Deg Deg Xildhibaanada Dir oo difaacay wasiir biixi kuwa koon fur oo seefta galka kala baxay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

Komentáře • 12

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před 23 dny +2

    Sheeydaan madoobe ahlu naar bililiqo doon xoogaa ayuu qaatay tuugaan wasiir ma aha waa mooriyaan🎉🎉🎉🎉

  • @user-lp3tq5dn2z
    @user-lp3tq5dn2z Před 22 dny +1

    Wasiirada waqooyi waxey rabaan iney xar burburto hargeysana aan canshuur laga qaadin ma xaq baa subxaana laah

  • @NuradinAbtidon
    @NuradinAbtidon Před 21 dnem

    Door door dhalay ii door ii door usheeg

  • @ReninAbdul
    @ReninAbdul Před 23 dny

    33 sano waalasoo kabanayaa
    Goormeey dhamaanaysaa

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr Před 23 dny

    Maxaa banaadir wax kastaaahi kusookoobay runti hadaan waqooyi laga qaadeyn maamuladakale laga qaadeyn muqdishana lagama qaadikaro

  • @hasanaxmed1368
    @hasanaxmed1368 Před 22 dny

    Baarlamaan cadaalad ah majiro waxaa Afduubtay xasan Gar guurte oo tuug ah.

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol Před 23 dny +1

    Adero waax diir ladhoho majirto tani hadleyso waa tugaad u shaqayso snm wana safiiraad u fadhido snm waa lagiyiid beey kutahay xamar waa daadka soyogamiyo argagixisada seey somalie caageheyda iskudagiin rer xamar socaydhiya jawasista rer waqoyiga

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed Před 22 dny

    😂😂😂waxaa laysku haystaa canshuur lama diidanee maxaa lagu qabtay ama lagu qabanaa?

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před 23 dny

    Kuwa fiidan cashuurtu waa Alshabaab iyo Almooryaan.
    2daasi ayaa hortaagan dawladnimada.

  • @LovelyDrumKit-db4qx
    @LovelyDrumKit-db4qx Před 23 dny

    Isaaq ma ma canshuur bixiyaa

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 Před 22 dny

    Somalia no need Somalia Hawiye😂😂😂😂😂😂😂😂😂so stop fake dreaming 😂😂😂😂😂😂