Wararkii ugu Danbeeyey Faransiiska oo Ukraine Dhabarka Ka Toogtay iyo Qorshaha Ruushka ee Dagaalka

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024

Komentáře • 42

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l Před měsícem +6

    😭💔🇸🇴 ILAHAYOW u naxariiso dadkaas masakiinta ah 😭💔 dadka somaliyed meel kasta aya Ku dhibaataysan yihiin 😭💔🇸🇴

  • @user-fk2pz3sd5s
    @user-fk2pz3sd5s Před měsícem

    illahow u wada naxariiso inta xaqdarada lugu laayey eebow u maciin amin amin amin yaa rabi

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Před měsícem +4

    Ilaahow.unaxariiso.dadkaas

  • @aaiishaMaxamed
    @aaiishaMaxamed Před měsícem

    Macalin waxaa nasiib xuma ah aduunka wuu isu soodhowaanaa balse anaga waan kala fogaanaa allow noo naxariis❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-tn5or9iw1c
    @user-tn5or9iw1c Před měsícem +3

    GUUUUUUL PROF AMARE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Před měsícem +1

    Markastoow soomaaliya khatar gashaaaa Allah ayaa nasri keenaa alxllh

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 Před měsícem +1

    Waagartod ineydiblamasiyiinta shisheye farageliyan siyaasada somaaliya waayo wadanku waraaba darereen bunoqday xasan inlafarageliyo iyo inldaayo waaisugumid waayo isaguba somaali wukadhashayun maahe shisheye waliba kaxun reer galbeed ayuu ushaqeya oo cadawga islaamka ah magaciisa marabo inaan shego guul guudahan somaali melkasta oyjogan weyba iguyaryihiine insha alaah

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Před měsícem +1

    James swan,meelahaa ha iska ordo,inta Farmaajo ka imanayo,ninkaasaa ka adag.

  • @ashawooo
    @ashawooo Před měsícem +2

    illahaya ha uu naxariisto umada Somalia cafar dilen illahaya ha uu gara walaalah reer falsatina illahaya ha uu gara umada musalinka ah inshallaha gusha waa walaalah reer hamasa illahaya ha cadabo yuhud iyo ciidamad isaril rabi masibo deg deg ah allaha ku rida cudar ana la garani inshallaha

  • @saynabahmed2135
    @saynabahmed2135 Před měsícem +1

    Allhah unaxristo aamiin aamiin

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ik Před měsícem

    Hogaaamiye maha
    Ismayaqano
    hassan sheikh
    Phd an haystaa kulaha

  • @user-tn5or9iw1c
    @user-tn5or9iw1c Před měsícem +1

    SOMALIWEYN GUUUUUUL GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND GUUUL GUUUL

  • @BayleWali-ov9nb
    @BayleWali-ov9nb Před měsícem

    walaal wararka iyo kaladaa meeshii warlagaasigayo waliba aaf ciwaanku kushergtay inaan dheekooyin kale aad soogudbisid sidii qof macalin idkuula

  • @BayleWali-ov9nb
    @BayleWali-ov9nb Před měsícem

    wararkaaga oodhan waa laga xiisadhacay oo nuxirkaad kaqaa waliba waqtigu wuxuu kaadhamaadaa adigoon warlii waxba kataaban

  • @user-ti3rg7gi6x
    @user-ti3rg7gi6x Před měsícem

    ASC M/WENAHA FARANSISKU WAA LA OGAA OWALBA IN USAN DAGAAL U AADEYN RUUSH WAYO MARAYKAN KA DIFICI MAKARO

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Před měsícem

    Walee s.xaashiyow wa layaaban yahay wa reer ba.ow yaa ku leh

  • @theunseen-ow9gh
    @theunseen-ow9gh Před měsícem +1

    Waayaabe iyo lama arage qaaxa disheyga korkacad maxaa qaranka kagalay maqarankuu kamidyahay ilaahay isaga iyo intuu shirinaayaba dhulka hàla jaro

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 Před měsícem

    Asc.suleeban. xaashi

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax Před měsícem

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-wc6xi8bt8z
    @user-wc6xi8bt8z Před měsícem

    asc magaca waa hawaas

  • @ohaji42
    @ohaji42 Před měsícem

    Damiirka markuu dhinto waa sidaa
    cajiib dadkaan baan kasugeynaa dan qaran dhamaan siyaasiyiinta soomaaliyeed waa danleey ee dan qaran mahayaan alla noomaqan

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Před měsícem

    Hawaash ayaa loogu yeeraaa waxaa wada dega canfar iyo ciise waxaan ka gatay qaad ka dib markii gabar afsoomali ku hadlaysaa ay lahayd
    War iaga gado qaadka aniga ayaa ssoomali ahe aqoon umaan lahayn waxa dega waxaannu ahayn aniga iyo qof ila socdet sovoto.
    Waanse maqli jirey aniga oo aan arag.

  • @oglogistics6842
    @oglogistics6842 Před měsícem

    Awaash kama tirsana degaanka canfarta ee waa dhul somaliyeed ciidamadii Somalia ayaa qabsaday 77kii imikana oromada ayay hoos tagtaa

  • @user-tn5or9iw1c
    @user-tn5or9iw1c Před měsícem +1

    GOBANIMO PUNTLAND GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO STATE PUNTLAND STATE GUUUUUUL MAKHIR STATE SITTI STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND STATE GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA STATE GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA STATE GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA STATE GUUUUUUL MAKHIR STATE GOBANIMO PUNTLAND GUUUUUUL PROF AMARE GUUUUUUL AWDAL STATE SITTI STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO STATE PUNTLAND STATE GUUUL GUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE 🇾🇪 GOBANIMO GUUUUL IYO GOBANIMO MAKHIR STATE GUUUL IYO PUNTLAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊GUUUUUUL GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUULAYSTA SOMALIWEYN GUUUUUUL SITI GARBACIISE GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL

  • @khadarcadami1956
    @khadarcadami1956 Před měsícem

    Sheekp xun

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh Před měsícem +1

    War xaashiyoow alshabaabka aad sheegeyso maxay tahay madaxtooyada ayay joogaan war ninyahoow war mahaysid

  • @user-tn5or9iw1c
    @user-tn5or9iw1c Před měsícem +1

    GUUUL SHA WADDA HA KA DAALLINA GUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO STATE PUNTLAND STATE GUUUUUUL IYO MAKHIR STATE OGADENIA STATE SOMALIWEYN GUUUUUUL SITI STATE GUUUUUU GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO STATE PUNTLAND STATE GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA STATE 🇾🇪 GOBANIMO GUUUUL IYO GOBANIMO MAKHIR STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC GOBANIMO GUUUUL IYO YEMEN 🇾🇪 HAWASH STATE CAFAR STATES JABUUTI STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO YEMEN GUUUUUUL AWDAL STATE ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 Před měsícem

    Hawash weeyan kkkkkk

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 Před měsícem

    Harer++ Hawaash wa Caasimaddii uhoreysay omarkii ay kaso galeyn yimaadeyn oy qaarood laga keenay Xeebta-------- Asab--EreteriyA badaas Ay leeyihiin ERETERIYA,,, dalka ERETERIYA-- Ola ka Yimid sababtii Geesigii Axmed gurey looga raacey EREYERUYA ila OXFAAM magaaladii Tigreegii uku eryey ereteriya??

  • @user-tn5or9iw1c
    @user-tn5or9iw1c Před měsícem +1

    GUUUUUUL NOLOL IYO NABAD GUUUUUUL NABAD IYO NABAD GUUUUUUL NABAD IYO NABAD NABAD IYO NABAD GUUUUUUL NABAD IYO NABADI I IYO NAMASTE 🙏 NABAD NABAD NABAD NABAD GUUUUUUL AWDAL STATE SITTI STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE

    • @user-om9wu9nc7l
      @user-om9wu9nc7l Před měsícem +1

      @@user-tn5or9iw1c 🇸🇴🤣😅😆👍❤❤️❤️❤️Nabad iyo nolal.👍❤🎉😄😂

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p Před měsícem

    Wuu.isku.sii.diray.cadaw.ayey.leeyiniin.in.heshiisii.mareekanku.waa.cadawga.ugu.wayn.wuu.sII.kAlain.diri

  • @maxamedfarax4280
    @maxamedfarax4280 Před měsícem

    Anaga adis ababa joogna inaad benaale tahay maanta umbaan ogaday 😂

    • @AhmedDaud-fd6vn
      @AhmedDaud-fd6vn Před měsícem

      Iska joog halkaa haa soo laaban,beejada xabashida jaq.

  • @user-vk4zv3od2l
    @user-vk4zv3od2l Před měsícem

    Hawashe

  • @user-kv4zt9ho3x
    @user-kv4zt9ho3x Před měsícem

    Waligii buu beenaale ahaa waa kuwii lagu dhalay jaale siyaad wax kaloo marayaana majiro daaroodnimo mooyaane

    • @AhmedDaud-fd6vn
      @AhmedDaud-fd6vn Před měsícem

      Daarood jiq buu kaaga dhigay soo maa aha,Somali diid .

  • @user-kv4zt9ho3x
    @user-kv4zt9ho3x Před měsícem

    Beenaale huure qadhmuun leh waar xalaal doondoon mawliid iyo khadar uunbaad run kasheegtay waxakale eed sheegayso been cadaana weeyi aakharadaada u tudho

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 Před měsícem

    kkkkkkkk beenaale ethiopia waxay ka amaan badantahay USA