Bal ila fiirso videogan! Lagayaabaa inuu ku caawiyo !

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Kitaaabka quraaanka waa wada xikmad ! Aaayad kasta xikmad baa ku duugan mana la ogaan karo ilaa maa aaa si tadabur ah u aqriso! Maalin kasta aayad aaan kun beeer aqriyey ayaa intaa tartiiib ugu dul fikiro micnaheeda oo balaaaran helaaa! Alhamdulilah waa nimco inaa quraanka maalin walba wax ka ogaaatid waqtigana galiso! #quran #somaliyouth #somalia #somalia #somalisocialmedia #explore #selfimprovement #learningvideos #motivationalvideo #motivation #quranjourney #healingjourney #somalicommunity #lifecoach #lifecounseling #fatimalifecoach#fatimalifecounseling #mogadishu #hargeisa #somalisocialmedia #viralvideo #explorepage ✅

Komentáře • 43