Video není dostupné.
Omlouváme se.

Deg Deg Qasaaraha Qarax Ka Dhacay Muqdisho, Wadahadalka Jabuuti & Somalia

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 08. 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

Komentáře • 21

  • @muraad243
    @muraad243 Před měsícem +1

    Garaad TV afhayiinka Damuljadid

  • @AbdikariimMaacalesh
    @AbdikariimMaacalesh Před měsícem +3

    Warkaagu waa baeen

  • @user-iv4pf4fe6c
    @user-iv4pf4fe6c Před měsícem +2

    War shanta Somaliyeed qaar ka mid ah ayay Amxaaradu heysataa markaasaa hadane weli joogtaameelo ka mida wadanka Soomaaliya markaasaa weli badeeni iyo dhul kale ùgu yeereyna oaan rabnaa anagoo og in an rabno in aan siino dhulka aann deganahay waa yaab yaab

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim Před měsícem

    Waan aqonsaney ssc khatumo 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @osmanabdi2081
    @osmanabdi2081 Před měsícem

    Warkiina waa kii xasan sheekh

  • @user-iv4pf4fe6c
    @user-iv4pf4fe6c Před měsícem +1

    Waryaa askarta waardiyeyneysa waa Amxaaro. War hogaamiye yaasha soomalida qaarkood waxaaba lugu beero Amxaaro jaceyl waaa yaab

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v Před měsícem +2

    IINTA XUNBA WAXAA ISKA LEH DOWLADDA AYAA KA MASU'UL AH😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před měsícem +1

    Faanweybaa

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Před měsícem

    B

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před měsícem +8

    DANI WU IS FOORTAY, AXMAD DHUXULEESTE WU IS DOORTA, LAFTA GAREENNA IYAGA AYU LA MID YAHAY, MD. XASSAN ISAGUNA DASTUURKII AYU KA YEELAY SIDU JECEL YAHAY.

  • @YilaCali
    @YilaCali Před měsícem

    Ethiopia ayaa waxaan DHAN kadambaysa ogaada AS Maqarxiuaan dhalinyarade Dowlada ayey raad San lahaayeen😮😮😮😮😢😢😢

  • @user-gp1li7ok1r
    @user-gp1li7ok1r Před měsícem

    Sorry 😢😢😢😢😢😢

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh Před měsícem +1

    Ex-Md. Madaxweyne Farmaajo. Wuxuu dhisayay ciidamo ileyn haddii aadan ciidan lama dagaalami kartid iyo istraagiyad buuxda ama mid qabyo ah, sidaas darteed Md. Farmaajo, wuxuu sameeyay waxaay ahayd mid macquul ah

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před měsícem +2

    MD. XASSAN SHEKH, CIIDAMADA UU DAGAALKA KU GALAY, KA DIBNA AAN QOF KA SOO NOQONIN, WAXA AAS AASAY MADAXWEYNE FARMAAJO, WAXA MUUQATAY, IN UU DOONAYAY IN UU DIYAARSADO, CIIDAN TIRO, TABABAR IYO TAYO BUUXDA LEH.

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 Před měsícem

    Wararka ithopiya tolow ma’mdexw prof xasan shiekh baa dhex Ayala?

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 Před měsícem

    Garaad tv ma’ithopiya ka soo baxa maxaa Abiy dhex dhiga?

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc Před měsícem

    WAA YAABA IYO AMAKAAK GOBAL KA SSC KHATUMO CID BALA SHEEGI KAR IN GOBAL KA MID AH SOMALIA AQOONSI LOO DONAYO WAA MAXAY SSC KHATUMO IYO AWDAL STATE BA MACNIHI WAXA WEEYI SOMALIA DAWLAD MAJIRTO BAY KADHIDAN TAHAY WEEYI

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před měsícem +1

    Garaadlaawow maxaad haysaa

  • @WiloCusman-uv8ix
    @WiloCusman-uv8ix Před měsícem

    Lafta garen hau joojin guuul iyo gobonimo

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 Před měsícem

    Kad kad kadiig kuug news