Legend baad tahay wax badan fahansan sxb . Halka coins ka faraha badan yaalaan baan akhriyey oo waxay leeyihiin marka campaign ku dhamaado coins ka 🪙 waxa loo qaybinayaa dadka ku ciyaaray kooxaha ranking ka loo baahan yahay ku jira sida Farance oo hadda kaalinta kowaad ku jirta , Kaalintana waxa lagu qaadanayaa goal score waaye ama goolasha lagu dhaliyey xulkaa Waxa faaiido badan helaya dadka France 🇫🇷 iyo Argentina 🇦🇷 qaatay sababtoo ah iyagaa kaalmaha 1aad ku Kala jira . Goalal badan ka dhaliya meeshaa . Marka campaign ku dhamaado 33 maalin ka dibna isoo xasuusta saaxiibayaal 😂😂❤
Sxp maad indho ladey shurooda ku xidhan fiiri imika France ranking 1 weeYe 40,243,108 intaaso goal dhali 28 lee dhaliseyyy 😂😂 Wllhi somali e football ma Taqaan 😅
What's ka shaqada 👇 👇
252617707209
Raa
Soogal
Team ee footbal 24 ❤oNe Like❤
Legend baad tahay wax badan fahansan sxb .
Halka coins ka faraha badan yaalaan baan akhriyey oo waxay leeyihiin marka campaign ku dhamaado coins ka 🪙 waxa loo qaybinayaa dadka ku ciyaaray kooxaha ranking ka loo baahan yahay ku jira sida Farance oo hadda kaalinta kowaad ku jirta ,
Kaalintana waxa lagu qaadanayaa goal score waaye ama goolasha lagu dhaliyey xulkaa
Waxa faaiido badan helaya dadka France 🇫🇷 iyo Argentina 🇦🇷 qaatay sababtoo ah iyagaa kaalmaha 1aad ku Kala jira .
Goalal badan ka dhaliya meeshaa .
Marka campaign ku dhamaado 33 maalin ka dibna isoo xasuusta saaxiibayaal 😂😂❤
Zxp 1M uqalantaa wllhi 🎉
𝙻𝚎𝚐𝚎𝚗𝚍❤
Wlhi saxip rlninka raga lama xaqiro intaan arkaayey efoodball21/24 raga kahadla waxa tahay midka ugu fcn ee sida wanagsan xaga fahanka iyo runta wax ku sheega keep going pro 1m baad uqalantaa❤
Shukran sxp
Legend kep going wnku wata🙏🏻
Awoowe waku salaamay❤
Keep going sxp❤❤
Mahadsanid sxb
Mahad sanid sxb waaba ubaahnaa wax aan kabta lagashadee Vvd kuxidhaa haalan
legend pro
Legends ❤🎉
Thansk
nio wxad aqoon ulaheen haka hadlin
Maxaan shaah u so qadana mad arin hayaba
Keep going
Waa waree❤❤
Sidaan kuulahaa keep going wn dly
Thanks 👍
waa runtaa saaxiib labada qayboodba waxa laga qadabayaa min 100 coins waxan kale waa waxba kama jiraan
Tenks sxp
Thankz
Ok
Mhdsanid sxb 40k subs waa gareyna i.a❤
Legendow wlhi waa wataa shahayga😂😂
Big fan zhp ❤
mahad sanid❤
Thanks pro
waad mahadsan tahay kabtab
Hayy
Zhp waku salamaY ❤
legend keep up❤🎉
Zxip shax faree maka heli karaa
Thanks
Waa somanahay
waa sax ah been waaye
Aaway free 1000 coins nio beenta iskadaa hadeer wax àan macno laheen nagu daalisay🙂
Sxp England iidooran see isaga bedelaa👍
Sida koxaha isaga badaley calanka England 🇬🇧 tabaney kabacdi sida koxaha isaga badaley
Kabo mahadsanid
Legend 40k coming soon 🎉❤ hambalyo
Waaqaa tay
Thanks nin weyn
Sax waaye sxb 100 iyo 100 waaye taluye
Zxp shax may sinaysa
Euro iyo copa america anaa wada dheelay sxb 100 iyo 100 Lee laqadanaa
Sxp maad indho ladey shurooda ku xidhan fiiri imika
France ranking 1 weeYe
40,243,108 intaaso goal dhali 28 lee dhaliseyyy 😂😂
Wllhi somali e football ma Taqaan 😅
Sxb manta ayaa igu kaa horeday wan ifaa ideesay ma hadsanid
Update woo ikadiday maxa samaya sxp
Asxaabey ciwaankan sbiscuribe ii sooo dhaha rag isma ciilaan😢😢❤
Ok
Sxb aniha waan qatay marka waxan kuwydinaa kones kale meel laga helayo rabaa sxb
Aad iyo aad
Zxb mcn waku mahad santhy
Team Efootball love saara❤❤
Efootbal ❤❤
Sidee shax loo kiciyaa
Boqol kun maahe waa million sxb
2 waa
Managa hubtaa
Fast 😂😂
Sidee looqaadaa cons
Jimco wanagsan
.k
Lagend hanka vediowyadaan oo kle sxp noo soo badi
Wad igu ogtahay sxp
hanka waan ku taa geeraa reply
Shukran sxp
@@hankaGamer sxb plz conis isee plz
Sxb qaali iwrn 😂
1000 coins aan usoo galay aawi 😢😢
Link group soo dhig sxp
Team hanka gemar ismuujiya
134
Marka konis Ku muxu taraa
@HankaGamer
Sxp coins 🪙 rawa
8371672😮😮