Abdikarin ali shah ft juweriya jano | Kasha Lura | Official Music Video 2023

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • Ereyada Mohamed Shilke
    Laxanka Abdikarin Ali Shah
    Music Abdifatah Yare
    Camera Ak
    Edited by Monium
    SUBSCRIBE JUWERIYA JANO OFFICIAL

Komentáře • 768

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 11 měsíci +397

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤😢😢😢

  • @JEEGOOFFICIAL
    @JEEGOOFFICIAL Před 11 měsíci +121

    Yaa igu raacsan in abdikariin mooye goetkale ka jirin hargaysa 🎉❤😅

  • @abdirazakibrahim8501
    @abdirazakibrahim8501 Před 11 měsíci +145

    Wuxu isku darsaday Cod Laxan Majaajilo jaas hobolka somali oo dhan ugu fcn macalinka fanka somaliyeed ninkaan yaan cidna la barbar dhigin waa kabiire 🐐☝️🎤🔥🔥🔥

  • @zhiineozofficial8638
    @zhiineozofficial8638 Před 11 měsíci +57

    Cabdikariim cali shaah Mulkiilaha Fankan la sheegaba🐐🦁
    Juweeriya waxBa lama qabN karo❤

  • @caynaanmaxamed3735
    @caynaanmaxamed3735 Před 11 měsíci +79

    Haayadu wanaagsanaa dhan walba
    *FANKA*
    *QARANKA*
    *ISKU-HAYNTA ILMA SHEIKH*
    Allow mahadaa mar hadaad habarjeclo walaal nooga dhigtay

  • @nimcaanahmed9261
    @nimcaanahmed9261 Před 11 měsíci +59

    Markay 500k gaadho like igu booba ina shaah inderkii baan ehee😂

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr Před 11 měsíci +31

    Fankuba waa burco
    Shaah&shalke&janno🔥🔥🙆🏼‍♂️🖤

  • @ABINHO7
    @ABINHO7 Před 4 měsíci +46

    FANS CR7 THE REAL GOAT LIKE IGU SHARFA❤🎉😢

  • @yonezcrown
    @yonezcrown Před 11 měsíci +109

    Layaab Layaab Maxad Samayseen 🔥🎤

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o Před 11 měsíci +14

    Hj is not easy Ereyada laxanka codkaa 😌

  • @AyaanleMoh
    @AyaanleMoh Před 11 měsíci +45

    What a legends wllkey Abdikarin iyo walshey jano🔥 😊

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v Před 11 měsíci +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v Před 11 měsíci +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @FoziyMhumad
      @FoziyMhumad Před 8 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Před 11 měsíci +33

    Abdikarem Welcome to London Endr
    Shilke waa Hadraawiga qarniga
    Juweria quruxda Heesta 🔥🔥
    Burao iyo Haayaddii oo Fanka siday doonaan u galaya ❤️❤️

  • @AbdikaniAden
    @AbdikaniAden Před 11 měsíci +21

    The father of melody real goat Abdikarin ali shaah eeshcalaa fanan ❤🎉🎉iyo juweriya jano top song❤
    Top song waaye

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 Před 11 měsíci +23

    Tan hees waay dafti
    Abdifatax yare music waa underated . He's so talented .

  • @craxmankeyse1027
    @craxmankeyse1027 Před 11 měsíci +9

    Anoo aan qabyalad kahadlen nin habar Yonis ah ayaan dorty Goatka vanka ina shaaax wllhei axyaaa legend❤❤

    • @deeqsiyaad1547
      @deeqsiyaad1547 Před 10 měsíci

      Ahhh 😂 zhp wa hapar jeclo apdi kariin

    • @craxmankeyse1027
      @craxmankeyse1027 Před 10 měsíci +3

      @@deeqsiyaad1547 haa de waxam ka waday nin habar yonisa aan doraneen mrka ina shax dorty

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 Před 11 měsíci +7

    Macalinka Laxanka Waa abdikariin ali shaah wllhi hesta laga gartaah♥️♥️♥️

  • @guledomar8304
    @guledomar8304 Před 11 měsíci +13

    The father melody and ReaL Goat MaikaL Ali ShaaH 🐐🫡

  • @mahdiabdirahman4941
    @mahdiabdirahman4941 Před 11 měsíci +11

    Wow way ku raxayzten wlhi
    Anana way nagu socota heestu
    Goatka cumamadisa lama hayzan karo ❤😊❤😊❤😊❤❤😊❤

  • @mahdiabdirahman4941
    @mahdiabdirahman4941 Před 11 měsíci +12

    Jawi mirqaan iyo heztan ayan ku jira waan ka haynaa mirqanka, hayaaay haw yacina 😂😊❤

    • @moali6299
      @moali6299 Před 7 měsíci +1

      Hadaan tufayaaye adeer slaamulah.😂👋

  • @xasanmahad115
    @xasanmahad115 Před 11 měsíci +3

    Hayaaaay La Yaaap La Yaaap The Goat 🐐 Abdikariim Ali moahmud fanka siduu Doonu ka yeelayaaa

  • @maanobiibi4369
    @maanobiibi4369 Před 11 měsíci +21

    What a power voice juweeriya❤❤

  • @cwaliindhacade6875
    @cwaliindhacade6875 Před 11 měsíci +6

    Aabaha laxanka+aabaha fanka= Goatka fanka ina ali shaah❤❤

  • @mariamabdiqadir3072
    @mariamabdiqadir3072 Před 11 měsíci +7

    The best Abdikarim ali shaah❤
    Musica Abdifatah gacan dahab❤
    Juweeriya wax la siisto lahayn❤

  • @AbdallaBiibaye
    @AbdallaBiibaye Před 11 měsíci +19

    Great of all time in somali music A.A.Shaah❤

  • @mrd4205
    @mrd4205 Před 11 měsíci +10

    This song is amazing another level of music and song 🎶 💯🔥two of my favorites Abdikarin Ali shaah and juweriya jano 🙌🫶

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 Před 11 měsíci +17

    Wllhi heestan waa sugi kari la,aaa Abdikariin ali shaah iyo juweeriya jano Cod baa idinku jira guulaysta♥️♥️♥️♥️

  • @faraxmaxamuud5851
    @faraxmaxamuud5851 Před 11 měsíci +18

    Saan u sugayy heestan 😢Ashqaraar ❤

  • @bulshochanne130
    @bulshochanne130 Před 11 měsíci +8

    The real goat abdikariin cali shaah 😎

  • @muhanadahmeth7043
    @muhanadahmeth7043 Před 11 měsíci +25

    You can't ignored the abdikarem ali shaah❤

    • @user-mc7lt3vt3i
      @user-mc7lt3vt3i Před 10 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊i and of itself as

  • @cadaawejr5495
    @cadaawejr5495 Před 11 měsíci +7

    Yaa Abdikariim Ali Shax ustaad AHLEEN WaSahlan❤❤

  • @mahdiabdirahman4941
    @mahdiabdirahman4941 Před 11 měsíci +92

    Fankuba waa A.A zhaah ♥️🐐
    Father of melody ❤😮

  • @MohamedAminahmed-hc8ry
    @MohamedAminahmed-hc8ry Před 11 měsíci +81

    Father of melody A.A.Sh full respect 💯❤️🙏

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 Před 11 měsíci +14

    GOAT 🐐 ALI SHAAH IYO JANNO ON FIRE 🔥

  • @AYMAN_HAZAN
    @AYMAN_HAZAN Před 11 měsíci +6

    Inta ila tageerta goat cabdi kariin Ali tea❤

  • @odaymartinez
    @odaymartinez Před 11 měsíci +7

    CODKA 100%
    LAXANKA 100%
    ERAYADA 100%
    MUSICA 100%
    ABDI KARIIN ALI SHAH BOQORKA FANK🔥👑🎵

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Před 11 měsíci +8

    Goat Melody amazing song another level
    Beat music 🎶 cabdi fitaax yare 🔥🎼🎻🎹💯waxaan lagaama qabo karo editing fire 🔥 hit 📸🎥📹🎬💯💯

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v Před 11 měsíci +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v Před 11 měsíci +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SalebanFilmsandVlog
    @SalebanFilmsandVlog Před 11 měsíci +2

    Oof caleg dadki fanka Hibada ulaha eshcala jeweriya jano iyo c/karin cali shaah iyo waliba fara-dahable best musician abdifatah yare waa lays helay waynaka hadqba❤❤❤

  • @khadarazhari5187
    @khadarazhari5187 Před 10 měsíci +4

    Goat Ina Ali Tea io Juu Janno waaba la isku maray jiibinta io jaaska isla jaanqaadka waaba wax an laga jeedsan kareyn
    Liibantay ruuxdi arlada Kugu labaysaaye
    Miyuu yiri Abwaanku wooow tan kamaba daaleysid dhagaysigeeda ayoo ayoo❤

  • @qanoOfficial
    @qanoOfficial Před 11 měsíci +7

    Fankiyo socda
    Cod luxdan oo lagdan ya salam caleyk ABDIKARIIN ALI SHAAH
    FATHER OF MELODY❤
    Juwiraya jano cod qurxoonsan

  • @amiiracabdi766
    @amiiracabdi766 Před 4 měsíci +10

    Mine 🤴🏼🫶🏼🌎

  • @KinsiAadan
    @KinsiAadan Před 11 měsíci +14

    G.O.A.T FANKA INA CALI SHAAH AND JUWRIYA JANO❤

  • @shamisxuseen9333
    @shamisxuseen9333 Před 3 měsíci +2

    Cabdikariin cali shaah waa goutka faanka dunida

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson Před 11 měsíci +3

    Ina caana shaah muxuu fanan yahay ilaa iyo 2015 hestii qalbi dila ayan tagere u ahaa

    • @naag-weyn
      @naag-weyn Před 11 měsíci

      2017 fanka soo glyba

    • @suganta.dahson
      @suganta.dahson Před 11 měsíci

      @@naag-weyn soo ogow qalbi dhaya ku qor yuotupe ka

  • @nagad-nalka3690
    @nagad-nalka3690 Před 11 měsíci +6

    Anigan la antaa hurdad ladin habeenkiiye anaa kuu lilaahiya naftad leedahay ku sida e axdigena laa yaca ka dhawar yanu kaa lumine 😮 inta yar wxn ugu talagaly jecelkygii u horeyaya una danbeyaya❤ cade❤

  • @Kafi_adde
    @Kafi_adde Před 11 měsíci +264

    Goatka Fanka A.A.Shah 🐐

  • @ClcasiisCali-ko8bu
    @ClcasiisCali-ko8bu Před 11 měsíci +5

    Wr wxni wuu fanaan dhafay wle 🎤🙆‍♂️

  • @fadxiyuusuf4964
    @fadxiyuusuf4964 Před 11 měsíci +6

    the greatest of all time ka fanku waa michel ali ❤

  • @somalipoi3819
    @somalipoi3819 Před 11 měsíci +9

    Goat of melody A A shaah 🐐

  • @khadijaelmi3057
    @khadijaelmi3057 Před 11 měsíci +6

    Cabdi karin cali maxamuth xuusen ❤ madaxa laxanka zo maliyeed ilahay zxp codka iyo haybada ha kuu dayo waxa kae garan maye nacabka badane hodan qaylo iyo qasabakaba way dheexeyaci jirnay mantana zomali aad uugu laxan macan walahi juweriya adina waa kuu wadana maamo my name zamiir caLi zaleeban ❤😊

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Před 8 měsíci +4

    Abdikarem :
    Leggaad hanatay
    Laabtiyo qalbigan
    Kugu Lamaanaaday
    Laalaadka beerkiyo
    Wadnahan lahasho xiisooda
    Kasha Lura laxaadkiyo
    Gacmahan adiga
    Kuu Leylyan
    Juweeriya :
    Indhahaygan Laasimay
    Kalgacal Libiqsan maayaane
    Luuqdiyo codkaagay
    Dheguhu igu Ladnaadaane
    Waxa tahay Laf dhabar
    Libinta Guusheyda ..
    Abdikarem:
    Annigaan La'aantaa hurdada
    Ladin habeenkiiye .
    Anaa kuu Lillaahiya
    Nafaad Leedahay kuu sida'e
    Axdigeena Laayaca ka dhowr
    Yaanu kaa Lummine ..
    Juweeriya :
    Xasuustaadu Leeb iyo warmay, igu Likeysaaye
    Libdhi maayo xiisaha kalgacal, iigu kaa Ligayye
    Farxad baan sidii Laas biyo leh uga Ladaabtaaaye
    Abdikarem & Juweeriya :
    Liibaantii ruuxdii
    Arllada kugu Labbeysaaye
    Adaan dunnida Laaan ubax ku yaal.
    Kaaga Lullayaaye
    Laydhaadi oo qudhi
    Aday Lalisay maankiiye
    Dookheygu Luun tira
    Cid kale Laaci garan waaye

  • @MaxamedAdnan
    @MaxamedAdnan Před 4 měsíci +1

    Dunida casriga goatka fanku waa kan diiid ama yeel ma aniga jeclaysiiyay dadkan codkiisa io laxankiisa kagarta kuwa uu La'loolama💯🎖

  • @user-jg3pb7nc6k
    @user-jg3pb7nc6k Před 9 měsíci +1

    Gabadhan lafterkeedu inla xaqiro ma'aha top waaye juweeriya 🎉

  • @user-hb9mx8fp7m
    @user-hb9mx8fp7m Před 11 měsíci +3

    Axyaa hees way dhaaftay goatki fanka cabdikariin ali shaah vs juweeriya jano ❤🎉

  • @RahmaHoussein-r2p
    @RahmaHoussein-r2p Před měsícem +1

    ❤❤❤❤thank you habibi thank you habibi ❤❤❤❤habibi AR I love you habibi

  • @c.raxmaanmaxamed4280
    @c.raxmaanmaxamed4280 Před 11 měsíci +2

    Heestani inaba caadi maaha wlhi
    Ereyada %100
    Laxanka %100
    Music %100
    Vedio Edit %100
    Codadka %200

  • @halganxusen6843
    @halganxusen6843 Před 11 měsíci +3

    Wllhi billhi waa legend kaan fanaan aan la simo jirin
    Cabdikariin cali zhaah goat ka fanka😊

  • @SaamiyaCabdirahman-ji2pc
    @SaamiyaCabdirahman-ji2pc Před 11 měsíci +2

    Aaaa goatka fanka Apdikrem Ali tea and Juweria Full respect my singers 👩‍🎤 🎤 ❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Před 11 měsíci +2

    Ilmo aderadey ina cali iyo jano iyo abwaan shilke fankuba wa hj Boqortoyada an ka dhashey💋🦋🫀

  • @asmadhaaki
    @asmadhaaki Před 11 měsíci +6

    Shilke
    Janno
    Abdikariinka.
    Meelay isugu tageen waxba lagama qaban karo.🔥🔥🔥

    • @khaalidjr2691
      @khaalidjr2691 Před 11 měsíci

      Hadan ree xamar nhy wad ina xaqirtay musica dananaya ninki garaacay maxa u xusi weysay😅

    • @asmadhaaki
      @asmadhaaki Před 11 měsíci

      ​@@khaalidjr2691Xaal baan bixinayaa igu qaata markaa ilmaderaday uunbaa ii muuqdaye.😅

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI Před 10 měsíci +1

    Ereyada: HJ
    Laxanka : HJ
    Music: HG
    Camera: CL
    Yaa Fahmay
    G O A T - A.A.SHAAH ❤

  • @hamzikofficial3096
    @hamzikofficial3096 Před 11 měsíci +17

    always top level this song 🎧 ❤

  • @im..motivatorzaki804
    @im..motivatorzaki804 Před 11 měsíci +16

    Father of melody 🐐

  • @khaliivmustafe8560
    @khaliivmustafe8560 Před 11 měsíci +3

    Abwaan Mohamed shilke Abwaan ka Abwanadodada

  • @mohmali1m
    @mohmali1m Před 11 měsíci +9

    Best song❤

  • @user-vg2wu1pe7g
    @user-vg2wu1pe7g Před 10 měsíci +1

    Fankuba waa abdikariin iyo juweeriya jano Goat music

  • @apdleseid2574
    @apdleseid2574 Před 10 měsíci +1

    Goat 🐐 cabdikareen cali shaah juweeriya jano❤

  • @KhadirFayzal-iy5zn
    @KhadirFayzal-iy5zn Před 11 měsíci +2

    Ma beentay ba in uu yahaY Gota fanka yaa 😎👍

  • @Teamxofan
    @Teamxofan Před 10 měsíci +1

    Ala hoogayeey ina ali shaah aduunka ugu jecelahayeey 😭😭❤️

  • @Apdinasir69-cy4hx
    @Apdinasir69-cy4hx Před 11 měsíci +1

    Upthikariim Ali shah legend and juweeriya qurux

  • @safwaansaleebaan1174
    @safwaansaleebaan1174 Před 11 měsíci +6

    Reer aktober unba waxan samayn mara
    Xiisabta Reer #Burco waan dhaafinaynaa markan😂😂

  • @BarakDesilva
    @BarakDesilva Před 11 měsíci +2

    Abdikarim Ali shah Goatka fanka ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 Před 11 měsíci +1

    Juweyriya❤❤ jano &abdi Karin gold voices

  • @user-yk5uy5je8v
    @user-yk5uy5je8v Před 11 měsíci +1

    Goatka fanka Abdikarin ali mohamed (shaah) ft juweria janno i
    Is not easy❤❤❤❤

  • @ABABIYE
    @ABABIYE Před 11 měsíci +3

    Goetka duumarka fanka FT Goetka raga fanka

  • @Liban.33
    @Liban.33 Před 11 měsíci +10

    best song nowadays 🔥🔥

  • @fartuun_osman
    @fartuun_osman Před 11 měsíci +3

    Goat 🐐 ❤ ina ali ☕️

  • @SalahIbrahim-t8w
    @SalahIbrahim-t8w Před 10 měsíci +2

    Goat 🐐 abdikarin and Queen juwriya jano ❤❤❤❤❤❤

  • @yasinmaxamed7172
    @yasinmaxamed7172 Před 11 měsíci +2

    Goat fanka Abdikariin ali shaah

  • @AbdoMohamed-w1i
    @AbdoMohamed-w1i Před 2 měsíci +1

    Liban issa Habibi a eula meilleure chansonr,elle merite bien sûr joli❤❤❤❤😂

  • @MAHAD304
    @MAHAD304 Před 6 měsíci +1

    Golden voice abdikariin ali zhaah 🎉

  • @capazecapaze6583
    @capazecapaze6583 Před 11 měsíci +2

    Goatka Fanka Somaliyeed A.Ali Shah

  • @KaafiyaAbdi-pc7ow
    @KaafiyaAbdi-pc7ow Před dnem

    Only quranka ka mcn

  • @abdihusein9792
    @abdihusein9792 Před 11 měsíci +1

    Fanka casrigaa Hormud kiisu waa Abdikarem Ali shah waa mulaxan heer Caalami🎉

  • @drszacdiaapdiwahap1589
    @drszacdiaapdiwahap1589 Před 11 měsíci +4

    𝙰𝚋𝚍𝚒𝚔𝚛𝚒𝚒𝚖 𝚋𝚘𝚚𝚘𝚛𝚔𝚊 𝚏𝚊𝚗𝚔𝚊 🎉❤

  • @adamali2035
    @adamali2035 Před 11 měsíci +6

    ABDIKARIN ALI MOHAMUUD MAXAAD FANAAN TAHAY❤

  • @xamdamahad5774
    @xamdamahad5774 Před 11 měsíci +1

    Apdirikarin ali shaah goatka fanka❤😮🐐

  • @updurahmanhay3537
    @updurahmanhay3537 Před 11 měsíci +18

    In the spirit of love, ali shah wale, your melody will be heard ❤

  • @DajiyafarhanFarah
    @DajiyafarhanFarah Před měsícem +2

    Car wakase hees uu Ina ali shah qadeey ama uu laxan sarey oo zero ah soo heel lacala hadey ereyadu hurdaan laxaan kiisa kiciya😂 am tagerihisa ina ali from Djibouti 🇩🇯❤️

  • @FaizaHassan-dt1to
    @FaizaHassan-dt1to Před 9 měsíci +1

    Legend of the Best 🥰😍 abdikarim ali chah

  • @ahmedmuhamuudraage1372
    @ahmedmuhamuudraage1372 Před 11 měsíci +2

    Goat shaah

  • @RuzaykiMohamed-dt1wg
    @RuzaykiMohamed-dt1wg Před 11 měsíci +3

    Laxanka ereyadda intaba waan ku haystaa❤❤❤❤

  • @soomalichannel8319
    @soomalichannel8319 Před 10 měsíci +1

    Goat fanka Abdikariin Ali tea ✨🎧👍

  • @Mohamed.Cabsiiye
    @Mohamed.Cabsiiye Před 11 měsíci +1

    The Real Gaot Abdikariin Ali Shaah Best Song 🎶😚💯🔥

  • @diinishabeel8605
    @diinishabeel8605 Před 11 měsíci +2

    ma cidbuu shaki kaga jiraa inuu yahay ninkani goatka fanka somaliyeed

  • @HamseHajji
    @HamseHajji Před 11 měsíci +10

    Heestu macaana tolow ma Burco nimadaa😂❤

  • @asmakhaliil7722
    @asmakhaliil7722 Před 11 měsíci +1

    Goat ka fanka Ina ali shah legend Hore u soco

  • @777-y4k
    @777-y4k Před 10 měsíci +4

    Thanks for the melody ❤❤❤❤❤

  • @user-xs5ze5fp1v
    @user-xs5ze5fp1v Před 11 měsíci +4

    GOAT KU BA WAA MAYKAL ALI TEA WLHI 🐐❤

  • @ibrahimduale8737
    @ibrahimduale8737 Před 11 měsíci +2

    ❤my Fv song 🎵 A.karin Ali shah

  • @raabimajiid9709
    @raabimajiid9709 Před 10 měsíci +1

    Abdikariim Ali shaah goatka fanka somaliyeed