Qabiilka Saxda ah oo Imaam Axmed Gurey ka dhashay oo la ogaaday

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • Qabiilka Saxda ah oo Imaam Axmed Gurey ka dhashay oo la ogaaday

Komentáře • 87

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 Před měsícem +1

    Yaa dega Seylac horta❤Samaroon, Maxamed Case, Abrayn🙏

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 Před 5 měsíci +1

    Subhana Allah dhibkena Somali hadaa nahay, marka horena wax ma qorno marka dambana wa is haysanaa, halgamaagas naxariistii janno Alle ha geyo, koley ilahay agtiisa qabiil qiimo kama leh❤

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp Před 5 měsíci +3

    M.a. allah unaxariisto❤❤

  • @nadirhanafih0klololiliib202
    @nadirhanafih0klololiliib202 Před 5 měsíci +7

    wa karale hawiye tarikhda walahaya

  • @gjama9511
    @gjama9511 Před 2 dny

    Axmed Gurey wuxuu ahaaa nin Kasio jeeda Boqortooyadii Ajuuraanka ,

  • @abdiyare2025
    @abdiyare2025 Před 5 měsíci +1

    Litacaragu masha allah warbaahin dadka wax kafaideysanayaan

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 Před 5 měsíci +1

    Asc, Soomaalidu Guusha way wada jeceshahay, Ninkan Allah dartii ayuu u dagaalamayay wuxuuna ahaa nin Sheekhaash ama Shiiqaal ah, illaa maanta dadkiisii Harar ayeey ka buuxaan, uma uuna dagaalamaynin in Qabiil kiisa la ogaado laakiin Allah ka baqa Taariikhda ha ka been sheegina !!!

  • @yes619
    @yes619 Před 5 měsíci +4

    He was Karanle Hawiye

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 Před 5 měsíci +2

    Buugaagta Ethiopia ayaa lagu dersaa. Iskuullada loogu dhigaa.
    Ninkii raba inuu qabiilkiisa ammaantaa ha shaqeysto oo ha soo saaro halyeyo.

  • @Aweysaxmedcali
    @Aweysaxmedcali Před 2 měsíci

    Kkkkkkkkkk Axmed guurey abgaal ayuu ahaa

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 Před 5 měsíci +2

    Axmed Gurey nin Somali ah ayuu ahaa Qabiilkisana nin Absame ah ayuu ka ahaa:ee wax kale ma haysaan??

  • @crxmaanaxmed700
    @crxmaanaxmed700 Před měsícem

    Axmed guray wa nin majertena xligi saldanadi werarka amxarada bu galyy wuxuna ku asan yhy dhulka udhaxeya putland iyo ssc khatumo😢

  • @asadlionish
    @asadlionish Před 5 měsíci +1

    Axmed Gurey magciisa iyo kan Aabihiis oo Ibraahim ah iyi naanaysta Gurey iyo Alghazi oo la micno ah kii duule ama hogaamiye wax aan ahayn oo laga qoray ma jirto , marka la eego degaanka iyo dadka uu Imaamka u ahaa ee ku dhashay waxay caddaynayaaa ama udhowdahay inuu Somali ahaa laakiin cid uu kasii ahaa Somali ama qabiil ahaan cid qoraal ama tixraac suugaaneed haysaa ma jirto aan ahayn in beelaha Somali qaarkood kala sheegtaan .

  • @Aweysaxmedcali
    @Aweysaxmedcali Před 2 měsíci

    Axmed bin Qaasi kkkk magaacansomali maa ahaa yaalaxow rooblee raadiyaa

  • @cirsankayeer7464
    @cirsankayeer7464 Před měsícem

    axmad guray wasomali lakin cida uu kaso jeedo wa gadabuursi makador maxamad case abrayn jilibka rer axmad shabeel kuna dhashay g awdal

  • @SadiiqCabdirashiid-cf4jq
    @SadiiqCabdirashiid-cf4jq Před měsícem

    Axmed guray wanin asara❤oocaraba

  • @abrahammo497
    @abrahammo497 Před 6 dny

    Imam Ahmed (gurey)
    Son of Ibrahim Algazi
    Son of Garad Ali "Goita Tedros"
    Son of Garad Adan
    Son of Matan
    Son of Eise
    Son of Ahmed
    Son of Boqor Mahamed
    Son of Da'ud
    Son of Abadir
    Son of Muse
    Son of Mahamed
    Son of Warwajele
    Son of Radimir
    Son of Amanreir
    Son of Isaq
    Son of Galshiredle
    Son of Hodenbari
    Son of Balyiri
    Son of Awsame
    Son of Mareihan "Mahamed"
    Son of Sade "Ahmed"
    Son of Darod "Abdirahman"
    Son of Jaberti "Ismaeil

  • @SahracabdiGoox-l6z
    @SahracabdiGoox-l6z Před měsícem

    axmed guray markuu dhintay xaaskisa talwambara waxaa guursady amiir nuur oo ah beesha mareexan xukunki waxa qabtay amiir nuur malaga yaba in axmed guray marexan ahaa

  • @gare12
    @gare12 Před 5 měsíci +1

    AXMED GURREY WAA NIN KARINLE HAWIYE AH LAAKIIN DAGAALADII AYAA WAXAA SOO BAXAY QABIIL KALE OO ISKA SHEEGAN.

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 Před 5 měsíci

      adeer ha caayin imaamka

    • @yes619
      @yes619 Před 5 měsíci

      That’s right imam is Karanle Hawiye according to Hararge scholars

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 5 měsíci +1

    Waa Ogaadeen ama Mareexaan

  • @sayidmaxamedcsbdilaahi124
    @sayidmaxamedcsbdilaahi124 Před 5 měsíci

    Haa waa runtii gurgure

  • @ronny7suii3
    @ronny7suii3 Před 5 měsíci +2

    Imaamka Axmed Gurey wuxuu ahaa Karinle Hawiye, tafiirtiisii ayaaba jooga oo weli degen deaankii uu ku dhashay

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Před 5 měsíci

      😂!!Katinle😂 waayo??

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Před 5 měsíci +1

      Waa ayo xageey kunool yihiin

    • @ronny7suii3
      @ronny7suii3 Před 5 měsíci +1

      @@shukri114mohammed2 Karinle hawiye, waa awoowga dhalay Murusade

    • @ronny7suii3
      @ronny7suii3 Před 5 měsíci

      @@hafsaali4297 Waxay degenaan Baabile ilaa Harar inta u dhaxeeysa

    • @donomar8517
      @donomar8517 Před 5 měsíci

      Babili harar

  • @abdifarah5342
    @abdifarah5342 Před 5 měsíci +1

    He is karanle hawiye which is murasade.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Před 5 měsíci +1

      Waa karile sixowle, maahan mursade.

  • @ibrahimrascidabdulfattah258
    @ibrahimrascidabdulfattah258 Před 2 měsíci

    Asc. Ader Imaam Axmed Ibrahim Garan(Gareen) sidaas ayaa ku qoran Buugaagt oo dhan shkina kuma jiro in uu Boqortooyada Ajuran ka soojeedo.

    • @gjama9511
      @gjama9511 Před 2 dny

      Haa waa sax in uu Axmed Qaasin (Axmed Gurey ) wuxuu ahaa Ajuuraan (( Gareen ))

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 Před 5 měsíci +1

    Canfarta iyo oromadu waysheegtaan ninkaa gurey, hase ahaatee axmed magaadle ninka layidhaa ayaa hayb ahaan isaaqa oo wax somaliya lahubaa.

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 Před 5 měsíci

    Waa dhulbahante,, Turkiga buu ku diiwaangashanyahay

    • @user-xs2qw1pm7n
      @user-xs2qw1pm7n Před 5 měsíci

      😂😂😂😂 wagaaas wax dhulbahanata la dhoho iska daaye darood xitaa majirin indinkaaba marqaati isku noqday oo daraadan yaman ka imaanay lehe intee la idiin raaca markii la dhoho afsoomaali iyo gabay waxaad leedihiin annaga nagala soo gaaray hadana caraba nahay intee la idiin raaaca wllo adoon qalad ii fahmin😂😂😂😂

    • @asadlionish
      @asadlionish Před 5 měsíci

      @@user-xs2qw1pm7nGarad Matan oo ahaa ninka usareeyey ciidanka Axmed Gurey oo seedigiisna ahaa iyo garabkiisa midig wuxuu ahaa Garaadka Geri Koombe oo Daarood ah .
      Axmed Gurey wax qoraal ah oo nasabkiisa si cad u sheegaya qabiilka uu yahay ilaa hadda lama hayo , ama gabay la weriyay oo sheegaya .
      Beelaha Geri,Mareexaan ,Absame iyo Karanle iyo kuwo kaleba way ku qoranyihiin buugga futuux xabash inay ahaayeen ciidamasa ugu badan ee Imaan Axmed Gurey laakiin wax intaa dhaafsiisan oo nasabkisa caddaynaya ma jiro .

    • @user-xs2qw1pm7n
      @user-xs2qw1pm7n Před 5 měsíci

      @@asadlionish maxaa cadeen ah ayaaad uheeysaa bal isheek

    • @asadlionish
      @asadlionish Před 5 měsíci

      @@user-xs2qw1pm7n Futuux Xabasha akhri waxaa qoray nin yemeni ah oo la socday Imaam Axmed .

  • @ibrahimabdi3899
    @ibrahimabdi3899 Před 5 měsíci +1

    Nin Diinta Islaamka u dagaalamaya ayuu ahaa oo etiopianka christanka ladagaalamaya lkn somali wey iska sheegata waxaa loo badiya inuu qoomiyada canfar ka soo jeedo

    • @jabiye8593
      @jabiye8593 Před 5 měsíci +1

      allaha u naxarisste ahmed gurey fikir buu utaagna waa ninkii ogu horeyey ee muslimjnta geeska afrika mideeyey sey gaalada wuxushta ah ee casimadi ifat gubey hadana zeila gubey ay iska caabiyaan lknse yuu ahaa unbey kuhayan muxu udagalamayey cid isweyfiineyso malaha😅 caqliga somaligu waa mid foorara.

  • @xasandheere3294
    @xasandheere3294 Před 5 měsíci +2

    Godane iyo gurayba waqooyi bay kasoo jeedeen

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Před 5 měsíci

      Ha isku Larin labadda Ruux.
      Godane waa Shaydaan wayn oo Umadda Rogay oo Imaaraat ushaqeynayay. Mujrim laga raystay waaye inkastoo shaqaaslihiisi ay wali shaqeynayaan. Amaa Axmad Gurey waa Imaam Caadil ah oo Mujaahid ah. Subxaanallaah

    • @yahyeahmad7635
      @yahyeahmad7635 Před 5 měsíci

      Waxbadan akhri wll

  • @arunyoussouf4085
    @arunyoussouf4085 Před 5 měsíci

    Axmed guuray waa abrayn

  • @dhaashka
    @dhaashka Před 5 měsíci

    Hogaamiyi ciidanka ayuu ahaa, Amiirka ma ahayn

  • @user-ec7ie1ux6u
    @user-ec7ie1ux6u Před 3 měsíci

    Wuxuu ahaa xarla oo uu lasoo koray asalkiisuna waxaa lagasoo afduubay awooyaashiis beyt amhara isagaana ku sheegay buugii futuux qaybtiisa danbe ee aanay somalidu hayn

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 Před 5 měsíci

    Soomalidu Faan iyo qabyaalad jaceyl darteed ayay reer kasta sheegtaan Axmed Gurey
    Axmed Gurey qabiil yar oo Beeja loo yaqaan oo kamida qabiilada kushutiga ayuu ka dhashay

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 5 měsíci

    Abtirsigiisa ayaa layaqaan waxaana dhaxlay welinuur oo ay waraabo ahaayeen naagtii Axmed Gurey ka dhintayna isagaa dumaalay. Heesta uu qaado Sulfa waakan kujira Welinuur oo asna la jaajuusa waabaaya mariid wadnaha kaagaartey, tii Welinuur waxkasheegtay wiiro-wiiray aheedee.

  • @BiggaB_999
    @BiggaB_999 Před 5 měsíci

    Waxa loo abtiriyay Barzuug Arab oo somali ah dega balad alhabash

  • @DIGGEHBOY
    @DIGGEHBOY Před 5 měsíci

    Al Gazi qabiil la yiraahdo oo soomaali ah lama sheegin,balse wuxuu u muuqdaa in uu ka mid ahaa dadkii jihaadka ugu yimid somalidii dagaalka kula jirtay gaalada.

    • @user-xs2qw1pm7n
      @user-xs2qw1pm7n Před 5 měsíci

      😂😂😂😂 Alghaazi waa kalmad carabi ah waxaana ubixiyay taarikh yahanadii carabt maa drama dagaaladiisa aad is kuugu xigeen waxana laga wadaa dagaalyahankii (غازي)waxey katimid kalmada (غزوة)oo ah dagaal sida (غزوة أحد) micnahedu yahay dagaalki uxud ee qabiil ma'aha 😂😂😂

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 Před 5 měsíci

    Dad lagu qiyaaso ilaa 10 milyan oo hada oromo ah ayaa asalkoodi hore somali ahaa
    Waa kuwa degan herar ilaa hirna hawaday ilaa gorgor soo gaadho
    Waxaa cadayn ii ah na oromada kale ayaa takoorta oo cunsireysa oo oromo asal ah ma tihidin ba lagu yidhaahda
    Qofkii deegaanka taga ee bulshada u kuur gala wax badan ayuu ogaanayaa iyaga ku odhanaya asalkayagii hore somali ba ahayn oo dir ba ahayn ama qabiilka ahayn

  • @Sharmaakegaraad
    @Sharmaakegaraad Před 4 měsíci

    Axmed guray waxa uu ahaa nin dir ah oo samaroon ah maxamed case ah

  • @Sirad47
    @Sirad47 Před 5 měsíci

    Axmad guray uma dagaalamin soomaali iyo qabiil, lakin wuxuu u dagaalamayey Diinta Islaamka guray waxa u bixisay soomaalida kadib markii ay kari wayday magaciisii adkaa,dadka ku xiiqaya ee reeraynayaa ha iskaga hadhaan mujaahidkaas jaahil waxba isuma aha.

  • @mariamyusuf6438
    @mariamyusuf6438 Před 5 měsíci

    Sh. Ahmed Guray Somalida Galbeed ee ciidankiisu ubadnaayeen ayaa yaqiinay laakiin asalkiisu carab ayuu ahaa.Sheikh Ahmed al- Qazali ayaa la dhihi Jiray Sh. Mujahid ah oo Somali Galbeed ku dhaqmay ciidankiisuna Muslimeen Somali ubadan ayay ahaayeen ee beenta joojiya oo daaya Sheikh dulli Alle idinbadye!

  • @donomar8517
    @donomar8517 Před 5 měsíci

    Dhulki karanle uu ku dhashay, xita oromada weey ogiihin intu karanle ahay.

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd Před 5 měsíci

    Mamantaad. Shkada. Keenten. Caruurutiisisbaajogta. Xaqiirinbatihin. Gadabuursi. Baaduqudhiwayday. Umadakahorkaca. Cusuriyiin

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 Před 5 měsíci

    Cid waliba waxay u taqaannaa inuu ahaa XARLE KOOMBE.
    Xataa Oromada iyo Amxaaraduba wey kuu sheegayaan.

  • @mustafeali14
    @mustafeali14 Před 5 měsíci

    Sudan ayaa nalasheegata

  • @abdiroble5107
    @abdiroble5107 Před 5 měsíci

    Fatuuxal Xabash af somali baa loo turjumay meelna kaga qorna inuu somali ahaa.

  • @eliasmoha3121
    @eliasmoha3121 Před 5 měsíci

    Somali ma aheyn….. Magaciisa Mid Somali aha

  • @musefarah8031
    @musefarah8031 Před 5 měsíci

    Ahmed guray wuxuu ahaa gurgure wxaana xilka u magacaabay ciise oo saldana cadal haysan jirtay
    Beenta kala jeedaa

  • @isseyare837
    @isseyare837 Před 5 měsíci

    Mareexaan buu ahaa

    • @yes619
      @yes619 Před 5 měsíci +1

      He was Karanle Hawiye

    • @user-xs2qw1pm7n
      @user-xs2qw1pm7n Před 5 měsíci

      Wagaas darood xitaa majirin oo idinkaa leh daraad dhawaan kanimid yaman ee xagee la idiin raaca 😂😂😂

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh Před 5 měsíci

    Nin aan loo abtirin karin, nin aan deegaan u laheyn meesha uu ku noolaa, nin aan la garaneyn qoyska uu ka soo jeedo, nin aan hore loo ogeyn qabiilkiisa, nin Soomaali oo dhan ay wada sheegato, nin oromo, amxaaro, Carab, Eritrean, Tanzanian, Canfar iyo qaemiyado badan ay wada sheegtaan. Caddeyn weyn as loo baahan yahay.

  • @fatahwajaale3935
    @fatahwajaale3935 Před 5 měsíci

    Ahmed Ibnu qisaali carab ayuu ahaa dhinac yamani ku yimid ,aabihi waxaa diley amxaaro, markaa uurka hooyadii ku jirey, dagaal waxaa jirey u dhaxeeyo muslim & kiristan.

  • @user-pb8ms9pk2v
    @user-pb8ms9pk2v Před 5 měsíci

    Bagac guray dadka labaxa waa heer waqoyi

  • @mohamoudmohamoud163
    @mohamoudmohamoud163 Před 5 měsíci

    Meesha gaal iyo islaam ayaa dagaalamayey

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du Před 5 měsíci

    Axmad Gurey rag badan oo ka fiican aa soomali ka buuxa oo gaalada iyo gaala raac yada far maajo iyo gur guurte hugaa miyaan ladagaa lama san koo Dana caa no kali say sida mujaa hidiinta al Shabaab alaha guu lee yee

  • @user-yw6pe2fv4o
    @user-yw6pe2fv4o Před 5 měsíci

    Waa magaadle oo r sh isaxaaq

  • @user-le3ki9dp5f
    @user-le3ki9dp5f Před 5 měsíci

    Kkkk somaliyey ku heshiiya
    Axmed Gurey qabiilkii lagu dari lahaa .
    Ka warama hadii la dhaho Axmed Gurey somali ma ahayn.
    Somaliyey weligiin halyeey ma yeelanaysaan why waxba iskuma ogolidin .
    Axmed bin Ibrahim alghazi
    Magaca ayaad ka garanaysaa in uusan ahayn somali .
    Weligiinba u saameeya abtirsiinyo been ah.

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 Před 4 měsíci

    *_😂😂😂somalida wax ka caqli xuun waliga ma arkeeysid axmed guray nin carba iyu aha carbta ku dheex milntay somalida waxana la odhan jiray axmed ibrahin alqaasi oo qabiil alqaasi la yidhado dadka caadada uu leh ina qaabilkoda lagu magacabo carbta iya jirta wayo nin somaliya oo la odhanayo axmed al isaqi ama axmed al darodi ama axmed al hawiye ama axmed al samaroniye ma jiro carbta caadu uu leh inay magca ninka kadibna qabilkisa sida axmed alqaasi oo kale walahi marka somalidu goormay jaahil nimada ka baxayan al qaasi carbi ahan sidan iya lo qora radiya youtube ka قبيلة الغازي_*

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW Před 5 měsíci

    Gureey = bidix waaye. Waana eray soomaali ah oo laga isticmaalo soona Ceelbuur, Galgaduud.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Před 5 měsíci +2

      Gureey waa eray soomaali ah gobolna kuma koobna waa caam.

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW Před 5 měsíci

      @@sayidka6911
      Haha.
      Sheeg meeshaas kale, ee laga isticmaalo, oo aan ka aheeyn Ceelbuur, Galgaduud?

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Před 5 měsíci +1

      @@MIDNIMOJANAQOOW dhulka soomaalida oo dhan.

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW Před 5 měsíci

      @@sayidka6911
      Maya. Soomali oo dhan ma wada taqaano, ee waa degmadee ama gobolkee?

  • @user-ec7ie1ux6u
    @user-ec7ie1ux6u Před 3 měsíci

    Beenaale ma afkaad ku howlbixi acmed ibraahim al qariin xarla oo qoomiyad somalida u dhiganta ayuu ah

  • @mohamoudmohamoud163
    @mohamoudmohamoud163 Před 5 měsíci

    Axmad guray nin Muslin ah ayuu ahaa etobiya waxay rumaysan tahay inuu Amxaar muslimay ahaa