DIRISLE JIYAA AMA SAMIIHA MID KALIYA DOORO, CK AMA LIL BALIIL | MID KALIYA DOORO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 4K

  • @yaasiinmorata2480
    @yaasiinmorata2480 Před 3 lety +278

    7:55 Ck Ayuu dorty Mar wlba Dirisle Qlapigiisa wa nadiif 🥰🥰🥰

    • @yuukeycadde3234
      @yuukeycadde3234 Před 3 lety +2

      Wll ilahey dartiis subscrib igu caawi adn kugu caawiyee tnks

    • @hibaqmaxamed999
      @hibaqmaxamed999 Před 3 lety +1

      official kuuskuusaaRy

    • @user-sn6nw5qx5x
      @user-sn6nw5qx5x Před 3 lety +1

      m.a

    • @Xirfadkaab.
      @Xirfadkaab. Před 3 lety +1

      @@hibaqmaxamed999 walaal subscribe inagu sharaf hadii aad jeceshahay qisooyin iyo dhacdooyin xiiso leh czcams.com/video/YzzEyGCwMcI/video.html

    • @ruuenteisha8627
      @ruuenteisha8627 Před 3 lety +3

      Haa wlhi ma filayn inuu doranayo🙂

  • @kitaaracee6202
    @kitaaracee6202 Před 3 lety +676

    Garoob yaa heli karo nabigeema muhamed NNKH u duceeyay ❤️👸🏼💋

  • @craxmaanxasan8969
    @craxmaanxasan8969 Před 3 lety +251

    Wllhi dirisle abdi ma taageeri jirin lkn video gaan markaa daawaday waxa ogaaday dirisle abdi inuu yahay wiil qalbi wanagsan legend dirisle abdi

  • @abdisalaamzulayman8645
    @abdisalaamzulayman8645 Před 3 lety +79

    400k views 33k like 4.7k comment ma heesba
    Team.dirisle lagend

  • @teammaqalmedia1824
    @teammaqalmedia1824 Před 3 lety +586

    Lii caato afar inta igu raacsan liketa❤❤❤❤❤

  • @safiosaafiofficiall1637
    @safiosaafiofficiall1637 Před 3 lety +1744

    Shaadiyo sharaf inta igu raacsan like saara

  • @shaymasharaf9773
    @shaymasharaf9773 Před 3 lety +162

    Maanta dirsle aad ayuu uqurux badanyay oo aad ayuu ufaraxzanyay mzha allah alle ha ku xafido😍😍😍🥰farxadaadu waa taayada

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 Před 3 lety +89

    Dirisle Inuu doranenin Ck iyo sameexa yakalo umalenayay🤭😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️ qaasatan sameexa 😂❤️ dirisle we love you

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 Před 3 lety +252

    Team dirsle ismujiyaa 👍
    Dirsle legend💜⭐

  • @abdimuse5433
    @abdimuse5433 Před 3 lety +843

    Team dirisle🎉 waar reer malysia dirisle imika way isku xidheen😅👍 farxad aduun

    • @yuukeycadde3234
      @yuukeycadde3234 Před 3 lety +2

      Wll ilahey dartiis subscrib igu caawi adigoo mahadsan codsi waaye

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 Před 3 lety

      Subscribe igu caawi walal adoo mahadsan

    • @shuraxbiil7700
      @shuraxbiil7700 Před 3 lety +3

      Wardirisle maanu binu aadam ahyn
      Ninka markii hore maxad uheysaten ninxun

    • @rahmaahmed4317
      @rahmaahmed4317 Před 3 lety +7

      Reer malysia xushmad bey u hayaan CZcamsrKa ween ee mr dirisle abdi asna waaa xushmeeeyaa❤

    • @abdimuse5433
      @abdimuse5433 Před 3 lety +1

      @@rahmaahmed4317 aad iyo aad

  • @zuhaybxidig6994
    @zuhaybxidig6994 Před 3 lety +263

    Lii caato in la sooqabto 😁 inta igu raacsan like dhac noogo sii

    • @naciima_family
      @naciima_family Před 3 lety +1

      Walaal subscribe Igucaawi adigoo mahadSan

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 Před 3 lety +1

      Zuhayba walal Subscribe isaar

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 Před 3 lety +1

      @@naciima_family czcams.com/video/AvjL6GtwVPQ/video.html

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 Před 3 lety +1

      Zuhayb czcams.com/video/AvjL6GtwVPQ/video.html

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily Před 3 lety

      @@qaddafisomali5749 walaal ilaahay khayr haa ku siiyee subscribed ii saar, hel wax aad ku faraxdid inshaa allah

  • @mulkiahmed1979
    @mulkiahmed1979 Před 3 lety +57

    Dirisle qurux wlhi one love dadka qaar waxeey sugayeen inaad oraneyn ck ❣✌ lkn waxaan alla kaga baryaa adiga iyo ck inaad saas isku jeclaataan ❣❣❤

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Před 3 lety +1

      dirisle qurux hhhhhhhhhhh

    • @mulkiahmed1979
      @mulkiahmed1979 Před 3 lety

      @@wehelashaq3368 hee walal ma qurxoona miyaa

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Před 3 lety

      @@mulkiahmed1979 haa wll adiga dhankaaga 🤣🤣🤣 anuu nin baan ahoo ma qiimayn karee kkkkkk

  • @Daryeelhooyo
    @Daryeelhooyo Před 3 lety +558

    Arimaheena hargeisa
    Muniir hargeisa
    Dirisle hargeisa
    Thank you guys waan idinsoo dhaweyneynaa💯💯💯

    • @zakariaabdi3820
      @zakariaabdi3820 Před 3 lety +29

      Muse bixi tuug baa jogaa cunsuriga balo heshay ari cml bu dadki uxeraya

    • @mursalxuseen1081
      @mursalxuseen1081 Před 3 lety +23

      waxa xaqiiqa in hargeysa dad nasaba ku neelyihiin

    • @yarkashidan1364
      @yarkashidan1364 Před 3 lety +27

      War heedhe wexee hargeesa utoorteen si aadan cuqdad qaadan maadaama ic tiraaf idiinka dhumay

    • @djliicaye6892
      @djliicaye6892 Před 3 lety +7

      Hargeysai shirqool miyaa dadka filankaas wee fahmeyn hada ck wareegooyo car haidin imaado

    • @suweydaqurux869
      @suweydaqurux869 Před 3 lety +14

      Hargeysa jacal loqaba maha lkn dadka kaso jeda lagu qancina ileen waa dad rera uqdad ah saas ufahan

  • @isracabdi2121
    @isracabdi2121 Před 3 lety +817

    Inta ku faraxdey in laso qabtay dirisle like gal 😄😄😄😄

  • @sagalhanna9861
    @sagalhanna9861 Před 3 lety +208

    Dirsle reer hargeisa waa ku sugayaan marka labad ee aad wadanka timaado yaa igu raacasan❤

    • @GolcasConnect
      @GolcasConnect Před 3 lety +1

      Wll SUBSCRIBE IGU CAAWI 1K WX YAR IIGA DHIMAN

    • @MkXiddo
      @MkXiddo Před 3 lety +1

      Ma rabbnO😂😂

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily Před 3 lety

      @@GolcasConnect walaal ilaahay khayr haa ku siiyee subscribed ii saar, hel wax aad ku faraxdid inshaa allah

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily Před 3 lety

      @@MkXiddo walaal ilaahay khayr haa ku siiyee subscribed ii saar, hel wax aad ku faraxdid inshaa allah

    • @MkXiddo
      @MkXiddo Před 3 lety

      @@Somalihappyfamily Ku saaray❤

  • @ahmedmaxamed5564
    @ahmedmaxamed5564 Před 3 lety +185

    Wllo guri barwaaqo inta igu racsan like hal dhaafin 😀😀😂😇

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel7717 Před 3 lety +269

    😂😂😂😂maanta madax weenaha CZcamska aya laso qabtay waaaw😅😅😅😅

  • @fatxi1120
    @fatxi1120 Před 3 lety +134

    Asadoow ck sooqwo inta igu raacsan like raaci si loo keeno ck

    • @boyofficial3348
      @boyofficial3348 Před 3 lety +4

      War ck nin caadi ma ahan
      Yaxye hunter suu u raadinayey ck si uu 15 suaal u waydiiyo ayuu jaanis siin waayey
      Ck xogaa dadka ma qadariyo micnaha xushmad
      Qof wayn hdduu kula soo xiriiro waa laka aqbalaa wxaaba laka yaabaa yahye hunter markuu jawaab celin ka waayey in uu la xeriiray dirisle abdi
      Dirisle abdi isla markiba wuu ka aqbaly yahye hunter

    • @mohaalfa447
      @mohaalfa447 Před 3 lety

      Wuu mashquul sanyahay ninka

    • @apdalaozilofficial7776
      @apdalaozilofficial7776 Před 3 lety

      @@boyofficial3348 war nio saad mooday maha yaa kugu yiri yahye wuu waayey ck
      Ck asgaaba mashquulsan oo show iyo waxyaala kale samaysanaya
      Nin xushmad daran maha
      Ha caayin qofka adigoon wuxuu yahy aqoon

    • @boyofficial3348
      @boyofficial3348 Před 3 lety

      @@apdalaozilofficial7776 heesta dheesha dheela ee sharma boy ck reactiokisa ka dhax fiiri yahye hunter ayaa comment ka soo dhiibtay reactionkas ee dheesha dheela

  • @hidaayatifow7847
    @hidaayatifow7847 Před 3 lety +1216

    Arimaheena= hargeisa
    Muniir =hargeisa
    Dirisle = hargeisa
    😅 cuqdad ma qabno ciyal xamr ba nahy😘

    • @saidocadey2095
      @saidocadey2095 Před 3 lety +12

      Queen boqorada wey ka qaldantahay muniir reer Hargeysa ma ahan

    • @nimcomohammed4620
      @nimcomohammed4620 Před 3 lety +25

      Dee waa dantiina

    • @najibph208
      @najibph208 Před 3 lety +21

      Dirisle mad reer xmar ka dhigiiya😏😏😏

    • @safacaasha9228
      @safacaasha9228 Před 3 lety +27

      Haaa wlhi cuqdaad ma qaptaan mazha Allah ☺️ from Somali and

    • @xaragodheyman5226
      @xaragodheyman5226 Před 3 lety +36

      Hadi xamar dhahaan hadhow hargesa marketagan Jelka liint kucabayaan lkn xamar jeclow ama necbow mar hadaa somali tahay cidna kaxigsenmeso mohoo

  • @Musam377
    @Musam377 Před rokem +2

    Best CZcamsr ever Somali history dirisle

  • @queenmariya6794
    @queenmariya6794 Před 3 lety +104

    Team bariiis ban ahay yaaa ila midah😜

  • @aishaibra6072
    @aishaibra6072 Před 3 lety +109

    Arimaheena hargeysa
    Dirisle Hargeysa
    Muniir Hargeysa
    Thank you so much dhamantiin this makes me happy Wlhi ❤️❤️❤️❤️

    • @ibtisaamkaalmooy6121
      @ibtisaamkaalmooy6121 Před 3 lety +1

      Eey cbsanyan run umleya

    • @zakariamohamed8850
      @zakariamohamed8850 Před 3 lety +7

      Kwrn hadi Xamaar Eey dhihi lahayen wad kaa xumaan lehed soma’ahan ? Balse Anaga wan ku Faraxsanahay iney Hargeisa Dortaan Sida ula Hayso

    • @bushrodiamon122
      @bushrodiamon122 Před 3 lety +1

      Cuqdaada la idinka saarayh🤣🤣🤣✋

    • @zharkamanka7193
      @zharkamanka7193 Před 3 lety +2

      Hargeiza Waa Hooyadiii zoMliland Hellow My hoMe ♥️🥰

    • @wardakorontooo8449
      @wardakorontooo8449 Před 3 lety

      @@bushrodiamon122 Dholow

  • @suhaybfarxan18
    @suhaybfarxan18 Před 3 lety +92

    Walhi wll markaste oo aan tukado waxan kugu duceeyaa inuu alah caafimadka kusoo celiyo 😥😥😥😥

    • @faadumoabdi660
      @faadumoabdi660 Před 3 lety

      mashaAllah gabar qalbi wacan tahay wilkana Alllahaa mar un ha tuso asagoo lugihiisa ku socomaya inshaAllah illahay idinkis adna ducadada amiin amiin walalo 🤲🤲🤲🤲

  • @igadaaciyaarta9834
    @igadaaciyaarta9834 Před 3 lety +30

    Dirisle iyo asad waan iska jeclahay laba dodoba inoladaa 😍😍😍🥰

  • @nasirabdi4811
    @nasirabdi4811 Před 3 lety +180

    Inta Dirisle MrkaYy AragtaY Sidaydo kale SocarartaYy Iskumuuji liketa

    • @yuukeycadde3234
      @yuukeycadde3234 Před 3 lety

      Wll ilahey dartiis subscrib igu caawi adigoo mahadsan codsi waaye

  • @AFLAX2002
    @AFLAX2002 Před 3 lety +154

    asado waxaa kukula talin lahaa in aad barnaamijkaan aad isbuuc isbuuc kadhigto si uu xiiso uyeesho oo dadka ay sukaan
    Inta fikirkaas ila qabto like isku muujiya

    • @GolcasConnect
      @GolcasConnect Před 3 lety +1

      Wll SUBSCRIBE IGU CAAWI 1K WX YAR IIGA DHIMAN

  • @hamdilast1223
    @hamdilast1223 Před 3 lety +36

    Masha Allah Dirisle waa Wilyar oo aad u Caqli badan Asad keep going you’re amazing👏

  • @samkacadey3580
    @samkacadey3580 Před 3 lety +3

    M.A wllkey qaali noloow libaax

  • @fatmamohammed3935
    @fatmamohammed3935 Před 3 lety +47

    Waligay anoon comment buxin Ayan manta Soo bixiyay aad ban ugu faraxsanahy dirisle iyo Asad m.A wallky Asad.

  • @farxiyokaftan9466
    @farxiyokaftan9466 Před 3 lety +184

    Inta marke dirisle aragti soo carari like 🙏🙈🙈🙈😍

  • @djshuceybofficial5641
    @djshuceybofficial5641 Před 3 lety +459

    Ku Sali Rasuulka Scw Ilahey dartis igu sar subscribe wll

    • @nasriinnasriin3144
      @nasriinnasriin3144 Před 3 lety +2

      Scw scw

    • @salmadahab8413
      @salmadahab8413 Před 3 lety +2

      Scw

    • @xaawomaxamed3679
      @xaawomaxamed3679 Před 3 lety

      Scw

    • @angalaqaali1276
      @angalaqaali1276 Před 3 lety

      Allahu msl cl muxamed Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @fartuunabdi9081
      @fartuunabdi9081 Před 3 lety

      Scw scw scw scw scw scw

  • @warsan11
    @warsan11 Před 3 lety +3

    Waan ka helay sida uu Cabdirisaaq u doortay weliba sababta na u raaciyey hore u socda inamadayadii

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 Před 3 lety +81

    1 arimaheena
    2 dayax filims
    3 muniir
    4 darisle abdi
    5 abdallah jamal
    inta an shegay intii la socotay liketa ha ila dhafina🌷🙏

  • @yoonisyonka1984
    @yoonisyonka1984 Před 3 lety +91

    Lkn asadow maanta waa naga farxisay lkn hadaa ck soo qabato wllhi maalintaas gacanaa kuu taagaa😂😂😂😂

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 Před 3 lety

      Subscribe igu caawi walashay qali

    • @yoonisyonka1984
      @yoonisyonka1984 Před 3 lety

      @@iqraacooking6079 waraa ninaa ahay lagugu dhufaye

    • @mahadyre
      @mahadyre Před 3 lety

      @@yoonisyonka1984 abyo mcnto like ii saar😜

    • @yoonisyonka1984
      @yoonisyonka1984 Před 3 lety

      @@mahadyre hhhhhhh say subscribe ugoo bayeen magacyaday qaldooyiin😂😂😂

    • @mahadyre
      @mahadyre Před 3 lety

      @@yoonisyonka1984 waa iga qoslisay nio wlshy qaali kulahaa🤣

  • @shakramohamed1342
    @shakramohamed1342 Před 3 lety +53

    Zxb kamal Abdul zuqabo intaa igo racsn like sar

  • @anisaaragsanjama679
    @anisaaragsanjama679 Před 3 lety +44

    Legend Dirisle Abdi Keep going

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 Před rokem

      00000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 Před rokem

      0000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 Před rokem

      00000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 Před rokem

      000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

  • @suwaysmohamed3748
    @suwaysmohamed3748 Před 3 lety +177

    qof walbe wuxuu raba Inuu jano galo lakin marabaan inay dhintaan qof an dhiman jano side ugalaa wll 1 qof waydii su aashan

    • @user-pc4sb5gd7p
      @user-pc4sb5gd7p Před 3 lety

      yabaryaaayo naftan amno beykuku thy laga tashan maaaaa taaàa sistar

    • @ahmeddahir8184
      @ahmeddahir8184 Před 3 lety

      Yaa baryi qofkaan dhimasho Rabin?
      Waala qabane

    • @samiirasiman9987
      @samiirasiman9987 Před 3 lety +1

      😭😭😭😂😂

    • @najmafarah6696
      @najmafarah6696 Před 3 lety

      Wallhi u funny .. Danbeey dhimasho u inaa new hanoogu wacin adiga

    • @ahmeddahir8184
      @ahmeddahir8184 Před 3 lety

      Qofkii dhimasho kabaqa waa qof aan aduunka kufiicnayn

  • @saeynbmaxmed6770
    @saeynbmaxmed6770 Před 3 lety +232

    Inta markay dirisle aragtay soo yaacday ismujiya kkkkkk

    • @mohabofficial6489
      @mohabofficial6489 Před 3 lety +1

      Subscriber ii saar wlshy qali

    • @Xirfadkaab.
      @Xirfadkaab. Před 3 lety

      @@mohabofficial6489 walaal subscribe inagu sharaf hadii aad jeceshahay qisooyin iyo dhacdooyin xiiso leh czcams.com/video/YzzEyGCwMcI/video.html

  • @abdirisaaqabdullahi8154
    @abdirisaaqabdullahi8154 Před 3 lety +196

    Ikow dirisle iyo asad hajiyow islhdlyo inti ila arktay like dhac kusii 🤣🤣

  • @khayrehassan1185
    @khayrehassan1185 Před 3 lety +3

    Maalintii ugu horaysay chanalkaaga wllhi aadana ula dhacay

  • @haldhaaizmael9351
    @haldhaaizmael9351 Před 3 lety +143

    Dirislow Hadanu Reer Hargeysa💚💭❤ Nahay Waanu Ku Soo Dhawaynaynaa❤

    • @GolcasConnect
      @GolcasConnect Před 3 lety +1

      Wll SUBSCRIBE IGU CAAWI 1K WX YAR IIGA DHIMAN

  • @sakriehassan2569
    @sakriehassan2569 Před 3 lety +81

    Hdaad su'aalaha isku dayaysaY like gaL😂

  • @Niciimaa
    @Niciimaa Před 3 lety +66

    Hargeysa waanu kuguso dhaweynaynaa dirislow😁👑❤️madaxaad no saarantahay🙆🏽‍♀️

    • @yartiireergalmudug5835
      @yartiireergalmudug5835 Před 3 lety

      wuu usoo socdaa liintuu iska badbaadinaya😀😅😅🤣🤣😂

    • @Niciimaa
      @Niciimaa Před 3 lety

      @@yartiireergalmudug5835 may isagu kuma jiro kuwa aanu liinta siino😂

    • @yartiireergalmudug5835
      @yartiireergalmudug5835 Před 3 lety

      @@Niciimaa Ma daama uusan xamar ama koonfur kasoo jeedin waad sii daynaysan miyaa? la idinka doox nacaybka xamar😂😂😂😂

    • @Niciimaa
      @Niciimaa Před 3 lety

      @@yartiireergalmudug5835 istaqfurullah wll walahi xita kuwa xamar ka imaada ma xidhno😂dad wanagsanbaanu nahay lkn wixii sheeko kale la yimaaduunba la xidhaa😂😂

    • @Niciimaa
      @Niciimaa Před 3 lety

      @@yartiireergalmudug5835 haa wan iska sii daynaynaa isaga😂

  • @steffe9051
    @steffe9051 Před 3 lety +10

    Drisle legend 300k qof dawate

  • @suhanahpipeh7401
    @suhanahpipeh7401 Před 3 lety +24

    Dirisle qalbi nadiif mumu💋mustaqbalka ana kuleh huno nolow🔥❤

  • @mabrukcali1648
    @mabrukcali1648 Před 3 lety +131

    Lkn why ay wiilasha oo dhan ugu adkaanaysa ama ugu fikirayaan
    Mrka la dhoho walasha ama xaaskaga wllhi way iga yaabiyeen
    Kuwani imika hadii la dhoho gabadh walaalka ama odaygaaga
    Waxaan hubaa 100% in aanay uba fikirayn ay walaalked horeba ka dhahayzo because walaalkay wllhi ma agdhigeen wiil yaroo aan shalay is baranay meherna uu isku kaaya keenay barina aan kala tagi karno lkn walaalkay waxan hubaa in aan meelnaba ku kala tagayn
    Ilahayow idaa walaalahay 🤲

    • @jawaahirabdifarah5535
      @jawaahirabdifarah5535 Před 3 lety +4

      Hhhhhh mxy u fikiri waayeen wxy ka baqanayaan iney xaaskoodu ku dhegto

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily Před 3 lety +3

      @@hassannor4198 walaal ilaahay khayr haa ku siiyee subscribed ii saar, hel wax aad ku faraxdid inshaa allah

    • @bilalhersi5480
      @bilalhersi5480 Před 3 lety

      Mashalla wllo qali waruti

    • @luckygirl7305
      @luckygirl7305 Před 3 lety +6

      Ninka raga ah xaskisa wuxu u jcl yhy sida wlshi wana ogthy dumarka iney cruur iska yhin hddu yara fagiro oo kdib doorto wlshii wxey is dhaheysaa adiga neh wu ku jcl yhy lkn hddu hore wlshi ka dorto wxey dhahysa aniga wx jcyl ah ima heysid dumar hdda nhy waa eed bdnhy allow no xfid wilshena🔥🔥🥰💋

    • @aragsanwacan3052
      @aragsanwacan3052 Před 3 lety +1

      Anba waatan la yabay wlhi wiilasha aan walalaha la nahnay haday ba sidas ufikirayan waan ka xumahay

  • @dirislesharcade2534
    @dirislesharcade2534 Před 3 lety +141

    Asadow sualaha aadbey ufiicanyin waxad sooqabata liicato nosoqabo like hailabina❤️❤️❤️

  • @saabiriinibraahim6901
    @saabiriinibraahim6901 Před 3 lety +127

    Nio dirisle waan arkey maxamed qadar Soqabo yaqey meesi io ronaldo mid dooro dheh abwe plz asad ninkaas noo keen next shadiyo sharaf

  • @jesselingard5118
    @jesselingard5118 Před 3 lety +165

    Maxamed Qadar😂so qabo messi ama ronaldo kkk

  • @mubaraksomali6652
    @mubaraksomali6652 Před 3 lety +66

    Liicaato so qabo insh allah walal asad hagio appreciated 🙏

  • @Shankarofficial123
    @Shankarofficial123 Před 3 lety +143

    Nabi muxamed darti subscribe iigu saar

  • @karohfilmsvlogs7786
    @karohfilmsvlogs7786 Před 3 lety +9

    Nabiga igula sali scw scw scw scw scw

  • @omarofficial24
    @omarofficial24 Před 3 lety +63

    Dirisle
    Muniir
    Dayax show wiilka iskleh magaciisa ma aqan
    Arimaheena🤩😋❤❤❤❤💯💯
    Wallo waxad ku xijisaaa inshaallh
    Yahye hanter🤩❤

  • @khaalidibra3923
    @khaalidibra3923 Před 3 lety +127

    Abtiyo shaadiyo sharaf soo qaboh🦺🦺♥️♥️♥️♥️

  • @ahmethzakihvarhan177
    @ahmethzakihvarhan177 Před 3 lety +241

    Reer hargeisa ismuujiya ❤😋
    👇❤

    • @timshow2240
      @timshow2240 Před 3 lety +2

      Dirisle waa nin daarooda oo ogaden ah hargaysadaa wase

    • @cabdirizakhassan6204
      @cabdirizakhassan6204 Před 3 lety +2

      Apdirizak Apdi maygaag mgacaa ha jiro zhp qli Aakhirana janada Inoo balama insha allah from somaliland ❤❤❤

    • @hamuch7083
      @hamuch7083 Před 3 lety +1

      @@timshow2240 darodkisa waxpa nagma galin lkn wuxuu jecalyahy maad ku hayzataa ciil qabaw cadapta gal caac👎👎👎

    • @azwaan_abdirahman3799
      @azwaan_abdirahman3799 Před 3 lety

      @@timshow2240 isagoo daarooda ayuu cuuc yidhi maxad samayan cuqdad kugu caabuq

    • @ahmethzakihvarhan177
      @ahmethzakihvarhan177 Před 3 lety

      @@hamuch7083 jwp intas kufilm pro👊😘

  • @idilbinuidiris3650
    @idilbinuidiris3650 Před 3 lety +6

    legeng of youtuber dirisle cabdi❤👏

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152

    nacimo jokar ama shaadiya sharf midsoo qabo Bro🙏insha allah

    • @GolcasConnect
      @GolcasConnect Před 3 lety +1

      Wll SUBSCRIBE IGU CAAWI 1K WX YAR IIGA DHIMAN

  • @_aasif
    @_aasif Před 3 lety +45

    Asad hagio plzz c/llahi hagio soo qabo I like him wallahi
    ❤❤💯🙏

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 Před 3 lety

      Anas walal subscribe isaar

    • @sheikhumul2792
      @sheikhumul2792 Před 3 lety

      Dirisle cabdi Wan tagera wlhi

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily Před 3 lety

      @@sheikhumul2792 walaal ilaahay khayr haa ku siiyee subscribed ii saar, hel wax aad ku faraxdid inshaa allah

  • @amiinofficial4364
    @amiinofficial4364 Před 3 lety +49

    Keep going my pro asad hagio
    Inata naceb cayda nabigeeni muxamed scw

  • @nimcosayid4636
    @nimcosayid4636 Před 3 lety +54

    Liil baliil iyo jiyaa inuu dooranaayo u maleynaye 😂😂😂 inta igu raacsan like👈

  • @kawsariinakordahap1355
    @kawsariinakordahap1355 Před 3 lety +80

    3hrs 37k
    Muniir vediogisii hore one day ago 38k🤣🤚
    Team dirisle lee fahmi karaan😜❤️

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 Před 3 lety +9

    *Wlhi wan ku farxsanahay in CZcamsr Somalida sidaas isku dhex gal iyo wax wada sameeyn sameeyan Waa wax wangsn oo qabyalada iinaga yaraynaya MAsh allah keep going our blood* from *Jigjig* *licaato so qabo next Ck*

  • @habsahosh9015
    @habsahosh9015 Před 3 lety +35

    M,a wllky asad marka kale wxaad ku xijisiisaa liicto bro 👑😎🙏 plze
    Hormar wacan bro

    • @yuukeycadde3234
      @yuukeycadde3234 Před 3 lety

      Wll ilahey dartiis subscrib igu caawi adigoo mahadsan codsi waaye

  • @riyaaqabdi3148
    @riyaaqabdi3148 Před 3 lety +3

    Guri barwaaqa zoo qabo wll

  • @bilecode8114
    @bilecode8114 Před 3 lety +102

    King CK sooqabo sxb I'm dirisle's fan

  • @xamdamoha891
    @xamdamoha891 Před 3 lety +50

    LIICATO SUGAYA PLS KSO DHIG NUMBER 4

  • @mushtakmohamet5574
    @mushtakmohamet5574 Před 3 lety +21

    8:22 samiiha khaliil 😍❤

    • @theosantana7750
      @theosantana7750 Před 3 lety

      Ya ka fcn 🤣🤣🤣

    • @sahroali1643
      @sahroali1643 Před 3 lety +1

      Samiiha khaliil zo qabo plz 🥰🥰🥰😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘

    • @bubuqurux4672
      @bubuqurux4672 Před 3 lety

      Jiyaaa xld kwrn😅😅😅😅😅

    • @mushtakmohamet5574
      @mushtakmohamet5574 Před 3 lety

      @@bubuqurux4672 😂😂😂😂 xaldu waa wax kleh

  • @basmafariido7106
    @basmafariido7106 Před 3 lety +10

    inanka inamada eryadey ee meel kaga soo hadhay dirisle🥰❤️

  • @safwankaternouh7560
    @safwankaternouh7560 Před 3 lety +92

    Cabdilahi xajyo soqabo wll wan u xiisnay ninkase inta igu raacsan liketa

    • @GolcasConnect
      @GolcasConnect Před 3 lety +1

      Wll SUBSCRIBE IGU CAAWI 1K WX YAR IIGA DHIMAN

  • @iskufilanbeauty
    @iskufilanbeauty Před 3 lety +12

    this was really good. really nice questions! Good job Asad & Abdirizak :)

  • @samiraabdulkadir5518
    @samiraabdulkadir5518 Před 3 lety +32

    Shaadiyo sharaf please she's funny 😂😁✌✌🙏

  • @basmafariido7106
    @basmafariido7106 Před 3 lety +13

    Legend dirisle abdi👑🥰❤️

  • @Nasriina564
    @Nasriina564 Před 3 lety +40

    🤣🤣🤣🤣 17:52 sidad afka rer wuqoyiga u jilysid bnba ka hely funny wye wlhi wllky Asad taagero number one 🥰 keep going

  • @Sakariajama
    @Sakariajama Před 3 lety +142

    Waar Ma indhaHaygaa mize Waa DirisLe😂😅Dadku Mxy U Lahaayeen DirisLe Waa Cunduri😂😅

    • @hidaayatifow7847
      @hidaayatifow7847 Před 3 lety +2

      dirisle maalmahan dadko isku soo darooya micnaheyga dhex gal bulsho

    • @rahmaahmed4317
      @rahmaahmed4317 Před 3 lety +2

      Wx khaldan bey iska dhaadhiciyeen

    • @Simmran
      @Simmran Před 3 lety +4

      Dadka ayagaa khalad fahansana qofka haduu yahay Qof karti leh oo hadal kar ah ma ahan micneheeda inuu cunsuri yahay

    • @amenuk7733
      @amenuk7733 Před 3 lety

      WARYAA KOZVIA

    • @Sakariajama
      @Sakariajama Před 3 lety

      @@amenuk7733 He prother😂

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 Před 3 lety +50

    WLHI Dirisle abdi waa wiil fiican because cadawgiisa koobaad oo ah CK ah buu dooraty horay u soco best CZcamsr somali
    👇❤️💚

  • @azhravzaleban8129
    @azhravzaleban8129 Před 3 lety +54

    ArimaHena__Hargeisa
    Dirisle__hargeisa
    Muniir__Hargeisa
    Idin jecLnaHy anaguna

  • @maan9058
    @maan9058 Před 3 lety +16

    Maasha alaah intii #Dirisle inuu isla weyn yahay utaqanay hada waad aragtan lagendka
    #Dirisleabdi and #asad hagio salan sare ❤️

  • @aishamohamed5483
    @aishamohamed5483 Před 3 lety +31

    Dirislow manta ck dooratey masha Allah 💖💖💞💓💓💘💘 Walen cuqdada majirto

  • @Adnan-Joker
    @Adnan-Joker Před 3 lety +79

    Wan sugi Karin la wlhi hadana wan dawan Karin lahay farxad😂😂🤩🌟legend dirisle apdi😍💯

    • @yuukeycadde3234
      @yuukeycadde3234 Před 3 lety

      Wll ilahey dartiis subscrib igu caawi adn kugu caawiyee tnks

  • @Kibrani
    @Kibrani Před 3 lety +16

    king of youtubers Dirisle
    asad lion 🦁 of youtubers

  • @qadar4yare257
    @qadar4yare257 Před 3 lety +89

    Fadlan maxamed qadar soo qabo hadi ay macquul tahey inta igu racsan like 👍 ismuujiya hee reer kamal daari ⚽️😂😂

    • @GolcasConnect
      @GolcasConnect Před 3 lety +1

      Wll SUBSCRIBE IGU CAAWI 1K WX YAR IIGA DHIMAN

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 Před 3 lety +83

    dirisle sida laga aminsayy maha😂

  • @rizeyproduction9780
    @rizeyproduction9780 Před 3 lety +140

    Saxip Ck Soo Qawo Inta Igu Raacsan Like SaxipayaaL!

    • @GolcasConnect
      @GolcasConnect Před 3 lety +2

      Wll SUBSCRIBE IGU CAAWI 1K WX YAR IIGA DHIMAN

  • @princeadam7486
    @princeadam7486 Před 3 lety +2

    Plzzz king ck soo qaboooo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏King ck fans yaa igu raacsaan

  • @hiboabdirahman8535
    @hiboabdirahman8535 Před 3 lety +49

    Dirisle Abdi iyo arimahenuba Hargiesa ayay dorten hno sidad no jeceshihiin ka badan anaka idin jecel hadad no timadan soo dhawayn fiican Asad wllo adigana dar Ilahay Ku jeclahay wlhi❤️

    • @zakariaabdi3820
      @zakariaabdi3820 Před 3 lety +1

      Muse bixi tuug baa jogaa xgaa ari cml dadka iska xerayo

    • @raxiimamaxedcali7771
      @raxiimamaxedcali7771 Před 3 lety +2

      Muniir asguna hargysa ayuu foortay

    • @hiboabdirahman8535
      @hiboabdirahman8535 Před 3 lety +1

      @@raxiimamaxedcali7771 hargiesa waa magalo dad jecel so dhawayna leh marka cidkasta oo somali ah way ku riyonayan inay malin uun tagan

    • @hiboabdirahman8535
      @hiboabdirahman8535 Před 3 lety

      @@zakariaabdi3820 wllo muuse biixi waxasi shaqadisa maha waa ciidada amniga iyaguna ciday wx qaranimada somaliand meel kaga dhacaysa ku arkay inay xidhan daye nolosha in la dhafiya wxba naguma aha

    • @zakariaabdi3820
      @zakariaabdi3820 Před 3 lety

      @@hiboabdirahman8535 hhhh 😂 thanks abayo ku mhdsnthy

  • @ubahabdi3509
    @ubahabdi3509 Před 3 lety +64

    wllhi waan iska gartay inuu samiih odhanayo Asal wllhi nin rageeda Dirisle👍

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 Před 3 lety +10

    Legend asad keep going pro one love 💗🙏

  • @cusmaanmaxamed8224
    @cusmaanmaxamed8224 Před 3 lety +1

    Asc asad xaji waan ku salamaay waxaan karaba in an kulawadago sheeko jaceyl oo xanuun badan

  • @rahmaahmed4317
    @rahmaahmed4317 Před 3 lety +4

    M a abdirisaaq wiil yaroo daacada cuqdad na aaan ku jirin Farxaaan ah Keep going wllheeen Asad and DIRISLE ❤🙏🏻🥰😂

  • @leilamoussaibrahim6162
    @leilamoussaibrahim6162 Před 3 lety +4

    Woooooow thanks Asad sidaad nogu tixgalisay codsi gayaaga🙏🙏

  • @zrhnrp5242
    @zrhnrp5242 Před 3 lety +54

    Guribarwaaqo soo qabo wllo waa
    Codzi 😋😋🤗🤗

  • @itzendzufn9471
    @itzendzufn9471 Před 3 lety +4

    Asalam aleykum all my sisters and brother we are in this life for the next life we all belong to Allah one we will return to Allah so may Allah bless all us and let were places be heavens especially whose who are Hafiz Quran or it’s going to be like myself 🙂😊🤝🤛🏻🌹🌷🌺☪️💟🇮🇹🇬🇧🇸🇴

  • @MkXiddo
    @MkXiddo Před 3 lety +37

    Jiyaaa & samiixa su'aazha idirisle kaga ilmaysiisa🤣🤣

  • @nimchoodo5649
    @nimchoodo5649 Před 3 lety +15

    Asad iyo idirisle dad aan taageero noolada wll hargaysa waan kugu suu dhawaynanaa idirisle iyo arimaheen iyo asad ba ❤❤❤💯💯

  • @nimcomohamud3117
    @nimcomohamud3117 Před 3 lety +33

    Muqalka dholacadeen ku dhameysay horsucod wanagsan asad iyo Dirisle 🤣😍😍

  • @aqoonchannel7375
    @aqoonchannel7375 Před 3 lety +75

    Reer hargaysa💚💬❤

  • @wardabayda1450
    @wardabayda1450 Před 3 lety +13

    Dirisle abdi the one and only ♥️🥺💉

  • @carafaadmaano66
    @carafaadmaano66 Před 3 lety +42

    Dirisle abdi in laso qabto inta ku faraxsan like iyo subscribe isara

  • @haboonsoobe441
    @haboonsoobe441 Před 3 lety +13

    Thank u asad hagio😊dirisle abdi wiil qalbi wanagsan weyan dadku wxy donan haka amiinsanadaan🥰form hargaysa😂♥️

  • @fardowsoalicabdi2686
    @fardowsoalicabdi2686 Před 3 lety +8

    Shaadiyo so qabo iyo cadi futaax inta igu raacsan like dhac kusiii😘😘😘😘