CHALLENGE RISKI AH WAC QOF AADAN GARABEYN LACAG WEYDIISO KASHKA LIICAATO SHAADIYA SHARAF

Sdílet
Vložit

Komentáře • 430

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Před 4 měsíci +275

    Wax.walba waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤❤❤

  • @user-pt4hg2wn6d
    @user-pt4hg2wn6d Před 4 měsíci +150

    Hadaad nabiga jeceshahay like saar❤❤❤( scw)

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho Před 4 měsíci +108

    Aan kusalino nabigeena scw ❤🎉🎉

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion Před 4 měsíci +83

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😢😢❤😢

  • @farxiyaabdullahdajiya5847
    @farxiyaabdullahdajiya5847 Před 4 měsíci +76

    Shaadiyo sharia 😂😂😂😂😂😂 team shaadiyo sharia is not easy 😂😂😂😂😂from duriydaa

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před 4 měsíci +62

    Kusaliya rasuulkeena محمد صلى الله عليه وسلم❤🕋☝🏼

  • @Xaliimaxayaati1
    @Xaliimaxayaati1 Před 4 měsíci +33

    Kusali is the best person ever The most knowledgable and the most knowledgable and the most shere all created propphet Muhammad scw ❤❤❤❤😢😢😢

  • @apdifatahaaro6431
    @apdifatahaaro6431 Před 4 měsíci +40

    Shaadiya lil caato iyo kaashka ilaasho hadhiibin

  • @user-sc7pu9ro4o
    @user-sc7pu9ro4o Před 4 měsíci +41

    Walaashydiyey aduun kan wa laga tagaa,xisaab aya dambeysa malinta aakhiro ee raga dhexda ha ka gelin ee xijaab weyna qaado

  • @sabirinabubakar8617
    @sabirinabubakar8617 Před 4 měsíci +23

    hhhh shaadiyo iyo kashka wa xarabo walahi qalbi xab xab ciyaal ba lamoda kuligod yab jah farxadu wa cajiib wlhi anba saasan qalbi xab xab u ahan lahaa hadan wax ila farxa ama ila qosla heli lahaa intas farxad an dhamanayn Alow nasii intan haysana nosiyadi Aamiin dhamanten 🥰🤲🤲

  • @khadaraden3817
    @khadaraden3817 Před 4 měsíci +35

    Captain Baara iyo kashka iyo shadiyo barnamijka burka kena 😂😂

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 Před 4 měsíci +14

    wlha bilha halka qof ee daawado een kal iyo laab u qoslo xafada dhan xataa qosolkayga laga maqlay😂shaadia❤

  • @Maria-m572
    @Maria-m572 Před 4 měsíci +14

    Noosoobadi videoyada abyo qosolkaa jeclahy Wlh 1 million coming soon

  • @user-gy2xk9cg9o
    @user-gy2xk9cg9o Před 4 měsíci +25

    shadio 1m wax ugama harine gaarsiiya shaadioy adna muuqalo noso gali🥰

  • @SaadaqMohamed-hh6hu
    @SaadaqMohamed-hh6hu Před 4 měsíci +3

    War so badiya wa qosol miiran

  • @aliibrahimabdiluckypoi2376
    @aliibrahimabdiluckypoi2376 Před 4 měsíci +7

    MuqaaLkii ugu qosoLka badnaaa😂shaasHka wlcm back❤

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 Před 4 měsíci +4

    Masha Allah lil Caato garasho ayuu leeyahay

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Před 4 měsíci +6

    1m i.a ma dheera wlshy shaadiyo sharaf 😊🎉❤

  • @khadijamaxamed5420
    @khadijamaxamed5420 Před 4 měsíci +6

    Shaadiyo sharfa keep going

  • @AhmedDheere1-nk1gw
    @AhmedDheere1-nk1gw Před 4 měsíci +12

    2millioncoming soon habo inshaAllah

  • @wiilshiikhalqudub
    @wiilshiikhalqudub Před 4 měsíci +8

    Wllshey shaashka waan ku salame ❤❤

  • @fadumadirshe4666
    @fadumadirshe4666 Před 4 měsíci +6

    1m coming soon shaashka 🎉

  • @BossHamza765
    @BossHamza765 Před 4 měsíci +14

    Sadex qofoo Funny ahaa tihin wllhi muuqalo bdan sosameya

  • @user-gp1so6sr2t
    @user-gp1so6sr2t Před 4 měsíci +13

    Kashka iyo shaadiyo waa qalbi xam xam❤

  • @sagalabdinour9819
    @sagalabdinour9819 Před 4 měsíci +8

    Omg I love Shaadiyo video ey ku jirto ma dhaafo😂😂😂😂😂😂

  • @MaariaMaxamed-tj9cy
    @MaariaMaxamed-tj9cy Před 4 měsíci +4

    Shaaashaka welcome back yaaqe 😂💗🙏♥️

  • @user-rc9ky6qv4h
    @user-rc9ky6qv4h Před 4 měsíci +6

    Shaadiyo wlhi waaa ku wataa abyo ❤

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Před 4 měsíci +2

    Noo soo badiya kashka,shaahska,liicaato ❤

  • @abasalifarah2108
    @abasalifarah2108 Před 4 měsíci +23

    kashka all the time the best... what a man... 😂😂😂😂

  • @KingZhakour
    @KingZhakour Před 4 měsíci +6

    Idriis ka itaabo iyo babajey soo qabo shadia😂😂❤

  • @amranmohamed-ks9yr
    @amranmohamed-ks9yr Před 4 měsíci +6

    Shaaadiyo Abdinajiiib numberkiiisa isoodir😂😂😂

  • @nawaalhassam9032
    @nawaalhassam9032 Před 4 měsíci +3

    Mantaye qosol iguma harin shaaka 1M come soon plz3an garsino❤🔥🙏💐💯

  • @maxamedcali5590
    @maxamedcali5590 Před 4 měsíci +2

    Wlhi waqasolnay nosobadiya❤

  • @Zeitun-cn8dv
    @Zeitun-cn8dv Před 4 měsíci +8

    Abayo sobadaya😊

  • @taqwachannel9897
    @taqwachannel9897 Před 4 měsíci +4

    Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️

  • @user-pe6le4jo9q
    @user-pe6le4jo9q Před 4 měsíci +7

    Wlhi dadaa ishelay ❤😅😅

  • @fardowsoisse1026
    @fardowsoisse1026 Před 4 měsíci +4

    So badiya

  • @felsanbuti4290
    @felsanbuti4290 Před 4 měsíci +6

    Shadiya Love you❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 Před 4 měsíci +11

    Marawaxada hoos aan ka soo gadano ku lahaa shadiya Cadi maahan😂😂

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Před 4 měsíci +24

    Shaashka Walaahi Caadi Ayaad iiga Qoslisay Runtii Sidaad Qofka Wax Uweydiisatay Artanaa dhib Miiran Ayaad Tahay Walaahi Humble To Humble Ayaad Tahay 😂😂😂

  • @xamdajaamac9104
    @xamdajaamac9104 Před 4 měsíci +6

    No so badiya qaali shadiya

  • @user-gn8kc4rf4z
    @user-gn8kc4rf4z Před 4 měsíci +4

    🤣🤣🤣🤣🤣alaha shadiyo san ku jecalaha lee abaayo ❤

  • @user-eg9hy2pg9u
    @user-eg9hy2pg9u Před 4 měsíci +8

    Love you shashaka ❤❤❤

  • @user-ub8xg6rk8u
    @user-ub8xg6rk8u Před 4 měsíci +2

    Coming soon 1M I.a🎉🎉

  • @user-wc1pb2cu6j
    @user-wc1pb2cu6j Před 4 měsíci +25

    Shaadiya soo badi hadi kale Adan Haa ka hore gaadho

  • @kheerta
    @kheerta Před 4 měsíci +2

    waa qosol miiran

  • @user-jp2pb7vn1c
    @user-jp2pb7vn1c Před 4 měsíci +5

    Abaayo challengekan noo soo badi

  • @FairFurLaughts
    @FairFurLaughts Před 4 měsíci +1

    Wallee kuwaannaa! Geesisannaa. Ummaddeena ma ahan. Captain Baara baa meesha ka maqnaa :D

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k Před 4 měsíci +3

    Wandhawo abayo macn

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Před 4 měsíci +5

    🎉❤SHAADIYA SHARAF &ABDULLAHI KASHKA& LIICAATO ❤❤THREE LEGEND'S hhhhhhhh we love you guys ♥️🥳♥️♥️

  • @Muno2021
    @Muno2021 Před 4 měsíci +2

    I can’t wait 1m shaashka❤❤

  • @craxmaanmaxamed8631
    @craxmaanmaxamed8631 Před 4 měsíci +9

    Shadiya dhipley thy ❤

  • @user-hk6gm5ox8e
    @user-hk6gm5ox8e Před 4 měsíci +5

    1m coming soon 🎉

  • @yahyamoha960
    @yahyamoha960 Před 4 měsíci +8

    Tuugsi xirfadeesan 😂😂😂😂

  • @hafsohafso9789
    @hafsohafso9789 Před 4 měsíci +10

    Qofki ugu horeya commenti kabixiyo ahay

  • @user-jr4hv5dj2n
    @user-jr4hv5dj2n Před 4 měsíci +5

    😂😂😂😂😂😂😂 shadiya arka mana qoslin

  • @user-liamsi
    @user-liamsi Před 4 měsíci +2

    Part 2 plz shadiyo wakutageraa ❤

  • @Khadar_ismail
    @Khadar_ismail Před 4 měsíci +3

    Shaadiya sharaf wan ku taageera qosolka dumø

  • @Zultanfahmi
    @Zultanfahmi Před 4 měsíci +3

    Waaa warey

  • @user-fd1cc2gc2v
    @user-fd1cc2gc2v Před 4 měsíci +7

    Waaa shaafto farsamaysan walee😂😂😂😂😂

  • @wiilka.dhaantada
    @wiilka.dhaantada Před 4 měsíci +8

    Kashka iyo liicaato iyo shaadiya sharaf

  • @user-xk8yt3ms3h
    @user-xk8yt3ms3h Před 4 měsíci +9

    Interlogii ba ii muuqda 😂

  • @mohaanaadam2226
    @mohaanaadam2226 Před 4 měsíci +6

    Liicaato wlhi legen wye🙏💯

  • @alibashihaji5354
    @alibashihaji5354 Před 3 měsíci

    So badiyaa

  • @user-ir2gu1wo7p
    @user-ir2gu1wo7p Před 4 měsíci +3

    shashka wagabar qalbi wanagsan❤❤😊

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Před 4 měsíci +8

    Masha alaah farxada lama helo walahi dad is fahansan jah xamar xadeey waa Mel aan lagu istaresin

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 Před 4 měsíci

      MashaAllah Tabaraka ❤. Ani mar hore ayaa igu danbeysey.

  • @user-lp3ib2hi9y
    @user-lp3ib2hi9y Před 4 měsíci +1

    Shashka come back CZcams funny wlhi 😂😂

  • @sharmaakeabshir9008
    @sharmaakeabshir9008 Před 4 měsíci +3

    Prt 2❤❤

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 Před 4 měsíci +5

    Àlla wlh sadex xarbo ba isla fadhiyaaaa😅😅😅

  • @abuukarmuuseali9498
    @abuukarmuuseali9498 Před 4 měsíci +1

    We need part 2❤❤

  • @aishomumin4450
    @aishomumin4450 Před 4 měsíci +5

    Caaasha aaa magaceyga😂

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 Před 4 měsíci +7

    Liii Cato 😂😂 funny 🤣

  • @user-xn5hj9yt4r
    @user-xn5hj9yt4r Před 4 měsíci +3

    Shaashka inthe bildhin walaahi sadexdiin waa niitaageera

  • @armaankhadar7091
    @armaankhadar7091 Před 4 měsíci +2

    I can't wait part 2 waxaan challange wuu dhaafay wlhi 10 saac habeenimo aa qosol tacbaan la ahay 😂😂😂

  • @abdirisak972
    @abdirisak972 Před 4 měsíci

    Tuugsi another level ah😂❤

  • @MOON_CASKA__7
    @MOON_CASKA__7 Před 4 měsíci +1

    coming soon 1M❤

  • @user-mc7iu8ry3x
    @user-mc7iu8ry3x Před 4 měsíci +2

    Part 2 pls❤

  • @caaqilmukhtaar9905
    @caaqilmukhtaar9905 Před 3 měsíci

    Ku saliya nabiga wllo

  • @user-hw4lq5rq6l
    @user-hw4lq5rq6l Před 4 měsíci +1

    Abayo maxamad maame iyo saalax sanaag noo soo qabo

  • @MumtaazHana
    @MumtaazHana Před 4 měsíci +4

    Nosobadi shadiyo cabdifatax ku sodar abyo❤❤❤❤😅😅😅

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před 4 měsíci +4

    Mooto Bajaj
    Ma soo raacaa.ku lahaa
    Wiilkaan ii fasaxa
    Aniga igu dhega
    Kkk kashka. Dadkiisu.waa wada xayraaan
    Xaraabeeysta.
    Anyway
    Mahadsanidiin

  • @Nimcush2023-ei3ib
    @Nimcush2023-ei3ib Před 4 měsíci +2

    Alla ku waana😂👍

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh Před 4 měsíci +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂waa best game qosol iguma harin bart2222 shashka

  • @iimaanYuusuf-jl9dl
    @iimaanYuusuf-jl9dl Před měsícem +1

    War naagtaan Allaah meykabaqdo ooragga meykadhaxbaxdo

  • @user-zq3dt4yv9c
    @user-zq3dt4yv9c Před 4 měsíci +2

    Soo badi

  • @nacimaxasan8686
    @nacimaxasan8686 Před 4 měsíci +4

    Party 2 so sameee 😂😂😂

  • @maryanrun4355
    @maryanrun4355 Před 4 měsíci +7

    Ala wan fuuray runtiii 😂😂😂😂😂😂

  • @khadarjamac680
    @khadarjamac680 Před měsícem +1

    Al shaadiyo umadaana maah k😂😂😂😂

  • @user-cn3zx9cf7u
    @user-cn3zx9cf7u Před 4 měsíci +1

    Wallhi ciyaar ciyar haka dhigan wll

  • @ifraaxhassan5558
    @ifraaxhassan5558 Před 3 měsíci

    Shaadiya wey iga qoslisaa😂❤❤

  • @KhadijoOsmanolat-wo1rc
    @KhadijoOsmanolat-wo1rc Před 4 měsíci +2

    Shashkaa

  • @issahussein2633
    @issahussein2633 Před 4 měsíci +5

    Danyerka Shaadiyo usodiray Haliye haloshego 😂

  • @ijuhhy9831
    @ijuhhy9831 Před 9 dny

    Kusaliya.rasuulka.salalaahu.caleyhi.wasalam

  • @sahraali3410
    @sahraali3410 Před 4 měsíci +7

    Ku soo celiya

  • @BushacabdiWarsame
    @BushacabdiWarsame Před 4 měsíci +2

    Kuwan Ya isku Balanmiyay 😅😅😅 wllhi Sadxdaba said idin jecllhy 😂😂

  • @baliilyare
    @baliilyare Před 4 měsíci +5

    Babasira kugu dhacy😂😂😂

  • @hibaaqdowlo-xw3do
    @hibaaqdowlo-xw3do Před 4 měsíci +4

    Kuwaan oo islahelay qosol baad udhiman😂😂

  • @abdi2926
    @abdi2926 Před 4 měsíci +3

    Maarin ani waa😂😂

  • @hanaxariir8981
    @hanaxariir8981 Před 4 měsíci

    Wlhi funi weeyi ❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @dhuudhuub
    @dhuudhuub Před 4 měsíci +3

    Soo badi 😂😂