KOKO IYO ANIGA CUNTO MAGACEENA KA BILAAWATO AYAAN CUNAY …?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

Komentáře • 449

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +211

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝️❤️🕋😢

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane Před rokem +143

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲🩷🥰❤️🥰❤

  • @Josephboy1122
    @Josephboy1122 Před rokem +134

    king cayda this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter 4 u 🤝

  • @ahlamabdiwahab
    @ahlamabdiwahab Před rokem +90

    Taraaxada io surwaalka
    Saakada io funaanada..😅
    I liked this style 😅😅

  • @Inaibarahim23
    @Inaibarahim23 Před rokem +37

    Koko dherkeed io ceyda dharkiis😂 isku mii mise anaa mooda 😂 tik tok ka oganaa 😂❤

  • @zakichamac2561
    @zakichamac2561 Před rokem +67

    Cayda iyo koko way isku soo baxayaan 😂😂😭

  • @user-ql7es8ic8r
    @user-ql7es8ic8r Před 5 měsíci +6

    Kooko wax wlba qaado oo mgcaga ah fariid ley wye kooko waan ku jecelnhy ❤❤❤❤

  • @qalanjosiman481
    @qalanjosiman481 Před rokem +20

    Yaa Ila arky ceyda hadalkeda hadal ma dulsarayo wuu jecel yhy 😂❤

  • @user-ji1bt7wd6d
    @user-ji1bt7wd6d Před rokem +20

    Kusaliya Nabigeena maxamed scw

  • @amaalmaxamed6988
    @amaalmaxamed6988 Před rokem +36

    11:00 koka io ceyda vaar jacel ayaa kadhaxeeyo isku dhar wye😂😂😂😂😂

    • @nasteexomaxamed8667
      @nasteexomaxamed8667 Před rokem

      Haaa ma bilaawdaay😂😂😂

    • @funny.637
      @funny.637 Před rokem

      Way kawyntaha 😂😂😂

    • @amaalmaxamed6988
      @amaalmaxamed6988 Před rokem

      @@nasteexomaxamed8667 Haa nastexo ila soco adi video yada kle 😁 😂

    • @amaalmaxamed6988
      @amaalmaxamed6988 Před rokem

      @@funny.637 2023 lajogo hadey gbdha ween thy xta ninka lee ween dumarlaan 😁 😂 😀

    • @maariyadraadan2541
      @maariyadraadan2541 Před rokem +5

      @@funny.637 yaa kuu sheegey da deeda yaab 😂😂😭

  • @ilyanahmedmalin3698
    @ilyanahmedmalin3698 Před rokem +32

    Koko iyo ceyda waa dad isku soo baxaayo m.a❤❤😘😘👩‍❤️‍👨🥰🥰

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd

    Team koko marnaba Hoos guusha mar waliba Anaga ayee nala jirtaa ❤❤😂

  • @KOKOBULLE-ml4fd
    @KOKOBULLE-ml4fd Před rokem +8

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad (salalah caleyhi wasalam

  • @KhadarXariir-rh9nh
    @KhadarXariir-rh9nh Před rokem +57

    Hadad qoralkayga amusnaan ku akhrinayso like hayla dhaafin 😂😢😢

  • @shankaroonyaasiin3917
    @shankaroonyaasiin3917 Před rokem +10

    Koko iyo ceyda dharka waa isku egyihin sida labo qof is jecel cml😂😂😂🥴 waa idin salaamay🤚

  • @MaamoCaasho-gt6el
    @MaamoCaasho-gt6el Před rokem +8

    Koko kulaha ila shaqey maxaa waaye waxas maa keenten hada dad waaweyn tihine walhi koko funny waye 😂😂😂😂

  • @Amii395
    @Amii395 Před rokem +25

    War see wax u jiraan dharka hal qof maa idiin labisay waba is ku soo baxyaan 😂😂😂😊😅

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille Před rokem +36

    Inta sariirta saaran waa salaamy😂😂

  • @nasteexomaxamed8667
    @nasteexomaxamed8667 Před rokem +25

    Reer tiktok shaqadiina qabsadaa waxaay dee ana waxan iskala yabaay dulmiga dharka😂😂😂😂😂😂

    • @msswlaxwlax
      @msswlaxwlax Před rokem +3

      😂😂😂manto dhana radyay qof ilafahma dhrka😊😊

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko Před rokem +29

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato 😢😢😢😢

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před rokem +16

    KOKO BOQORADA youtube INAY TAHAY YAA SHAKI KA QABO ❤❤❤

  • @user-hk8il3mo9l
    @user-hk8il3mo9l Před 8 měsíci +3

    Jah koko sewax yeshay hee mcn 😮😮😊😊

  • @KhaasimMoha-pw5tg
    @KhaasimMoha-pw5tg Před rokem +12

    Part3 fowsiyo ku soo samey hee koko iyo amiira wa keenthy king ceyda zxp 😂😂😇

  • @dekalovemoha9544
    @dekalovemoha9544 Před rokem +8

    Ceyda Koko Waa Jaclyahy Hadal Ma Ku Celin Karo Wax Waliba haye iska leeyahy Maskiin 🥹🤣🤣🤣

  • @habonabdirahman663
    @habonabdirahman663 Před rokem +38

    Cayda waa lagu khiyaanay 😅😅 coffee
    Chocolate
    Chicken
    Coco kola
    Canbe
    Chips 😂

  • @user-mw7qy9rl6h
    @user-mw7qy9rl6h Před 5 měsíci +1

    AMIIRA SOO SAMEYYY PLEASE 😊❤❤

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 Před rokem +10

    Ceydaa miya lacagta wadaa bixinayaa xadey saas tahy aniga wxba mawaqateen😂😂😂😂😂 ayada lee dihi laha qadoo

  • @maryamaabdinasirali
    @maryamaabdinasirali Před rokem +14

    Wlhi ceyda naxariistaada wan ka helya m.a qof wanagsan aya tahe❤🦋😻

  • @zaraendho7595
    @zaraendho7595 Před rokem +12

    Mantaa wa isku dhar eegtihiine 😂maxa jira 😂

  • @muxyebishar4333
    @muxyebishar4333 Před rokem +4

    Aaan kuwada salina rasuulka salalahu calayhi wasalam ❤❤❤

  • @bakaribrahim14
    @bakaribrahim14 Před rokem +5

    War ceydow qoftan isku number tihin yan lagaga hormarin 😂

  • @wlljaaja4207
    @wlljaaja4207 Před rokem +10

    Ceyda io koko isku dhar wye reer TikTok shaqeesta isku dara lamanaha😂

  • @NasteexoCabdi-qp9vm
    @NasteexoCabdi-qp9vm Před rokem +5

    King ceyda 400k hadan kaligey kugaarsiinkaro waan kugaarsiinlahaa aboowe

  • @naruronalka
    @naruronalka Před rokem +35

    Kooko way ku gaade Taliyow Coco Cola C eeka bilawata😂 lkn This is A Game No Matter😂😂

  • @Kokobulle-re4yg
    @Kokobulle-re4yg Před rokem +10

    Ku saliya wllalayaal suubanaheyna❤

  • @user-jl9hx1yd3n
    @user-jl9hx1yd3n Před rokem +6

    Asd manaxo markuu ogaday lacagta labda dhanba in cayda bixinayo bu yiri anaa kula shaqeenya😂😂😂😂😂

  • @Mymaami
    @Mymaami Před 11 měsíci +4

    Ani waan xanaaqsanoy ,☹️😃😃Maxa laxanaaqson tohoy 😂

  • @user-sp6og6qt9u
    @user-sp6og6qt9u Před rokem +8

    Koko waa funny see niyeelay kulaha 🤣🤣

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Před rokem +7

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya 🙏

  • @raisaaadle4722
    @raisaaadle4722 Před rokem +8

    Asad wlhi funny waayee hadiiba la cagta adi dhiibis karabto wan kula shaqeynaa lagu lahaa 😂😂😂

  • @bushrayar5432
    @bushrayar5432 Před rokem +7

    ceyda wLlo adiga iyo koko wa isku so baxaYsan❤👸👦

  • @omerahmed5003
    @omerahmed5003 Před rokem +15

    Allah is one😢😢😢😢❤❤❤❤❤

  • @habsaabdi6396
    @habsaabdi6396 Před rokem +3

    Hampalyo hambalyo 4000k insha allah comon soon 🥰🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏

  • @user-us4jb1tt6y
    @user-us4jb1tt6y Před rokem +5

    Koko iyo ceyda Dhar isku ek ❤❤

  • @MaxamedAabi-nw8iw
    @MaxamedAabi-nw8iw Před rokem +5

    Koko wexee ta qanaa wlhi waan takeeraa 😀❤️🤣😢

  • @abdiraxiim9409
    @abdiraxiim9409 Před rokem +7

    400K coming soon😂 cayda maherkiina miyaa dharkiina waa isku eeg tihiin adi iyo koko😊😊

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 Před rokem +17

    Congratulations king ceyda coming soon 400k insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 Před rokem +6

    Ceydow chicken hilmaamtay koko wey ku gaaday😂

  • @luulhaji4867
    @luulhaji4867 Před rokem +5

    Ceeyda labajeerba waadhacantahay amiira magaceeda A kabilaawda oo M kugumartay hadana kookoo oo K kabilaabato C kugumareeyso Coca-Cola waa C adigaana leh adigana jooji xarfaha soomaaliga iyo English ka aad iskuqaldeeysid xarafka soomaali ha ahaado ama English ha ahaado

  • @Queen-Hani
    @Queen-Hani Před rokem +6

    Jah waa isku nuuraysiin😂😂

  • @qadijoomar9567
    @qadijoomar9567 Před rokem +4

    Qab qab 😂fowziyo dimple soo qabo codsi wye 400k come soon insha allh

  • @user-js3gc6vc7r
    @user-js3gc6vc7r Před rokem +3

    Hambalyo Hambalyo abowe cayda cayduruus kip Up wllshy koko adinah guul kuurajayn❤❤❤

  • @hanahappy-xy9mw
    @hanahappy-xy9mw Před rokem +4

    Matching dresses what a couples💃😂

  • @user-vn9gd1zw4u
    @user-vn9gd1zw4u Před rokem +8

    King ceyda is the best man for me ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Thanks for your My brother 🙏 🙌 ❤️ 💙 💯 💪

  • @wardomuhidin8631
    @wardomuhidin8631 Před rokem +11

    Congratulations king ceyda Hambalyo 400k 👏 🎊❤

  • @Rahma-30-b5y
    @Rahma-30-b5y Před 2 měsíci +2

    Nio labadan amiray wll kdhx bx wlhi say iskgu nuryan m.a😢🎉

  • @ayanmohamud2638
    @ayanmohamud2638 Před rokem +11

    Ceyda-Koko weyku gaday that’s not good chipsiga starts C which is cheddar cheese Not G. Ceyda you’re too maskin

  • @xuseencarabow9393
    @xuseencarabow9393 Před rokem +4

    Lamadaan waa isku fiican yahiiin❤❤❤

  • @user-kv7rd8if4f
    @user-kv7rd8if4f Před 5 měsíci +1

    Ceyda koko walalo cajiib atiiiiHin waa idin jeclahay

  • @samsammaxamed3409
    @samsammaxamed3409 Před rokem +4

    War isku so baxden sida iskula socoten 😂❤

  • @aaminacabdi5731
    @aaminacabdi5731 Před rokem +3

    alaa umadan intee lagu xisbyaa waar labda qof hady isu maryo ekdaan lamne miya

  • @SakiSakariye-sw4hr
    @SakiSakariye-sw4hr Před rokem +2

    king cayda nin Qalbi fiiCan

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 Před 4 měsíci +1

    Koko iyo ceyda waan idin xiisnay noso labta😂😂😂😂😂😂

  • @HiboCabdinur-yp3fr
    @HiboCabdinur-yp3fr Před rokem +5

    Koko iyo ceyda isku dhar wadataan maante😂😂

  • @Asas_Sheikh7684
    @Asas_Sheikh7684 Před rokem +8

    Ceyda mxaa ninyw adi afsoomali ku adeganosa xoog 😂😂😂😂😂.
    Koko adne coca-colada iska celi taada ma ahan 😂😂

  • @geesiyadagalmudug
    @geesiyadagalmudug Před rokem +2

    King ceyda guul wanagsan❤❤❤

  • @user-jw1cv9ny1w
    @user-jw1cv9ny1w Před 3 měsíci +1

    Cada iyo koko vidiyoyada isla dobtin badiya

  • @akramkhanofficial9522
    @akramkhanofficial9522 Před rokem +15

    Allaah is One ❤❤❤

  • @samiyamaxamed154
    @samiyamaxamed154 Před rokem +1

    Hanbalyo cayda 🎉400k🎉🎉

  • @cuud_
    @cuud_ Před rokem +2

    Lucky boy nd Lucky girl 😂❤

  • @mr.arfahowkampony9282
    @mr.arfahowkampony9282 Před rokem +8

    Hada marki kugu horeysi tahay meeshan like👍🏼🥰😅😂😂

  • @nadiiramohamed9160
    @nadiiramohamed9160 Před 2 měsíci +1

    Hanbalyo for 900k Subscribers caydaruus🎉❤inta iyo inkabadan ba wad uqalanta chacayl❤

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 Před rokem +4

    400k coming soon 🎉😊❤cayda

  • @NastexoAxmed-jb6nv
    @NastexoAxmed-jb6nv Před rokem

    Manshaa Allah waad isku nuuraysaan ❤️❤️🤴👸king 😍queen

  • @user-uc4qr6oo3g
    @user-uc4qr6oo3g Před rokem +3

    Adi iyo koko iskusoobaxaysiin❤🎉

  • @marlaarag4199
    @marlaarag4199 Před rokem +2

    Kooko iyo cayda isku nuraysiin❤

  • @fcsme
    @fcsme Před rokem +2

    Koko hadalkeeda iskaaga qoslaa😂😂😂

  • @suusuu7069
    @suusuu7069 Před rokem +3

    Koko iyo cayda waysku dhar egtiinbee 😂

  • @kingnanna9503
    @kingnanna9503 Před 11 měsíci +1

    Coke cola caan waye kulaha Ceyda Koko weku gade Coke K ma aha C waye

  • @LIIPANAPDALLAMOHAMETT
    @LIIPANAPDALLAMOHAMETT Před rokem +1

    Hdoo alle idmo tomorrow ba is so hor baxaysiin tiktok 😁

  • @user-cr5mf2qt8i
    @user-cr5mf2qt8i Před 10 měsíci +3

    Koko❤❤is so fanny 😂😂😂

  • @user-fx1ns8ww4t
    @user-fx1ns8ww4t Před 5 měsíci

    Wah fililn iga dheh❤ part five lasoo dhakhso wll😊

  • @xamdixubi5742
    @xamdixubi5742 Před rokem +1

    Dhrka xaa dhcay team meel dheer wax ka arg mxaa heysiin😂😂😂

  • @ayuubabdukadirahmed2588
    @ayuubabdukadirahmed2588 Před rokem +3

    Koko is not easy waan wataaa

  • @CIRRO727
    @CIRRO727 Před rokem

    Alla Asad Aa
    Kulahaa lacagta madaama aad bixinaysaan waan idinla shaqayn
    Asad Madaxa no saran tahay walky from Adisababa

  • @mukhtaaramiinofficial6808
    @mukhtaaramiinofficial6808 Před 4 měsíci

    Wah SecamaleTaraaxada Surwaalka
    Saakada & Funaanada cayda iyo koko
    Seewaye🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔👀👀👀👀👀👀👀👀

  • @muxyebishar4333
    @muxyebishar4333 Před rokem +1

    M a sxb hori usoco kuwataAA BRO

  • @Hodan_qurx12
    @Hodan_qurx12 Před rokem +8

    Koko is not easy 😂😂😂

  • @najaxali4855
    @najaxali4855 Před rokem +3

    Waxas maa kenten dad waawen tihiin😁😂😄

  • @AragsanGobsan
    @AragsanGobsan Před rokem

    Asxpta king ceyda isoo booqda oo ha i dhaafin 🙏

  • @anababokorhamud3860
    @anababokorhamud3860 Před rokem

    King cayda come soon 400k🎉

  • @dagenmohamet9088
    @dagenmohamet9088 Před rokem +2

    Outfit ka ceyda iyo koko inay isku eegyahiin ya fahmay😂

  • @user-gw1no2qc7j
    @user-gw1no2qc7j Před dnem

    Koko and caydawaiskusobaxayan😮😮😮xitaadharkawaisashaabahan😮😮🎉🎉❤❤❤

  • @nastexobashir6380
    @nastexobashir6380 Před rokem

    Cayda part three sundus plz

  • @zakariyeinajo9626
    @zakariyeinajo9626 Před rokem +2

    Ceyda waa luu gaday zxb 😂

  • @nasromahmoudabdi
    @nasromahmoudabdi Před rokem

    King ceyda keep going brother

  • @user-zh8wf5fd6j
    @user-zh8wf5fd6j Před rokem +1

    ALLAHU AKBAR

  • @sumayosumayobashiir9087
    @sumayosumayobashiir9087 Před rokem +1

    Ayaaniita kusoo xiji yaigu raacsan isooraca🥰

  • @NuurYare-yk9mt
    @NuurYare-yk9mt Před rokem

    Waaku salaamay koko ee wax lee isoo dheh

  • @fardoosocismaan6981
    @fardoosocismaan6981 Před rokem +1

    Cananaas