FALEEMBO IYO BUSKUT VS 4 GABDHOOD || KALA BAX DOOQADA || YAA GUULEYSTE CAAWA..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 30. 05. 2023
  • #YAHYE_HUNTER
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    Last subscribers: 623,631
  • Zábava

Komentáře • 202

  • @abdullahikashka7620
    @abdullahikashka7620 Před rokem +155

    Kashka saqajaan 😂

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před rokem +72

    Wakhti ma uhelaysa saliga nebiga (scw).🥰🥰🥰

    • @sacdiyosiman374
      @sacdiyosiman374 Před rokem

      Salalahu caleyhi wasalam ♥️ salalahu caleyhi wasalam ♥️ salalahu caleyhi wasalam ♥️ wasalam ♥️ salalahu caleyhi wasalam ♥️ salalahu caleyhi wasalam

  • @cabdalemaxamed1206
    @cabdalemaxamed1206 Před rokem +26

    Madar iyo lii caato soo fadhiisi inta igu raacsan like saar

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Před rokem +64

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤❤❤

    • @abdoosmanomar
      @abdoosmanomar Před rokem

      The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet maxamed ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @WalaalHadaafa
      @WalaalHadaafa Před rokem

      scw scw scw scw❤❤❤

  • @nafiisamohamoud8892
    @nafiisamohamoud8892 Před rokem +19

    Rahma way aar gudatay axsan qaali kuwataa 🥰❤. Intii u jiibisYna wa mahadsan yihiin like kashka 👏👏

  • @leyloadanabdulle4017
    @leyloadanabdulle4017 Před rokem +10

    Kusaliya xabiibkeena mahamed scw

  • @kamaljama9312
    @kamaljama9312 Před rokem +17

    Wlhi raxmo faleembo way ka aarsatay😂😂 sister horey u soco

  • @MutaasAbdiElmi
    @MutaasAbdiElmi Před rokem +6

    Oh Falempo waxba Helayy😂😮😂

  • @isracaydiid6286
    @isracaydiid6286 Před rokem +8

    Kashka umadeena maaha 😂😂😂alla qaracow zhp barnaamijka wad shidadayyba😂😂😂

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před rokem +16

    What a emotional damage gabadha is not easy 😂😂😂😂
    Heestii lafoole xasuusa ayaan galay
    Gabadhu wa cajiib ❤❤❤

  • @saciidosiidcalisaciidacade4054

    Jecliyaa jabjaaas Raxmaay faleembo inaad ka aarsato saan u rabay leee 😂😂

  • @dhameystiran_4068
    @dhameystiran_4068 Před rokem +13

    Rahma Wlhi wa Lgemd Wy Ficnan Lhyd lkn Nocgo Kle Uma heeso jahh 😅Nin an arsan ba Urka Hoydadi Ku Jira 😂❤❤

  • @bashiircabdirashiid
    @bashiircabdirashiid Před rokem +11

    Faleembo vs raxmo ciyaarta bareejo waaye 😂😂😂😂

  • @umulkhayr-qu2qv
    @umulkhayr-qu2qv Před rokem +14

    Cawa falembo waa lajafay 😮😮😮

  • @user-yq4lq9nk1e
    @user-yq4lq9nk1e Před rokem +16

    Kashka barnaamijku haduu kijiraan hita qosolkiisa lee ayaaba videowga ku macaanenaayo.😊

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Před rokem +8

    Masha allah gabadhahena ❤❤❤queen Maria harlin iyo queen Rahma muna iyo sundus Sdo kle❤❤❤

  • @abdikafiabdullahi8891
    @abdikafiabdullahi8891 Před rokem +3

    Muno legend mad Waaye Wlahi✊👸Geesi la isugu Goobtay Bay Taageertay😊

  • @anisonaxar5397
    @anisonaxar5397 Před rokem +5

    Madfac baku dhacay odaygi faaruqa ahaaa😂😂😂😂

  • @XOG-MAAWI
    @XOG-MAAWI Před rokem +6

    Yahye hunter waan ku salaamay kow u qir somaliland in ay dal dahay , falenbo saxb somaliland gobol maaha waa dal

  • @zaahilgacal1448
    @zaahilgacal1448 Před rokem +2

    Buskud xerka raga waxba kama yaqaan wllhi Falemo cabsi cabsi wllhi vivo

  • @AadanCarabo
    @AadanCarabo Před rokem +19

    😂😂😂😂 kashka is not easy wllhi beerka icasaaday

  • @NuurtoWarsame-hz4ll
    @NuurtoWarsame-hz4ll Před 10 měsíci

    Waan ku soo dhaween lahaa Rahmo❣🌹💞💝🥰🇦🇿🇦🇿🇦🇿baydhabo Janaay markale ku soo dhawaaw Rahmo💖💓🕊

  • @user-vv3mk7oy6z
    @user-vv3mk7oy6z Před rokem +7

    Faleembo way Ku qayliyeen 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @busharoaadan4441
    @busharoaadan4441 Před rokem +4

    Liicato iyo madar no keen

  • @IdilHousseinPrincessaidi-vj9uc

    Keep going my brother from djibouti 🤩🤩

  • @AdenabdirahimAbdirahim-wh1kt

    Yaxya Hunter ✍️✍️ keep going guleyso

  • @abdullahirashid495
    @abdullahirashid495 Před rokem +6

    Legend brother ❤🌹🫰

  • @mohaatube3944
    @mohaatube3944 Před rokem +4

    Hada nahay rer konfur galbed wan kuso dhaweynayna abayo 🥰🥰🥰

  • @Suweysmaxamed-zj3ke
    @Suweysmaxamed-zj3ke Před rokem +4

    Wll yaxye hore usoco ok masha allh

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +14

    Three legends always yahye Hunter and falembo and Buskut another's levels program's choices 👍😍💪❤😅😊

  • @komantikudhiigle1153
    @komantikudhiigle1153 Před rokem +7

    RAXMO IYO FALEEBO MAXAA KALA QABSADONO🎉🎉🎉

  • @suhaybapdirahman9037
    @suhaybapdirahman9037 Před rokem +5

    faleenbo wixii ku helaan la yaabay 😂😂

  • @shukrimohamoud5693
    @shukrimohamoud5693 Před rokem +6

    Caawa mida falembo kudhacday waligi kaso kabsanmayo dumarka lalama ficiltamo hadi kale god madow ba ku danbenaya😂

  • @apdixakintarabi7018
    @apdixakintarabi7018 Před rokem +3

    Zuusan shacni soo qabo next fiidhyo😊

  • @MubarigBashiir-ty6id
    @MubarigBashiir-ty6id Před rokem +11

    faleenbo wayku dhacaday walaahi raxma😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aminaseben9811
    @aminaseben9811 Před rokem +1

    I'd like this CZcams. Keep going brother and all of you Sister. brother make the game with you.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halabuurhibomohamed4827
    @halabuurhibomohamed4827 Před rokem +5

    Wlh wa tusaale habluhu ma jecla ninka is kibraya 😂❤

  • @abdirahmanmohamed3964
    @abdirahmanmohamed3964 Před rokem +3

    Walaahay yaxyow saa uqoslaayay madaxa i xanuunay

  • @aadanosmanaadamyare1007
    @aadanosmanaadamyare1007 Před rokem +2

    Falembo kursiga kale inaad fadhisisid ayee eheed yaxye 😢

  • @sagaljet8880
    @sagaljet8880 Před rokem +4

    Faleenbo easy not easy 😂😂😂😂

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 Před rokem +9

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🥺🥺🥺🥺🥺

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Před rokem +26

    Anigoo murugeesan ayuu muuqaalkaan iisoo dhacay waan qosley waxaan islahaa adigoo murugeesan ayaad seexan laheed mahad sanid yaxye iyo asxaabtiisa 😂😂❤❤

    • @IsmailmohemdYusuf-un7if
      @IsmailmohemdYusuf-un7if Před rokem +3

      Hadad quranka joogto u aqrin lahed ama aad udhageysan laheyd madan murugten hadadbo adane murugtadu kafinoyo😮😮

    • @ZamzamXuseen-hf6zi
      @ZamzamXuseen-hf6zi Před rokem +1

      Walal ha murugoon aduunku waa maalmo iska faraxsanow markasta ❤

    • @MUBAARIGBunni-hz4nr
      @MUBAARIGBunni-hz4nr Před rokem

      ​@@ZamzamXuseen-hf6zi JACEYL BAALOGA BAXAY

  • @hussienyussuf9401
    @hussienyussuf9401 Před rokem +3

    bus kud wad mahadasan tahy se udha heso baigagadan😅😅😂😂😂

  • @daudii1852
    @daudii1852 Před rokem +1

    Faleembo yalisku so kicinin gabdow Marii Harlin love you abyo

  • @macalincaato
    @macalincaato Před rokem +2

    Caawa Anaa ugu horeyay

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 Před rokem +5

    Kkkkkk Raxma iyo filimbo wey isku soo baxaayaan,waa lamo waalan kkkk

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +12

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤

  • @sumaya74a72
    @sumaya74a72 Před rokem +12

    maxaa lagu qoslay dhamaadka barnaamijka ma fahmin iga daba geeya 🤣🤣

    • @SafiyaIsmaaciil-gn2bh
      @SafiyaIsmaaciil-gn2bh Před rokem +1

      Buska waa mahdsnthy kute 😂😂

    • @Ali.abubakar
      @Ali.abubakar Před rokem

      Anaa sifiican u fahmay Gu...ka xarfka (R) ku xiga dhameystiro cml in ay dhahday aa loo maleeyay😂😂😂😅😅😅

  • @user-tg5nj9oj9j
    @user-tg5nj9oj9j Před rokem +1

    Faleembo caawa wa laga dhibco qaatay sxb yahya

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobay Před rokem +2

    Kaashka is not easy

  • @user-yv9uh3lf1f
    @user-yv9uh3lf1f Před rokem +7

    Falembo calool weyne😮😮😮

  • @safiyomahamed7613
    @safiyomahamed7613 Před rokem +2

    Faleembo jac ween ku dhagtey hhh😂😂

  • @mahdisahal909
    @mahdisahal909 Před rokem +2

    Falenboo is not easy

  • @JowharFilms
    @JowharFilms Před rokem

    Wax kale caadi mahan❤❤

  • @hanaanmaxamed5330
    @hanaanmaxamed5330 Před rokem +4

    Faleembo cawa😂waxba helayy

  • @nasranour8776
    @nasranour8776 Před rokem +1

    Keep going

  • @user-py3ou8nq3e
    @user-py3ou8nq3e Před rokem

    Akhii barnaamiskan waa fiican yahay balse u sheeg dhalinta in la isku fogaan amaa la caytamin 😮😮 dharka bas lee ha la qiimeeyo hadii intaas dhaafto ma wacna

  • @Idil7159
    @Idil7159 Před rokem

    Yahye wllo waxan kaa codsanaya inaad ii Sampson yuotub abaal Baan Kaga haynayaa wllo

  • @user-eg6kr1qv9r
    @user-eg6kr1qv9r Před rokem +15

    Legendary yahye hunter ❤🎉

  • @kafiamohed8083
    @kafiamohed8083 Před rokem +2

    Qofkn buuran mxu nin naag ugu tilmaama horta acudu😂😂😂sagaaba caloshi dumarka leh

  • @mahmett9373
    @mahmett9373 Před rokem

    Faleebo waa kan ugu doqonsan ee Barnaamijka wyo Dumarka ayuu latirsadaa Raganimone maahan Nin Dumarka latirsanayo mida kle niman dhan oo 100low eh buu leyahay gabar maa thy asaa gabar iyo ka hoos eh doqonka

  • @souhaibhassan6335
    @souhaibhassan6335 Před rokem +2

    We need Jakarta and hafsa hilkas😊😊😅😅

  • @jinizaaye7161
    @jinizaaye7161 Před rokem +2

    Yarkaaan kashkaa miisanka culus wyeh yaxyow hka soo tgin

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv Před rokem +1

    C/laahi rufiyaan waaye❤❤❤🎉

  • @realmadrid7950
    @realmadrid7950 Před rokem

    Barnaamijkii Yahye CiyaLnimo Ka dhigtay wllhi Ee sidee Hore KuZoo CeLiH😂

  • @muniiraaxmed1090
    @muniiraaxmed1090 Před rokem +1

    Scw scw scw ❤

  • @user-dr4bv6eq8r
    @user-dr4bv6eq8r Před rokem +1

    Hi

  • @hamadinoor5961
    @hamadinoor5961 Před rokem +4

    Kashka balayo waaayo😂

  • @maryanyare673
    @maryanyare673 Před rokem +3

    War cawa qosol iguma xarin😅😅😅😅

  • @najmadaahir6963
    @najmadaahir6963 Před rokem +6

    Barnaamijka dhamadkiisa gabar maa dhuusotay mise waa dhagahayga😂😂

  • @clrishiidxaashi3566
    @clrishiidxaashi3566 Před rokem +1

    Lkn guys halka qalad bad Ku gashen markad tidhahdn waqoyigu wa gobol balse falembo iyo tan hortagnba way Ku qaldn yhn isa sxa jlayal

  • @Xabatfai
    @Xabatfai Před rokem +1

    Yahya kashka iyo sundus iskubalami

  • @jeelecadeofficially635
    @jeelecadeofficially635 Před rokem +2

    1 iso dhaha

  • @CaliCabdulaahiMohamedCAL-sf6ki

    Cabdulahikashaka keen zxb

  • @diinimohamedali6910
    @diinimohamedali6910 Před rokem +6

    Faleebo 😂😂

  • @nofacenochance9205
    @nofacenochance9205 Před rokem +1

    noi inanta muuno la leeyhy sowta na ceebysay somalilbd bay gobol ku tilmaantay😂😂

  • @MohamedIbrahimyarow-us5up

    Falebo waa ku wata ng iga amusi ljn ❤

  • @AbdisalaamAbdullahi-dv5xk

    Dhamadka Barnaamijka maxaa lagu Qoslay

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 Před rokem +1

    Wow wow😂😂😂

  • @user-dr4bv6eq8r
    @user-dr4bv6eq8r Před rokem

    Respect fleembo thalajan sxp

  • @gaabshe143
    @gaabshe143 Před rokem

    Tookadaada adkeeso sxb

  • @SacdiyoXuseen-zw6cj
    @SacdiyoXuseen-zw6cj Před rokem

    🤗🤗🤗

  • @NafisonuurMaxamed-nl4pb

    Kashak kaday yaqey😂😂

  • @GuuleedAlvez-pn3ez
    @GuuleedAlvez-pn3ez Před rokem +5

    Emotional damage kii uGu XuMaa falLeEMbO shaandhadaY kaGa XarOoTaY wllhi camERada Dip hoW FadhiisiNina zxP 😅😅😅😅because naaGuHuPa ma CisEeYaaN😅😅😩

  • @user-bf1em7ly5g
    @user-bf1em7ly5g Před rokem +2

    Walhy waykajarty😂

  • @akramakchannel8576
    @akramakchannel8576 Před rokem +2

    Meedka no soo jiida😂😂😂😂

  • @zakariahassanmacaruf5717

    Kashka kasodig gem kale

  • @IqrashMahad
    @IqrashMahad Před rokem +7

    Kashka umadena mahan inte laga kenay😂😂😂

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv Před rokem +1

    Waaw😂😂😂

  • @ibracosmetics
    @ibracosmetics Před rokem +4

    Koonfur galbed ismujiya 🇦🇿❣️💪

  • @ikraancabdi6869
    @ikraancabdi6869 Před rokem +1

    Jecliya jabkis 🤣🤣 falebo

  • @dekaibrahim2268
    @dekaibrahim2268 Před rokem

    Raxma way ka jartay falenbo

  • @ayaanayaanabdilaahi7705
    @ayaanayaanabdilaahi7705 Před rokem +1

    Kasha xaraami

  • @hubaalyare2010
    @hubaalyare2010 Před rokem

    Gabadhii dhahayse hab ban ku siinaya waxa kale markale noogadhig mala dooran

  • @prenisssomalilnd7846
    @prenisssomalilnd7846 Před rokem

    Madhusa maqly mise walalayal🥺🤚

  • @mustaqiim1893
    @mustaqiim1893 Před rokem

    😂😂😂war noso badiya

  • @Islaam252
    @Islaam252 Před rokem

    Wcs

  • @najahfaarah9235
    @najahfaarah9235 Před rokem

    Faleenbo caawa si loomagalin lkn waligiiba wn iska taageera

  • @nashaawinashaawi753
    @nashaawinashaawi753 Před rokem

    Mader io liicaato ayaan rabaa ani inaad so fadhiisiiso

  • @xalimocaliisxaaq9176
    @xalimocaliisxaaq9176 Před rokem

    Raxmo yar weyarstey kabx falembo wixihelan layabey 😅😅😅😅😅😅😅