Dood Sh Ahmed Deedat iyo Baadari Stanley (Is the Bible word of God) Q.2aad
Vložit
- čas přidán 24. 07. 2020
- Kanaalka "MA OGNAHAY" Wuxuu sooturjumaa Khudbadaha,Doodaha waawayn iyo su'aalaha lasoowaydiiyo DR ZAKIR ABDUL KARIIM NAIK Iyo Sh. Ahmed Deedat....
My G-mail: khadarjowhar@gmail.com
inta islamka jecel like
Axmed deedat raximahu allah dadkii waqtigan joogtay waxey ula baxeen the lion of stage
Islaamku waa diinta xaqa ah ee ilaahay agtiisa laga ogolyahah . my name is faarax cimaan. Ilaahay ayaa mahad iska leg.
Zxp barnaamij oo dhameystiran kaaga fadhina
Allah unaxariist allah unaxariii sheeikh wayiin Ahmed deedat
Mashaa allah bro sxb sre
Wll wad mahadsanthy👍👍
Mahadsanid walal illah haku ziyadiyo cilmigaga
Thanks pls sheekh ahmed deedat soo badi wll
Masha alaah ilahay janada haku keeya
Haa wll sidaas waaye
Eebe ayan khaldamin oo kliya
Hore usoco wll khdr eebe haku xfido
mahad saanid
Jazakalah Qeer
MASHA ALLAH GUUL DAAM. MUSLIMIINTA
CZcamska markaan soo galo qofka ugu horeeya aan fiiriyo waa adiga wanaaga waan kugu garab istaagannahay
Shukran bro
marka aan dawanayo doodaha diimaha aad aan usii jcladaa diinta islamka mahadsnd wll
Wll anaa kula mida zxp
Sxb daqiiqadaha 25 ilaa 30 daqiiqo inooga soo dhig mahadsanid
Zxp dooda aad uga helnaye iyado dhameystiran noo soo dhokhso
Turjume aad iyo aaď ayaad umahadsañ tahay ilaahay ha kaa abaal mariyo
Ma sha allah
Doodi Maxamed Hijab VS Divid wood
Naso Turjin plz plz 💗💗
sax weye south african mahan masuul biini adan aya tahay wax waa qali kartaa alaha ku xafiido wll
Mahadsanid sxb hore usoco
Wikipedia South Africa ayaa ugu qoran lkn waa Hindi South Africans wad sxnthy bro lbdba wuu yhy.
Haa waarun
Masha allah thank you bro
2 diinuba waa saxsantihiin.
Maxaa yeelay wuxuu ahaa Hindi haysta dhalashada South Africa Marka waa South African that is true man
Shiikh south Africa au ku koray magaalada Durban
Asagoo yarbuuna yimid
AXMED
Mashallh
Sxb Mel macaan ayey inoga damaate walhi
Asc wll doda maxad uso gabisay waxoga daqiqadaha madnogu dartiid Allhaka jasai siyee
Stanley waa lagu raaxeysty. 😂😂😂😂😂 allow anagane axmed deedat camal naga yeel i.a
OK
Bro wax kasta waad Ku mahadsan thy Ee please adoo mahadsan wll qli inoo dadaji doodaasi 4 saacadood ayay ahaydee
Sxb Daqiiqadaha hayarayn waanku fahmi karaa hawshu inaanay sahlanayn 30min Kadhig mahadsanid.
Taariikhdiisa oo kooban Halkan ka daawo #Waberimeda
Ila hada ma fahmin 0 iyo 1 waxa u dhaxeeyo
Wad nagu yaraysay sxb
Wll #ma_ogtahay goormee doodu gacan Ka hadal tegee 🤔
Sax tukan
Hindi South African ah buu ahaa
Asc walal markaad tarjumayso wuu soo noolaaday ha odhan wuu laba noolaaday dib uso nooladay