FAA'IDOOYINKA XUSKA ALLAH SH MAXAMAMUD SHIBLI

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 03. 2020
  • FADLAN HALKAN SUBSCRIBE KA DHEH:
    / @sheekhmaxamuudshibli
    THANKS FOR WATCHING! :) LIKE & SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!
    -----------------------------------------------------------
    FOLLOW US ON:
    Facebook: shmaxamuudsh...
    Twitter: / sheekhshibli
    visit our website
    sh.shshibli.com/so/

Komentáře • 48

  • @dr.camaarsheekhmuhammad9644

    Jasaakalahu khayr sheekhanaa

  • @hibboabdikadir
    @hibboabdikadir Před 4 lety +4

    Allaha kaa abaal mariyo wanaaga badan eed ummada u heyso abaalkana jabatul firdows allaha kaaga dhigo. .anagana kuwa ilaahy ku anfaco oo uu u fududeeyo ku dhaqankooda hanaga dhigo sheekhunaa . Aamiin

  • @intifaac2chanelintifaac2ch56

    Rabi ajar iyo xasanad haka siiyo shekh

  • @abshirocadey1116
    @abshirocadey1116 Před 4 lety

    aamin aamin aamin yaa rabiii

  • @bilanmohammed3923
    @bilanmohammed3923 Před 4 lety +1

    Alle ayaan ka baryayna inuu Janatul fardowsa inagu abaal mariyo dhamaanten alle ha inoo dambi dhaafo gurigeenana Janatul fardowsa ka dhigo kheyrkana inagu hanuuniyo shiikhana alle ha barakeyo cimriga iyo cafimaadka

  • @sahragabow9956
    @sahragabow9956 Před 4 lety +1

    Maashaa allaah sh shibli jannada fardawsa gala adiga iyo ehelkaagaba bi idnillaah☝️

  • @rahmaomar3229
    @rahmaomar3229 Před 4 lety +1

    Masha Allah jzk llah geyr sheekh shibli

  • @Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012

    Suupanow⚘
    ❤ *Nabbiyow* ❤
    ❤Scw🕋

  • @fardowsajelle7189
    @fardowsajelle7189 Před 4 lety +1

    Jazza kallah khair sh shibile ❤❤❤

  • @asmaahmed7071
    @asmaahmed7071 Před 4 lety +2

    ماشاء تبارك الله ربي يبارك فيك
    وجزاك الله جنته

  • @abshirocadey1116
    @abshirocadey1116 Před 4 lety

    alloow/ diinteena iyo duunyadeena noo xafid yaa rabii/ mar walbo guul musliminta allaahu akbar

  • @shiikhcabdirashiid5857
    @shiikhcabdirashiid5857 Před 4 lety +2

    allaah ha ku xifdi

  • @roobleturki7599
    @roobleturki7599 Před 4 lety

    Ale haku ha idisn barakeeyo culumadeena sharafta leh ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ruquyoyuusuf312
    @ruquyoyuusuf312 Před 4 lety

    جزاك الله خيرا جزاء وبارك الله لك يا شيخنا الفاضل الكريم فضيلة الشيخ الدكتور محمود شبلي

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 Před 4 lety

    Jazaakallaaha khery shiikh

  • @ramiizahmed1001
    @ramiizahmed1001 Před 4 lety +1

    Maasha allah jasaakallah kheyran allah idin xafido insha allah

  • @safiamohamedmohamed2991

    Scw

  • @mimimaxmed2488
    @mimimaxmed2488 Před 4 lety

    Masha Allah jizaakalaha qeyr sheekh ilaahey ha idin xidiyo

  • @hamdasheekhibraahim610

    Mansha Allah Allaha kuxifdiyo akhariyo aduunba

  • @raxmom.abshir6565
    @raxmom.abshir6565 Před 4 lety

    Masha allh jazakallhu kyr Akhi

  • @wacdi
    @wacdi Před 4 lety

    jasaakallah kheyr

  • @haniabdullah6748
    @haniabdullah6748 Před 4 lety

    Mnsha alah shekh alah ku xifdiyo

  • @munacabdi5871
    @munacabdi5871 Před 4 lety +2

    Sheeq jasakalkahu qeyr sheeqa iyo asxaabta waxan idinka codsanaaya inaad iiso duceysaan 9bilood ayan ahay in alle ii fududeyo foosha oo awlaad qeyr qabtana iiga dhigo♥️

    • @abdirahmanarab7010
      @abdirahmanarab7010 Před 4 lety +1

      Alle haku fudaydsho walad khayr qabana alle husiiyo wl

    • @munacabdi5871
      @munacabdi5871 Před 4 lety

      @@abdirahmanarab7010 aamin wll qaali

    • @laqlaajisnugal2756
      @laqlaajisnugal2756 Před 4 lety +1

      Amiin aamiin llaha kuu fududeeyo walad kheyrqaba allaha kaaga dhigo dikriga illaahey badi insha allaah

    • @munacabdi5871
      @munacabdi5871 Před 4 lety

      @@laqlaajisnugal2756 aamiin wll

  • @qalbiwanaaginacisman8457
    @qalbiwanaaginacisman8457 Před 4 lety +18

    Asc somaliyey illaahey dartiis subscribe iigu saara wa codsi walalnimo aad ba u mahadsantihiin 🙏

    • @amiiraa6177
      @amiiraa6177 Před 4 lety

      Walaal ilaah dartis ha dhihin dad aan rabin aa jira subscribe sida aniga o kale

  • @hawohassan3714
    @hawohassan3714 Před 4 lety +1

    Masha Allah

  • @medhassan4422
    @medhassan4422 Před 4 lety

    Masha allah ilahay xaku xafido

  • @chaostroll4494
    @chaostroll4494 Před 4 lety

    Masha allah

  • @mohamedabdullahibini1287

    ألله ينجيكم من كل شر

  • @mustafhusien3929
    @mustafhusien3929 Před 4 lety

    Maasha.allah

  • @mustafhusien3929
    @mustafhusien3929 Před 4 lety

    jazaakaallah

  • @abdihakimmuse8377
    @abdihakimmuse8377 Před 4 lety

    Dadkan intay Sheekha dhagaystaan hadana dislike saarayaa tollow ma shayaadinul insibaa.
    Ileen sheekhu wanaag iyo kheyr buu inala wadaagayaa oo inoo sheegayaa Alle haka jazi siiye.

  • @deeqodaahir5211
    @deeqodaahir5211 Před 4 lety

    Jazakallah

  • @ubahzunzan9456
    @ubahzunzan9456 Před 4 lety

    Maansha lahaa ilaahay ha nagu anfoco adna ajar iyo xasanaad ilaahay ha kaa siiyo aamiin

  • @hafsahalan437
    @hafsahalan437 Před 4 lety

    Allow danbigeyga dhaaf

  • @maryanmusdaf1469
    @maryanmusdaf1469 Před 4 lety

    Masha Allah 💕💕💕💕💕❣️❣️❣️❣️❣️

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 Před 4 lety

    SCW SCW SCW

  • @hawohassan3714
    @hawohassan3714 Před 4 lety

    Jisakalahu khayr