HABOON IYO JAMAAL WAREYSI QOSOL BADAN WAXAY KA SHEEKEEYEEN WIXII UGU DHIBKA BADNAA MUSASALKA HABOON

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 04. 2022
  • HABOON IYO JAMAAL WAREYSI QOSOL BADAN WAXAY KA SHEEKEEYEEN WIXII UGU DHIBKA BADNAA MUSASALKA HABOON

Komentáře • 310

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +164

    No twitter ❌ No Facebook
    No Instagram ❌ No CZcams
    But over 2 billion followers
    That is our Teacher of the world prophet MAXAMED ﷺ ❣❣ Scw ﷺ SCW ﷺ

  • @shukriahmed1271
    @shukriahmed1271 Před 2 lety +168

    Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥

  • @user-el2bt6oz2s
    @user-el2bt6oz2s Před rokem +24

    allaha dartis iskiiga dhafay firisagaa is astur allah ha cabso
    jalbaabka waa astur iyo astan gabarta muslimada ah 😘

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 Před 2 lety +286

    Haboon abaayo is astur xey tahay marna timaha ku feydan marna xabadka wxas abayo wax fican maha si kasto can u tahay wa cadab waxas asturka waxad ku weyso qawni ku heli meysid

    • @yaasirofficiall4904
      @yaasirofficiall4904 Před 2 lety +10

      war hde maqlilhed ficnaleheed

    • @mohasiad6639
      @mohasiad6639 Před 2 lety +7

      Masha allah wlshey waano fiican ayad siisay jazakallahu qeer wll adoo kake allaha no badiyo

    • @onlinecosmetics6054
      @onlinecosmetics6054 Před 2 lety +2

      Naag iyado qawan darbiyada ku dhagan ma is astur ledahy😂

    • @amiinsamadoon2571
      @amiinsamadoon2571 Před 2 lety

      @@onlinecosmetics6054 intee😁😄

    • @Shaashaa-fs8uy
      @Shaashaa-fs8uy Před 2 lety +1

      Tallo fiican baad siisay lkn ma xishoot iyo asturnaan bey taqaanaa CAAN AATAHAY ayey isdhahday markaasey DHAR LA.AANTEED QABEYSANEYSAA 🤔🤔🤔🤔🤣🤣🤣

  • @hipaaqdiini6564
    @hipaaqdiini6564 Před 2 lety +54

    Abaayo Haboon fdln jirkaaga iyo tintaad qarso waxaani waa aduunyo birine waa akhiro wiilasha ag jooga waa inee xaqa u sheegan

  • @warda4257
    @warda4257 Před 2 lety +22

    Habon waxaan kudhihilahay jirkaga asturo sidasas ayaa kuanfeceyso dunayaa walaqira

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 Před 2 lety +63

    Xata wiilkan najiib ee muuqaalka soo galiyay gabadha wuu asturi kara oo sticker ayuu saari kara iyadu haday garan wayday inay is asturto subxanallah

  • @abdiwalihassan5538
    @abdiwalihassan5538 Před 2 lety +19

    Wll. Haboon is Astur adigoo Rali ah iNSHA Allah

  • @msszooya1919
    @msszooya1919 Před 2 lety +11

    Bismilah gabadha sidas ueegesan xawadka dawolo madhihi kartan miya na is astur

  • @nasriamoh8536
    @nasriamoh8536 Před 2 lety +23

    Haboon iyo Jamaal labada qof een filmka u daawan jiray love you guyz from Hargeisa ❤❤❤💯💯

  • @yasminmaai6625
    @yasminmaai6625 Před 2 lety +19

    Toys Guns Should Be Banned 🚫 In Somalia........

  • @malabey197
    @malabey197 Před 2 lety +50

    Xabadka naga qari
    Tarxadda waxa loo diiday wa sidan okle wax ma qariso tarxadaha

    • @asmaahmed5716
      @asmaahmed5716 Před 2 lety +1

      Filimkii haboon intaa miyuu ku dhamdey

    • @haanimun7030
      @haanimun7030 Před 2 lety

      masha Allah haboon waa gawar walnaag San

    • @malabey197
      @malabey197 Před 2 lety +3

      @@haanimun7030 inee wanagsantahay ma diidani ee Dumarka Tarxadda wato u fiirso maanta dhan wey celcelunayaaan

    • @amiinsamadoon2571
      @amiinsamadoon2571 Před 2 lety

      @@malabey197 😁😄😄

  • @simanabuukar6298
    @simanabuukar6298 Před 2 lety +4

    Masha alah jamaal iyo haboon hore usocod wanaagsan

  • @nasteha69
    @nasteha69 Před 2 lety +22

    Carurta wadamda kale waxey ku ciyaran qalabka dhaqtarka oo kale ama xirfada ee jecel yihin iney noqdan markey weynadan wax ka turjumayo Kuwa Somalida na baskold baa lo soo ibin oo isku ceyrsan 😵‍💫😵‍💫

  • @zamiirmouse3633
    @zamiirmouse3633 Před 2 lety +17

    Wll waa bil ramadaan waxan kaa codsanaayaa inaad igu salanato habon iyo jamaal rer hargeisana waa laydinka sugayaa siaad ugu jishid filiman

  • @catiiqtv3893
    @catiiqtv3893 Před 2 lety +53

    Haboon Xabadkaaga naga astur

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Před 2 lety +5

    Maasha allaha 😍 ♥

  • @amalinasarhaye4665
    @amalinasarhaye4665 Před 2 lety +7

    Mnsha Allah Guulaysta DhamantiiNa

  • @mahadsomali
    @mahadsomali Před 2 lety +43

    Soon waye ilaah dartiis subscribe iigu saar walalka iyo walasha🙏

  • @igfamilyofficial5591
    @igfamilyofficial5591 Před 2 lety +12

    Asc ramadaanu kariim all Muslims Mel walpo ay jogan Jamal iyo haboon salaan qaali iga gudooma

  • @hanaanhussein4966
    @hanaanhussein4966 Před 2 lety +9

    Najib wad cayishay mashallh ❤😍💞

  • @Eng_ahmed_Dj
    @Eng_ahmed_Dj Před 2 lety +82

    inta bisha Ramadaan loo Dambi dhaafo Allha kugu daro hadii aad subscribe ii saarto aamin wll qaali Ramadaan Mubarak

  • @faadumoaadan9033
    @faadumoaadan9033 Před 2 lety +59

    M.a quruxey haboon gabar fiican waaye lkn abaayo is astur walalkey jamal aad ayuu u fiican yahay waxan leeyahay hore usocda

    • @maxamedcabdi5324
      @maxamedcabdi5324 Před 2 lety +2

      Masha,allah alla faduma sax wll waxaa banaan laabteeda

    • @faadumoaadan9033
      @faadumoaadan9033 Před 2 lety +3

      @@maxamedcabdi5324 haa wll gabar waaye ma fiicno qawananta waa la isku cadaba nabiga scw wuxu yiri akhiru zamanka waxa imaan doona ayú yiri labo qolo ayaa imandona gabdho qaa qaawan oo isku maleyan iney asturan yihiin marka kheyrka allha na waa fajiyo gabadhana kheyrka allha ku duwo ayaa lee nahay walalshena

    • @fartuunhaashi2134
      @fartuunhaashi2134 Před 2 lety

      ANHAR liA

    • @fartuunhaashi2134
      @fartuunhaashi2134 Před 2 lety

      Dysdbnnnnuidoieowdujuikklo🥖🥐🌰🌰🥜🥜🍥🍚🥮🍡🍡🦪🦪🦪🦪🍦🍜🍾🍵🫖🫖☕🍶🥛🍬🥛🍬🍵🍶🍶🍷🍷🍷

    • @zamzam2738
      @zamzam2738 Před rokem +1

      Wll is Astur
      Asturnaantu Waa Sharaf iyo Cisi iyo Wanaag iyo Dhawrsanaan

  • @namelos2963
    @namelos2963 Před 2 lety +10

    Waan nacay fiirsigiisa
    Wad nagu xumeeyseen part 20 ayaa nagaga baXdeen😇

  • @abdimohamed9406
    @abdimohamed9406 Před 2 lety +43

    M.a haboon and Jamal my lovely friends, safe stay.salaan sare, from wajir kenya

  • @munamaanka9250
    @munamaanka9250 Před 2 lety +7

    Haboon iyo jamal waa iska jecel lahay ilahay amarkiisa whi ❤❤❤❤❤

  • @ahmedmohamudadawa9396
    @ahmedmohamudadawa9396 Před 2 lety +1

    Asc walalaha sharaftaleh waan idin salaamay farxad iigu noolaada wallahi wan idin xiisnay aqyaarta sharaftaleh away filimkii haboon

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před 2 lety +35

    Haboon
    Qurux
    Asturanan
    Qosol wanag
    Aqonyahad luv u haboon 🥺❤🙏

  • @kadroabdi5265
    @kadroabdi5265 Před 2 lety +4

    Manashaallah huunoyaal haboon io Jamaal 💝💝💯💯🙏❤️💋💋🙏💯💯💝💝

  • @yasmiinibrahin3378
    @yasmiinibrahin3378 Před 2 lety +16

    Abyo rag ajnabi Aya la jogta ee is astur wan ku wata quruxeey

  • @xamdishugri6178
    @xamdishugri6178 Před 2 lety +4

    Asc wllo plz iska daaya ramadaan kariim inaa dhahdaa alle ayaa kariim ah
    Bishan waa bishii barakaysnayd dhaha ramadaan mubaarak ok dambi weeye ramadaan kariim

  • @shamsodaud927
    @shamsodaud927 Před rokem

    Masha alah wadad qali ah ❤️

  • @aaminacabdiqadar3099
    @aaminacabdiqadar3099 Před 2 lety +1

    Masha allah wa meel dharxun u yalo

  • @abdihamiidhussein5214
    @abdihamiidhussein5214 Před 2 lety +18

    Haboon dadka adiga kumajeclo adoo xaaladan kusugan ee haboontii musalsalka ayey jecelyihiin dhaqankeeda iyo adaabteeda lkn adoo saan ah NO jecel😏😏😏😏😏

  • @Dirie19
    @Dirie19 Před 2 lety +6

    Waxan wareysi lama Dhihi Karo waxa ladhihi Karo Waa xayisiis caadi ah

  • @abdirahmanomar2267
    @abdirahmanomar2267 Před 2 lety +2

    Walaaleey xabadka qarso sheekooyinkaas wax macno ah kuu sameymaayaan

  • @imabdullah3538
    @imabdullah3538 Před 2 lety +5

    Abdiweli si sarbeeb ayu haboon ugu sheegay jilbaabka 15:02

  • @fatuuzhmohamett3818
    @fatuuzhmohamett3818 Před 2 lety +1

    Haboon jirkaga asturo gbr akhlaaqle bn kgu baranee

  • @dekaibrahim6266
    @dekaibrahim6266 Před rokem

    Walahi filinka qaar waa murugo murogo mansha Alah sifiican bay ujileen

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Před 2 lety +5

    Ramadaan mubarak

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před 2 lety +10

    Asc habooney shalmadda ama garba saarta si fiican usaaro

  • @qaalimohamed6382
    @qaalimohamed6382 Před 2 lety +7

    Haboon abyo is astur astur waxad ku wayday qaawani ku heli meysid

  • @aashadaud1494
    @aashadaud1494 Před 2 lety +1

    Alle kabaq waa Ramadan is astur

  • @fahiyogar5161
    @fahiyogar5161 Před 2 lety +1

    Masha alaah

  • @Joya11
    @Joya11 Před 2 lety +9

    Walal is astur please gabadha waaba kawaalnay show 😂heer ay ismooday ajanibti muslsalada sosameyn jirty

    • @deekamohamedabdiqadir8179
      @deekamohamedabdiqadir8179 Před 2 lety +2

      Hhhhhhh 😅 ma arak tay

    • @Joya11
      @Joya11 Před 2 lety +2

      @@deekamohamedabdiqadir8179 Hhhh haa caadi looga waalay runti lakin wxan kaxumahy rag somaliyed waliba aqayaaro ah in ey sidas kaga raali noqdaan iney kuso hor istaagto aniga wxaan qabaa wiil walba oo somaliyed inu wllkey ila dhashy o xuman igu daawanayn yahay 🤍

  • @hibaaqjamac4825
    @hibaaqjamac4825 Před rokem +2

    Haboon is astur abaayo inshallah🥺

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Před 2 lety +3

    Wacaleykum salam 🥰

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 Před rokem

    Is astur walaaley walhi muuqaalka waan daanwan waayay subxaanalah doobadkeen ooo xijaabo

  • @hamdiabdi9583
    @hamdiabdi9583 Před 2 lety +2

    l Miss u haboon🥺🥺❤️❤️

  • @oladmuha2622
    @oladmuha2622 Před rokem

    Very goooood janaaal and hodan

  • @ruuneey
    @ruuneey Před 2 lety +3

    We miss u 😍😍😍

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Před 2 lety +1

    Waa bil ramdaan ee is astur walashey hada fiicanthy adiga ayee ku anfacee adun iyo aaqiraba

  • @adenhassan86
    @adenhassan86 Před rokem

    Wan idin salaamay asxbta haboon , wxn kunoolahay xarunta gobolka waqooyi bari Kenya e Garissa town , runtii waligay intan daawanaayay musalsalada somalida kan okle sidan u jecladay wali ma arag e sxibayal mpema nosoodaaya sehemu 2 .

  • @boqoraddareersheekh6857
    @boqoraddareersheekh6857 Před 2 lety +18

    Maskastoo xabadkeda qawismo cabdi wali woo uiljabinaa 😇

  • @iqroshariif183
    @iqroshariif183 Před rokem

    Waraa waxaa soo badiye habini kasate soo dayee blsss

  • @hothaniprahim9631
    @hothaniprahim9631 Před 2 lety +3

    HaPooN & JaMaaL👌

  • @zahraisaq8743
    @zahraisaq8743 Před 2 lety +2

    Haboon abayo isastur

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 Před 2 lety

    Lkn inanta mx qaawiyey bisinka wll alle hkusoo hadeeyo waan kanaxay wllhi

  • @hamdacabdilahi7660
    @hamdacabdilahi7660 Před 2 lety

    ماشاءالله

  • @ikraanaxmadnuur6022
    @ikraanaxmadnuur6022 Před 2 lety +2

    Abayo is astur sida kale qof wanagsan ba u thaye

  • @Omarmohamed-ef3kw
    @Omarmohamed-ef3kw Před 2 lety +2

    Wan idin salamay Jamaal iyo haboon musalsalka maxaa kudhacay sidaas miyu kudhamaday🔥

  • @MuusemaxamedsuubanMuusemaxamed

    Wa salaamayaa.hilaayaasha.mysasalka.haboon.waxasna.cod saneynaa.in.horey.loosiiwado waayo meel.ciriuri ayaa lagu.haray.waa.nagadagi.ladahay maqnaan
    Shihiisa waa.dharareynaa

  • @faadumocabdirasaaq5247
    @faadumocabdirasaaq5247 Před 2 lety +22

    Wiil ma dhalin ilaahay haysiiyo dhar gabdho haday ahan lahayen wakaso donaan lahaa

  • @elyeesdc6021
    @elyeesdc6021 Před 2 lety +2

    Asturnaanta waa sharaf inta aad xabad xaawantahay wax xishmad ah igama heleysid

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 Před rokem

    Haboon hasoo badiso filmka❤

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh Před 2 lety +2

    Ooo Flimkii Season 2 AawaY Wn SugaYnaaYe

  • @qaalimohamedhasan1949
    @qaalimohamedhasan1949 Před 2 lety +16

    Sis asturnata waaa muhiim mx rag aya la taganthy kuma dhahayaan is astr ☹️☹️

  • @khadarmawlid1739
    @khadarmawlid1739 Před 2 lety +2

    Laba jilaa oo aan aad u jeclahay ishwaq( haboon) iyo jamaal
    Filmkii qaybihiisa kale aya idinka sugaynaa insha Allah

  • @mss_lacag
    @mss_lacag Před 2 lety +19

    Remembar jamaal intu fiirinayaa vedioga bilawgisa fiiriya😂

  • @loveyou-ms6se
    @loveyou-ms6se Před rokem

    Suraheeda wajikeeda ka muuqdo ayaan ku heystaa

  • @fatushaden4714
    @fatushaden4714 Před rokem

    jirkatha Astur abayo

  • @cuntomacaan9962
    @cuntomacaan9962 Před 2 lety +4

    Walal wxn ka codsanaa inad alle dartiisa igu so booqato

  • @anfacdadkaagaofficial6479

    Ilma hena yanan qorya ha loogadin waayo ma ficna hadhow cada ayey u noqon

  • @ilhanjabra7328
    @ilhanjabra7328 Před rokem +1

    Haboon session two gormuu so baxayaa

  • @aaminabashiir6119
    @aaminabashiir6119 Před 2 lety +3

    Qawanida we u barerte haboon coz marki la edit gareenaye videoga sticker bey iga saara dhihi lahayd lkn waxan dhahi laha illahy ka cabso caanimada yeysan cadaab ku horseedin

  • @muktar_7466
    @muktar_7466 Před 2 lety +1

    Walaley wasomanahay ee xabadakaga nagaqarso

  • @raxmaaxmed6097
    @raxmaaxmed6097 Před rokem

    Anna waalaooyay wllhi

  • @asmaali7759
    @asmaali7759 Před 2 lety +2

    Is astur soon sidaan kuguma baxaye subxanallaaj

  • @baashiboy1
    @baashiboy1 Před 2 lety

    Haboon ZUUZUU MARKAA JILEESA LOVE KUGU AHAY FILIM WALAALAHA EE LHADIIR

  • @suhaybismaciil8090
    @suhaybismaciil8090 Před 2 lety

    Aar noo soo sare 20 haboon waan ku tagarna

  • @halimomohamed6471
    @halimomohamed6471 Před 2 lety +1

    Naa jirkaga asturo

  • @abdifitah.huriye.57
    @abdifitah.huriye.57 Před 2 lety

    Xabdkaan macan qarso quraxey

  • @abdullahihassanmohamed2589

    Najiib aadan najiib sxb gar iyo gardarro wan ku wataa mida Kale xalinta dhalinta muqdisho ee isticmaasha baraha bulshada ee fadhigooda yahay muqdisho waad u istaagi jirtay ee dhacdooyin kii danbe xal maku leedahay

  • @Joya11
    @Joya11 Před 2 lety +3

    Ina raggow haku raalinoqonina gabar somaliyed qaawni idinkula hortaagan

  • @fuadduwane7957
    @fuadduwane7957 Před rokem +2

    War nio hdlka jojiyaa Filmkas wan sugayaa season twoo maso wadaan mise masoo wadiinba nio

  • @nimcodheeman7682
    @nimcodheeman7682 Před rokem

    Woow

  • @asadyare4058
    @asadyare4058 Před rokem

    Scw scw scw❤❤❤

  • @maandeeqclaahicabdi4016

    War musalsalki aaway mid kale habooney abyo markasto tintada io xabadkaga qarso pls

  • @ibrahimomar1863
    @ibrahimomar1863 Před rokem

    Waaw habon iyo jamal

  • @abdiaziiznor5369
    @abdiaziiznor5369 Před 2 lety +1

    Gabar fiican kulahaaa 😢😳

  • @me__hana_tt1778
    @me__hana_tt1778 Před 2 lety +2

    Numberki HaLdoor wan hayaa ee ka HABOON iisheeg 😀

  • @5-starsnews
    @5-starsnews Před 2 lety +4

    Waqtigii jilbabka maso gaarin khamara ciran jiray..!

  • @munaliya8886
    @munaliya8886 Před rokem

    Carwada ilmaha please ka dayaa toys ka hunks aha wax example fican u soo saara

  • @asaldhalad9993
    @asaldhalad9993 Před 2 lety +8

    Yarey illhy ka Cabso ee is astur qawanan qurx ma aheee maxa ka qldn mesha rag ayaa kula jooge

  • @maymuunkoshin6395
    @maymuunkoshin6395 Před rokem

    Hade wab ahayde hada maxaa isku qaawisay walashay is astur pls

  • @ubaxali3853
    @ubaxali3853 Před 2 lety

    Haboon💞💞💞💞💞

  • @ashaismail713
    @ashaismail713 Před rokem +1

    Gun may Ka dhaafan caruurta 😊

  • @Herzithoughts
    @Herzithoughts Před 2 lety +2

    Wey waatan haboon😂😂

  • @hiboabdulaahi375
    @hiboabdulaahi375 Před 2 lety

    War dharka information iga siiya gobol ma la keeni kara

  • @user-dt5lg5hw8g
    @user-dt5lg5hw8g Před 2 lety +5

    Cida 5 wil uu ugu weynyahay 15 ji uguna yaryihin 4 meqa ugu filan adegoda lcg ahan ugu cawiya dibada kunolahay wa ilmo agoon ah