Ha Hilmaamin Abaalka Laguu Galay -- Adam Abdi -- Sheeko

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 03. 2022
  • Sheeko ku saabsan nin arday sabool ah waxbarashadiisa jaamacadda kafaala qaaday si'uu usoo gudo markuu dhameeyo jaamacadda.
    markuu dhameeyey kadib muxuu ninkii dalbaday in loogu abaal gudo?
    xaguuse gaaray ardaygii saboolka ahaa?
    waxaa inooga sheekeynayo Camoo Adam.
    Daawasho wacan.
    Mahadsanid.

Komentáře • 90

  • @zakyhmohamed9572
    @zakyhmohamed9572 Před 2 lety +19

    inaad ka mahadceliso wanaagi laguu sameeyay waxay kamid tahay akhlaaqda teeda ugu wanaagsan👑🙏🏽💜

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před 9 měsíci +2

    Wa qiso cajiib ah qofkii malin ku caawiyay waligaa ha hilmaamin aduunka wa laba maalin abaalku wa sheey qaali ah ❤❤❤❤❤❤❤❤
    Cajiib cajiib cajiib cajiib cajiib cajiib
    Ustaad khaliif noo soo badi qisooyinka nuucaan oo kale wa cajiib wlahi ❤❤❤ 👏 ✔ 👍 👌

  • @izaaw8661
    @izaaw8661 Před 2 lety +10

    Mahadsanid ustaad Adam iyo ustaad Abdiweli waan soo dhaweeenanaa in channelka marmar sheeko nala wadaago si ay dhiirigalinna noogu noqoto ani iyo ardayda kaleba waana mahadsantihiin😍
    Mowduucaana abaalka kaliya kama hadlayo ee meelo badan buu taabanayaa

  • @saki7952
    @saki7952 Před 2 lety +5

    Mashaa Allaah adiga iyo adeerkaanba aad ayaan idin kaga mahad celineeynaa waqtigiina qiimaha badan sida aad nooga faa'iideyseen. Allaha idin barakeeyo. Waxaana rajeeynayaa adeerkaan inuu halkaas nooga sii wadi doono barnaamijka qisaska. Hadii uu waqti inoo hayo

  • @user-dc5hz3ic5c
    @user-dc5hz3ic5c Před 2 lety +3

    Mashalah shukran Abdiweli Iyo Sheikhabo
    Nolasheyda dugsi Quraan ilaa aan maanta jamacada kabaxay Dad aanan ehel ahyn ba garabkeyga ahaa ayaga oon xitaa i aqoon 😢😢😢 markuu Sheikh Adam ka shekeyay labada qofeee so cawisay si gaar ahay ii tabatay Sheikh Mohamed Osman kuma ilaawayo intaan nolahay

  • @kaaba8249
    @kaaba8249 Před 2 lety +5

    Adam waan jeclahay sheekooyinkiisa ku mahadsanid adeero shekoyinkad nala wadaagto. 👏❤
    Abdiwali adna mahadsanid wll

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 Před 2 lety +7

    كأنه أبوك يا أخي الكريم شكرً لك

  • @mohedrashed2381
    @mohedrashed2381 Před 2 lety +4

    Masha Allah ustaad Adam iyo cabdi weli khaliif ilahay haydin sharfo

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494 Před 2 lety +1

    Maasha Allaah tabaaraka Raxmaan
    Sheekooyinka sh.Adan Madey iyo C/wali
    waa sheekooyin aad u qiimo badan

  • @Abdihafidmuktar
    @Abdihafidmuktar Před 2 lety +2

    Wll biographyada xambarsan motivation dadka gulaha gaari nosobadi wlhi wax badan ayaan kafaideee muqalkii ninki rooy keep going wll Allah Dartiis ayan kujeclahay

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  Před 2 lety +1

      Ilaahahigi aad dartii noo jeclaatay haku jeclaado walaale.
      Insha'allah mahadsanid.

  • @basketballhope2602
    @basketballhope2602 Před 2 lety +4

    Masha allh! Waa mawduuc aad uu wanagsan' waxna wanu ka baranay! Alle haydinka abaal mariyo' wanan ku dhaqmi doona' strategy noloshana way uu wangsantahay❤

  • @raxaweynroyalty4804
    @raxaweynroyalty4804 Před 2 lety +2

    I love your uncle. Please tell him to open a CZcams channel. 🙏🏾

  • @sahalali9568
    @sahalali9568 Před 2 lety +1

    Msha alah camuu adam alle haku sharfo runtii waa qiso cajiib ah abaal laguu galo adoo melaha dhamaan ka soo xirxirmeen qofkaas qof la ilaawi karo mahan xqiiq wye camu adam iyo walaal abdiweli adinkaneh abaalkiina waa jano insha alah❤❤❤🙏🙏

  • @cabdiyoose9212
    @cabdiyoose9212 Před 2 lety +1

    Adeerka wan jclhy ee barnamijadiisa soo badi wlll mcaan

  • @Alaaja_aj
    @Alaaja_aj Před 2 lety +1

    M.a wll abdiwali aad ayaad u mahadsantahay qisooyinkaan oo kle soo badi inshallah

  • @calimaxamed198
    @calimaxamed198 Před 2 lety +3

    Jizaakallah kheyr

  • @cabdisamadjaamac534
    @cabdisamadjaamac534 Před 2 lety +1

    masha allah qiso cajiib ah bay ahy camu

  • @hamdi7738
    @hamdi7738 Před 2 lety +2

    Aniga walashay macaan baa abaal iigashay mid aana waligay gudi karin anigoo aan shaqayn waxbarashadiina ka haray Soomaaliya guri aanku leenahay ku nool kaligay waayo hooyadeyna waa dhimatay wax aan qabto garanla bay Maraykanka layn ah ii qorshaysay alxamdulilaah ilaahay waa nagu guuleeyey maanta jaamacadna waaku jiraa waana shaqaystaa qofkasta oo aan daruuftiisa maqlo in aan garabkiisa ahaada jeclahay intii aan awoodo alxamdulilaah

    • @Mr.Farah0
      @Mr.Farah0 Před 2 lety

      Wall inaaan kula sooo xidhiidho ayaaan rabaaa seen kuu helaaaa

  • @aidarousabdi7558
    @aidarousabdi7558 Před 2 lety +1

    @abdiweli khalif iyo Adam Abu zuhri waa isku eegyihiin inta Ila aragtay Saar 👍

  • @Ibnu-isse32
    @Ibnu-isse32 Před 2 lety +2

    masha allah ustaad aad aya kugu mahad celina runtii wax wanagsan aya ka bartay intii aan ku xirna chanalkada

  • @hamzadjama7006
    @hamzadjama7006 Před 2 lety +1

    From Djibouti ustad 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @SomaliCamelBoy
    @SomaliCamelBoy Před 2 lety

    Hargeisa ayaan kaa daawanayaa mid ka mida taageerayaashada

  • @hanadbaari7803
    @hanadbaari7803 Před 2 lety

    Aad ba u jeclahay qisooyinka ustaad adam alle ha xafido

  • @abdifatahabdiazizbarkhad6945

    Fikir soo jeedin .....Sheekh noosoo jeedso barnaamijyada kale si uu darenkayaguna kuguso jeedsado oo Anaga nala hadal shukran

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 Před 2 lety

    Adan madey bring more

  • @zamiitadegan5439
    @zamiitadegan5439 Před 2 lety

    Msha allaaaH kanaal faa'iida weyn noo leh hadaan nahy dhalinyarada weeye guuleysta waaya arag soomaaliyeedow💙💙

  • @rahmaabdulahi2856
    @rahmaabdulahi2856 Před 2 lety +1

    Amba Ano Abahay jogo oo waliba shaqeysta oo carurta islantan u qabo udhashay waxbarshada ka bixiya Ayu ana diiday Inu iga bixiyo wayo hooyaday way dhimaty islantisana waxay tiri ha ishaqeyso xafada marka ana waxan go ansaday inan wax barto wayo wan jecla si niyad ah ilahyna wa igu guleyay inan waxan rabay inan barty ila her jamacad lacag la an wayo dadki mesha laha aya icawiyay inan barto marka ninka oynayay wan qiroday ana Wana hooyay xusus walalha meshan kujira iso duceeya waxan barty inan sfcn u dhameysto dadkana ku anfaco oo cawiyo sidi amba la iso cawiyau

  • @faadimacabdalle6981
    @faadimacabdalle6981 Před 2 lety +1

    Masha allaah aad baaumdsantahy ustaad

  • @shaqalecabdikariim9233

    شكرا لك على معلوماتك با رك الله فيك

  • @cilmikordhiye3055
    @cilmikordhiye3055 Před 2 lety

    Thanks abduwali

  • @abdullahiabuukar5360
    @abdullahiabuukar5360 Před 2 lety

    Thank you ustaad wax badan baad isoo xasuusisay

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 Před 2 lety

    Camuu adam jazakumullah

  • @ustaadsaqaawe8498
    @ustaadsaqaawe8498 Před 2 lety

    M.a wlhi macalinkaan waan jeclahay sheekadiisa

  • @abdiwaxidshekhcumar7547
    @abdiwaxidshekhcumar7547 Před 2 lety +1

    M.a Ustaad wan hubaa dhalin badan ayaad badali dontaa noloshooda

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 Před 2 lety

    Cajiib !
    Haa, waa laa iigalay .
    Intaan awoodo waan caawiyaa

  • @halimafarah9820
    @halimafarah9820 Před 2 lety

    ManshaAllah TabarakaAllah
    Wil iyo Abihiis baa la idiin maleynayaa sad iskugu egtihiin

  • @mohamedsaed4419
    @mohamedsaed4419 Před 2 lety

    Mansha allah waa clip aa la qiirooday runtii qofku waxa uu qiima ku leeyahay inta u walalkii wax taraayo

  • @yahyegood5458
    @yahyegood5458 Před 2 lety

    Keep going pro

  • @sowdayusufmohamed5186
    @sowdayusufmohamed5186 Před 2 lety

    here for the story every time ☺️ ya Ila mida ah

  • @c58pro50
    @c58pro50 Před 2 lety

    Al ustaad iyo sheekh aadam aad iyo aad u mahadsantihiin sheekooyinkiina iyo qisooyinka aad ayeey iidhiiri galisaa

  • @ayaneahmed7581
    @ayaneahmed7581 Před 2 lety

    Mash Allah

  • @qadrobeautisalon8519
    @qadrobeautisalon8519 Před 2 lety

    Mawduuc xiisa leh muhiim noo ah jazaakalaah noosoobadiya wan jeclahay qisooyinka

  • @abdiwaxidshekhcumar7547
    @abdiwaxidshekhcumar7547 Před 2 lety +1

    M.a

  • @ustaadsaqaawe8498
    @ustaadsaqaawe8498 Před 2 lety

    Nooga soo badi sheekada

  • @hassangarcad8137
    @hassangarcad8137 Před 2 lety

    Sheekadaan mid la-midaa dhowr ayaamood ka hor isoo martay. Laakiin maalinteedaan la sugayaa inaan ka sheekeeyo. Ustaad mahadsanid in-badan.

  • @abasibrahimcc2817
    @abasibrahimcc2817 Před 9 měsíci

    ❤❤❤

  • @haw_6060
    @haw_6060 Před 2 lety

    الحمد لله رب العالمين

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 4 měsíci +1

    Abaal qof kuu galey waa qof kula dadaaley

  • @xamakowramram7730
    @xamakowramram7730 Před 2 lety

    Run ahaantii waa qiso cajiib ah

  • @ahmednoor1387
    @ahmednoor1387 Před 2 lety

    Ustaad Masha'Allah nice wlhi marwaliba waxan baratan kaga fa ideesta hadey noqoto dhn waliba mar Ka hot mar wacan mar waliba sidan wax inoogu fa iidey Ustaad🙏

  • @zakariyemohamud9693
    @zakariyemohamud9693 Před 2 lety +1

    Sxp marbadan wareyso ustaad camii

  • @maxamedjaamac6197
    @maxamedjaamac6197 Před 2 lety

    masha allah jazakallah kheyr,saxib talo yar kale kugu darsana vidoe-ga isbad badalka badan ama animation ka yare mahadsanid

  • @abdullahachan4838
    @abdullahachan4838 Před 2 lety

    Cajiib

  • @mahadmohammed4033
    @mahadmohammed4033 Před 2 lety

    Barnaamijka waa ka helay mahadsanidiin

  • @muhaajir77
    @muhaajir77 Před 2 lety

    *Chief Justicewaa: Waa gudoomiyaha maxkamada sare.
    Attorney general: Waa xeer ilaaliyaha guud.
    thanks for the interesting story*

  • @ujeedocad8843
    @ujeedocad8843 Před 2 lety +1

    m.a aniga barnaamijkan wan helay mahadsanid camoo iyo abdiwali
    nooso badiya hadad jaanis helaysaan

  • @Erafagaase
    @Erafagaase Před 2 lety +1

    MACALIN HAL MAR XIISAD RISEACH AH MAAD NOOSO KOOBTO PLEASE

  • @Enghagaajiye
    @Enghagaajiye Před 2 lety

    qiso cajiib ah .

  • @Somali_arts
    @Somali_arts Před 2 lety

    Ma waxbadana ka faaidaystay mahadsanid

  • @mohamedabdirahman3449
    @mohamedabdirahman3449 Před 2 lety

    Asc ustaad waxaan rabay ina kula soo xiriiro halkee kala so xiriri karaa ?

  • @yusufmohd192
    @yusufmohd192 Před 2 lety

    M a adeeer waaya arag baa tahy mhsanid

  • @israayanhashim4103
    @israayanhashim4103 Před 2 lety

    Alla ninkan Waad isku eegtihiin ee ma walaal aad tihiin

  • @Abdikani87
    @Abdikani87 Před 2 lety

    Illahay baan ku dharte waxa badan ayan idinka faidey Alle haydinka jaseyo wanaag aad noso gudbisen, waa ku xirnahay beejkaan, Mahadsanidiin walaalayaal.

  • @cilmikordhiye3055
    @cilmikordhiye3055 Před 2 lety +1

    Wll waxaan ka cod sanayaa in aad kasoo hadasho kuliyadaha kala ah logistics and engineering wll waa codsi

  • @abdirizackamin5799
    @abdirizackamin5799 Před 2 lety

    Video abdrizack hass petruelam oga hadleysey aad iyo aad buu ii an facay dalka qadar buufis ah baa igu jiray hooyo iska daa ii itiri wana iska daayey alx

  • @FoFo_2330
    @FoFo_2330 Před 2 lety

    Waa isku egtihiin aabahaa miyaa mase walaalkaa

  • @mohamedabdalla3384
    @mohamedabdalla3384 Před 2 lety

    m....a

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 Před 2 lety

    Nolosha waxaa qurxiya inuu qofku waxku kordhiyo nolosha qof kale.

  • @cilmikordhiye3055
    @cilmikordhiye3055 Před 2 lety

    Waxan ahay wiil toban iyo sideed jir ah mustaqbalkayga waxaan rabaa IN AAN LAbadaas mid ka mid ah

  • @mukrimshorts9299
    @mukrimshorts9299 Před 2 lety

    Kala meel ma joogtan wll Videoga laba weyeh

  • @mushtaqabdalla4061
    @mushtaqabdalla4061 Před 2 lety +1

    Asc walal abdiwali qisadan manta qisa iso xasusisay 2015 ano markas bilawayo glass form one waxa familkega so wajahay xoga dhaqalo yari waxana iska adkaday wax familka so galo school fee iska dhaafe qada ma karsan jirin o labo waqti bis Ayan wax cunta ah an karsan jirnay kadib schoolka nalo furay alxadu lillaah waxa jiray mclin no dhigi jiray madada business ka o Amar ku bixiyey in an madadisa an book 100page ah ka yar an lagu dhigi Karin anigana waxan watay book 60page ah Malin kasta maclinka ardayda wuxu ku dhaha madadeda boqol bale ka yar hada ku dhigto iska jira wan idinka jex jexi Dona buugas Al muhiim waxan book qariyo mudo laba bil ah ayan cashir ku qoranayey book 60page ah Malin waxan xasusta xiisada kowad e school in an maclinki u wacay o la hadlay waliba ano u danshegtay o ku dhahay macalin hoyo book kale ma awodo idhahay e ha iga jar jarin o icafi please meshan ka sugayey in u I cafiyo inta u ardayda iskugu wacay o ku dhahay aniga maxa idin dhahay qofkan book gadan Karin ha ishego ana u gadayo o fasalka dhan haa dhahen markas aniga wan istagsanahay o kor u istaag idhahay Kow walalo macaliminta isku mid ma ahan aniga hada Macalinkas arko waxay ila noqotay in u hada hadalkad idhahay ila waqtigan xata ima dhihin iga rali noqo buugi Wu iga jar jaray waliba asigo igu qoslayo

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  Před 2 lety

      Cajiib walaale.
      Dad naxariis daran ayaa jiro.
      Rabbi haku guuleeyo isaga oo kalana kuma tuso.
      Dadaal insha'allah.

  • @osmaanaweys3082
    @osmaanaweys3082 Před 2 lety

    Ustaad abdi weli waxaan ubaahnahay in garab leygasiiyo in la ciijariyo buug suugaanta soomaaliyeed 1540 ilaa 2022

  • @osmanwanaag8132
    @osmanwanaag8132 Před 2 lety

    Masha Allah.waa qiso cashar badan xambarsan.mahadsanidin two of you.🙏👌👌👌👍👍👍

  • @Aash179
    @Aash179 Před 2 lety

    Aboowe adeerkaan aabahaa miyaa wa isu egtihiin

  • @ogaalguudchannel6422
    @ogaalguudchannel6422 Před rokem

    Asc ustaad abdi weli Khaliif waxaan rabaa luqada Englishka sideen ku heliraaa

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  Před rokem

      +97470056610 ama
      +97455480608
      nagala soo xariir wll.

  • @rukiahassan206
    @rukiahassan206 Před 2 lety

    Asc Adam wallaalkay tell ka WhatsApp ka in aad ii soo dir arin ii khaas ah ayaan rabaa in aan kaa warysto waa Dan iga soo gashay wadanka aad joogto, magacaygu waa Ruqiya xasan, mahadsanid

  • @-_-yourbrother4849
    @-_-yourbrother4849 Před 2 lety

    ماذا لو دفعت تذكرة التأشيرة وجواز السفر للعمل في قطر بعد أن أعمل وأعدت أموالك🙏🥲

  • @hubikan2445
    @hubikan2445 Před 2 lety

    Ma waxbaad isku tihiin aad baad isugu eegtihiin

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Před 2 lety

    Amaal nin gala waa la arkaa nin guda se lama arag

  • @abdiladiifahmed4657
    @abdiladiifahmed4657 Před 2 lety

    Walal inan English ka barto ban raba ee no bilow

  • @zakariejama1138
    @zakariejama1138 Před 2 lety

    Is it your Dad

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 2 lety

    Waa laas Academy czcams.com/video/3nBniurUC0o/video.html oo idin leh welcome dear Brothers and sisters

  • @cabdulaahigargaar5844
    @cabdulaahigargaar5844 Před 2 lety

    M.a