XALFADA MAAMUUSKA HABEENKA CABDINAASIR MACALIN CAYIID

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 73

  • @shamai1570
    @shamai1570 Před rokem +1

    A very devoted musician who has entertained us for many wonderful years May Allah bless him for his contribution

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed3211 Před 3 lety +4

    Maashaa Allah Illaahay subxaana watacaalaa Ha ka Abaal mariyo Wixii uu u qabtay dalkan iyo dadkaba
    Iminka waxaa la gaaray xilligii inshaa Allah intaa Caafimaadka qabto toobada iyo xajka cimro cibaado suuban,dadkana adoo cibaadadaada wata talo iyo tusaale
    Wixii ay u baahdaan siinaya hadana iminka waa xilligaaga inshaa Allah ka faaiidayso Illaahay subxaana watacaalaa waqti sii anagana waa kuu ducaynaynaa inshaa Allah 🤲🤲🤲💕💕🌹🌹❤️✌️🥰💕💕💕❤️❤️

  • @cadanihusein7290
    @cadanihusein7290 Před 3 lety +6

    Mnshala ridwaan hilawle abaan iyo fanaan iyo musishan waa fankii ooo lugaynaya ale haku barakeeyo

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294 Před 3 lety +5

    M.allah
    Wllhi waa wax lagu farxo xaflada macalinka wayn ee macalin C/ naasir macalin caydiid oo aan anigu siwayn u aqaano isaga iyo walalkii mustafe macalin caydiid iyo weliba caruur tiisa oo aan u ahay macalin anigu wakhti xaadir kan

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před 3 lety +3

    Ma sha allah Adeer c naasiir m caydiid allah ku xafiido Adii iyo famligada quruxda badan ❤❤❤❤👏💋💋💋👑💝👏👏👏❤

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs Před 3 lety +17

    Wiil ahaw ama gabdh waxad tahy walshay ama walalkay eee iso poqo 🥲🤦✊

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Před 3 lety +4

    Jiim Sheekh Muumin Living Legend,Ragu Waa Kii Libinta Kiisa Qira

  • @xayatimaxamed9758
    @xayatimaxamed9758 Před 3 lety

    Maasha Allah C/naasir macalin caydiid waa Aabo aad u fiican waana macalin wanagsan alle waxa uga baryaya inuu alle adunka wuxu jecelyey iyo cimri dheer siiyo Aakhirana jano sallamullah

  • @sulekhaibrahim8096
    @sulekhaibrahim8096 Před 2 lety

    Xiig ya wadani the singers today Avdi god bashagay caaqi show us the best cabdinasir macalin mashAllah

  • @inantaSomalilandkufanta7766

    Masha Allah wan ku faraxsana hay abwaanka xaflada loo sameyey cafimad ku waar adeero😍❤😍

  • @safiajama5565
    @safiajama5565 Před 3 lety

    Abdiinaasir Illaheye cafimad Iyo cimere dheer Iyo cafimad taamah Allah siiyo

  • @qeysmohamed5319
    @qeysmohamed5319 Před 3 lety +2

    Aad baad u mahad santihiin Astaan TV ustaadka maamuuska aad u samayseen.

  • @xogahamuhiimka5990
    @xogahamuhiimka5990 Před 3 lety +4

    Waligay hal maaalinbaaan arkay anagooon aqoon isku lahayn maalinkaaa aragtidaaan ka qaaatay waxay ahayd qof ixtiraaam iyo karaaamo igu sooo dhaweeeyay agtiisana waa i fadhiiisayay

  • @gabrielabdul8372
    @gabrielabdul8372 Před 3 lety +11

    Lakin waa hadal qaldan iin ad tirahdaan cabdinasir caydid wuxu mathala Somaliland oo keli. Cabdinasir waxa ruunti la ga jecelyahay dhulka ee Somalida dagto oo idil. Qofka haduu noqdo haldowr somaliyeed wuxu uyahay halyey misey xidig somalida oo idil. Haa qarankina Somaliland lahada lakin halyeyada somaliyeed waa wax dhamanteen aan wada jecel nahay.

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 Před 3 lety +3

      @@Khaalidcaalam Dee adiga ma waxa umaleyse reerkas yar ee isaaq ee cuqdad awgeed dhinac isku saarey iney tahay Somali oo dhan. Dee hadaba ogaw somalida wey badan tahay.

    • @mustafeabdi9717
      @mustafeabdi9717 Před 3 lety +2

      @@gabrielabdul8372 qadad wayn foqal qadad wayn afka hana hosdhigane rag tashady haku xoqan 🖕🖕🖕

    • @filanwaaoneofficial7761
      @filanwaaoneofficial7761 Před 3 lety +3

      AdiGa Jadaaney cuqdadi ku hayn maxd hadalka kasii dapa Galasaa deee Uqir Qaranka Haka nixine

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 Před 3 lety +2

      @@mustafeabdi9717 Waa adiga nagu tilmaamey qadad weyn ee waxa ficnaan laheyd ina bal aragtit muqaalka dadkina ee dagan burco iyo Hargeysa iyo magaaloyinka kale ee ad dagtaan qabkey u eg'yihiin. Waa dad balwad iyo qabiil madax marey.

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 Před 3 lety

      @@Khaalidcaalam haa lakin waa nin Somaliyeed. Misey waxa ku dhibeysa magaca Somali?

  • @axmedgurayalghazi7195
    @axmedgurayalghazi7195 Před 3 lety +1

    Wanagi iyo dhiri galinti oo qofa macalin cabdi naasir macalin caydid alle cimriga iyo cafimadkaba ku dheere macalin

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 Před 3 lety +3

    Aaabo boqor ah baba Cabdikasir momalim 🥰

  • @ibraahin-masxafxuseen5446

    Bahda @Astaan TV waa ku ammaanan yihiin kuna mahadsan yihiin 'Habeenka Maamuska Cabdinaasir Macallin Caydiid'.

  • @degaahmed4737
    @degaahmed4737 Před 3 lety +2

    Usheeg cayaaladaan heeso bilaa laxan is iska soo daba tuur tuuraaya.
    Wali waa nool yihiin ragii laxanka saarijiray. Ulataga miraha haydiin habeeyeen laxan Qurxoon, Qatar ah haydiin saareen. Walbo hadaad wixii jeceshiin Kana barta sida loo sameeyo laxanka. ✌️ 💕 😍

  • @qayzhassan3971
    @qayzhassan3971 Před 3 lety +4

    So dhamaystira wllo barnaminkan💪

  • @user-kt2pc1qd9z
    @user-kt2pc1qd9z Před 3 lety

    subxna allah allow hkaa toobadkeena wlhi waxasi hadii dhibnto maficna lkn alla hanawada cafiyo

  • @zuhraadem7814
    @zuhraadem7814 Před 3 lety +6

    Barnamijka soo dhamystira walalo

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad Před rokem

    Allaah caafiyo ustaad cabdinasir macalin caydiid - Cancer ka beerka ayaa laga helay Hargeysa ayuu ku xanuunsanayaa fadlan reer soomaaliland u kaca ustaadka oo xaaladiis caafimaad wax ka qabasho ayey leedahay siduu sheegay wallaalkii oo warbaahinta MM TV waraysaneysay
    anoo reer Mogadishu ah baa idin oranaayo hadalkaa allaah caafimaad taam ah ha siiyo
    #XIGASHO : Waxaan ka soo xigtay wallaalkii ka yaraa oo waraysi siinaayey warbaahinta MM-Tv .

  • @deeqacabdi7723
    @deeqacabdi7723 Před 3 lety +2

    Alle haw daayo intuu ka dhintayna alle haw naxariizto

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 3 lety +2

    Cabdi Naasir aad iyo aad ayay shacabka reer Somaliland abaal ugu hayaan doorka uu ka qaatay fanka Somaliland ee dagaalka lagu hayo. Muwaadin fankaaga iyo Abwaankaaga taageer si aan caruurtaadu dadkale ula heesin.

  • @xaajishiineaxmednuur
    @xaajishiineaxmednuur Před 3 lety +4

    Mujaaahidna wuu ahaa

  • @khadarmimibrahim3817
    @khadarmimibrahim3817 Před 3 lety

    Mansha allah amin hore usoco

  • @officialabdikariimalishaah2625

    Wanaagiisa cid soo koobi kartaa ma jirto dushiisa ayay ka muuqata

  • @mustafjeeyte5359
    @mustafjeeyte5359 Před 3 lety +1

    Gabdi good away ahmed naji iyo cigaal

  • @mohamoudnur5215
    @mohamoudnur5215 Před 3 lety +1

    Soo dhamaystira barmaamijka

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 3 lety

    Fanka iyo dhaqanka ha barato dhalinyaradu. Nabara Suugaanta, Heesaa, Gabayada iyo Maaweelada Af-keena hooyo. Dhag how dhigina cadowga Af-keena, diinteena iyo dhaqankeena ku soo duulay ee ka yimid Talibaanlad iyo Somaliyada jaarkeena ee Al-shaabka sheegta.

  • @adamyounis4449
    @adamyounis4449 Před 3 lety +2

    Legend

  • @caynboahmedali338
    @caynboahmedali338 Před 3 lety +3

    Wah waah abdinasir macalin cydiid

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 3 lety +1

    Tiyaatarada magaalooyinka Somaliland waa in la wad furo oo dadka xag jirka ah ee doonaya in aynu dad kale la heesno oo ay la dhaqan iyo Af noqono aynu iska qabano. Somaliland iyo fanka dalkeena iyo dadkeena noolayno.

  • @jalbisgeelqaad984
    @jalbisgeelqaad984 Před 3 lety +1

    Ilaahay ha laga baqo sidani sharaf ma aha

  • @nimoomar8519
    @nimoomar8519 Před 3 lety

    Xuska fananita wa umihiim somaliland

  • @filanwaaoneofficial7761
    @filanwaaoneofficial7761 Před 3 lety +2

    Qaar padan Ayuu ku Qasaarey

  • @gafaneee
    @gafaneee Před 3 lety

    Musician ka kale ee u eeg walaalkii miyaa?

  • @abduqani4951
    @abduqani4951 Před 3 lety +1

    Cabdi naazir macalin caydiid

  • @xaajishiineaxmednuur
    @xaajishiineaxmednuur Před 3 lety +3

    Fankii oo lugo le weeye

  • @abwaanjamabiixibiixi274

    Astaantv wuu mahadsan yahay

  • @Kharyeuk
    @Kharyeuk Před 3 lety +1

    Jiim shiikh mumin inta iska dhaftid ma daaud cali .Msf ayuu gara abdi good af bulaacad maxuu been la soo fadhisty
    Cabdinasir wa la ogyahy inu yahy qof kaban tumis wanagsna dadkii horena wax ka barty Dadka ka haray uu yahy se macalimintisi ha barbar dhigin

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 Před 3 lety +2

    Yaa is faaniyay aan ciddaan aheyn ma filfil ayeey kaban ku dhanyihiin. Waka Nirobi jooga ee dhadhamiya kabankiisa nin is faaniyay wa ri,isnuugtay.

    • @faaraxladane2460
      @faaraxladane2460 Před 3 lety

      Filfil oon dhalan buu
      Cabdinasir macalin caydiid
      Kabanka garacayey
      Marka ha iska hadlin

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 Před 3 lety

      Waa ruunta wallahi. Reerkas wexey aad u yaqanaan faanka iyo wexey ku dhereyaan cuqdaad iyo qabiil.

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 Před 3 lety

      @@faaraxladane2460 lakin hada waxa ka fican filfil.

    • @somaliasomalibaleh7822
      @somaliasomalibaleh7822 Před 3 lety

      @@faaraxladane2460 da,da iyo aqoonta kala reeb filfil inkasto uu yaryahay hadana heybad buu illahay u siiyay garaacista kabanka wuuna ka speed badanyahay cabdinaasir caydiid.

    • @faaraxladane2460
      @faaraxladane2460 Před 3 lety +1

      @@somaliasomalibaleh7822 war adeer wixiiba xaga xun bad ka eegteen iyo reernimo
      Qaata anaa idin siyey

  • @mohamedabdulkadir4085
    @mohamedabdulkadir4085 Před 3 lety +3

    Hargaysa kii u dhashay unbaa wax walba kala wayn bal eega waxa uu sheegayo kii cabdi goodahaa ma daa'uud ayuu kaban ku gaaraa . Alla maxaa been la isla jiibiyay

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 Před 3 lety

    Cabdi good waxa meesha loo iman waayay waa adiga dartaa yaaa ibnu shay daan ibnu xaaraan

  • @lionofsomaliland9
    @lionofsomaliland9 Před 3 lety

    Aaway intii kalena dee

  • @cumaraadan4095
    @cumaraadan4095 Před 3 lety

  • @abdullahiali3369
    @abdullahiali3369 Před 3 lety

    Waxan garanaayaa maruu snmta hogaaminayay hanuuniyay shacabka mujaahid

  • @Boqorada-qaniga
    @Boqorada-qaniga Před 3 lety +1

    Nio heesta ina mooge miyay dadku wada jeclyihin anuun bä islaha waad jecshe

    • @faizam523
      @faizam523 Před 3 lety +3

      Cidba ma taqaan inta yare hargeysa degta ayunba dhageysta.

    • @Kharyeuk
      @Kharyeuk Před 3 lety

      @@faizam523 waad iga qoslisay wlhi

    • @faizam523
      @faizam523 Před 3 lety

      @@Kharyeuk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣Istaaqfurulah. Ilaahow ina wada cafi.

  • @cabdiraxmaansuldaan4647

    Cadaabta Allaku fogeeyo