NOLOL IYO GERI AYEY U DHAXEYSAY XASKEYGA😭

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 261

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli Před 5 měsíci +186

    dunidaaan Masoo Marin ruux ka qeyr badan nabi Mohammad scw

    • @zayga2098
      @zayga2098 Před 5 měsíci +3

      WCS

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 Před 5 měsíci +2

      Swc scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Nature.com10
      @Nature.com10 Před 5 měsíci +2

      SCW

    • @FartuunAxmed-dr8pb
      @FartuunAxmed-dr8pb Před 5 měsíci +2

      Salalaahu caleyhi wasalam

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 Před 5 měsíci +2

      Salallaahu Calayhi Wasalam ❤❤❤

  • @user-vr5uo7ku9o
    @user-vr5uo7ku9o Před 5 měsíci +69

    Dunida ma soo maran ruux ka qeyr badan xabiibkeen mohamed scw aan ku wada salino waqti kasto insha allah❤❤❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 5 měsíci +71

    Ilaaheyoow naga yeel kuwa Bisha Ramadan aad cafisay, kana raali noqotay, Jannadane meesha ugu sareyso lagu goray magacooda iyo magaca waalidiintooda - Aamin ❤️

  • @user-nc8nk9hj9j
    @user-nc8nk9hj9j Před 5 měsíci +31

    Haba laysku rafaade natiijada waxay ku dhamaatay guul mar hadii hooyadii iyo ilmihii yaraaba noolyihiin! Alxamdulilahi

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 5 měsíci +5

    Alxamdulillah Axmed
    Ilaahay ha idiin barakeeyo gabadha yar ee idinku so biirtay, Hambalyo Hambalyo😃❤️

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 Před 5 měsíci +6

    Axdllh axdllh axdllh waa illaah mahadiis hadiiba alle kala keenay inta dhimana allaha u dhameystiro umul caafimaad qabta allaha ka dhigo aamiin aamiin hana is ilaaliso culeyna yaysan qaadin iyadoo taagana yaysan hoos u foorarsan wax culusna ka soo qaadin dhanka hoose inshaa allaah caafimaad taam ah allaha siiyo aamiin aamiin aamiin soobarbaar habo eedo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před 5 měsíci +22

    Baaba jeey ilaahay Aduunukan kuguma cidileeyo xasaka waxa walabay kuu Aheeye garabay kuu Aheeyed ilaahay idinma kala qaado yaa rabii🤲🤲🤲🤲🤲🥲

    • @user-tv7ym3vd6x
      @user-tv7ym3vd6x Před 5 měsíci +2

      Amiin amiin amiin yarabiii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 Před 5 měsíci

      Allahumaa Aamiin Aamiin Allahumaa ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-lf4ib3rt6m
    @user-lf4ib3rt6m Před 5 měsíci +45

    Nio mar walba dhib lagama sheekeeyo. Dhibkaaga waa la qarsadaa wali dhibka familyga❤

    • @UmuAisha642
      @UmuAisha642 Před 5 měsíci +9

      Views ayuu ku radinaa 😢wlhi waa dhib ilaahow irsaqad hana kalin Social media asna alaaha ka deeqo meel ka qeer badan

    • @user-jn2xg4vv4r
      @user-jn2xg4vv4r Před 5 měsíci +4

      Dhibatada uku weeyn somaali heysato waa si qaldan loo ilbaxay dhaqan Diintaa waa laka arimahada qaaska dadaka lakama waadaago kii xataa sadaqo bixinaa waa laku sawiraa allaha qeeyrka nawaafijiyo

    • @sumayaahmed5264
      @sumayaahmed5264 Před 5 měsíci

      @@user-jn2xg4vv4rallah asturo ceebta

  • @user-lx4nx2wp9d
    @user-lx4nx2wp9d Před 5 měsíci +8

    Waxas lakuma qaraabto. Waligeed bey naag dhali jirtee. Bismilaah

  • @nimcoxasan4564
    @nimcoxasan4564 Před 5 měsíci +6

    Alle haku cafiyo wllo xaska alle cafimaad tama alle ha siyo🤲🤲🤲

  • @ABBIR.OTO4
    @ABBIR.OTO4 Před 5 měsíci +1

    Allah ha caafiyo inta xanuunsan🤲🏻🤲🏻

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Před 5 měsíci +5

    Wcs baba waxan kuleyahay hanbalyo walaashey alle haka dhigo umul fayow🤲🤲🤲🤲❤❤❤😍😍😍😍

  • @Ahmad.shreif.team27
    @Ahmad.shreif.team27 Před 5 měsíci +13

    Team baaba yeey xaska halodoceyo ilahey inocafiyo wllkena baaba yeey xaskaga wayku cafimadidonta insha allah e niyadaad qer ushek❤❤❤

  • @fatahindhey7001
    @fatahindhey7001 Před 5 měsíci +2

    Walal wa arinfarxadleh Baba umul feyow Allaha kadhigo 🙏🙏🙏🙏

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 Před 5 měsíci +4

    Alx haduu alle kalabadbadiyay Cafimaad AllAhA siyo iyada iyo gabadhedaba

  • @Janogale571
    @Janogale571 Před 5 měsíci +2

    Mansha allah mar hadii Alle nabad qabaan maamada iyo ilmaheediiba

  • @priyanka-lt6pd
    @priyanka-lt6pd Před 5 měsíci +6

    Qaliin wa cadi no problem irbada xita wa cadi wllo dhiib malaha aniga ku dhalay 3 ilmod qaliin iyo irbada

    • @FarhiyaQueen-rm8bo
      @FarhiyaQueen-rm8bo Před 5 měsíci +1

      Mi 2

    • @allahismylife1206
      @allahismylife1206 Před 5 měsíci

      War heedhe xaaskaska nasiya ilmo badan haday idin dhalaan dumarow idinkana naftina ilaaliya dhalmada badan iska yareeya wax yar nasta😢

  • @saidaahmed2361
    @saidaahmed2361 Před 5 měsíci +3

    Alxabdulilaah hadii lagu guulays tay waa khayr

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 Před 5 měsíci +14

    Social media waa lagu waashaa ninkan arimihiisa gaarka ah ayuu kaga hadlayaa muxu ka faidaya

    • @user-tv7ym3vd6x
      @user-tv7ym3vd6x Před 5 měsíci

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @hoodocadey4325
      @hoodocadey4325 Před 5 měsíci +2

      Lacagaha social media laga helo waxaa u badan xaaraan qofka maalinba maalinta ka danbeeyso iimaanka iyo xishoodka oow ku waayaa waayo qofka private life malah karaamafiis iskaba daa xishoodkaa ka tagey

    • @hoodocadey4325
      @hoodocadey4325 Před 5 měsíci +2

      Tuugsi dadban waaye 🤣🤣🤣iska fahan

  • @mohamedsandheere6995
    @mohamedsandheere6995 Před 5 měsíci +2

    ALLAAH ha caafiyo ❤

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 Před 5 měsíci +8

    Congratulations

  • @SPEEDS-Live
    @SPEEDS-Live Před 5 měsíci +17

    Ilaahy cafimaad taam ah ha siiyo🤲

  • @STOMPZ1
    @STOMPZ1 Před 5 měsíci +8

    Ilaahey caafimaad taam ha siiyo

  • @kaltoumwaiss9634
    @kaltoumwaiss9634 Před 5 měsíci +5

    Illahay ha cafiyo amiin amiin

  • @user-jk5wd1rj8x
    @user-jk5wd1rj8x Před 5 měsíci +6

    Allah caafiyo walaasheen

  • @UmuAisha642
    @UmuAisha642 Před 5 měsíci +7

    😢wlhi waa dhib ilaahow irsaqad hana kalin Social media adna alaaha ka deeqo meel ka qeer badan

    • @umumaria7050
      @umumaria7050 Před 5 měsíci

      Aamin ilahey arsaaqada mel xun nagama geli to waaba umushay shalay lkn hada muxuu kaga hadlaaa arimaha priviteka 😢yaab waye

  • @nasraaxmed6598
    @nasraaxmed6598 Před 5 měsíci +4

    Maash Allah ilaah ha ku caafiyo xaas kaag

  • @saacidshaaciye2311
    @saacidshaaciye2311 Před 5 měsíci +6

    Dharka ciida nagala diyaarinoyaa😂

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 Před 5 měsíci +5

    Boowe anigey igu dhacday mida cml 3 wil cadi ayn u dhalay labadi wiil e dambana wa la igu qalay kor ayeu jiren carurta marka wx weun ma aha qalinka wey cafimade inshaallah
    ❤❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 5 měsíci +2

    Manshaallah umushi is xanbarsato alah ka dhigo ❤❤

  • @user-mf9it4hj9e
    @user-mf9it4hj9e Před 5 měsíci +2

    Ilaahy caafimad taam ah ha siiyo iyada ilmaheedaba

  • @maahir-yb
    @maahir-yb Před 5 měsíci +5

    Dumaashidey rabbi hainoo caafiyo

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 Před 5 měsíci

      Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @kheerf2433
    @kheerf2433 Před 5 měsíci +1

    Alah haku cafiyo xaskata sxb

  • @awalenuro4947
    @awalenuro4947 Před 5 měsíci +6

    4 times an qatay kululeyso o layga fooliyay alxdu lilah ani iyo baby yasheyda wan cafimad qabnaa alxdu lilah alfa marah

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Před 5 měsíci +1

    Alxamdulaahi wa alle mahadis ❤❤ Alxamdulaahi soo barbar edo hyr mcn mida MDDD wax tarto

  • @nasraahmed1706
    @nasraahmed1706 Před 5 měsíci +1

    Maaasha allah tabaarakallaah baabo Jay gabadhaada mumtaaz ubixi insha allah

  • @asmaadahir9127
    @asmaadahir9127 Před 5 měsíci +5

    Wax kasta inaad public keento waa laga fican yahay😢

    • @mhameddave9758
      @mhameddave9758 Před 5 měsíci

      See layeelaa hee walashey hadii nolosha social media aadan iska qarin karin xaladahan ookale waa dhibaato walalkeena waxa ku kalifayana wuu sheegay illaah ha ufudeeyo amuurihiisa anagana alle ha inoo fududeeyo amuuraheena😢

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 Před 5 měsíci +4

    Doctor dadka weey khasbaan xiligu ilahaay dhaho ayeey ilmahaan so baxayaan 1 daqiqona ma ku si jirayaan marki Alle u qadaray Alle talo hala saarto oo hala isku xiro

  • @deeqqumana5340
    @deeqqumana5340 Před 5 měsíci +1

    Mohamed scw kusaliya inshaallah

  • @Ahmedvidic
    @Ahmedvidic Před 5 měsíci

    Very funny .. Qaliin dhalitaan oo lagu dhimanaayo Afrika ayaa laga helaa 😂

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 Před 5 měsíci

    Allaha caafiyo I.a

  • @minaayxusen
    @minaayxusen Před 5 měsíci

    War talenti kale la imoow anaga xaaskaaga ha inoogu sheekeynine bilaa dhaqan baa tahayee

  • @Hooyo259
    @Hooyo259 Před 5 měsíci +3

    Congratulations alx

  • @garaadyacquub2188
    @garaadyacquub2188 Před 5 měsíci

    Aaaamin aamin

  • @user-mw9bf8lo8z
    @user-mw9bf8lo8z Před 5 měsíci +1

    Allahay caafimaad hakusiiyo❤🤲

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 Před 5 měsíci +1

    Baaba Jeey Sxbow Shaaftadaan walaalow maad Allah weydiisid

  • @mahadmaxaxmad4870
    @mahadmaxaxmad4870 Před 5 měsíci +1

    Walahi wan daremikara marka hooyo tahay markii lagu dho ilmihii ba kur aday. Ee waa qaliin. Anaa soo maray. Ax calaa kuli xaal😢..

  • @nimcoabdilahi7964
    @nimcoabdilahi7964 Před 5 měsíci +4

    Markaa codka maxaad uga duubtay maxaa faa iido ah ee ku jirta xataa sawirada xaaskaaga aad ka qaaday ma wax fiicanbaa subxaana llaah

    • @sumayaahmed5264
      @sumayaahmed5264 Před 5 měsíci

      Wax nila so doobo mala rawo oo lacag laga helo video lakni wax laga qurux badan waye in waxaan cml dadka lala wadago

  • @user-rh5qb8yx1o
    @user-rh5qb8yx1o Před 5 měsíci +2

    Muhaajira
    Mayaami
    Maymyuna
    Muslima

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq Před 5 měsíci

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️

  • @user-wk1kz2nj2w
    @user-wk1kz2nj2w Před 5 měsíci +1

    Allahay cafimad hakusiiyo ❤🤲🤲🤲

  • @HassanFatouma-eq4qc
    @HassanFatouma-eq4qc Před měsícem

    Mashallah ❤❤❤

  • @SidriMaxamuud
    @SidriMaxamuud Před 5 měsíci

    Alxmdulilah dheh i.a by

  • @munadore9738
    @munadore9738 Před 5 měsíci

    Maasha Allah my brother congratulation♥️♥️♥️♥️♥️

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před 5 měsíci +1

    Aamiin aamiin yaa rabii🤲🤲🤲🤲

  • @AYusuf-ll8kf
    @AYusuf-ll8kf Před 5 měsíci

    Masha allha ilaahaye nabad ku kala kenya baa mahadleye

  • @AnzalAadanBashir
    @AnzalAadanBashir Před 5 měsíci +2

    Ilhy ha caafiyo😢hoyo walbo oo xanunsan 😢

    • @cabdullaahixasan1670
      @cabdullaahixasan1670 Před 5 měsíci

      Quruxey saa I’d aad u shidanthy numarkaada hoos ma igu soo qori karta ✌️

  • @munadore9738
    @munadore9738 Před 5 měsíci

    Baba congratulation again, and Ramadan Kareem, everything that would be OK Trust Allah. ramadan, Kareem again.🥰🥰🥰🥰

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 Před 5 měsíci

      00000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

  • @Axmed863
    @Axmed863 Před 5 měsíci +1

    Aamin amiin yaa rabi

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394 Před 5 měsíci

    Mashaa allaaah allaha idiin barakeeyo

  • @user-jx4bl8ct8u
    @user-jx4bl8ct8u Před 5 měsíci +4

    Wll arimaahaGa iyo kuwa familkaaga aH maad bareefad ka dhigatid maxa horta barahaa bulshada aad usoo dhigaYsa , alle aya mahad leH oo kuu kala keenaY ee wll arimahaaga bareefad ka dhigo

  • @warsamemohamed7448
    @warsamemohamed7448 Před 5 měsíci +1

    Manshallh ❤️ 🎉

  • @user-vj1jr7fr1d
    @user-vj1jr7fr1d Před 5 měsíci +2

    noloshaaada personalka adiga iyo xaaskaga wixi aad talefan kuwada hadasheen maxaa public ukeene

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Před 5 měsíci +1

    Maasha allaha 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 Před 5 měsíci +1

    Baabajey waxaa kaa hoosbaxday soos maxaad u geyn weysay lacagla aan weeye 1senti lagaagama baahneyn wax walba in ay ku dhamaadaan guul ayaan kuu rajeynayaa insha allah

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 Před 5 měsíci

    Baaba jey another level sir family må jirto tuugsi faan iyo calaacal

  • @nimoabdi6499
    @nimoabdi6499 Před 5 měsíci

    Masha Allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-zw7dl3ym8n
    @user-zw7dl3ym8n Před 5 měsíci

    Alxamdullah illhey hadu kala Keenan qaliinka aniga waa ka baqnaa lkn wa iska fuduyaha

  • @user-cm3yv7nh6b
    @user-cm3yv7nh6b Před 5 měsíci

    Maasha Allah

  • @xuseendaacadoffical19
    @xuseendaacadoffical19 Před 5 měsíci

    Allaha kuu caafiyo wll

  • @JacelowCr
    @JacelowCr Před 5 měsíci

    Waa jaceelow cr7 alle hakuu fududeeyo

  • @Saciidomaxamed-gq6jy
    @Saciidomaxamed-gq6jy Před 5 měsíci

    Masha allah alxmduliiaah 🤲🤲😭

  • @SidriMaxamuud
    @SidriMaxamuud Před 5 měsíci

    Baba i.a wey cafimadi niyada qer usheeg dadka qaar qoraladoda ha ubixin waa jaahiliin i.a umul fiyow alle haka dhigo ayada iyo gawadhena nodhalate

  • @luulabdi261
    @luulabdi261 Před 5 měsíci

    allah siiyo caafimaad taam ah

  • @HamdiAbdirahman-vr7yi
    @HamdiAbdirahman-vr7yi Před 5 měsíci

    Alaha xifdiyo walaashin

  • @user-ry4ie4yo6d
    @user-ry4ie4yo6d Před 5 měsíci

    الحمد الله على السلامة ❤❤🎉❤❤❤🎉

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy Před 5 měsíci

    Allah ha cafiyo

  • @user-bl3ob5nv4o
    @user-bl3ob5nv4o Před 5 měsíci

    Iiaahay caafimaad taam ah siiyo insha Allah

  • @steamfeisal13
    @steamfeisal13 Před 5 měsíci

    Masha aliha ❤️🤙

  • @channelfans4704
    @channelfans4704 Před 5 měsíci

    Baaba jey dhibkaas adiga ayaa usabab ah ilaahey unoqo

  • @user-iu5sx9iy7i
    @user-iu5sx9iy7i Před 5 měsíci +1

    Nin Farida ayaad thyba adoo maqan ayaad kawarhysaa xaskaaga

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Před 5 měsíci

    Masha Allah hambalyo

  • @sadsuban143gandarshe8
    @sadsuban143gandarshe8 Před 5 měsíci

    MALUUUN U BIXII INSHA ALLAH🙏

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar Před 5 měsíci

    Subxaana allaah Baaba jey waxaan maa views ka dhigtay
    Allha caafiyo maskiinta

  • @user-vr5uo7ku9o
    @user-vr5uo7ku9o Před 5 měsíci

    Allow u fududeey walaasheen insha allah

  • @SaraSamira-sv5ec
    @SaraSamira-sv5ec Před 5 měsíci

    Marshall Allah mon frère

  • @ismaciilkabayare7811
    @ismaciilkabayare7811 Před 5 měsíci

    Kan caadiyuu uwaasici subxanallah

  • @Amka-c2q
    @Amka-c2q Před 5 měsíci +1

    war wakiil kama tihide masuul katagaye maba ogid waxaad katahaye xaaskaga

  • @user-uu4fi8oc1p
    @user-uu4fi8oc1p Před 5 měsíci +1

    Habalyo baajay

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w Před 5 měsíci

    Ilaah ha ufududeeyo yaaarab

  • @sacdiyoali2665
    @sacdiyoali2665 Před 5 měsíci

    Allaha ku cafiyo

  • @user-tv7ym3vd6x
    @user-tv7ym3vd6x Před 5 měsíci

    Alle ha ku cafiyo

  • @nimodaud2069
    @nimodaud2069 Před 5 měsíci +1

    Nolshada xita wax yar kamida ma qarsa kartid miya 😔

  • @user-nn9ir6cm1g
    @user-nn9ir6cm1g Před 5 měsíci

    Allle ha caafiyo jeeye

  • @Mohamed-q9l
    @Mohamed-q9l Před 5 měsíci +1

    Volog noo so duub plzzz❤❤❤🙏🙏🙏🙏❤

  • @calialdai6426
    @calialdai6426 Před 5 měsíci

    Baba jey wallalow tugsiga iskadaa Nin weyn bad tahy Bismillah

  • @muxiyadiin426
    @muxiyadiin426 Před 5 měsíci +10

    Ceeeb waxa ah inaad xaaskaaga iyo arrimaha qoyskaaga keento public marka isku xishood baabajeeyow

    • @nimcocabdi-ij9vu
      @nimcocabdi-ij9vu Před 5 měsíci

      Mawax beebu kashekeynaya xaalada xaaskiisu kafogyahaybu kahdlaya

  • @casgocabdiismaciil4082
    @casgocabdiismaciil4082 Před 5 měsíci +2

    50/50 maa kulilayso inay dilaan Bay rabaaan

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Před 5 měsíci

    Illaahay ha faciiyo

  • @naimahussein3911
    @naimahussein3911 Před 5 měsíci

    Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤🎉🎉🎉