HEESTII ANIGU QUURSAN MEYNE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Komentáře • 164

  • @horumarkadalka248
    @horumarkadalka248 Před 5 lety +25

    Takbir
    Takbir
    Takbir
    Guulaysta Ciidamada Qaranka

  • @khadijajumcale8737
    @khadijajumcale8737 Před 5 lety +18

    Guulaysta soo ma jeestayaal 🇸🇴 Soomaaliyeed koob kasta ka yaaga Rabigeyna ha idiin la jiro aamiin yaa Rabi Caalimin 🤲

  • @user-bq5eh4gk7f
    @user-bq5eh4gk7f Před 5 lety +23

    Balanteynu mexe thy ..waa guuul 🇸🇴🌹❤

  • @chanel143hussein9
    @chanel143hussein9 Před 5 lety +18

    Mansh Allah ciidankeygow ilahay ha idin xafido dhamantiin gulesta fadhig halag koc shaqo wcn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @cilowali4662
    @cilowali4662 Před rokem +4

    Ismuujiya somaliyeey xee tahay heesta 2k oo qof lee like sartayy 😢 medey somalidii 😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙌😭

  • @mkabdi7732
    @mkabdi7732 Před 5 lety +13

    Masha Allah guul iyo gobanimo 😍🇸🇴😍😍❤️❤️

  • @khadijajumcale8737
    @khadijajumcale8737 Před 5 lety +10

    Guuuuul meelkasta ka soo hoyiya Inshallah yaa Rabi Caalimin 🤲🇸🇴 guuuuul guuuuul guuuuul iyo salaama Alaah aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @mk_jabir7480
    @mk_jabir7480 Před 4 lety +9

    Guul guul somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪

  • @inaali1101
    @inaali1101 Před 4 lety +8

    Odiwaaaa❤❤❤

  • @adoontiialle7922
    @adoontiialle7922 Před 5 lety +10

    Inta haanta qabada ah qaarka sare bannaanyahay taakana qabyda tahay qalabka waan sdeenaaayaaaay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @madadaalotv24
      @madadaalotv24 Před 5 lety

      Masha'allah allow guulee ciidankeena XDS..

  • @fardowsamohamed4673
    @fardowsamohamed4673 Před 5 lety +5

    Maasha allaah caruurtaan shabaab ay ku hoos dhasheen weligood calanka soomaaliya ma arkin waa la yaaban yihiin dhib maleh waa baraneesiin

  • @sharmaakemustafa6802
    @sharmaakemustafa6802 Před 5 lety +10

    Man'sha Allah Somalia hanolaato Guul Iyo gobanimo cidanka Xooga Dalka Somalia

  • @ahmedowen7796
    @ahmedowen7796 Před 5 lety +9

    Masha Allah my heart
    💞💞my dhiga Allah idin dhooro walayal

  • @queenfatma9800
    @queenfatma9800 Před 4 lety +4

    Sh hose masha allah

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 Před 5 lety +9

    Illahay baan idinku dhaarshee dhulkaas qurixdiisa ka warama maanta hadii uu nabad ahaan lahaa halka ay ciidaka qaran biyaha ay ka cabsyeen waxaan ka dhisan lahaa summer house masha Allah illahay dhul wana na siiyey lkn qacli ma jiro

    • @fardowsamohamed4673
      @fardowsamohamed4673 Před 5 lety +1

      Soomaali dhul illaahay waa ku maneystey laakiin aawey dadkii fahmi lahaa

  • @aminabare865
    @aminabare865 Před 5 lety +9

    ciidankeena qaaliga oo aan dhiigooda harsanayno guul ayaan idiin baryaynaa meelkasta oo aad joogtaana guul iyo gabonimo ayaan ALLE ka barinay

  • @rahmoalqadi4135
    @rahmoalqadi4135 Před 5 lety +9

    Masha allah illahay hanookiin xafido ciidankeena garabkiina ayaa nahay

  • @ahmedodowaa3492
    @ahmedodowaa3492 Před 4 lety +7

    Masha Allah cidamadena I.a wan idin kusobiri donaa

  • @ahmedcadaalacadala7625
    @ahmedcadaalacadala7625 Před 5 lety +14

    Maasha'Allah allaha ha idin dhowro waayo cadowga soomaaliyeed ayaad ka xureysanayaa umada soomaaliyeed si wanaagsan u baacsada cadowga xumi duliyiinta gobolkooda sii dhacay

  • @safiaali9957
    @safiaali9957 Před 5 lety +16

    masha Allah horey ayaa loo socday well done guys.. god bless our XDS and Somalia 😘😘♥️♥️🇸🇴🇸🇴👌👏

  • @adoontiialle7922
    @adoontiialle7922 Před 5 lety +8

    Viva guuul ciidanka xooga dalkayga🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @horumarkadalka248
    @horumarkadalka248 Před 5 lety +35

    7 dislike waa Somalidiid, Puntland, Jubbaland iyo argagaxisada kkkk. Way necebyihiin guusha CXD

    • @alish2852
      @alish2852 Před 5 lety +2

      Dadka ugu neceb xooga waa PUNTLAND

    • @adoontiiallah5777
      @adoontiiallah5777 Před 4 lety +2

      Wixii wadanku in uu hagaago diida ilahay hajabiyo

    • @xirsixussien7303
      @xirsixussien7303 Před 4 lety +5

      @@alish2852 Hadaanu nahay reer butlan manecbin Soomalinimada ee dhibka wax wada waa Deni iyo tuugadiisa. Intaada dad dambi galin masabidan hadalkaaga kafiirso.

    • @Gyyhir1134
      @Gyyhir1134 Před 4 lety +1

      Kama xigtid qaranka ee sifiican wax ubaro

    • @farhiyomohamud6699
      @farhiyomohamud6699 Před 3 lety +3

      Ku hogaaaminaya guulaha Ubadan ciidamada keenay saw reer puntland iyo soomaliland maha

  • @yaasminsaaqle5645
    @yaasminsaaqle5645 Před 3 lety +3

    Somalia ha nolato✊🇸🇴❤

  • @janraalkajaceelka7087
    @janraalkajaceelka7087 Před 4 lety +4

    Masha Allh somali horey usii soco🧜‍♂️🧜‍♂️

  • @cabdigarasbaley72
    @cabdigarasbaley72 Před 5 lety +11

    Allow inoo xafid ciidanka xooga dalka walhi geesiyaal raboow guuul garabkiina ka dhig 😭😭😭😭😭

  • @suufipoi8257
    @suufipoi8257 Před 5 lety +5

    xoogga dalka guul

  • @abdullahidris6611
    @abdullahidris6611 Před 5 lety +4

    Masha allah guleysta

  • @laskacade4214
    @laskacade4214 Před 4 lety +4

    Nabadu Qaali Waayee❤️❤️❤️❤️

  • @alltheway2931
    @alltheway2931 Před 3 lety +2

    Cidankena allow No daa Waa naftot hurayaal sidan nabad ugu sexan laha rabi Haa idin dhowro😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️

  • @ayanlehussein1600
    @ayanlehussein1600 Před 5 lety +14

    Gen Odowaa waa nin howlkar ah. Shaqsi Ciidanka Xoogga Dalka hoggaamin kara.

  • @kederhassenabdilahi5364
    @kederhassenabdilahi5364 Před 4 lety +2

    Mnsha alah

  • @kingkenan4232
    @kingkenan4232 Před rokem +2

    Rajadeydu wa ina ushaqeeqo qanrankeyga allow ii rumeey 🇸🇴👮‍♂️✌🏾🤲🏽✊🏻

  • @abdirahmanhussein6779
    @abdirahmanhussein6779 Před 3 lety +7

    Wow guul xoggaa dalka Soomaaliyeed 🇸🇴

  • @fardawsaabdala923
    @fardawsaabdala923 Před 5 lety +9

    Guuul soomaali wayn horay usocda ciidankeena❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪✊✊✊✊✊

  • @mahamedcabase5935
    @mahamedcabase5935 Před 5 lety +3

    GUUUL ciidanka xooga dalkeyga waan idin ku fana sama ku wara guusha waa xagena insha Allah shabaab&shati kale wata kabta ha lasaaro sixuna ha loo dilo waa hal ku dhigeena

    • @aminabare865
      @aminabare865 Před 5 lety

      adigana ka mid baa tahay, dhisida dalka qaybtaadii aaaaway

  • @ZhafiAhmett-mt6ht
    @ZhafiAhmett-mt6ht Před 11 měsíci +1

    Aabo farmajo allaw noso celli
    Amin amin amin

  • @cabdilaahijaanale4468

    Guul inshaa allah

  • @jbr-boy9094
    @jbr-boy9094 Před 5 lety +3

    GUULEYSA CIIDANKEENA XOOGA MNSHA ALLH

  • @CabdnaanXusen
    @CabdnaanXusen Před 4 měsíci

    Mansha allah

  • @Wajaale64
    @Wajaale64 Před 5 lety +4

    Dadka yar yar aan garanahayn heesta waxa qaadaya fanaankii Maxamuud Ciise Timajilic iyo gabdhihii kooxda Heegan oo ahayd kooxda ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, midhaha waxa sameeyey Cabdi Bashiir Indhabuur, waxay soo baxday qiyaastii aakhirkii todobadadii (late 70's) xiligii dagaalkii Itoobiya iyo Soomaaliya.

  • @ahmedowen7796
    @ahmedowen7796 Před 5 lety +19

    Calanka balloga wan iska jeclahay Inaa mar walbo arko
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 Před 5 lety +1

      Gurigaaga makuu suranyahay sida keyga camal?

    • @madaalemadaale396
      @madaalemadaale396 Před 5 lety

      Ahmed owen qofkasto wadaniya ayaa indhaha ku nuursata waana udhimanaynaa intaa aan noolnahay

    • @ahmedowen7796
      @ahmedowen7796 Před 5 lety

      @@waryaawariiri1812 Haaa sarirta xitaa
      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @ahmedowen7796
      @ahmedowen7796 Před 5 lety

      @@madaalemadaale396 Masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @ahmedhusein7147
      @ahmedhusein7147 Před 3 lety

      Shirley

  • @dhagacadeaxmed7656
    @dhagacadeaxmed7656 Před 3 lety +1

    Masha allah maxaa lacagta loosiinaa adoonta afrikaanka somaali baa ka geesisan inteey doonto wallah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @qaasimcaddow804
    @qaasimcaddow804 Před 2 lety +1

    M
    A we proud our soldiers 👏❤🙌

  • @abdirazakcaynaan8974
    @abdirazakcaynaan8974 Před 3 lety +1

    Walaahi waa qiiraysanahay aad baanan ugu faraxsanahay inay CXDS soo noqdo haybadiisii Allaha ha idinla jiro

  • @hamdiali143
    @hamdiali143 Před 3 lety +2

    Hassan sheeq waxuu udiiday they are monthly salary bals farmajo Allah daayo they receive their monthly salary without asking every month mashallah 😍 Allah soo casho madaxda maanta xugunka heeysa.

  • @soolmediainc49
    @soolmediainc49 Před 3 lety +1

    Mar un waan idinka mid noqon qarankaygow waan idin jeclahay

  • @alish2852
    @alish2852 Před 5 lety +7

    ALLA YAA CIZAK XOOGA....AAWAY SHABAAB MAY WAX ISKA DHACSHAAN NACALAA KU TAALE...

    • @bts.army..somalia1423
      @bts.army..somalia1423 Před 3 lety

      Shabaab iyo ciidanka somali ayey isla yhn hadaan is dhameyno soomali majiri doonta somali waa soomali oo kaliya hakala qaadn

  • @MaxamedG-ro3dx
    @MaxamedG-ro3dx Před 4 měsíci

    Ok❤❤❤

  • @salanosalano4338
    @salanosalano4338 Před 5 lety +4

    Xaadaa idhaqaaqda markan video shan oo karkkaleo....sodan sano qabiil soo aragnay iyo xumaato....qaranima ideeqda.

  • @mahamadomar4993
    @mahamadomar4993 Před rokem

    Maasha Allaah! Alloow dhawr oo xafid dadkeyga.

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Před 10 měsíci

    Masha Allah xifdulah somali army guul warto ❤❤❤❤❤

  • @abdullahialiabdullahi3420

    Ninka qaalinkoodii
    Qolokale kugoortoo
    Quraanjiyo bisada cuni
    Isku qeylo gestee
    Qabow raadin maysee

  • @user-rz6ig2dp8g
    @user-rz6ig2dp8g Před 2 měsíci

    Shi sheeyaha wadanka jooka baawadanka naka xumenayaan lee magaca Admis halakubadalo xooka dalka🎉❤

  • @AlidaahirAlidaahirAbdi-kz5ez

    Guul.....guul......guuuul

  • @mahadabdifatah5293
    @mahadabdifatah5293 Před 5 lety +2

    Guulwacan cidamada Dalka Somalia

  • @ahmedowen7796
    @ahmedowen7796 Před 5 lety +6

    Comment inan ka so baxsho maba ka dalaye Walhi

  • @saidali4615
    @saidali4615 Před 3 lety

    Yaa dawanayo 2021 🥰

  • @azizazion1549
    @azizazion1549 Před 3 lety +1

    ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @saynaabaxmedgutale9047

    Man sha allah xooga dalka guul in sha allah aabo farmaajo illahy ha inoo soceliyo

  • @dulmadoobedulmidiid4655
    @dulmadoobedulmidiid4655 Před 5 lety +2

    Erayadii iyo laxankii cabdibashir indhabuur waxaa qaadayo hobolkii timajilic

  • @user-fx3kw4db7s
    @user-fx3kw4db7s Před 9 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @libaanibrahim137
    @libaanibrahim137 Před 14 dny

    okay

  • @mohamedwadani7058
    @mohamedwadani7058 Před 4 lety +1

    Anagu quudhisi diidnay viiv CXD 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fardwsaabdul9392
    @fardwsaabdul9392 Před rokem

    Guul guul wacan Somalia

  • @sacidgelle4315
    @sacidgelle4315 Před rokem

    ilahay haidin lajiro yaarabi

  • @abdiazizyusuf7686
    @abdiazizyusuf7686 Před 2 lety +1

    Nabadbaan.idiin.rajaynayaa.geesiyaasha...dalkaw....guul...ciidanka.aaranka.meel.kastoo.see.joogtaa n

  • @dariadaria7708
    @dariadaria7708 Před 3 lety

    Guuuul inshaa ALLAAAAAH

  • @farahmohamed1800
    @farahmohamed1800 Před rokem

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad Před 2 lety +1

    Inaa Qeyb Idinka Soo Noqdo Oo Wadankeyga Hooyo Somalia 🇸🇴 Dicaafo Kuna Biiro Ciidanka Xoogga Dalka Military Ayaa Waxaa Ku Mute us 3 Sano Xabsi Ah Iyo Waxaa Isku Dagaalnay Family Oo Ila Rabay Iney Line Yurub Ii Xareeyaan Oo Norway Ii Wadaan Anina Waanka Diiday Markaa Ayey Xabsi 3 Sano Ah I Kaliyeen 3 Sano Markaa Ku Jiray ayey Ika Quusteyn Weena Isoo Faxeen Alx Maanta Waanka Soo Baxay Wadankeyga U Soo Dhaabtay Markii Hore Waxaan Joogay Wadanka Cadawga Nahay Ee Kenya
    Alxamdulh Hada Waxaa La Kulmay Aderkay Sarreeye Gaas General Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe Oo Soo Noqday 2 Mar Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka soomaaliyeed Ahna Ninkii Xasuuqay 1977 Amxaarada Ethiopia Wuxuu Kale Uu Heystaa Bilada Geesinamada Africa Oo U Gadoonsiiyey Madaxweynihii Hore Mohamed Siyaad Barre Alle Ha Unaxriiste
    Intaa Ka Dib Aderkay General Indhaqarshe Waxaa Ugu Sheegeyey Taarikhdeeda Iyo Jaceyl Ciidanka Military Wuxuu ika Balan Qaaday inuu Tababar Ii Qaadaayo Wuxuuna Iku Xiray Taliyaha CiidankaXoogga Dalka Marka ahaa General Odawaa Yusuf Raage Markaa Ka Dib Waxaa La Ii Qaaday Dalka Turkey Oo Tababar Ku Soo Qaaday Muddo 2 Sano Ah Hada Alxamdulh Waxaan Ahay 1 Xidigle Waxana Iku Abaal Guday General Odawaa Waxaa Ahay Hogaamiyaa Guuto Kumandooska Gorgor Ah
    Alle Mahad Iska Dheh Ka Sagow Aderkay General Indhaqarshe Iyo General Odawaa Oo Iyo Dhamaan Macalimiinti Wadanka Wallaha Nahay Ee Turkey 🇹🇷 Iyo Dhamaan Ciidanka Xoogga Dalka soomaaliyeed Meel Walba ay Joogaan waxaa Leeyahay Guul Iyo Gobonimo Gashkayagow Guuleeysta😢🇸🇴❤🙏👏

  • @comedyfortherapy730
    @comedyfortherapy730 Před 4 lety +3

    Kuwa video gaan dislike saaray waxey u maleenayen meesha laga Soo download gareeyo. Mise waa cadowga Somaliyeed

  • @aliabu958
    @aliabu958 Před 3 lety +2

    Asc gesi yadii dalkey gow

  • @Caska143
    @Caska143 Před 5 lety +3

    Dadka dislike dhahy waa yaryarka nacalatullahi caleyk

  • @hurehiirad4274
    @hurehiirad4274 Před 5 lety +2

    Comment

  • @aminaabdirahman6330
    @aminaabdirahman6330 Před rokem

    Masha Allah waan idiin hanweeynahay

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před 3 lety +2

    Gashaaanle Maxadeey
    Ayaa ku Jira oo muqdisho lagu diley
    Hotel Maida Alle ha u Naxariisto
    Nin geesi Ah bu ahaa dhalinyaro Ah
    Taliyihii Gorgor

  • @mustafmaxamud5784
    @mustafmaxamud5784 Před rokem +1

    ciidanka qaranka guul dhaman qeybahoda kala duwan sida militaryga cidanka hay.aada.sirdonka iyo nabad sugida qaranka ee NISA police ka asluubta dhamantod guul

  • @abdirazakcaynaan8974
    @abdirazakcaynaan8974 Před 3 lety

    Allah bless CXDS and insha Allaah cadowga dhawaan waa laga xorayn doonaa dalka

  • @dradnan1593
    @dradnan1593 Před 5 lety +4

    ❤❤❤❤

  • @abdullahielmisheikh5066
    @abdullahielmisheikh5066 Před 5 lety +2

    Ilaah garabkooda ha galo geesiyaasha Soomaliya!!!

  • @ashrafcade8271
    @ashrafcade8271 Před 5 lety +6

    Ciidankeena oo so laabta wa sharaftena oo so laabata halka kasi wada qalbiga idin Kala jirna

  • @anaansheikh5971
    @anaansheikh5971 Před 3 lety

    Guul iyo gobonimo ayaan idiin rajeeyaa

  • @ahmedomar3206
    @ahmedomar3206 Před 4 lety +2

    Nabadu qaali weeye, kii qiima ridoo waa ine qori afkiisee

  • @MuxudinMaxamadyusuf
    @MuxudinMaxamadyusuf Před rokem

    😊

  • @adoontiiallah5777
    @adoontiiallah5777 Před 4 lety +1

    Rajo fiican baa ii muuqata

  • @queenfatma9800
    @queenfatma9800 Před 4 lety

    Guul

  • @maxamuudawxasan6021
    @maxamuudawxasan6021 Před rokem

    Axax

  • @cabdinasir1650
    @cabdinasir1650 Před 4 lety +1

    Somalia guul ilaahow cadawgena cagta kahoos

  • @libaanibrahim137
    @libaanibrahim137 Před 14 dny

    hooyo muwo

  • @qaasimsaadiq5204
    @qaasimsaadiq5204 Před 2 lety

    General oday waa will dheh

  • @barambarassamire5796
    @barambarassamire5796 Před 4 lety

    Viva Somali national defence army

  • @abdiwahidmukhtarabdulahi63

    Guul waacan wanagsan ciidka soomaali

  • @socdaalchannel7410
    @socdaalchannel7410 Před rokem

    AUN Gaashaanle Maxaadey Saleeban Abiikar oo ahaa Taliyahii Cor.gor

  • @nuurdiinaxmed3470
    @nuurdiinaxmed3470 Před 5 lety +2

    222 oo #Somali #xalaal ah #likes
    10 qof oo #yuhuuda #alshabab ah #disliked.

  • @mohalegend2216
    @mohalegend2216 Před 3 lety +1

    dadka dhahayo amison baa idin caawiso ha ogaadaan in ciidanka xooga waqti walba horey ugusocda cadowga lkn cidanki amison ay xeryohoda isakaga jiraan

  • @libaanibrahim137
    @libaanibrahim137 Před 8 měsíci

    ONLIME

  • @dooshowalimohudin741
    @dooshowalimohudin741 Před 4 lety

    We are the lions of africa😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @ahmadmuhammad5998
    @ahmadmuhammad5998 Před 2 lety

    Selinatested

  • @cafaanhajji6711
    @cafaanhajji6711 Před 2 lety

    Xuquuqda heesta dhowra
    Dadkii Luuqda lahay
    Mu alifka
    Mu laxanka
    Musishinka
    Aweyn dadka bara

  • @AbdiasisYusuf-dj6jh
    @AbdiasisYusuf-dj6jh Před rokem

    Qoraxdii...xorn...qaranimo.heleeiey...geesiySl.guulaysta.qalink.ayyaan.kula.dagaalami.cadawga.mar.kastana.waa.idin.garab.taaganahay.guuul

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 Před 4 lety +1

    Soomaaliya Minimo Waxaa Khaldamay