 Před rokem

    Ifrah khalif wad kaldanetahay sidase ina arimahena uukasho may ahayn wayo wakof kalbificane arimahena sidaso dane uumakalmo wayo wa kof ane aad uujecelnahay Mar dambee sidasoo dane hakusamayn kuruhee

  • @zakariyealizakibinzaki7732

    First comment

  • @abdirahimaden3745
    @abdirahimaden3745 Před rokem

    Wr NeO kan xooLaha mxU aha e raga pahdiLaya wr maser lahayne raganiMoH muuji

  • @hibomuxumed3270
    @hibomuxumed3270 Před rokem +3

    Ifraxeey arimaheena nooo daa wlloy cidkale radso 😢

  • @nimobilan6573
    @nimobilan6573 Před rokem

    Programa aan kan ahayn mahaysaan miyaa

  • @saynabxasan6879
    @saynabxasan6879 Před rokem

    Waxan maquruxbadnaa iskadhaaf wll hintaa Adistatabnysaan Akharaa walaguwaydiinyaa xaranbaa kalatihiin walahi iskursadaa hatan

  • @nasramohamed5268
    @nasramohamed5268 Před rokem +2

    abayo wxn barnamij maha iska da neef kan fuqa baladhan mask 😷 u xidh ish ciyal ciyal 😏😏

  • @aluulashire9245
    @aluulashire9245 Před rokem

    Wlhi saa u qoslaayey waa ilmiyey Arimahenaa qosol badanah ifraax waalo 😂😂😂😂😂😂😂

  • @sumayafanax7485
    @sumayafanax7485 Před rokem +1

    Prank gaan waa leesku fahmay

  • @MohamedOmar-mu5cf
    @MohamedOmar-mu5cf Před rokem

    Wlhi wuu iga dulqat badhnyhy