Maryan Xuseen waa xildhibaanada keliya ee madawga ah ee Norway marar- ayay hogaamisaa xisbigeeda SV

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 134

  • @fuaadmuuse3211
    @fuaadmuuse3211 Před 10 měsíci +24

    The most important part is when she walks between the parliament and she wears hijab.
    God bles you sister .
    I like a real Muslim
    Maryam xuseen ❤🎉

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 Před 10 měsíci +12

    Masha Allah Maryama Xuseen waa gabar dhaqankeedii iyo luuqadeediiba heysata waxaa ka muuqata qof isku kalsoon inay tahay shar iyo sheydaanba Allaha kaa xafido walaal.

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 Před 10 měsíci +8

    Mashalah walaal allaha kubarakeeyo.waxad tahay gabadh asturan oo cisi iyo sharaf kamuqato oo xijaaban.waxad tahay gabadh kudayasho mudan.ilahay hakuxafido walaal.

  • @duliye
    @duliye Před 10 měsíci +3

    Hambalyo Maryam Hussein aad baan ugu faraxsanahay horumarkaga. Abdisalan Hereri waad ku mahadsantahay barnamijkan xiisaha leh iyo kuwo kale oo badan oo bulshada usoo gudbiso.

  • @drtimocadde2287
    @drtimocadde2287 Před 10 měsíci +5

    aad ayaan ugu faraxsanahay gabar somaliyeed inay heerkaas gaarto gacmaha ha lays absado

  • @diplomancymustafeabdirahma5611
    @diplomancymustafeabdirahma5611 Před 10 měsíci +4

    Masha Allah waa gabadh aad u aragti fog oo ay ka fikirayso mustaqbalka Caruurta soomaaliyeed dhalashada NORWEGIANka ah ee wadankas ku koraya

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Před 10 měsíci +6

    Masha Allah. Aqoon, asturnaan. Qurux intaba way isku darsatay Maryam. Waxaan rajaynayaa iney dadkii soo doortey ay caawinayso 👏

  • @ilyaaswarsame6783
    @ilyaaswarsame6783 Před 10 měsíci +6

    Masha Allah wariyaha kaliya ee aan tageero ee xuman iyo qabyaalada kanadiifa allah xafido amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin

  • @yalibana6172
    @yalibana6172 Před 10 měsíci +2

    Guleeyso adeer Allah ku xafido where ever you are
    we proud of you , May the Light of Islam spread all over the Scandinavian countries ,and become the Dominant force

  • @SharmakeIbrahim
    @SharmakeIbrahim Před 10 měsíci +6

    Speaks almost a perfect Somali, bravo

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 Před 10 měsíci +4

    Maasha alaah gabadhaha somaliyed Ee ku guuleystay doroshoyinka and vote parliament ka qayb qaatan laakiin iyagoo ay xiliyo hore badanaa wiilasha waxbarasho badan reer galbeedka loogusoo diri jirey oo nooc kasta oo professionals ah oo taqasus kasta bartay oo fil kasta ay barteen oo history iyo taariiqda ay iyagu kusoo horeeyey oo badanaa reerahooda iyo dowladihii jireyba raga ay waxbarashada education ka badanaa loosoo diri jirey oo ay heer walba ay ka gaareen hadana markasta gaaladu waxay soo hormariyaan oo meel kasta vote kii iyo doorashooyinkii kusoo saareen haween waliba ay ku jiraan kuwo un educated ah xitaa kuwo xitaa luuqada kaliya garanaya ba ku jira uma badna laakiin ay doorteen marka arintaas micnaha kujira oo looga dan leeyahay qof kasta oo wax garanaya oo caqli leh ama cilmi diineent leh ama ku maadi ah leh oo ku nool wadanadaan reer galbeedka wuu fahmayaa wuuna gatanayaa because hooyadu wa macalimka ilmaha ilmaha iyo haweenkana waa dhinaca ugu jilicsan bulshada oo lagasoo gali karo marka larabo in caruur la ababiyo oo dhaqankooda la badalo si ay u noqdaan dad muwaadiniina laakiin xaga dhaqanka iyo diinta iyo afkaba ka qaata kuwey lanool yihiin hada dadka waaweyni wali wey asturan yihiin walina dhaqankii hooyadood weyxasustan way xasustan marka laga reebo dadka dagan states iyo gobolada cidlada oo caruuri ugu dhalatay oo aanay cidna arag misnaha meel aysan Somali joogn amaaad ugu yar tahay iyadoo citaa laga yaabo inay misaajid leedahay laakiin dadkani caruurtey ku mitidayaan ilaa jiilka sadexaad and ayaa la marin habaabin karaa oo ddd ba kasoo fogaadey say u dhahaan awoowahay ayaa somaliya ka yimim he used to speak that language alaah ayaa u maqan generation keena danbe oo soo socda Ilaahow naxafid yaa xafiid ya salaam oo raxmaanow ddd nabad iyo naxariis iyo dowlad caadila nooga dhig aamiin insha alaah 😊❤❤

  • @ilhamahmed6787
    @ilhamahmed6787 Před 10 měsíci +4

    Masha-Allah so proud of Mariam congratulations keep up the good work

  • @mustafeahmedisman4665
    @mustafeahmedisman4665 Před 10 měsíci +7

    Congratulations maryan guulayso wa jeclahay dumarka guulaysta wa qoys guulaystay🎉🎉

  • @sameerayousef8047
    @sameerayousef8047 Před 10 měsíci +3

    Masha alah dear sister Maryam we are proud of you. Wish you all the best 🎉❤❤❤

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey Před 10 měsíci +6

    Masha’allah well done Mariam Hussein ❤

  • @user-hn1rr8pt6y
    @user-hn1rr8pt6y Před 10 měsíci +5

    Mash Allah. Haweenka Soomaaliyeed siyaasadda raga Somali kaga fifircoon oo dacaadsan..waa wada Dr Adan Ismaciil iyo Aqoonyahanad Fozia X Adan Qabiilee oo midhan..

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 Před 10 měsíci +3

    Mashaa Allaah boqortoyo ❤❤🎉🎉 I'm really happy for you May Allaah protect you abdisalam harreri sxb sare aad ayaa ku salamaya inbadan runtii

  • @SuperExcuse
    @SuperExcuse Před 10 měsíci +2

    Norway 🇳🇴 dad badan oo Soomaaliyeed aa ku dhibaataysan runtii 😢 waa ariin lagu farxu🎉 gabadhaan maryam xusieen guul inshallaah

  • @ismailjama1913
    @ismailjama1913 Před 10 měsíci +2

    We are proud of you Maryan Hussein. As Mr Hereri thank you for constantly keeping us updated.

  • @noneofya2739
    @noneofya2739 Před 10 měsíci +6

    Mashallah. We are very proud of you for your representation, Mariam. Congratulations ❤❤

  • @samatar1142
    @samatar1142 Před 10 měsíci +3

    Waa gabar gesiyad ah. Guuuul

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 Před 10 měsíci +3

    Maryan Xuseen
    Waa Madax Miizaan leh
    Mazuuliyadina Kamuuqato
    Masha.allaah

  • @ahmedelmi2023
    @ahmedelmi2023 Před 10 měsíci +3

    Hadii baarlamaanka Norway shacabkoodu iska galaan ballan la'aan. Kawaran inaga baarlamaan keena xitaa banaankiisa inagoo gaari wadano ma mari karno. Taasna waxaa sababaya amni darada wadanka ka jirto.
    Allow dajji oo umuuraha inoo sakhir. Aamiin

  • @mohamudaynaan2042
    @mohamudaynaan2042 Před 10 měsíci +2

    Alle haku Barakeeyo wll waxaa kaa muuqata Hami weyn ood u hayso inaad umadda somaliyeed ee halkaas ku dhaqan waxbadan kala shaqaysee. Waana kuugu Hambalyeynayaa Hamigaa weyn eed xambaarsantahay

  • @sharmarkeahmed7933
    @sharmarkeahmed7933 Před 10 měsíci +2

    congrats maryan masha allah waa gabadh firfircoon,,wadanki cid dioorata mna jirteen ,somali waa umad dumarkooda liida oon u codaynin,qabtaalad ku waashay

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 Před 10 měsíci +3

    Mashaalah congratulations sister

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth Před 10 měsíci +1

    The First African Origin Women in the parliament of Norway, congrats dears sister Maryam Hussein👏👏🫡🫡

  • @saalaxy
    @saalaxy Před 10 měsíci +7

    Congrats Maryam 👏

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 10 měsíci +4

    Gabadheena soomaaliyeed oo noogu jirta parlamanka Norway
    Thanks sister wll
    Cabdi adna mahadsanid

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 Před 10 měsíci +2

    Well done .. wariye iyo xildhibaan ..

  • @abdirahmanxuseen8199
    @abdirahmanxuseen8199 Před 10 měsíci +1

    Maasha allah Ilaaahay ha barakeeyo gabadhan siday u asturan tahay iyo sida ka muuqato qaar baa haday halkaa joogi lahaayeen is qaawin lahaa

  • @fotballontop
    @fotballontop Před 10 měsíci +2

    Abdi salaan hereri best weriye Somaliyed, guuleyso weligaa.

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Před 10 měsíci +1

    Mansha allah maryan xuseen iyo saxafi cabdisalaam hereri

  • @maxamuudahmedcabdikadir4520
    @maxamuudahmedcabdikadir4520 Před 10 měsíci +4

    Masha.Allh

  • @mustufafarah618
    @mustufafarah618 Před 10 měsíci +2

    Waa salaamy salaam saare waa Mustafa caaqilyare

  • @ClWailsuwiws
    @ClWailsuwiws Před 10 měsíci +2

    Waa. Inan. Qiimo. Leh. Maryam ilaali. Dhaqanka. Iyo. Diinta. Islaanka

  • @shukri1395
    @shukri1395 Před 10 měsíci +2

    Masha alaha 💚 super smart lady . somalia ladies waa hormood💪

  • @fuadahmed4311
    @fuadahmed4311 Před 10 měsíci +1

    Masha allah

  • @sadiiqsaid3685
    @sadiiqsaid3685 Před 10 měsíci +3

    Masha alaha gabdhaha soomaliyed waa libaax dunidda

  • @hctvs0mali327
    @hctvs0mali327 Před 10 měsíci +2

    Maansha Allah Ilaahay haku Garabgalo,walaashay Maryan

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Před 10 měsíci +3

    Maashallah ✔️

  • @user-cm9qp2tz5n
    @user-cm9qp2tz5n Před 10 měsíci +4

    Best weriye soomaaliyeed❤❤❤❤

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 Před 10 měsíci +2

    Masha Allah,Mariam Wa Gabadh farida

  • @abdisaid6092
    @abdisaid6092 Před 10 měsíci +2

    Masha Allah Baaraka Allah Maryam

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 Před 10 měsíci +4

    Gadhaha Somaaliyeed Waa Gabdha Karti badan M.a

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Před 10 měsíci +1

    ما شاء الله تبارك الله وبركاته أخي، Gabadheenii soomaaliyeed hadana dhalay ,Awoowgeey C/laahi Xuseen Karakoote ,Ilaahoow kii naxariiso.horey usoco

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 Před 10 měsíci +2

    Masha Allah anigu waan ku radinaaye waxan deganahay Oslo iso wac cewer cewer afar tadobo sagaal hal labo sideed lah labo shan cewer

  • @mustafefarah1450
    @mustafefarah1450 Před 10 měsíci +2

    Good 👍 job thanks hereri

  • @user-yj9pl4xq2j
    @user-yj9pl4xq2j Před 4 měsíci

    Manshaa Allah keep up the good work Maryam

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 Před 10 měsíci +2

    Ina adeertey❤❤❤ M.A

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 Před 10 měsíci +2

    Masha allah maryan allaha guuleyo

  • @abadidsaid5727
    @abadidsaid5727 Před 10 měsíci +3

    Macha allah ❤

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 Před 9 měsíci

    Maasha Allah Allahuma baarik
    Gabdhaha soomali
    Keep up

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Před 10 měsíci +1

    Xildhibaan maryam xuseen mahadsanid

  • @mustafahmed1690
    @mustafahmed1690 Před 10 měsíci

    Masha allah WAA DHULBAHANTE WAANA AXMED GARAAD GABADHANI DARWIISHAD WEEYE

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 Před 9 měsíci

    MASHA ALLAH 🕌

  • @SacatuWasiir
    @SacatuWasiir Před 10 měsíci +4

    Dear ; Hereri Media,
    Mash Allah Sida Wacan Ee aad noogu soogud bisay ama Noogu soo tabinayso Barnaamjka Channel Hereri Media
    Mahadsad tihiin Adiga iyo Tiibka Isku dabaridka Barnaamujka Channel Hereri Merdia
    .

  • @updiraxmansiciid6058
    @updiraxmansiciid6058 Před 10 měsíci +1

    Wariye hore cabdi salaan hareri shaqo fiican buu somalida u haya alla barakeyo

  • @Mursal1445
    @Mursal1445 Před 10 měsíci +2

    Maa shaa alaah. Waxaa ka muuqata diin iyo akklaaq❤

    • @kulmiye1970
      @kulmiye1970 Před 10 měsíci

      sxb tani diin islam shaqo kuma leh diintu labiska maha e wa caqidada dumarku uma banana inay wax xukuman tana way ka si darantahy diinta galada ayay wax ku xukunta

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 Před 10 měsíci +3

    Gabadhan qurux badana m.a

  • @Ahmed_edits_23
    @Ahmed_edits_23 Před 10 měsíci +2

    Masha allah waa wax lagu farxo

  • @fotballontop
    @fotballontop Před 10 měsíci +1

    Maashaa Allah guulayso Maryan.

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 Před 10 měsíci +3

    Wa ay hadli ogtahay gabadhan

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před 10 měsíci +2

    Asc adban idiin salamayaa adiga iyo maryan ba horey usoco hereri midia bye

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev Před 10 měsíci +2

    A role model
    Tusale lagu Dayan karo

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Před 10 měsíci +2

    Maryan ma majeerten baa kkkkkkkk masha alah kaftan waa gabar somaliyed

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 Před 9 měsíci

    🌧️Norway🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 Před 10 měsíci +2

    kuwan saqajaamiinta ah Somaliland hala dawaad siiyo sida baarlamaanada Aduunku u shaqeeyo

  • @bariiyowidris9498
    @bariiyowidris9498 Před 10 měsíci +2

    Nice 👍

  • @fatimaelmi3408
    @fatimaelmi3408 Před 10 měsíci +2

    Maryan waa gabar carabiner saalax ah

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 Před 9 měsíci

    ALLAHUMA Ahfaadhuuum Ameeeen 🏫🏫🕌🏨🏥

  • @deeqawarsame9417
    @deeqawarsame9417 Před 10 měsíci +1

    Aleeelehe waa Fariid gob ah

  • @mahadoisse1079
    @mahadoisse1079 Před 10 měsíci +1

    Manshaalah

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Před 10 měsíci +1

    100 %80 waa laguuray maryan

  • @ahmedsmart1236
    @ahmedsmart1236 Před 10 měsíci +2

    Somaalidu waa dadka ugu saaameynta badan aduunka Marka loo 'eegayo dad African ka ah .

  • @BileAxmedNuur
    @BileAxmedNuur Před 10 měsíci +2

    Waa guul laakiin waa yaryihiin dadka soo galootiga ah sida soomaaliyada

    • @Ahmad17056
      @Ahmad17056 Před 10 měsíci

      50.000 qof ba somali jooga

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 Před 9 měsíci

    🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️

  • @sahalsahal1288
    @sahalsahal1288 Před 10 měsíci +1

    Guul abdisalan

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 Před 10 měsíci

    Hadaana codkayga maan siin maryam waano xisbiyada daciif

  • @bashiirabdi2924
    @bashiirabdi2924 Před 5 měsíci

    KUSALIYA NABIGA SCW 👆

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman Před 10 měsíci +2

    Cadaladaa xaage taala wadankaan maa cadaalad yaqaan naa waa yaabe aniga Norway ku nool ee cadaladaa awaay 2:57 cadaladaa alle ayaa hayaa ee haa no sheegin waxas 😳😳😳🙄🙄🙄🤔🤔🤔

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 Před 10 měsíci

    Habaryar maryan salaan qaaliya

  • @munaibrahim8226
    @munaibrahim8226 Před 10 měsíci +1

    Hereri ❤❤❤

  • @user-qj7sc4yn2i
    @user-qj7sc4yn2i Před 10 měsíci +1

    Barlamanka norway oo ay ka mid tahay maryan xuseen waxay u codeeyeen sharcina ka dhigeen:
    1. In la baro ilmaha 6 sano ka yar galmada
    2. In raga rag guursan karaan, naag naag guursan karto.
    iyo wax badan oo aad nolosha ugu liita . Ogow qofna haku qiimeyn labiskiisa , ronaldaba qamiis ayaa loo galiyay asigoo aaminsan kirishtaannimada!!!

    • @user-pk8ci8xk6b
      @user-pk8ci8xk6b Před 10 měsíci

      Dal shisheye bey ka tahay parlaman lkn waxaa wanag saneyd in aad ka hadashird parlmanka somalia

    • @maxamedcalidafar775
      @maxamedcalidafar775 Před 10 měsíci +2

      Gabadhaan wadanka Norway's bay katirsantahay hadana waxay mujineeysa dhaqankeeda diintuna kudheehan tahay waxayna udaada bulshada dalka xaquuqda uleh o ay kumatasho dhanka islaamka iyo intakale xaquuqda wada nolashaha Norway dadyowga dagan marka cadiifada iska da diintu ma ah in lasku mago e wa nasteexo gabadhana wa ceebkasaliim sharaf iyo karaamo mariam Hussein

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 10 měsíci +1

    Oo muxuu qabiil ku tari Subxaaballah

  • @haaruunaxmed2038
    @haaruunaxmed2038 Před 10 měsíci +1

    🎉

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 Před 10 měsíci +1

    😊😊😊😊marwo

  • @Isak.a
    @Isak.a Před 10 měsíci

    Wa nasib daro nag kasto siyaasi ah qasatan nag muslim ah wayo nag ma lagu talagalin iney raga dhex orodo ee iney gurige ku asturanato mise goob dumar un kashaqeyan Aya ka shaqeyo ba wanagsan

  • @kamole3
    @kamole3 Před 10 měsíci

    @Hereri Madia, are you still in Norway?

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm Před 10 měsíci

    the one thing the west is possible people it's witness a woman somalia refugee woman can be elect a Nordic European country like a Norway in the parliament.

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Před 10 měsíci

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri& Xildhibaan Maryan Xuseen.

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Před 10 měsíci +1

    Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @user-sm9ju3ti3m
    @user-sm9ju3ti3m Před 10 měsíci

    Xildhibaanadda. Soomalida. ah. Ee. Europe. Iyo. Mareykanka. Ma. Waxaa. U. badan. Haweenka.
    1. Norwey. Maryan. Husein oo. Soomaali. Ah. ayaa. ah. Xildhibaanka. Kaliya. Ee. Afrikanka. ah. Ee. Abid. Xubin. buuxda. Ka. Noqota. Baarlamaanka. NORWEY
    2. AMERIKA... Ilhan. Omar. Waa. Xildhibaanaddii. Ugu. Horeysay. Ee. Soomaaliyeed. ee. Xubin. Ka. Noqota. Aqalka. Sare. Ee. Mareykanka
    Wadankee. ayey. Niman. Soomaaliyeed. Kaga. Jiraan. Baarlamaanada. Dallalka. Adduunka. Ee. Ka. Baxsan
    1. Somaliya
    2. Jabuuti
    3. Kenya
    4. Ethobiya
    5. USA
    6. Norwey
    Su'aashu. Waxa. Weeye. Ma. Haweeney. mase. Nin. ayey. Noqonayaan. Xildhibaanada. ugu. horeeya. ee. Soomaaliyeed. Ee. Ka. Soo. Baxa. Dalalka. ay. Somali. Badan. Ku. Nool. Yihiin. Ee. Adduunka. Sida. Dalalka
    1. UK
    2. Canada
    3. Sweden
    4. Denmark
    5.Holland
    6. Germany
    7. Findland
    Dalalka. Kale. Ee. Soomalidu. Ku. badan. yihiin. Laakiin. aaney. Siyaasada. Dalalkaas. Ka. Mid. Ahayn. Waxaa. Ka. Mid. Ah
    1. Tanzaniya
    2. Emaraatka
    3. Sacudi. Arabiya
    4. Uganda
    5. South. Africa.
    6. Yemen and
    7. Egypt

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 Před 10 měsíci

    ✅️

  • @ibrahimmohamed3073
    @ibrahimmohamed3073 Před 10 měsíci

    Kk

  • @aliawad9607
    @aliawad9607 Před 10 měsíci +2

    Kooramka inuu buuxo ma weydiisey 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @aliawad9607
      @aliawad9607 Před 10 měsíci

      Kuwa hakaana kooramkaa xirmiwaaayeye nagu wareeriyey

  • @Fardososaid
    @Fardososaid Před 8 měsíci

    Dashi carbid

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 10 měsíci

    Dawladi waa sidaas waxa keenay xadaarada fog cabdiyow.

  • @bonfire7803
    @bonfire7803 Před 10 měsíci

    Somali yey ka tahay?

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 Před 10 měsíci +1

    Madoow nimo ma ogolaaney jah gaalaa Alle idin cadaab 😂😂