MUUQAAL QIIRO LEH "9-Saacadood ayaan foolanayay,maalintii aan dhalay Aniga oo Umul ah ayaa la qaaday

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • MUUQAAL QIIRO LEH "9-Saacadood ayaan foolanayay,maalintii aan dhalay Aniga oo Umul ah ayaa la qaaday Heesta HOOYO || Nimco Hiddo Fanaanadii la Ilmeysay Heesta Hooyo.

Komentáře • 4

  • @siradm
    @siradm Před 3 měsíci +2

    Ilmadadow maaha, beerkeeda ee Allaha la koriyo, waa salaamayaa gabadhaas waana u ducaynaynaa, adkayso waxyar kaddib waxad arki doontaa adoo soo dhaafay insha Allah. Ragoooow, Ilaahay uga baqa carruurtiinna adduunkan xissaab aakharo ayaa ka dambaysa, barri Ilaahay swt waxad la hortagi lahayd, ilmahaagu markay kula soo sinmaanna aad u sheegi lahayd diyaarso. Gabdhaha ilmaha aad la tuuraysaan joojiya

  • @zaybaqueen2691
    @zaybaqueen2691 Před 2 měsíci

    Halbawlihiiyey yaa ku heli kara hooyoy ❤️🫶🥲👸🏽

  • @NimcoGedow
    @NimcoGedow Před 3 měsíci

    Hooyo macaan ❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🥰🥰💋💋💋💋👍👌