XALIIMO GOBAAD ft GULLED SIMBA 2020 HEESTII WADADA KU QUL QUL LIVE ON STAGE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Kaafi Studio is one of somali content creators Producess Somali Songs, Films, Wedding Highlights, Documentry and More Content Creation Services.
    *******************************************************************************
    استوديو كافي هو أحد منشئي المحتوى الصوماليين الذين ينتجون أغانٍ صومالية ، أفلام ، لقطات زفاف ، أفلام وثائقية والمزيد من خدمات إنشاء المحتوى ،
    *******************************************************************************
    Kaafi Studio waa mid ka mid ah hal-abuura Yasha Somaliyeed Kaas oo Soosaara Muuqaalada, Heesaha, Aflaanta, Arooska, Documentary-ga iyo Adeegyo kale oo quseeya muuqaal sameynta.
    Don't forget Subscribe and Share leave a comment
    Produced by Kafi Studio © ️ Good Rights
    Contact What's Up +254797223750/ +447449961382
    wa.me/message/...

Komentáře • 254

  • @shushushushu4045
    @shushushushu4045 Před 4 lety +438

    Inta dhiga somalianima ku jirto calanka dartisa like iku sar 🤣🤣🤣🇸🇴💙🇸🇴💙

    • @mohamed789_5
      @mohamed789_5 Před 4 lety +1

      ❤️❤️❤️

    • @mustafakarama8949
      @mustafakarama8949 Před 4 lety +2

      Lkn calanka wax lago qoslo mahn wlshey♦️

    • @mohamed789_5
      @mohamed789_5 Před 4 lety

      @@mustafakarama8949 weyka maqan tahay wllshey,
      Galoo aqli celiyoh🙏

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES Před 4 lety

      wallal subscribe iyo like igu caawi illahey dartiisa cotsigeyga iifuli walal ❤😭

    • @hadiyaali1741
      @hadiyaali1741 Před 4 lety +2

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤💜💜💜🧡🧡🧡🧡💛💛💛💋💋💋💋🙏

  • @sumeyoomar4659
    @sumeyoomar4659 Před 4 lety +60

    War is asturaaa oo xishodaaa haadad ilahey aad garanesan fananinta gabdaha ah ilaheyna uu so laabta asiga aya idiinku naxariisanayo uu noqda

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES Před 4 lety

      wallal subscribe iyo like igu caawi illahey dartiisa cotsigeyga iifuli walal ❤😭

  • @deeqdollar8968
    @deeqdollar8968 Před 3 lety +17

    Fiska hestan waa laga wata xagga codka walipa iyado play back aheen viva gobaad’🥰😘

    • @jarrohusen2331
      @jarrohusen2331 Před 3 lety +1

      Hhhhmm fiska ma iyada gaadhaysa maalin daayo haben xata gaadhimayso digaagadani

    • @munirabdiaziz4072
      @munirabdiaziz4072 Před 3 lety +4

      @@jarrohusen2331 waa laga the wataa wll cod+style everything Halimaa ku leh

    • @jarrohusen2331
      @jarrohusen2331 Před 3 lety +1

      @@munirabdiaziz4072 hhhmm hadaad qabiil ku raaceyn haliimo fanka wa lagu so kabeeyay fiskana inay gaadho hadalkedaba daa fiska wa boqorada sabankan
      Kiin jaamacba ka cod mcn lodkeda

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j Před rokem +1

      @@jarrohusen2331
      Iskadah gerabey shinkah labadah gabdhod waa fananin iskuh xiran mid bah midakaleh kamah ledatoh
      Waa fananin somali ah ee hakalah socinah fananitah kuligod waa fananin hodmacan faskah iyo gabod waa labah gabdhod oo fananin ah ilahaay hasiyo cimrih iyo cafimad wanagsan waa fananin taniyeh amiin

  • @zalma1437
    @zalma1437 Před 4 lety +51

    Somalidu waaa jaahiliin anaa leh ma oran lkn qofku heesta wuu kaheli karaaa fanankii lahaaa unbaaa leh lkn bashaaalee lo qadaya

  • @cadaanicade6758
    @cadaanicade6758 Před 4 lety +21

    70% dadku codkan xalimo gobad ayey uheystan🤩

    • @axmeddahir6487
      @axmeddahir6487 Před 3 lety +1

      Xaliimo gobaad waaye codkaan yaa ka seen 🙄🙄🙄🙄

  • @ayaanmahmed7002
    @ayaanmahmed7002 Před 3 lety +8

    lnta dhiga somalianima ku 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤣🤣🤣🤣🤣😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤣🤣🤣🤣🇸🇴

  • @lifewithkajuju2074
    @lifewithkajuju2074 Před 4 lety +10

    wow halimo gobaad and gulled simba u are my fans i realy like ur songs so much

    • @wfs949
      @wfs949 Před 4 lety +2

      U made my day, from now on i am ur fan

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 Před 4 lety +12

    kaltun is so beautiful. shaxshax
    god bless you all

  • @mofarah5689
    @mofarah5689 Před 3 lety +3

    Gabdha hawiye Legend inee yihiin heesahooda ayagoo nool baa kuwo.qaadaayo.

  • @myspedo
    @myspedo Před 4 lety +74

    Masha Allah the small girl on the right with the blue head scarf finds the whole thing very surprising😂😁

    • @hassanzakaria4075
      @hassanzakaria4075 Před 4 lety +2

      😂😂😂

    • @burhanijalle6145
      @burhanijalle6145 Před 4 lety

      Mkllooojhvghvvccxxzxtikjvfdrttddsssfyuiijkloooo
      😭

    • @tigisthu3780
      @tigisthu3780 Před 4 lety

      😂😂 also me all of them made my day...but i dont under stand language the retim is oooo

    • @faytimaabdi4852
      @faytimaabdi4852 Před 4 lety +7

      She is so confused about this grown ppl half naked and acting like kid’s 😂😂

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES Před 4 lety

      wallal subscribe iyo like igu caawi illahey dartiisa cotsigeyga iifuli walal ❤

  • @animated20255
    @animated20255 Před 4 lety +50

    Its somali independence day. Wadada ku qul qul aya la qadaya. War dadkan umada halaga qabto😂

    • @aminamuhidin7209
      @aminamuhidin7209 Před 4 lety

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @abdi6493
      @abdi6493 Před 4 lety

      Heheh anaab la yaban wllh

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES Před 4 lety

      wallal subscribe iyo like igu caawi illahey dartiisa cotsigeyga iifuli walal ❤😭

    • @AhmedAli-pb4ef
      @AhmedAli-pb4ef Před 4 lety +3

      War ma adga wx og
      Gumeysida aya wada lu qul qul lee yhn😂😂

    • @abdulazizyalahow3238
      @abdulazizyalahow3238 Před 3 lety

      Hahahaha hmmm 🤔 interesting lol 😂

  • @menace395
    @menace395 Před rokem +1

    soooomaliya ! we wish and long for it!

  • @sadiaibrahim9389
    @sadiaibrahim9389 Před 2 lety +2

    Farxiyo fiska heesteda

  • @roodaapdi4142
    @roodaapdi4142 Před 3 lety +1

    26 july 2021 inta dawanaysa like sar😅🇸🇴♥️

  • @safanuurmuse5600
    @safanuurmuse5600 Před 4 lety +4

    waw eshcala cod inti xalimo gobad codkeda jecel laktasar bilis 💗💙💚🇸🇴🇸🇴💌💌💟❣❣💞

  • @mohamedqanciye1150
    @mohamedqanciye1150 Před 4 lety +4

    Waw???? Keep rocking my people ,love you all

  • @dhawaaqlaheeyn7137
    @dhawaaqlaheeyn7137 Před 3 lety +2

    👍🇸🇴 Calankaan lee Laacib Dalka7 ka ah.
    Heestaan Anaa leh👉Hadii Aadan Jecleen Cawaale🇸🇴 2:00.

  • @sowdiinabeela5892
    @sowdiinabeela5892 Před 4 lety +6

    Mss fowziyo yaa ujeeeda😅😅❤

  • @axmeddahir6487
    @axmeddahir6487 Před 3 lety +2

    Hestan Xaliimo gobaad aa ku leh😁😁😁❤️❤️❤️❤️❤️

  • @MohamedSaid-gw9fx
    @MohamedSaid-gw9fx Před 3 lety +3

    maansha allah soomaaliya hanoolaato

  • @umucabdikhadar5069
    @umucabdikhadar5069 Před 3 lety +4

    Calanka somalia🇸🇴 dabal dagisa iyo heestan secamal

    • @nastehahussein6945
      @nastehahussein6945 Před 3 lety +1

      Hhh ani xataa waan kula yaabanahay teeda kle naba naag beyba kala yihiine ma iyadaa qaaday marka

  • @noradiintimonoradiintimo985

    Lkn wn ka xumahay fanaantu somaliya maaha qadaad weyntuna calan uu qarxis hadheeyay bay wataan😂😂

    • @mesutozil5649
      @mesutozil5649 Před 3 lety

      Haday somali ahyn hadaa ma iidooorba

    • @noradiintimonoradiintimo985
      @noradiintimonoradiintimo985 Před 3 lety

      Mesut ozil waa Somali somali wxy ka yihiin somalilander maaha qadaad weyn iyo caga dheer 😂😂 hadaad hagaag santihiin wx wd kala garan lahaydeen lkn wxd tihiin qolfoof kaliya

    • @mesutozil5649
      @mesutozil5649 Před 3 lety

      @@noradiintimonoradiintimo985 qalfoof hadaa nahay 30 sano nagumiina oydeeen anaguna xabaalaha maso qufano Inankas guled simba ah na wa marexan inantana wa majeerten iidoorow ma fahamty

    • @noradiintimonoradiintimo985
      @noradiintimonoradiintimo985 Před 3 lety

      Labada waanu isgaranayna ku wa lagu naxsanyahee idhaada gobolada waqooyi waa walaaleheen. Lama kala goyn karo war horta wll tinimadii daah ma saarna oo "ilaahay ayaaba dhahay muslimiintu waa wllo" hadaad idinku hada ogaaten inaynu wllo nahay anagu Hortiin baanu ogayn,
      Kuwa 30 ka sano ladaba cararayana shaki kama saarna dadka inay somaliland thy

    • @mesutozil5649
      @mesutozil5649 Před 3 lety

      @@noradiintimonoradiintimo985 30 sano cidna kama daba oynayne somalidu qabiilba meshisu ootay malinkay dawlad dhalato wa arki doonta way isku imaan doonan ee siyaasiyintan baa malinba waji ah tusaale ahan raysal wasara ku jigeenka somaliya iyo ninka hysta aqalka sare ee somaliya wa labo nin oo isaaqa muuse bixi nina wu nicibyahay oo wa raysalwasare ku xigenka nina wu so dhaweysta oo waa kan aqalka sare hysta mrka filimka shacabkaas ba la khaldaya anigu ceerigaabo bn ku dhashay waqtigygi ugu badnaana kismaayan kuso qaaatay labada dhinacna wan ahy lkn shacabku wa isku mid oo siyaasiyinta wax qasaya halkaasay soorta ka qurun santhy

  • @khadijotawakal4475
    @khadijotawakal4475 Před 3 lety +2

    Dhiga ikacay somalinimada ku qado dhiga ikacaye

  • @sawdocali5497
    @sawdocali5497 Před 4 lety +1

    In ta ugushidan Shanta somaliyeed

  • @aka.commando
    @aka.commando Před 4 lety +22

    War anagaba RAJASTIINKA beenta ah baad nagu qaladaan marka aan idiin qosolno qaalin geela idinka bixino baad naas lamood noola timaadaan

  • @abdikaafi8432
    @abdikaafi8432 Před 4 lety +2

    Heestan hees calan mahane xaa qaldan

    • @Hardyironman
      @Hardyironman Před 4 lety

      Waa suaal bro hees daadis waaye waxa meesha joogo kuli qaraar haayo waa lagu soo daadiyay

  • @nimcoxashi5061
    @nimcoxashi5061 Před 4 lety +4

    Nice song 👌💕 first one to cmmnt keep going wll

  • @arfiiman6643
    @arfiiman6643 Před 3 lety +3

    I seen my legend gulled simba 🤩

  • @updiwazahali3775
    @updiwazahali3775 Před 4 lety +2

    Waamaxy

  • @rihaabqurux3990
    @rihaabqurux3990 Před 4 lety +2

    Nagti nesta lahed wali wah noshahay se camal

  • @nastexoaxmed7985
    @nastexoaxmed7985 Před 4 lety +3

    Manshalalalalal😍

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et Před 4 lety +6

    Qofta qaaday heestan maba dhimaninee maxey ayada U qaadee waa yaabee

  • @djmalikofficial833
    @djmalikofficial833 Před 2 lety +1

    Waw Guuled simba

  • @Yakko49
    @Yakko49 Před 3 lety +3

    2:53 guled simba waa lagu adkeeyay

  • @lionlion1400
    @lionlion1400 Před 4 lety +3

    Heestaan waxaa iska leh ilkacase qeys

  • @abdulstour7095
    @abdulstour7095 Před 3 lety +7

    2021 n still its a hit 💕💕🔥🔥

  • @cabdixafidadan6467
    @cabdixafidadan6467 Před 3 lety +5

    HALIIIMA ADUU GUULEED WA KA WEYNTAHAYE XASAN ADAN BA ISKU FACTIHIIN🤣🤣

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 Před 3 lety

      WAXBA MAKALA WYNA CIYARTA NAGA DHAF LABADAN FANAN ILMADER WEYAN HAKU MSHQULIN

  • @natashagwal5429
    @natashagwal5429 Před 4 lety +5

    Qosolka bentiyo qalbi jilacan ikuqaladayan

  • @abdifatahduchtholland5473

    Zijn is echt gek manzen uit viland kkkk

  • @sharmakhaliif1231
    @sharmakhaliif1231 Před 4 lety +2

    Wooooooooooooooow

  • @khaalidibra3923
    @khaalidibra3923 Před 4 lety +21

    war gabdhii mss foosiya aheed ya ila arka

  • @Hardyironman
    @Hardyironman Před 4 lety +2

    Dadkaan yaa kuwada daadiyay

  • @dhawaaqlaheeyn7137
    @dhawaaqlaheeyn7137 Před 3 lety

    🇸🇴 7❤ 0:47
    Walaahi Run waaye taa👉2017.
    Markeey Aekeen Haram-cad iyo Dalkii oo kacay beey Qiiroonayaan.
    1:38🤔 .
    🇸🇴 Calanyawow Waa ka wadataa Kuwa Qaawan oo, Qiimaha yar.

  • @abdifatahduchtholland5473

    Jullie echt divel komt uit vilaand

  • @bashiirhussein4135
    @bashiirhussein4135 Před 3 lety +1

    Guleed nagta wey kuku adkeysey

  • @queensara5617
    @queensara5617 Před 4 lety +1

    Kabaayare team🤣🤣wxii fahmy🤣🤣

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES Před 4 lety

      wallal subscribe iyo like igu caawi illahey dartiisa cotsigeyga iifuli walal ❤😭

    • @queensara5617
      @queensara5617 Před 4 lety

      @@SWEETSANDSPICES okay wlaal❤️❤️❤️

  • @abdialiibrahim7417
    @abdialiibrahim7417 Před 3 lety +3

    Waxaan hees ahan

  • @xamsecabdi1144
    @xamsecabdi1144 Před 4 lety +1

    ma lugu wasaa

  • @cm16legedor6
    @cm16legedor6 Před 4 lety +1

    Iilahay naart meel kugu haboon hakudhigo adiga iyo nasteexo nasayaryta ku ag taagan dhamaantoidba

    • @HoyaZak
      @HoyaZak Před 4 lety +1

      Adiga cadaabta tan ugu hoseysa hakugu rido

    • @marianruun1157
      @marianruun1157 Před 4 lety

      🤣🤣🤣 lagal adne

  • @samsamapdirahman2132
    @samsamapdirahman2132 Před 3 lety +2

    Ayaandaro wado ciidlasheegayaba angaranayn iskaabiilqo waarnomaqalantaan

  • @sultanalibile2190
    @sultanalibile2190 Před 4 lety +13

    Independence Day Oo Hees Daadis Ah La Qaadayo Cilmi Igu Cusub Waaye 😂🤣
    Heesihii Guubaabada Maxaa Helay 🤔 😋

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES Před 4 lety

      wallal subscribe iyo like igu caawi illahey dartiisa cotsigeyga iifuli walal ❤😭

  • @ramlakorean9161
    @ramlakorean9161 Před 3 lety +4

    Nagta gaal cadanta Mxa mesha keeney 🤣🤣

  • @hamzabakri1913
    @hamzabakri1913 Před 4 lety +2

    Halimo♥️😂✌

  • @mohamed789_5
    @mohamed789_5 Před 4 lety +4

    Haskeyga❤️❤️

  • @naciimocumarmuse740
    @naciimocumarmuse740 Před 2 lety

    GOTHERNBARG GAROOWE WEEYEEN

  • @apdihamiidofficial7808
    @apdihamiidofficial7808 Před 3 lety +2

    ❤️❤️❤️Qof pa hami ayu kaleyahy inu karo youtobe ka ani hamigygu wa inan mid one million qarna herarkale. Oo ad ukala fog.
    Balse anuu. Inan 100 garo bishan. Ada igu cawinkara walshy oo. Wllky. ❤️

  • @ilyasabdirashid2062
    @ilyasabdirashid2062 Před 3 lety +6

    Omg my mother can sing

  • @fadumocabdi5622
    @fadumocabdi5622 Před 4 lety

    Horey usoco gobaad

  • @amunabdi7553
    @amunabdi7553 Před 4 lety

    Akhas na heesta naagtii lahayd way neshay de 🤫🤫🤫

  • @abdihakimwarsame8728
    @abdihakimwarsame8728 Před 4 lety +3

    Play back waye

  • @mumtaasburuujjaamac6309

    Caadi mahan

  • @sucdimaxamed3935
    @sucdimaxamed3935 Před 4 lety +2

    Wadada kuqlqul

  • @najaxxuseen303
    @najaxxuseen303 Před 3 lety +1

    waw

  • @isseali2070
    @isseali2070 Před 4 lety +3

    Heesta play back ayay saraty😂

    • @nimcanoffset6259
      @nimcanoffset6259 Před 4 lety

      ❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍♥♥♥♥♥💯💯💯💯💯❤💋♥♥♥♥♥♥♥👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aweysdahir5282
    @aweysdahir5282 Před 4 lety +10

    Lawo cood kala yihin coodka farxiyo fiska maxa isku sare adiga malihid 😂😂😂😂😂 naag tuug

  • @sacdiyamohamed4891
    @sacdiyamohamed4891 Před 4 lety +1

    Hees aanay lahayn ayay u boodaysaa habrtan

  • @mohamedadenahmed8426
    @mohamedadenahmed8426 Před 3 lety +1

    SAS wye

  • @amranamlaa7845
    @amranamlaa7845 Před 4 lety +1

    Ar heesti weykuf satay xaliimo gobad hello fiska adoo nool maalagu baaday

    • @soowdookhanacaskirajonaawi9431
      @soowdookhanacaskirajonaawi9431 Před 4 lety +1

      Heesta wxa qaaday saabrin ee mha farxiyo

    • @jarrohusen2331
      @jarrohusen2331 Před 3 lety

      @@soowdookhanacaskirajonaawi9431 Heesta wa silsilad ilaa afar fananba qaday oo isu jawabay asal ahana fiska leh oo bilowday ilkacasa uso jawabay
      Deedna sabrina so qaday mid kalo samtar yare la idhaba uso jaqabay saabrin

  • @Awaale
    @Awaale Před 4 lety +3

    War hoy yaab habarta gadaale yaa weeye wakhtigeediba soo qaadatee maxay isla qaawin 😂😂😂 soomaalidu ma xishooto

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 Před 4 lety +3

    Coronavirus Malaga cirib jiray meeshaaas ayay ku baahaalaan Ummada Somaliyeeed ?

  • @Hardyironman
    @Hardyironman Před 4 lety +1

    Wadada ku qul qul maxaa waaye

  • @xalanecabdicaydiid2480
    @xalanecabdicaydiid2480 Před 4 lety +2

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk UF SOMALI IYO FARMAJO IYO XALIIMO

    • @Abdihakim.Ali_10
      @Abdihakim.Ali_10 Před 3 lety +1

      Heestu Waa Play Back
      Lkn Codku Waa Xalimo Gobad Iyadaa Soo Duubatay Wx Fahan Bro

  • @eastafricaentertaiment3304

    o xaalimadani dhaghayaga kama xishoon farxiya fiska ayaaba maqleeyna

  • @mandeqbare3154
    @mandeqbare3154 Před 4 lety +3

    Kkkk heesta iyo moba islaha intee lowaada calanka

  • @sucdimaxamed3935
    @sucdimaxamed3935 Před 4 lety +2

    Heskyga haigu qaraarine iga quuso iima qalntide wadada kuqulqul🤣🤣

  • @abdifatahduchtholland5473

    Ale adoonke mahey nacazin ku jogan ufufuf

  • @sacadmaxamed5891
    @sacadmaxamed5891 Před 2 lety

    Xaliimo

  • @farxiyocabdi2128
    @farxiyocabdi2128 Před 4 lety +2

    Iska firi wada qaldanwlloyash

  • @yahyeomar9496
    @yahyeomar9496 Před 4 lety +1

    Hees naag baa is leh tukale maad wayday

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES Před 4 lety

      wallal subscribe iyo like igu caawi illahey dartiisa cotsigeyga iifuli walal ❤😭

    • @KalelaChannel
      @KalelaChannel Před 3 lety

      Jaahil.

  • @mohamedcumarshariif5118
    @mohamedcumarshariif5118 Před 3 lety +1

    Mash allah

  • @nshxmehianhasan1609
    @nshxmehianhasan1609 Před 4 lety +2

    Woow😍

  • @golatiabheyfabrice80
    @golatiabheyfabrice80 Před 3 lety +1

    J'ai vraiment adore la jeune fille derriere xalimo ..

  • @prettyhamda9683
    @prettyhamda9683 Před 4 lety

    Oo intee kadhacdaY saapiriina

  • @Wardaofficl
    @Wardaofficl Před 4 lety +3

    Hablyo galmug

  • @hanadlucky3889
    @hanadlucky3889 Před 4 lety +1

    👌👌✌✌👌✌👌✌✌👌✌👌✌👌✌👌

  • @maxamedmuusa8424
    @maxamedmuusa8424 Před 3 lety

    Somali with falg

  • @miskyanohoney9310
    @miskyanohoney9310 Před 4 lety

    halima gobad meyaa tahay hortoo

  • @Hardyironman
    @Hardyironman Před 4 lety +1

    Wax qurxan maba u jeedo been badanaa dumarka caadifad badanaa

  • @guuledaxmed5393
    @guuledaxmed5393 Před 3 lety

    FAFF kohinoor

  • @c8kk9kkjj
    @c8kk9kkjj Před 4 lety +3

    Try to❤️😍

  • @kingj3589
    @kingj3589 Před 4 lety +2

    Fiska ka cod mcn kkkk

  • @dahabosomnet9720
    @dahabosomnet9720 Před 3 lety

    soodijin

  • @huntarpoy524
    @huntarpoy524 Před 3 lety

    Hhh hla pashaaaaaaaaalo qashyaaa

  • @ruqiyamaxamed2982
    @ruqiyamaxamed2982 Před 4 lety +4

    Maalinta xornimada iyo heestan🤣🤣🤣🤣

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES Před 4 lety

      wallal subscribe iyo like igu caawi illahey dartiisa cotsigeyga iifuli walal ❤😭

  • @shirwaali9041
    @shirwaali9041 Před 4 lety +2

    👌👌👌👌👍

  • @AhmedAli-sx3ck
    @AhmedAli-sx3ck Před 4 lety +6

    😂😂😂ANagaa yaab aragnay its Somali independence day 🇸🇴baa Laga qaadaya wadada ku qul qul ilaahy ha idin fahmsiiyo micnhaa aad mesha ujoogtaan fananiinow😳🤣👊

    • @caliyakpp8405
      @caliyakpp8405 Před 4 lety +1

      😂😂😂😂😂

    • @user-rp2bk5ou9q
      @user-rp2bk5ou9q Před 4 lety

      Wllahi benta mha Allah fahansiyo micnehe mesha u jogan😂😂😂😂

  • @naciimocumarmuse740
    @naciimocumarmuse740 Před 2 lety +1

    9P ,

  • @shabbacal-gaadeer
    @shabbacal-gaadeer Před 4 lety +2

    Heesta masoomaalilandbay uqaadaysaa tolow 😂😂😂😂

  • @mulkihenna9278
    @mulkihenna9278 Před 4 lety

    Asc asaxabta halaso boqdo CZcams keyga henna quruxbadan ba ka heleysin

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES Před 4 lety

      wallal subscribe iyo like igu caawi illahey dartiisa cotsigeyga iifuli walal ❤😭