#farxiyotawakal

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • #farxiyotawakalfamily

Komentáře • 298

  • @sadiaaliomar4260
    @sadiaaliomar4260 Před rokem +8

    Farxiyooy San ku jclhy allah ku jcldo wll iga wen cml ban wadada iyo hdlakga iyo shekiunga ba uqta unable dhageystaa alow yanan kuwayin😢❤❤

  • @HiBa_mahamett
    @HiBa_mahamett Před rokem +15

    AR yaadhaha chanalka kle farxiyo tawakal family ah aan 100k aan garsiino si farxiyo cadow Geeda oo ugu xumaado ugu gub gubtaan hye dhaha❤😊

  • @sharafohassan9016
    @sharafohassan9016 Před rokem +9

    Masha aallaah ale ha ku amaansado inbadan abaayo macaanto farxiyo cadeey rutii waa jeclahay dhiiragalintaada

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 Před rokem +32

    Farxiya abaayo macan Alaha ku cafiyo mida xiigta quranka isku aqrii surah fatixa 41 jerr mrka sexan rabto adkaru sabax wal masa qali surah falaq albqara waa cajiib abaayo aniga tijabiyey quranka aqriso waa guleysan insha Allah

  • @kaafiyonuur57
    @kaafiyonuur57 Před rokem +5

    masha allh farxiyo abaayo allha kubarakeeyo aad baan uga helaa dhiiri galintada shug ran

  • @aminamuqtarhussein5500
    @aminamuqtarhussein5500 Před rokem +5

    Anagooo hooyo ahyna kula socono farxiyooy ani hadan guursado jadwalkeyga waaba heesta 😂mhdsanid farxiyo❤❤❤

    • @ismahanadan1793
      @ismahanadan1793 Před rokem

      Soma ahn saas wayee talaa wangsan bey ina siisay walshey farxiyoo

  • @msswiilo
    @msswiilo Před rokem +39

    Team minweyn kaalaya guuleysta aniga waa kanaa xaadir😂

  • @UMUMohhamed
    @UMUMohhamed Před rokem +5

    😅😅😅😅walhi hapo inaaad aniga iga sheekayno isku maleeya taleefoonka isticmaalistiisa
    lkn hapo walhi dhiiri galiye ii tahy aadban kuu taageera runtii
    ilmahaygii curad ayaan imika haystaa oi bilooyin uun jira hadana gurigayga anigaaa wax walba ka qabsada oo habaysta alxm 😍😍😍

  • @haawomohamed-jx9sm
    @haawomohamed-jx9sm Před rokem +3

    Asc abyo farxiyo dhiiragaliso baa tahy ilahay haku caafiyo abyo quraanka isku akhri markaa seexanayso sadexda qul kiiba 3sadex jeer isku akhri aayatul kursi iyo saliva nabiga scw intaas ismari insha Allah

  • @azharimaxamad9858
    @azharimaxamad9858 Před rokem +9

    اختي الغاليه فتحيه ما شاء الله تبارك الله الله يحفظك يا اختي الغاليه

  • @aminamuqtarhussein5500
    @aminamuqtarhussein5500 Před rokem +4

    Wcs abyo Farxiyo quruxeey Allah nokaaa xafido Boqoradeeena❤❤❤

  • @mariamabdikarim3917
    @mariamabdikarim3917 Před rokem +2

    Mashallah nice

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp Před rokem +14

    Walahi waan qoslay ilmaha somaaliyet waa isku mid laq biyo ha cabin ani best inaaku rafaadaa moodaye 😂😂😂😂

  • @MalyuunAbdu
    @MalyuunAbdu Před rokem +2

    Illhy cafmd taam ah haku siiyo hbo mcn waa caafmdee inshaallh

  • @aishacuudey7543
    @aishacuudey7543 Před rokem +12

    Farxiyo abayo hooyadey wey necebtahy qof ku caawiso adiga maxaa qabanee iri geel maa daajisaa ayey kudhehee ani waa la iqabaa hooyadeyna maba ii ogolo qabso shaqada gurigaaga ka adkow ayey ahayd jirkaaga kujimicso saas ayey idhahdaa in kastoo aan kuxanuunsaday walaca ani ugub ayaan ahay walashay ayaa ii imaan jirtay saas ay tahy ma is dhigan jirin shaqadeysada waan qabsadaa
    Farxiyo abyo ani markaa shaqada qabsanaayo sheekoyinkaaga ayaa dhageystaa oo telka meel ayaan saartaa

  • @Salmamohama
    @Salmamohama Před rokem +7

    Dumarka an waligod shaqale kensan o xogoda ku tashta sida ano kale iso racaa❤❤❤

    • @aaishamohamed3968
      @aaishamohamed3968 Před rokem +1

      Weligey ma qabsan shaqaale

    • @IbaadoAli
      @IbaadoAli Před rokem +1

      Waligay ma maqban sadex caruura oo isku nuugina way iijoogan mana qabsan dooona bidimi lah alah caafimaadkaan ku shawaysanayo alle ha inoo siyaadiyo

  • @ibtisam8454
    @ibtisam8454 Před rokem +4

    talefonka iyo hurdo laan iyo kheyrkii oo layareyay barakalaan baa ka dhacday

  • @Umumahamed1
    @Umumahamed1 Před rokem +5

    Habo wahel baba i thy titok maba lihi shaqada guriga adiga iyo ayaan gobdob ba ila qabta shaqale waligey ma qabsan adan ku darna kadib gurga dhan wa kala tura qasalad ne malihi baf iyo lug le iSisarta adigane jilibka allha ku cafiyo

  • @fatimajelle6370
    @fatimajelle6370 Před 11 měsíci +1

    Mash Allah tabarka allha sukran abayo mcn

  • @CabdoAxmet-rq3rc
    @CabdoAxmet-rq3rc Před rokem +2

    Asc masha allah masha allah masha allah

  • @nasrocabdilahi7747
    @nasrocabdilahi7747 Před rokem +2

    farxiyo wa ku salamay Abaayo

  • @user-dd6sv9ck6v
    @user-dd6sv9ck6v Před rokem +4

    Allah hakuu cafiyo jilbkaa farhiyo qalii

  • @haniiyoayan9362
    @haniiyoayan9362 Před rokem +5

    MashaAllah illahay ha idin xifadiyo abayo farxiyo adiga iyo abayo ayan gobadon wlhi shaqada guriga iyo shaqada bananka idinka idinku qabasada waxan joga American iso ducoya asxabata 6 sana aya liqaba walin waxa ubada madhalin inu illahay ubad isiyo

  • @munoguure2652
    @munoguure2652 Před rokem +3

    Masha alah alha ku caafiyo insha alah sacas abaa qado ku karsanoya video dawashadisa

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp Před rokem +5

    Neaf majirtee quraan saar neafta jinka cayunka hitaa weykuhiraan neafta aney igu dhacday abaayoy quraan ruqyaah mobile oo ga shid subihii iyo habeenkii illahey haidin caafiyo adi ilmahaaga sharafey ❤❤❤

  • @fardowsoabdalla8578
    @fardowsoabdalla8578 Před rokem +2

    Masha allha wlshey ❤❤

  • @MaryamoYuusuf-de4wv
    @MaryamoYuusuf-de4wv Před rokem +5

    Allaha ku caafiyo qaali dumar shaqaalo ma fiicnee Allaha ku caafiyo 😢😢😢😢

  • @MmmD-gn5tq
    @MmmD-gn5tq Před rokem +3

    Alle haku caafiyo abaayo

  • @UmalkhayrCabdi-ve9ub
    @UmalkhayrCabdi-ve9ub Před rokem +3

    Masha.allha

  • @seynabmohamedali6544
    @seynabmohamedali6544 Před rokem +2

    Abaay ilahey qeyr ha ku siiyo walaahi wax badan ayaa ka faiideey

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 Před rokem +8

    Abaayo WiFi oo dhan iguma jiro qaliii time ka ad wax so dhigto bisa lacag yar gashata bis ag iyo telegram casharo aan ka dhegestosida mamo zuhur group kaas wala wada yaqana kolba mrkas waxay so dhigta dhagesta mrk inta kale waxaba iga badan caruurta iyo gurigeyga abaayo Alxamdulilaah

  • @filsanmohamed4021
    @filsanmohamed4021 Před rokem +3

    Ilhy haku cfiyo xppti Hana kaa dulqaado xnuunka

  • @maryancusman7472
    @maryancusman7472 Před rokem +1

    Hawo mcney adimakatagi karna❤❤ wankujeclahay runtii waha leydhaxa malin kasta gawadhan maha kafacida

  • @FathimaFathima-ly4cf
    @FathimaFathima-ly4cf Před rokem +2

    masha Allah abayo

  • @aishacuudey7543
    @aishacuudey7543 Před rokem +9

    Talada 1aad farxiyo abayo iska yarey coffee ga waxa uu leeyahy cudurada kudhaca sanbabaha iyo wadnaha
    2 gabadhada gaa heyso neefta abayo waxaa usameysaa hawo badal macmacaanka badan ka ilaali iyo busta , digada xoolaha , jeestada lagu qoro sabuurada
    3 aad abayo ilamha waxaa usameysaa cuntada waxaa ugu dartaa cheese sidoo kle waxaa lasiiyaa sharooboyinka multivitamin syrup ka ah ❤❤❤❤❤

    • @IbaadoAli
      @IbaadoAli Před rokem +1

      Cheeseka caruurtu may ku naaxaan wll

    • @aishacuudey7543
      @aishacuudey7543 Před rokem

      @IbaadoAli Haa hadii aad cuntada ugu dartid
      Hadii ay caruur kujoogto sii cuntoyinka kala nuucana usamey si ay wax badan u qataan salaada duhur markii latukado ilaa laga gaarayo sagaal saac seexi ilmahaaga si jirkoodu ula qabsado korinsho badan aysameyaan ❤️🥰
      Mahadsanid

    • @IbaadoAli
      @IbaadoAli Před rokem +1

      @@aishacuudey7543 mnsha alah way ijoogan wll labaa aad iiga caato ah alxmd lkn way caafimaad qaban sagal saac ma waxad ka wadaaa sagaalka ahabeeni

    • @aishacuudey7543
      @aishacuudey7543 Před rokem

      Duhurkii ayaa kawadaa lixsaac malinimo ilaa iyo sagaal saac galabnimo ❤️🥰

    • @IbaadoAli
      @IbaadoAli Před rokem

      ​@@aishacuudey7543shukran wll hadaabay iihurdan alxnd waxan nidhaahnaa kawda duhurnimo ilaa afarta galabnimo

  • @ummmariam2336
    @ummmariam2336 Před rokem +10

    Abyo farxiyo lugta ku xanuuneso ku tuf saliga nabiga ibrahiimiyada aqri inta fariisatid ku tufo jilibka waakuu caafimaadi doonta😢

  • @qrafim9193
    @qrafim9193 Před rokem +2

    Allah ku cafiyo,HBO Quruxeey ❤

  • @ismahanabdirahman1536
    @ismahanabdirahman1536 Před rokem +9

    Farxiyo nolosheyda aya wax kabadashay wlhi jazakallah kheyr ilahey haku cafiyo❤

  • @amaanifamily1123
    @amaanifamily1123 Před rokem +6

    Masha alaah abayo farxiyo hanbalyo 1milyan kurajeynayaa❤

  • @sahraaden7784
    @sahraaden7784 Před rokem +3

    Alah haku cafiyo walashey

  • @hodonabdi9442
    @hodonabdi9442 Před rokem +3

    Hbryr aniga suaal aayaan kaacodsay inaad kaso hadasho tagerahada kama mid ahi miyaa kasohdl gbdh badiyo loojiro ayadana mardhow guursatay biil badana qadanin walidina kadambeyaan

  • @user-gs7jl6tc9p
    @user-gs7jl6tc9p Před rokem +4

    Asc❤❤❤

  • @IsraAhmet609
    @IsraAhmet609 Před rokem +5

    Hpo mcn wan Ku salamy ❤

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp Před rokem +3

    Wcs ww farta billaneey❤❤❤❤❤❤

  • @ifrahhassan702
    @ifrahhassan702 Před rokem +5

    ee farxiyoy ani maba anfacyaan ayaantan waxa wado 😢sheeko rabaa

  • @hooyomcnto-eq3jv
    @hooyomcnto-eq3jv Před rokem +2

    masha allaah abaayo

  • @asmabashiir3829
    @asmabashiir3829 Před rokem +4

    Asc farxiya waxaan doonayey inaa ku waydiiyo inaa kasoo hadasho markay maana wiifto kale guriga kula gasho hadda bahda ijaarka nahay waa laysla galaa guryaha markaa sidee uga gaadhaaman kartaa kuwa guriga kula gala ❤

  • @farhiyoawale6199
    @farhiyoawale6199 Před rokem +3

    Masha Allah Abaayo I love your schedule Abaayo ❤😊😊.

  • @caashoaadam5951
    @caashoaadam5951 Před rokem +1

    Maasha allah

  • @fadumo7265
    @fadumo7265 Před rokem +3

    sax wlh hada waqtigi aba dag dag ku dhamanayo aniga hada gurigeyni an joga gawar icawiso a nala jogto aniga jikada bes an gala suqane wan ka so adega xita qado ma kariyo wayo gurigeyni ilmo yar yar ma jogan qofba xiliga ow rawo ow quracda suwuxi saas ey thy daal an dhaman an qawa wlh blhi gawar yarne an ahay waley meher sadey lkn wali aroos leyma dhigin xaaji a maqan

  • @kaafiyonuur57
    @kaafiyonuur57 Před rokem +10

    allha ku caafiyo abaayo quranka badso

  • @roodacrixmanmaxamuud6924

    Allaah hku cafiyo wlashy aamin yaa rabi

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 Před rokem +9

    Allaha ku caafiyo xubiyy Naagta shaqalaha keensada😎wlhi noloshey ka dheceen hada guri walpo qasalad ayaa taal gas ayaa yaal aniga naag guursatay maahi lkn hada ardayad ayaan ahay maalintaa guursadana jadwalkeyga waa ii banaanka sbb aan aniga oo gurigeena aniga bis ayaa gabar ka ah saas aytahayna waaku filanahay Alxamdullilah
    Talo wllnimo gabar loo shaqeynaayo hadaa tahay 😒 ilmahaga ilaasho cuntadooda ilaali gurga gal soo fiiri ayagana iskala hadal naagaha dhaqan maleh😎

    • @maryanxaajixuseen1046
      @maryanxaajixuseen1046 Před rokem

      Wlh warun aniga qasalad ii yaalo gaas iii yaalo cabitankii shiid aan dhaho wuu buley lee dhahen canaha gasac 5 beri ayan laheyna walibo ilha shaah cadey lee berka losaraa alow cajiska iga saar

    • @user-fe9oh8pe3n
      @user-fe9oh8pe3n Před rokem

      Walaahi beentaada maaha 6 gasac cano bil magaaraayo hal bil ayaan shaqeestay walaahi 3 gasac inef odiga guriga wuxuu dhahay ma arki karo gabar danbe

    • @hodmaniitaqueen267
      @hodmaniitaqueen267 Před rokem

      @@maryanxaajixuseen1046 waba mucjisee pisinka ilaahey gees hakaa mariyo adna caajiska hakaa qaado qalbiyy🤲 mida kale tasbiixda badso

  • @shukraansheekh7241
    @shukraansheekh7241 Před rokem +2

    Soo dhawaaq farxiyo

  • @khiyaar12
    @khiyaar12 Před 7 měsíci

    Alle haku cafiyo❤❤

  • @sharafohassan9016
    @sharafohassan9016 Před rokem +3

    Ale ha ku caafiyo inbadan abaayo macaanto

  • @naimabelel4004
    @naimabelel4004 Před rokem +9

    Asc sister ❤❤❤❤❤❤❤

  • @maranbdi814
    @maranbdi814 Před rokem

    Abaayo mashaari aan siiya ilmaheyga hal isbuuc gudihiisa wey igu cayilaan masha Allah neeftana waxaa soodadajiyo hergabka gabadhaada markey indhistaba ama halmar ay qufacdo sharoobo sii oo xasiisiyad iyo qufac iskujirto wad kanasanee ugsijiin walaahi ilaahey na hakuuvaaafiyo mashaaridana waxey kakoobantahay bariiska wadankeena qamadi masago misr waambo xulbo sisin macasaro caano lo

  • @user-xp7iq8db4p
    @user-xp7iq8db4p Před rokem +1

    Ala baqaayad habar yar teeyleeda leheed aa saas aheed gabar walbo waa ka aroosi jirti ❤

  • @samsamweydow
    @samsamweydow Před rokem +2

    Farxiyo ❤hada inta darteya hosha Haye waxa kalaba iguma baxdo

  • @zahrahappy5821
    @zahrahappy5821 Před rokem +1

    Màha alaah abaayo mahadsanid ajar allaha ka siiyo dhiiri galita aad noo samaysay❤❤❤❤❤

  • @xayatiqurux5369
    @xayatiqurux5369 Před rokem +2

    ❤❤❤❤❤❤ mansha allah farxiyo

  • @mriya4601
    @mriya4601 Před rokem +2

    M.a ❤❤❤❤

  • @farhiyaabdiwali7298
    @farhiyaabdiwali7298 Před rokem +2

    Wcs

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 Před rokem +2

    Wcs abayo faraxiyo cadeey mashallah mashallah allah hku xafido amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi ❤❤❤❤❤❤🥰🤝🫶🏽🫶🏽💪

  • @ayanfaraha6377
    @ayanfaraha6377 Před rokem +2

    Maasha alaah abaayo walaahi aad baan ugu shaqaysta sheekadaada waa kugu nastaa dhiira galinta noo soo badi jafoowgii waa u baahanahay farxiyo guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ciiltirto9484
    @ciiltirto9484 Před rokem +2

    Abaayo waa runtaa talefoon faceen nakarebay muqaal kaan markaad sogalisay waqti aan kudawado waan wayay odanaheyga heestay lkn hadaan suxuroyo kudawoyaa qodob muhimah kahadashay

  • @xamiidashire7441
    @xamiidashire7441 Před rokem

    Walee waa lobahna video shugran qaali

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 Před rokem +2

    Wsc

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 Před rokem

    Masha Allah shukran 👍❤️❤️

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 Před rokem +1

    Runta waaye mushkilada dhan mobile waaye hooyooyinka iska dhaafee wiilashi ayaan ku aregney jajab iyo caajis aan dhamaaneyn ayuu ku jiraa anaga waa nag daran yihiin sababta mobile ayuu waqtigiisa ku dhameeye shaqaale guri daba socod ayey rabtaa inta gal waxaan sameey inta ku jiri lahaa anoo qabsada iiroon shaqaale waa ka daba daale maashallah garabka allaha galo family alkaha ku xafido jilibka dhaq dhaqaaji laab fidi ha riux riixin

  • @umuakramumuakram6110
    @umuakramumuakram6110 Před rokem +5

    Asc farxiyoy cadey walaley ani hada shaqalo iska dayo gacmaha aya iga xumado kwrn omo iyo sabunta wey I dhibayan

    • @IbaadoAli
      @IbaadoAli Před rokem

      Hhhhhh wll golofis gasho mnsha alah gacmo jecildaaaa inaadeeeer

    • @umuakramumuakram6110
      @umuakramumuakram6110 Před rokem

      Kkkk abayo mcn golofis ma dhar lagu dhaq kara hada hal malin qabo shaqada is dhaho gacmaha dhan aya qolof iga kore

    • @IbaadoAli
      @IbaadoAli Před rokem

      @@umuakramumuakram6110 kkkk wlhi anigu golofiska waaban ka diiqadoodaa lkn dad ku shaqeeyaan arkaa anigu markan sidaa shaqada udhameeyaba gerasalinban marsadaa waliba markam dharka maydho ayan qolftaa isku arkaa lkn markaaba way iga badaa alxmd bal tijaabi gersaliinka hadaanad xasaasiyad ku.lahayn

    • @umuakramumuakram6110
      @umuakramumuakram6110 Před rokem +1

      @@IbaadoAli Maya abayo xasasid kuma lahi lkn ma si isticmalo bal wan tijabin insha alah abayo

  • @hawomohamud2624
    @hawomohamud2624 Před rokem

    Mash allh allh haku xafido farxiyo allh haku cafiyo adig caruuntad

  • @raxmarose4385
    @raxmarose4385 Před rokem +2

    Farxiyo allaha kucaafiyo xbbti😢

  • @AsiaHananwanaag-pt8yu
    @AsiaHananwanaag-pt8yu Před rokem +1

    Illahay haku caafiyo

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 Před rokem +4

    Xaley wixi dhacayay rabi naga badbadiyay rer kaxda hana nahay alxd

  • @umuamiira6098
    @umuamiira6098 Před rokem +9

    Wax iga shaqo jeclaa majirn blse waxkste niyada ayaa qabto😢😢 3qol dagana 1 cunug haysty saa ujoogay Gbr aa nagosobiirty caadi ayy ila aheed hadana 2wiiil wax yar ay jogayan laidhhay kadib waaba ku dhagsaden majirto gbadhi qolka fadhiga 2wiilna qlka martida yaaab iyo ciil qolki fadhiga buug iyo dhar ayaa marti looga dhigay waa arurinaa SIDII ayy ka dhige cungna maaha waa nag 20jira wiilasha kasiidaran hool qabo ama ha qaban waa sidii amaan ayaa siiiyy qolkayga jiifka musqusheda cunugteda intaasa isku kuubay dad igo facaa feero iskaga ma jabinaayo jikada gabdha tooka tooka kadhigaynay saa uga warqabo.. Ileen haddaa dadkan ku mashqulo oo qayliyo adunkan waregto waaye Kaliya amaansiiyy. Hada qolka fadhiga marka arko ciiila iqabto waa laga baxaa.. Blse dad dhan waa iska rookeyy saa meela kuso dhawweyo mahaayo... Hada waxa laigo amaana waaa Gbr fcn dadka oo dhanaa lajoogan qyr allha siiyo cml ar daddaa.. marka areebo majirtee qofba xaalada heeso 😂😂 asxby waxaa sameeyy qald mise sax.. Sharteda ka ceshaty

    • @fdwehliye7048
      @fdwehliye7048 Před rokem

      Waad saxantahay abyo wax yar oo lagugu eedi Karo aadna waxba kaqaban Karin ka indho la aw marbaad ka kudbee

  • @laylaluul3397
    @laylaluul3397 Před rokem +1

    Ilaahey haku caafiyo habayar

  • @user-ix7dn8nu7x
    @user-ix7dn8nu7x Před rokem +1

    Alxdlh jadwal waan leeyahay waana nasta ❤

  • @ismahanadan1793
    @ismahanadan1793 Před rokem

    Ilahey haku cafiyo saan shekadada uu dhageysanayay baa dhahday jilibkaa ii xanuno ax xanunkiisaa wan aqanaa ilahey ha ku cafiyo🤲🤲🥺

  • @bashe3486
    @bashe3486 Před rokem +2

    Farxiyoy abyo sacadan aan kudaawanayo caajis baan meel lajiifaa qado karin baana isugaysa shaqada aad baan unecbahay hooyo 4ciyaala dhashaan ahay

  • @raxmaxaashi6986
    @raxmaxaashi6986 Před rokem +3

    Macha allaah horay usoco hbo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maymunmahdi8474
    @maymunmahdi8474 Před rokem +3

    Ani marka jikada soo galo youtube shekoyinkaaga lee daartaa ilaaa an shaqada ka dhameyo waqtiga ma dareemo

  • @shamsocali8472
    @shamsocali8472 Před rokem

    Masha Allah farxiyo cadey hppti l love you l miss you so much ❤❤❤

  • @MuwaahipHassan-bk4rs
    @MuwaahipHassan-bk4rs Před rokem +1

    Masha allh noso badi fariyay

  • @user-fy8en6hk4n
    @user-fy8en6hk4n Před rokem

    Waa run kaasa ihabsaamiyay wlhy

  • @nasteexomaxamud1567
    @nasteexomaxamud1567 Před rokem

    Masha Allah abayo farxiyo wallahi dar ilaahey ayaan kuu jecelhy Allah kuxafido ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryanmohammed9927
    @maryanmohammed9927 Před rokem +2

    Allah kucaafiyo

  • @shamsahassan3320
    @shamsahassan3320 Před rokem

    Walahi dar Ayan kudaqani hya Nairobi dagani 2 ciyalna wey ijogan shaqalani ima jogto

  • @filsanmohamed4021
    @filsanmohamed4021 Před rokem +4

    Farxiya Qaali ❤

  • @caashaxuseen6284
    @caashaxuseen6284 Před rokem +1

    M.a❤❤❤❤❤

  • @hudamahamuudhudaa
    @hudamahamuudhudaa Před rokem +5

    HABO FARXIYO TAWAKAL ❤ ANIGA WAXAA AHAY GABAR OO KAJABTAY NIYADA SABTOO. AH QOF BUURAN AHAY ILA TALI😊

    • @raxmiishchenal
      @raxmiishchenal Před rokem +2

      Abyo is caaatee oo jiim aad hadaa awoodo cuntadane iska sax❤

    • @hindanuux858
      @hindanuux858 Před rokem +1

      Walaleey adina hilib ayd ka ooyaysaa anina dhuubni ayaa idhibtay 28 ayn jira 5 ciyaalana wan dhalay 56 kiilo na ma dhaafo

    • @umuasiya1524
      @umuasiya1524 Před rokem

      ​@@hindanuux858alx dheh wlhi wey ku dhacatay ani 24 jiraa 73kilo aan ahy wlhi 55 aan rabi lahaa

  • @umucalina5962
    @umucalina5962 Před rokem +1

    ilahy Haa ku cafiyo farxiyo cadey

  • @farhiyoali3849
    @farhiyoali3849 Před 11 měsíci

    Maansha allaah.farxiyo..abaayo.❤❤❤❤

  • @anisacimraan1938
    @anisacimraan1938 Před rokem +1

    Farxiyeey wlhi umul ayaan ahay jadwalkaa iga wareersanaa kiilabaad ayaa hada dhaley

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 Před rokem

    Aduuyo iyo aakhiro nuur calaa nuur iyo barako iyo wanaag idil❤❤

  • @khadracali334
    @khadracali334 Před rokem +4

    Ilaahay haku caafiyo hbo ❤❤❤❤inshaAllah

  • @munocali9272
    @munocali9272 Před rokem

    Farxiyooy shar iyo shaydaan allaha kaa qabto waanku jecelnahaye

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 Před rokem

    Abayo allah ha ku cafiyo amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi 🤲🏽

  • @user-rm2mp9ks9g
    @user-rm2mp9ks9g Před 11 měsíci

    M a ilhaye haa ku xafido abayo farhiyadeena