Xasuuqii Jaamac Dubbad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • nagala soo xidhiidh:
    cabdimaalig3@hotmail.com
    cabdimaalig@gmail.com
    sindibaad,
    +252634431955 ama +252659300984
    twitter: abdilmaalik
    Skype:abdilmaalik
    facebook page:cabdimaalikmuusecoldoon

Komentáře • 1,1K

  • @mralone251
    @mralone251 Před 4 měsíci +30

    Who is watching in 2024?🥲

    • @abdirizakabdilahi2003
      @abdirizakabdilahi2003 Před 3 měsíci

      M at may 21 -2024 😢alle ha u naxaristo inti ku dhimatay inta noolna alle qalbigoda ha u qabojiyo dadki iyo walidintodi ka baxdy😢

    • @Adno-fm6kk
      @Adno-fm6kk Před měsícem

      Same wllhi 💔😢 allaha unaxariisto 😢

  • @lio5719
    @lio5719 Před 5 lety +32

    Cabdi Malik kahor ma maql xasuuqan ba an 😢 Allah unaxariiso dadkii naga le day
    Cabdi Malik Allah no xafido

  • @abdirisaqmohammed2988
    @abdirisaqmohammed2988 Před rokem +12

    Cabdi ileey allah nolasha aduun iyo midda aakhiraba kugu cadaaab nacalad kugu dhacde laangaab cabiid ah ooTigrey ku shaqeesan jirtay ayaad aheed bal fiiri waxa calool xumada iyo uur kutaalada ah in Ninka firimbiga yeerinaya waa xabashi oo amarka bixinaye kan la xasuuqay iyo midka wax xasuuqay waa soomaali innalilahi waina ilaahi raajicun 😭😭

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před rokem +1

      Geesi geesi dhaley ayuu ahaa

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před rokem +1

      ​@@wadanihashim1934hoyada faqashta ka was midgaan midgaan dhalay orood axmaarka aad guska ujaqdo 😂 gabdhahaaga ayuu axmaar wasa 2023

    • @AbdifataxMahad
      @AbdifataxMahad Před 2 měsíci

      Geesi geesi dhala waya sifican buu yaala

  • @fiidalinho5704
    @fiidalinho5704 Před 5 lety +10

    runtii was xasuuq iga ilmaysiiyay xaqu so dahiro ama haso horeyo wuu iman insha Allah we will never forget 😢😢😭😭👐

  • @kismamedia6719
    @kismamedia6719 Před 5 lety +21

    (ولاتحسبن الله غافلاعمايعمل الظالمون انما يؤخرهم ليوم تشخص فيه الابصار)

  • @marwasafa3859
    @marwasafa3859 Před 5 lety +28

    Cabdi maalik waa wadani run ah qurbena wuu arkay wuxuu garanayaa qiimaha wadanku leeyahay

  • @zakarieissemohamud8506
    @zakarieissemohamud8506 Před 5 lety +7

    بأي ذنب قتلت 😭😭😭😭😭
    إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
    إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعو
    اللهم ارحمهم رحمة الأبرار وادخلهم جنان خلده

  • @hodanjaamac555
    @hodanjaamac555 Před 5 lety +33

    Waa malin aanan ilaawi doonin intanu nolnhy
    قال الله تعالي
    ( وَلَا تَحْسَبَنَّ اللَّهَ غَافِلًا عَمَّا يَعْمَلُ الظَّالِمُونَ ۚ إِنَّمَا يُؤَخِّرُهُم
    لِيَوْمٍ تَشْخَصُ فِيهِ الْأَبْصَارُ).
    ‏“دموع المظلومين في أعينهم مُجرد ماء، ولكنّها عند الله صواعق يضربُ بها الظالمين.”
    - عُمر بن الخطاب.

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 4 lety +1

      Maxamed zaki haddii aadan ilaawin iyo haddii kaleba maxaad sameyn kartaa?

    • @tawakalcabdi9592
      @tawakalcabdi9592 Před 3 lety +3

      Hodan jaamac samir iyo iimaan walaal runtii waa deegaankii aan kudhashay walaw aan joogo united state hadana waa dareemayaa.dhibka inna soogaadhay

    • @xalimomaxamed8864
      @xalimomaxamed8864 Před rokem +1

      Cagdheer marka keliye ay shaadh xabashi igu laysay wale warba idiin yala waxan sugnaba wa har labad iyo he doqonkii ogaden ahaa doolo laga qaad😅

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před rokem +1

      ​@@wadanihashim1934maalin ban hoyada wasi doona oo dhabarka kaa Toogan doana adoon axmaarow

  • @mohamedvlogs8477
    @mohamedvlogs8477 Před 5 lety +7

    Cadalad wad helaysaan maray noqotaba(JAAMAC DUBBAD) i will never forget that😢😢

  • @F06r
    @F06r Před 4 lety +8

    Silence and smile are two powerful tools

  • @alxayaamedia816
    @alxayaamedia816 Před 5 lety +4

    Alle ha u naxariisto intii dhimatay
    Sigaarana waxan uga xumahay
    Khadar ciroobe
    Ustaad coldoon waad ku mahadsantahay daahqaadida siraha dahsoon.
    Alle haka abaarmariyo kuwii ka danbeeyay

  • @shugrimohamed1287
    @shugrimohamed1287 Před 5 lety +8

    Ilahay ha unaxariisto dadki lagu layay jamac dubaad 😭 free Somali Galbeed

  • @maankaabe994
    @maankaabe994 Před 5 lety +37

    Abdi malik waxaa tahay wariye udam'qada umadda soomaliyeed
    Dadka wanaaga sheega dad badan oo buka Ayaa naca 👏Go Forward

  • @suldaansaddaamasair401
    @suldaansaddaamasair401 Před 5 lety +3

    Umadii sida yuhuuda loogu xasuuqay jaamac dubad alle haw naxariizto intii ku dhimatay inta dhaawaca caafimaad shareecana hagu badalo alle 🙏 cabdi ilay ilaahay hawga jaro maalinta qiyaame wll Clmaalik muuse sheekh coldoon halyay dhaba guulayso marwalba

  • @ahassan1205
    @ahassan1205 Před 5 lety +68

    فلا تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون انما يؤخرهم ليوم تشخص فيه الابصار.

    • @samatar_dhagey
      @samatar_dhagey Před 3 lety +1

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @salmaanisseabdikadir1575
    @salmaanisseabdikadir1575 Před 3 lety +3

    ( بشر المنافقين بأن لهم عذابآ اليمآ الذين يتخذون الكافرين أولياء من دون المؤمنين ايبتغون عندهم العزة فأن العزة لله جميعاً )
    صدق الله العظيم

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 Před 5 lety +7

    Waxaan aad uga xumahay sababta intaaso umadi u nafweyday in qaad u sabab ahaa ilaahay ha unaxariisto inta dhimatay

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 Před 5 lety +11

    We never forget this day

  • @cali0010
    @cali0010 Před rokem +12

    Allaha u naxariisto dhammaan dadkii la xasuuqay, ilaahay kuwii gaystay xasuuqaas Allaha cadaabo aduun iyo Aakhiro

  • @saidnur2555
    @saidnur2555 Před 5 lety +4

    Samafale C/malik Muuse Coldoon wankaaga mahad celinayna warbixintaa.
    Aduunka hadii lagu inkirey dadkan xaqooda Aakhiro iyo illahey hortiisa so latagi maayo Samir iyo iimaan allaha naga siiyo

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před 5 lety +7

    Alle janadii firdawsa ha geeyo dadkii lagu xasuuqay jaamac dubad Ethiopia

  • @saladshiremohamud3231
    @saladshiremohamud3231 Před 5 lety +9

    😭😭😭😭😭😭 allow ajar kaasii waqtiga aad galisay soo bandhigidda runta.
    Mujrimiintii Cabdi lileyna Aduun iyo aakhiroba Ma laago haridoono xasuuqaan iyo kuwa lamidka ahaayba

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety +1

      Salaad shire maxamuud adeer adduunkana inuu abaal marin ku qaado si duu iidoorka ulaayey mooyee cid wax ka qaadi karta ma jiro aakhirana janaduu ku gelaayee iidoorkii uulaayey ee khiyaaliga ka bax

  • @xodaymedia3565
    @xodaymedia3565 Před 5 lety +26

    Halgamaa Cabdimaalik Muuse coldoon Guulayso inshallah tacalaa walaal

  • @abdulkadirgacal3267
    @abdulkadirgacal3267 Před 5 lety +36

    coldoon qalbiga ayaan kaa jeclahay mar waliba farxad iyo walwal la'aan ku noolaaw

  • @mohameddad1824
    @mohameddad1824 Před 4 lety +5

    All freedom fighters must rise up and support journalist Abdulmalik. We must demand his immediate release without condition. Such incredible injustice did not even happen during the colonial era. Where is human rights or freedom of speech to tell the truth? Why Somali citizens in Somaliland are not shown respect? Why people like Abdulmalik are thrown in jail on the basis of framed up reasons? I hope Abdulmalik will regain his inalienable right during this month of Holy and blessed Ramadan so that he could spend the happy idd with his family members in sha Allah.

  • @nuuriyestudio
    @nuuriyestudio Před 5 lety +14

    Walhi waaa ilmeeyay markaan argay hooyo dhahday wax nala ku dilay ma aqaan lkn aduunka cadaalad waa heleesaan aakhirana waa helaysaaan

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 4 měsíci +1

    Absolutely sad story crying 😭

  • @xamzebaylo2902
    @xamzebaylo2902 Před 4 lety

    Marnaba kama bixi Doontan Qalbiyadayada waxad heli Doontan xaqiini malinka Qiyamaha illahay waa cadaali kuma Hungoobaysan illahay Hortiisa inzha allah

  • @ahmedmadadaalmadadaal5222
    @ahmedmadadaalmadadaal5222 Před 5 lety +10

    Ustaad cabdimalki sheekh muuse coldoon sharf baan ku hayna

  • @naasirkhadar8370
    @naasirkhadar8370 Před 5 lety +9

    ilaahy haunaxariisto dhamaan dadkii Halka lagu xasuuqay
    dadkii waxaa Gaysaty Ilaahy Ayaa laxisaabtami Doona

  • @khalidsl686
    @khalidsl686 Před 4 lety +15

    Free cabdimailk. We are ready to send money for our people to buy weapons and ammunition to defend themselves. We need to have an armed force to protect and safeguard our people.

    • @qabridahareboy842
      @qabridahareboy842 Před 4 lety +3

      That would pave the way for another mass killings on this innocent people.

    • @maliteacher
      @maliteacher Před 4 lety +3

      @Cumar Farah lol u cannot do a dimme to somaliland

    • @khalidsl686
      @khalidsl686 Před 4 lety +3

      @Cumar Farah its already happend a while back the clan elders had a committee and meeting to discuss this issue.
      Alhamdulilah now they are armed and can defend themselves. We in Europe are ready to help anyway we can as we can Never allow such aggression and atrocities to happen to our people. Also this territory is Hawd and Reserve Area it originally belongs to Republic of Somaliland as the British gave this land to Ethiopia.
      You make me laugh close what borders is not that easy secondly let me remind you when Abdi iley was arrested and the havoc happened in Jigjiga your people took refuge and sanctuary in Jamhuuriyadda Somaliland.
      They drove in large numbers across the borders and they were safely welcomed in to our country. You remember that you foolish individual.

    • @khalidsl686
      @khalidsl686 Před 4 lety +2

      @@qabridahareboy842 not anymore they can defend themselves they did kill few of the oppressors but was outnumbered. I heard your people are loosening the conflict by Beesha Sheekhaal they inflicted heavy casualties. I could be wrong but that is what I heard.

    • @khalidsl686
      @khalidsl686 Před 4 lety +2

      @Cumar Farah why do you have to mention clan? Are you obsessed with Beesha sheikh Isaaq bin Ahmed? Do we give you nightmares or what. Whats the issue?
      You can not deny history to suit your fantasy and lies. Everyone knows the history of Hawd and Reserve Area and Jamhuuriyadda Somaliland. I am sorry to hurt your feelings but there is literally nothing you can do about it. We will exist until the end of times. Take it how you want it. Its up to you i can't control your emotions.

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre330 Před 4 lety +2

    Allow umadeena ugar gaar intii dhimatayna unaxariisto😭😭😭
    Cabdimalikna allow gacanta cadowga kasii daa🤲🤲🤲🤲

  • @user-of3vw1ru4m
    @user-of3vw1ru4m Před 5 lety +21

    😭😭macalinkaygi
    Maclin
    Khadar
    Ilaahy
    Waalidkii
    Hawnaxariisto

    • @zakariyeonline5407
      @zakariyeonline5407 Před 4 lety +1

      عنيده وراسي يابس Aamin wll allaha u naxaristo macalinkaga

    • @ridwanomer91
      @ridwanomer91 Před 4 lety +2

      @T dots realest sidaan hadalkaaga ka dareemay wd ku faraxsan tahy wxy juhaladu sameeyeen se ogoow aakhiraa war jiraa!

    • @ibnuahmed3761
      @ibnuahmed3761 Před 3 lety +1

      @smoke 3 mayee Siilkii hooyadaa buu ahaa nacala waridkaa iyo faqashta tahayba kuyaale

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před rokem

      @@ibnuahmed3761 hooyadaa faqash wastaye yaad ubarooran

  • @---bk4lg
    @---bk4lg Před 5 lety +22

    Ilaahay ha u naxariisto intii dhimatay
    Cadowgii umadda Soomaaliyeed kalabkii xabashida cabdi iley waa in dil toogasha ah lagu dila magaalada jigjiga dadka hortooda .
    From Buuhoodle

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety +3

      Aad iyo aad buu umad sanyahey cabdi iley dil baad sheegyee wax agtiisa tegi kara majiro ee naacda meesha kala tag

    • @---bk4lg
      @---bk4lg Před 5 lety +3

      @@wadanihashim1934
      Warya fariid kugu fahamnay waxaad wado
      Habar awal baad tahay ,
      Oo habar yoonis baad nagu diraysa sii fitno noo dhex dhigteed
      Muuse biixi meesha uu ku dambayey Cabdi iley uun buu ku danbayn doona waligaaba nin Daarood ah iska dhig

    • @Internut1985
      @Internut1985 Před 5 lety +2

      the lion Cidna iskuma keen diri karto Rer Buuhoodle waa dad aanu daris iyo ood ba aan wadaagno
      Aad baad umahadsantahay inaad dulmiga ka dhiidhido

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety +1

      @@---bk4lg doqon maxaa aniga habar awal iyo waxaad ka sheekeyneyso ii keeney dameerahayahuba isku meel madaaqaane aniga ninkii iidoor wax yeela ayaan la jiraa hadduu rabo daaroodba yuu ahaane

    • @invisiblehandsmaliby3266
      @invisiblehandsmaliby3266 Před 5 lety +2

      @@wadanihashim1934 idoor maxaad ku samayn kartaa nasabadaada wase afku neefle ay ciyay waxba ma dhaantid nacabka dhimo

  • @xasnahassan4332
    @xasnahassan4332 Před 4 lety +3

    Cabdimaalik muuse coldoon masha allaah allaah wuu ku aqbalay ducadayadii waa walaasha

  • @zultanelmi9723
    @zultanelmi9723 Před rokem +9

    From tiktok 🥲

  • @Ayaan_wadaani
    @Ayaan_wadaani Před 5 lety +4

    allahaayoow UMMADA Somaliyeed QULUUBTOODA ka Saar QOLO QOLAADA SIDA Allahyoow NAA MIIDEE OO WALAALO ILAAHAY NAAGA DHIIG Amiin Amiin.
    Allah ha uu Naxariisto intii dhiimatay.

    • @xaliimo5422
      @xaliimo5422 Před 3 lety

      kkkkkkkkk marka la aarsado ilaahey qalbiyadeena ha mideeyo time is coming soon

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před rokem

      @@xaliimo5422 qalbina yaan naloo mideyn ee qof walowba geedkii aad gaarto miro ka guro

  • @Mr.Nuradin
    @Mr.Nuradin Před 5 lety +3

    Waa muqaal aad uxanuun badan 😥. Kuwa dilayaay waxay ahayn Soomaali cadow ah. Miyaanay in dareen lahayn. Illaahow cadowgayaga hanoo duleyn oo hanagu salidin aamiin. Illaahay haunaxariisto dhamaantood oo janadiisa hageliyo aamiin. mujrimiintiina Illaahay adduun iyo aakhiroba haku cadaabo aamiin. Jazakallah khayr samofale cabdumaalik.

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety +1

      Mudane cmc halyey ayuu ahaa maalin maalhmaha ka midana bilad sharaf ayaan guddoon siin doonaa

    • @cawil252
      @cawil252 Před 5 měsíci

      ​@@wadanihashim1934aamus adoonyahaw Ina ilay sow kan xiran ee oromadu biiqdu maaha nacala kugu taal adiga in yuusan ku fuulin waa ay ninkaasi aanan ehel iyo qaraabo ahayn

  • @mohamedthegreat4737
    @mohamedthegreat4737 Před 5 lety +1

    Ilaahay haw naxariisto dadkii meeshaa lagu xasuuqay, eheladoodiina samir iyo iimaana haka siiyo. Dadkii falkaa wuxuushnimada ah gaystayna ilaahay aakhiro iyo aduunba calaamo haka muujiyo

  • @Norrson
    @Norrson Před 4 lety +17

    اللهم نج علدون من القوم الظالمين
    Ilaahayoow ka`badbaadi qoomka dulmiga ku`haysta Coldoon

  • @ahmedqasim460
    @ahmedqasim460 Před 5 lety +8

    Allaha u wada naxariso
    Wa arin murugo leh

  • @mohammedahmed2323
    @mohammedahmed2323 Před 5 lety +2

    Ilaahay waxba kama qarsna, naf walbana way dhadhamin doontaa waxii ay gaysatay, ilaahay waxaan uga baryayaa muslimiintii dhiigooda halkaa lagu daadiyay inuu janatul fardawsal aclaa ka waraabiyo 🤲

  • @suldaandahir1837
    @suldaandahir1837 Před 5 lety +8

    I'm sorry I'm sorry wlhi I'm so sad 😭. Really it's painful this events

  • @shshucaybchannel2104
    @shshucaybchannel2104 Před 5 lety +4

    بأي ذنب قتلت يسأل يوم القيامة إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر لهم ورحمهم

  • @awilalahi2578
    @awilalahi2578 Před 4 lety +9

    إنا لله وإنا إليه راجعون كلهم من أهلي وقرابتي وأعمامي وأخوالي وأجدادي وجداتي اللهم ارحمهم اللهم إن كانوا محسنين فزدهم في إحسانهم وإن كانوا مسيئين فتجاوز عنهم
    قال تعالى :وإذاالموءودة سئلت@ بأي ذنب قتلت@وفال تعالى:ومن يقتل مؤمنا متعمدا فجزاؤه جهنم خالدا فيهاوغضب الله عليه ولعنه وأعد له جهنم وساءت مصيرا@
    إنالله وإنا إليه راجعون

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 Před 5 lety +4

    Moving documentary!

  • @liibaandhangad2769
    @liibaandhangad2769 Před rokem +2

    Muuqaalka tiktok baa ka daawaday waan soo raadshay saan ayadoo dhamaystiran u daawado Allaha u naxariisto dadkaa dulmiga lagu laa yay

    • @munamuuse8649
      @munamuuse8649 Před rokem +2

      Aaamiin walaal anba tiktok Hada kasoo arkay😭🤲

  • @nasiibabdi1678
    @nasiibabdi1678 Před 5 lety +3

    Alle ha u naxriisto 😭 😭 sxb c. Malik nin raaga ayaad tahay xaqu wuu iman doona

  • @Abdimursal868
    @Abdimursal868 Před 4 lety +7

    Madax Wayne bixe waxan ka cod sanayna ino sodayo Abdimalik muse coldon

  • @IMAANSHO
    @IMAANSHO Před 5 lety +3

    Allow unaxriiso intee dhimatay YAA ALLAH
    walalheyna sida ar xandaradda lagu dilay

  • @Cigaal1
    @Cigaal1 Před 5 lety +2

    Naxariista rabbi haka dheereeyo kuwii xasuuqaas fuliyey. Runtii waa xasuuq naxdin badan.
    Coldoon waan ku amaanayaa siduu usoo baaray dhacdadaaan.

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      Adiga iyo hooyadaaba ilaahey naxariista haka qaado ilma xaaraan yohow

    • @Cigaal1
      @Cigaal1 Před 5 lety

      @@wadanihashim1934 ducada daalimka adoo kale ah lama aqbalo. Waana kaa muuqataa inaad tahay kuwii masaakiintaas xasuuqay. Alle hakaa abaal mariyo xumaanta aad u hiilinayso

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      @@Cigaal1 adeer intaat calaa calka iska dhaafto haddii aad wax isku heyso iskeen haddii sheekadaadu aakhiro taheyna haddee aakhiro xansuuq yada ama waa la wada xisaabin ama waa layska wada deyn mudane cabdi maxamuud cumar na meesha siilaanyo iyo saleebaan gaal ka galaal ayuu ka gelayaa ee sheeka xumad meesha kala tag

    • @Cigaal1
      @Cigaal1 Před 5 lety

      @@wadanihashim1934 anigu cidda aad ii malaynayso ma ihi saaxiib. Cabdi cumar saleebaan gaal iyo cid kasto oo maato laysay ba, in laga gooyo ayaa rajaynayaa.
      Qabyaalada kaa qaylinaysa si ay kaaga dagtana, haddii qabiil wax la isku tarayo, cabdi cumar ayaa i xiga.

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      @@Cigaal1 doqon ayaaba tahey haddaa aan wax dad nimo ah laheyn oo qooro jabaan iskaga jira bal haddii uu run iyo daacad ka tahey ninkaa wax soo duu duubaya ama nin kale oo reerkiisa ah oo ka haddlaya wixii snm tu sool, sanaag iyo cayn ka geysatey haddii ay sidaa tahey maxaa adiga dhiigaaga raqiis ka dhigey ka Iidoor kana qaali ka dhigey oo koodana hameen iyo maalinba loo la qeylin kaagana in dad la laayey iyo in shimbiro la laayeyba aan cidi isweydiinayn bal arimahaa ja soo feker oo war igu soo celi

  • @sharifguure9741
    @sharifguure9741 Před 5 lety

    Ina lilahi wa inaa ileyhi raajicuun,ilaahow umada somaliyeed ee muslimiinta ah u gar gaar meel walbooy joogaan

  • @yaasirmuuse7908
    @yaasirmuuse7908 Před rokem +4

    cabdi ilay allaah cadaabtii kugu fogee kaas rabi waa cadaabayaa 😢😢

  • @rahmaeme6494
    @rahmaeme6494 Před 5 lety +7

    inaa lilaahi wa ina ilaahay rajicuun ilaahay musiibo ha idin keeno kuwi umada layay
    halyeeey #abdimalik rabi haku xafido wll

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      Amran naa maxaad dadka uhabaarin ma deyn baad kuleedahey sharmuutayahey

    • @rahmaeme6494
      @rahmaeme6494 Před 5 lety +2

      @@wadanihashim1934 uma malenayo ina tahy qof maskaxdiisa taaama..
      Ama waxaa tahy ilmo under 8 year's ah.. oo caqli kufilin lahyn...
      Marka nune anigu dadka wawayn ba lahadlaa ee soo barbaar

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      @@rahmaeme6494 naa waxaa doondid la hadaloo ninkaa geesiha geesigu dheley ee cabdi maxamuud cumar mar danbe hasoo hadal qaadin habaarna wax kaga qaadi meysid ducana kaama rabeee wixii kale ee aad oreyneyso fasax baad utahey

    • @rahmaeme6494
      @rahmaeme6494 Před 5 lety +2

      @@wadanihashim1934 Duli maskaxda laga gumestay oo sidi dameerka loogu rarto duuurkana ku jiro
      Jaahilnimadu u dheertahy walhi ina tahy weka muqataa

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      @@rahmaeme6494 calaa cal ayaan u aqaan waxaas haddii aad profeissor ad tahey adey ku anfaceysaa anna waxaan ahey aney I anfaceysaa ee warkeygu intaas buu ku dhanyahey ninkaa mudane CMC mar danbe adigoo wax ka sheegaya yaanan ku maqlin gumeysigan iyo waxaad ka hadleyso anigu garnmaayee haddii lay gumeysto ana adaa ku gumeytaaaye tartiib yaree waxba ma kala ogide

  • @abdidayaxdubane463
    @abdidayaxdubane463 Před 4 lety +2

    somaliyeey inaan cabdi malik ubanan baxno si loosoo daayo soo ma haboona allaah kasoo daayo gacanta cadowga

  • @munaabdillaahi3682
    @munaabdillaahi3682 Před 5 lety +1

    maamulahayga khadar Alle walidka ha u naxaristo🤗😘

  • @husseinbukhari4450
    @husseinbukhari4450 Před 5 lety +6

    اللهم ارحمهم

  • @abdullaahiqarandoon2197
    @abdullaahiqarandoon2197 Před 5 lety +33

    Alow somalia qalbiyadood subag saafi isku mari

  • @shuaibfreeman1642
    @shuaibfreeman1642 Před 5 lety

    Soomaali galbeed Waa dhul soomaaliyeed o u baahan in xabashidah iyo kuwa u shaqeeyah in laga xoreeyoh, ileeey iyo asxaabtiisah Somalia idiinma ilaaawdoh caddaaladda ayaanu idiin la tiigsan Waa tii ugu dambeyseh o ah aakhiroh...
    Somalia allaha ka koriyoh cadawga kala qeyb qeybiyeh koleybah Waa dad somaliyed an cadaalad helinn 😪

  • @rashidgeelle8580
    @rashidgeelle8580 Před 5 lety

    Allah ha u naxariisto inta dhimatay.
    Waxanan Allah ka baryayaa in uu dadkaa dadkoodii la xasuuqayna xaqooda ufududeeyo.
    Allahna ma moogana waxa mesha ka dhacay lkn Allah waa dulqaad badane.
    Mar uun baanay soo muuqan dadkaa xaqoodii.

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 4 lety

      Rashiid Geelle war hooyadaa xaqa ka wasse haddii aad Iidoor tahey oo aad wax sameyn karto soo diyaar garow haddii kalena wax ku qusseeya maahee ka bax meesha

  • @qoraneqorane8484
    @qoraneqorane8484 Před 4 lety +2

    Waa in cadaalada la marsiiyo dadkii xasuuqa gaystay cabdi maalig coldoon wuxuu hargaysa ugu xiran yahay diyaarintii markhaatiyaashii jaamac dubad waxaana loogu marmarsooday in uu school wax ka sheegay

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 Před 5 lety +2

    Subxanalaaa walaahi waa in kuwaa xasuuqa gaystay waa in aduunka lagu cidhiidhyaa
    Ina iilay waaba lagu cidhiidhyee
    Qaarkalaa hadhay
    Dadkaa dadkoodii la laayay ilaahay cawil khayrqaba ha ugu badalo

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      Mahad Gurey yaa waxka qaadi kara? Cabdi maxamuud cumar na Hotel Adis abab a ku yaal ayuu ku raaxeysan

  • @CibaadoSuleekha
    @CibaadoSuleekha Před 5 lety +1

    Intii dhimatay Alle ha u naxariisto Cabdi Ileyna imakuu cidaamkiisa cunayaa
    #Kabaqaad_Xabashiyeed_Cabdi_Iley

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      Hoyadaa xabashi wassye aamus

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 Před 5 lety

      Cabdi geesi bu aha wa lagu abaal marinaya xasuuqa jamac dubad hoyadin wasa

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      @@rock_diamond9475 aad iyo aad geesi geesi dhaley buu ahaa

  • @zaki143
    @zaki143 Před rokem +2

    Kan firimbi yeerinaya waa Ethiopian, Kan la xasuuqaya oo la dilaya waa Somali, Kan deliyana waa Somali,😢
    Waa gumaysi aay amxaarada Ku haaystaan dadkaayna iyo dhulkana,
    Lkn maalin baa Imaan doonto look aargudi doono dadkaas amxaarana iyo Kuwa lasocdo lamarin doono waajibkooda, insha ALLAH ☝️

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade Před 5 lety +5

    Walahaybaan ku dhaartay in Duriyadda dhiigooda la iskaga daba imandooona, waakaa in ila dhacay ee jeelka ku jira, Ahlu bayt way xisaabtamayaaan dadkii xasuuqaa sameeyay calooshan ku haynaa, 88 wixii dhacay calooshan ku haynaa, waligayba ciddii nasoo doontaa iyagga eeda aakhirka.

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      Hadal beehsade fudadaad ka hadashey mudane cabdi maxamuud cumar haddii aad wax ka qaadi karto kaaley u imow

    • @KhalidAbdinasir252
      @KhalidAbdinasir252 Před 4 lety

      wadani hashim nacas

    • @mcdfootball2125
      @mcdfootball2125 Před 2 lety +1

      @@wadanihashim1934 hada xaalka ina ilay ka sheekeee Cagdheer caqli maleee

  • @abwaancaqlisame
    @abwaancaqlisame Před rokem +3

    Somaaliyeey Ethopia halaga soo goosto😢

  • @mohamedindho1
    @mohamedindho1 Před 2 lety +1

    Horey baan u daawaday haddana coldoon oo xidhan ayaan ku ceshaday cawa waan ilmaynayaa laakiin maalin waan qosli doonaa aan dadkaas u aaray 10 Nov 2021

    • @ceowhyaz6984
      @ceowhyaz6984 Před 2 lety

      Wallhi oo billahi maalin uub anigun U aar cagdheer inaa la wasaay ahyd

  • @GuleedGuleed-kv6hk
    @GuleedGuleed-kv6hk Před 3 měsíci

    Who is watching 2024😢

  • @maxamedcali9910
    @maxamedcali9910 Před 5 lety +4

    Wlhi waa arin uur ku taalo leh oo ay sameeyen kuwa muslinimadii ilaaway oo qalbi axmaaro ah maantase u il daran dhibkii ay gaysteen balse waxaan ku talin lahaa in anay janis u helin in ay wali umadda dhex socdaan.

  • @khalifaas1104
    @khalifaas1104 Před 5 lety +5

    Wlhi cabdi iley Alle ayaa ummada somaliyed ka qabtay waxa uu ahaa Mujrim dhiigyacab aan damiir laheen

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      Kalifa dhilaa ku dhashee afka kala bax cmc waa geesi geesi dhaley sanaba

    • @khalifaas1104
      @khalifaas1104 Před 5 lety +3

      @@wadanihashim1934
      Qabil kaliya ku taageereysa lkin dadnimo damirnimo iyo wax qabad ku taageeri meysid hooyadis madhageysan miya ayada ummada cafis u weydinayo
      Waxkasta uu ahaaba maanta kuwi uu u shaqenayay Alle ku ciqaabay

    • @ETHIOPIAN_AVIATION_INDUSTRY
      @ETHIOPIAN_AVIATION_INDUSTRY Před 5 lety

      Xaaraami buu ahaa cabdi Iley wllhi

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      @@ETHIOPIAN_AVIATION_INDUSTRY geesi geesi dhaley buu ahaa

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      @@khalifaas1104 qabiil, geesinimo , dadnimo iyo wax qabad intaasba isagaa kulan sadey adiguba qabiil baad ku diideysaa ee maadaa mabaadii ku diidan

  • @liibanmanlii
    @liibanmanlii Před 4 lety +2

    Yowmil qiyaaama qof walbo wuxu galabsaday iyo wixi laga gaalay mantas Allah qofna dumalmi maayo!

  • @xasnahassan4332
    @xasnahassan4332 Před 4 lety

    Inaalillaahi wainaa ilayhiim raajucuun allaah insha allaah idinka aaridoona samra janatul firdows ayay insha allaah gali doonan

  • @betterdaysarecoming1881
    @betterdaysarecoming1881 Před 4 lety +5

    Faqash iyo xaalkeed weeyi waligeedna faqash daahirimayso haday xabashi lasocoto iyo haday meelkalaba joogto lkn wxan hubaa hadaan ka agdhawaa meeshaasi walahi inaan naftayda biimaynlahaa oon iyagana gamta uhoogsanlahaa lkn nasiibdaro gabilay oo kafog ayaan joogay 😭🤲alle hawnaxariisto intii dhimatay

    • @sharifgeyre330
      @sharifgeyre330 Před 4 lety +1

      Aamin allow unaxariiso intii dhimatey😭😭😭🤲🤲

    • @kadra825
      @kadra825 Před 3 lety

      الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته وجميع المسلمين والمسلمات الاحياء منهم والاموات اللهم آمين امين امين امين يارب العالمين شكرا جزيلا

  • @kadra825
    @kadra825 Před 3 lety +3

    إنا لله وإنا إليه راجعون إنا لله وإنا إليه راجعون إنا لله وإنا إليه راجعون إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته الفردوس الأعلى جميع والمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الحي منهم والأموات اللهم امين امين امين يارب العالمين

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 Před 5 lety +1

    Alle ha u naxaristo dhamantod

  • @thegloriousquran1208
    @thegloriousquran1208 Před 4 lety

    Wixii waxaa sameeyay ilaahow imka bartay joogan naftu kaga baxdaa ameen

  • @siciidabdi4210
    @siciidabdi4210 Před 5 lety +4

    وما الله بغافل عما يعملون

  • @muzahimabdulle5293
    @muzahimabdulle5293 Před 4 lety +3

    😭😭😭😭😭free coldoon

  • @umuosama2956
    @umuosama2956 Před 5 lety +2

    Allaha unaxristo inta ku dhimatay meshaas war somaaliyey kakaca hurdada wale umad lotashtay ayaa noqonay

  • @khatraabdulahi3573
    @khatraabdulahi3573 Před 5 lety +1

    hadii aan ifka lagaga jarin akhiro ayaa lagaga jaridoona insha alaah intii malintaa ku dhimatay na alle ha u naxariisto jantulfardawsa haku casuumo aamiin amin

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 4 lety

      Khatra naayaa mudane cabdi Iley waxka qaadi kara adduuna koley cid soomaali ah oo waxka qaadi kartaa aakhirana jano firdowsa ayuu gelayaa

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před rokem

      @@abdimalikali9993 hooyadaa iyo dhiladii ku dhashey iyo iidoor ba was adigu

    • @hamzabokh9160
      @hamzabokh9160 Před rokem

      @@wadanihashim1934inta adunka wax lagu yeelo ayaa nolosha lagu gubayaa wali adiga maxaad u qabn kartaa

    • @hamzabokh9160
      @hamzabokh9160 Před rokem

      @@wadanihashim1934inta adunka wax lagu yeelo ayaa nolosha lagu gubayaa wali adiga maxaad u qabn kartaa

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před rokem

      @@hamzabokh9160 haddaa wax gubi karto la arki doonee

  • @umuosama2956
    @umuosama2956 Před 5 lety +4

    C/maalig waxaa gali dontaa taarikhda inshaallah allaha kubarakeyo adiga ookale hanoo badiyo daacad uah dadkisa iyo dalkisa allahana kuxifdiyo 🌺

  • @jamalomarmahdi3691
    @jamalomarmahdi3691 Před 5 lety +5

    Kani xazuuq maaha ee waa aargoosi😭😢😢
    Puhodle

    • @roblemohamed7004
      @roblemohamed7004 Před 5 lety +1

      jamaal cumar mahdi
      😹😹😹😹
      Ogaadeen iyo dhulbahante waa wllo lkn sidiina xumaanta iskuma raacaan😏

    • @SoomalilandforeverShire
      @SoomalilandforeverShire Před 5 lety

      @@roblemohamed7004 waxa sida Gunta Udhaqma waa layaqaan waa waxay hargeysa kawadeen 88 xayawaanintu waabay wanaagsanayeen hadanay maatada layn.

    • @SoomalilandforeverShire
      @SoomalilandforeverShire Před 5 lety

      @@roblemohamed7004 mise maatana wabay Kujirtay yaab wlhi ilaahay xaqa hayna waafajiyo

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety +2

      @@SoomalilandforeverShire iidoorow dadka dhiigoodu qeybina qaali maaha qeubima riqiis ee sidaa ula socda mudane cmc na cid waxka qaadi karta ma jirto

    • @mohamedhussein990
      @mohamedhussein990 Před 5 lety +1

      Waad ba ogtahay inaad buuhoodle aad ka gayseen mid ka darantan oo lagu laayey 300 oo maato iyo ragg ba isugu jira waad fcnthy aduu lkn waxaa cawaana dadka aan ogayn dhibtay iyagu gaysteen.

  • @user-hx6pm6xx4g
    @user-hx6pm6xx4g Před 5 lety +2

    Xabashi iyo daba dhilifyadoodu waligood waxa ay ahaayeen qaar cadaw u ah soomaalida war toosa oo garta cadawgiina iyo walaalkaa.
    Intii Ku dhimatay xasuuqaa waa shuhado alle ayaa uballan qaaday shuhadana janno رحمةالله عليهم

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      War nacalad yahey garka weyni meesha iskaga bax shuda leyne

  • @mustafeahmadgeedi9527
    @mustafeahmadgeedi9527 Před 4 lety +1

    Allah ha u naxariisto dhamaantood

  • @maxamuudducaale9934
    @maxamuudducaale9934 Před 5 lety +11

    Waxan jeclaanlahaa inaad samaynta warbixinada badiso mahadsanid

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      Haddii uu badiyo iyo haddii uu yareeyo toona cid uu waxka dhimayo malaha

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      @@mohamedabdiali6573 haddii uu badiyo iyo haddii kalle yuu waxka qaadayaa

    • @abdirahmanmohamed3086
      @abdirahmanmohamed3086 Před 5 lety

      ma qof ku faraxsan baa jira waxa mesha ka dhacay ilaahay haw naxaristo

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      @@abdirahmanmohamed3086 haa anagaa ku faraxsan mudane cabdi maxamuud cumar na bilad sharaf ku guddoon siineyna

    • @hanadgigis8049
      @hanadgigis8049 Před 5 lety

      @@wadanihashim1934 alle sharafta ka qaad bedey laash

  • @alxayaamedia816
    @alxayaamedia816 Před 5 lety +4

    Insha allah cadaaladu way iman we will Never for get Jamac dubbed

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      Haddii aadan ilaawin maxaad sameyn kartaa bal hadda cirka dhagax ka soo rid waana kuu sheegayaayoo wllahi inaad arimahaas iska dhaafto ayaa dantaadu ku jirtaa saa anigu ninkii sidaa yeeley ayaan ahey oo haddii aad buuq buuqdo waa kaaga siidarayaaye

    • @barigaburcoilaabuuhodle2241
    • @barigaburcoilaabuuhodle2241
    • @Der-Night-King
      @Der-Night-King Před 5 lety

      @@wadanihashim1934 naag naag dhaly nin isaaq ah baadan arag wlhy inad qoob qaaden

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      @@Der-Night-King kuwaas aan leynayeyba sow isaaq maaheyn? Bal haddii aad cirka soo dumin kartaan soo dumiya aan idin aragnee

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si

    Allah yarxma Dadkaas Sida badheedhkaa u laayeen Lu policeka Degaanka Somali ethiopia, Degaanadaas dadka masakiintaa Ahi degenayeen Shicibkaas xitaa Masajidadii ay galeen lagu dhex xasuuqey,
    Very Sad Situation😢

  • @abdifataahhassan1245
    @abdifataahhassan1245 Před 4 lety +1

    Sababta xasuuqan ma garan aniga,ha ii sheegto cida igu dhaanto xasuuqaan

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 Před 5 lety +4

    😭😭😭😭ayeeyday casha fidhin qodax warnaga daa reen ka maalin walba waa noo oo hine

    • @jaama20
      @jaama20 Před 5 lety +1

      bal af somaaliga sax halagu fahmee , ayayeeda hee? caasho fidhin qodax ka dibna? fidhin qodax ma muuse ismaaciil baa

    • @maryamanuur9809
      @maryamanuur9809 Před 5 lety +1

      jaama20 asc haa waa muuse ismaaciil reer maax reer dhidhin qodax-waa ayaayday ayaay day aabahay dhashay na waa maryan jamac fidhin qodax hada mafahan tay hoyadayna waa ina haalig /KAST EE

    • @mojeletser130
      @mojeletser130 Před 4 lety

      Raali noqo abaayo macaan

  • @ardaynololeed148
    @ardaynololeed148 Před 5 lety +4

    horta wxa su aal mudan ciidinkii dhawacan inta leeg gaadhsiyey saw mntaba ma jooogan taliyaashahii ciidankan watay saw ma noola mnt xta wli man la dareensi inay jariimo galeen lkn wli ciidan liyuu waa geesiyo mxay weedh Calcaal tari dad samrayn maatidod loo xasuuusin

    • @xaliimo5422
      @xaliimo5422 Před 4 lety

      Liyuu poolis geesiyo itoopiya dabada kaga jira hhhhh

  • @abdallamohamed571
    @abdallamohamed571 Před 4 lety

    Allow unaxariisto umadaan somaliyeed meelkasta we ku dhibanyihiin yarabi ilaahow adaa awoodee

  • @daweeyemedia
    @daweeyemedia Před 5 lety

    Walahi waa dhibaato murugo leh
    Ilaahay naxariisto jano haka waraabiyo
    Dadkii kudhintay jaamac dubad
    Xisaabteeduna aakhiro iyo aduunba
    Way taalaa mana aha wax laqaadankaro
    Anigu maalintaa waxaan joogay danood
    Ciidamo ayaana kabaxay danood
    Oo jaamac dubad aaday

  • @ahmedyare1797
    @ahmedyare1797 Před 5 lety +4

    Naclad haku dhacdo

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      Nacaladi kugu dhacdey adiga iyo hooyadaaba

    • @hamzeabdillaahihusseinalza894
      @hamzeabdillaahihusseinalza894 Před 5 lety

      @@wadanihashim1934 Garacow
      Adoo kale waa in dhagta dhiiga
      Laguu daraa xaaran baa ku
      Dhashee

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      @@hamzeabdillaahihusseinalza894 anaa adiha iyo hooyadaana idin wassa maxaad sameyn kartaa sharmuutaa ku dhashaye

    • @hamzeabdillaahihusseinalza894
      @hamzeabdillaahihusseinalza894 Před 5 lety

      @@wadanihashim1934 Halkanad kasoo
      Niic niic leedahay *naag* baan
      Kuu arkaa siil ka jeexan yahay

    • @hamzeabdillaahihusseinalza894
      @hamzeabdillaahihusseinalza894 Před 5 lety

      @@wadanihashim1934 Muxuu
      Cabdi maxmud cumar ku tari
      Darxiga ku galay jeelka
      Ay ay dhalay baad tahay

  • @guledmaxamed2646
    @guledmaxamed2646 Před 5 lety +11

    Qabiilka Isaaq hadaynu nahay runtaa fiicane intaa somaliland ayeynu ku nabadgalnay reer lama wada caayee dhankan waxa inaga xiga reer aan u kala saari waayey dad iyo bahalo (Daarood) wax boobaya umad maati ah aan bixinayn oo intii hadii rag islaayo aan la dili jirin dilaya Runta ilaahaybaa jecel raggaa dawlad mawada yeelan karno inagu ma layno maatidooda inagu dhex nool wali lama hayo dhulbahante waa kaas oo waa markhaatiye somaliland oo dumar iyo ciyaal xasuuqday haduu nin kula dagaalamo wad dili kartaa xataa gardaroba ku dil oo laakiin waa ceeb dadkaasi cadaawadaa ka muuqata.

    • @peaceandlovepeople4222
      @peaceandlovepeople4222 Před 5 lety +2

      Rabi waxi xaqdaro lo dilay haw naxaristo aamiin lakiin ogow Kalshale dumar iyo carur bad layseen gardaro saw ma ahayn tana waa la mid inkasto tan xabashida walalka ka dhigatan ku jireen runta raba jecel ilayne

    • @guledmaxamed2646
      @guledmaxamed2646 Před 5 lety

      @@peaceandlovepeople4222 somaliland walaal ciidan mooyee ma hayo dumar iyo maati ay ciidankeedu xasuuqeen

    • @guledmaxamed2646
      @guledmaxamed2646 Před 5 lety

      @@peaceandlovepeople4222 beenta jooji wll oo ilaahay ka cabso wax aan kugu dhicin hadaad sheegato ilaahaybaa kugu ridi

    • @peaceandlovepeople4222
      @peaceandlovepeople4222 Před 5 lety +1

      @@guledmaxamed2646 wll been maha walahay wa dhab kuwa xamilo ah baa kaare dul marisen oo qaarba carurba aha iyana inta la kufsaday la gawracay xudun agteda marka in dulmi la galo waa wax aad u xun in hadana midna la dabolo midna sumad noqdo maha xaq dee ada yiri Darood ba sidan what about kuwa deeganada SSC ka gaysaten waxi dhacayba halka hayno joogto allah ba umada kala xisabaya hadana nin walbana cida kuso xadgudubtay wa xisaab meel ugu qoran ee la soco.

    • @guledmaxamed2646
      @guledmaxamed2646 Před 5 lety

      @@peaceandlovepeople4222 hadaanu sidaa samaynay idinmaanu dhex joogi karneen walaal waa been oo anigaa kuu huba dadkiina waxgaradka ah waydii ciidan iyo rag hubaysan ayaa dagaalamay iskadaa dumare ri gees lagama jabin waa la ogyahay taas dulmigana abdi iley waa kii ku dhacay ee lagu xidhay ilaahaybaa haligay anagu hadaanu wax xasuuqnay somaliland maba ay jirteen ee beenta jooji kutidhi kuteen ha rumaysane dad aad ku kalsoontahay oo xog ogaal ah si dhab ah u weydii maba naqaano xasuuq inaan dadka wax tarno mooyee bal qof wax og weydii wll

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Před 5 lety

    Nas Alulaah Salaama Wal Caafiya. Soomali baan sidaan isu xasuuqaysan away wada dhalashadii aaway muslimnimadii?. Waxaan codsanaynaa in cadaalada la hor keeno jiraydii arintaan ku lug lahaa. Ilaahay ha u naxriisto intii dhimatay amiin.😭😭😭

  • @ahmedsiyaad9387
    @ahmedsiyaad9387 Před 11 měsíci +1

    Tolaay somaliyeey ma waxaynu iska celin waynay shisheeye iyo shisheeye kalkaal inagoo malaayiin ah

  • @user-hx6pm6xx4g
    @user-hx6pm6xx4g Před 5 lety +5

    War soomaaliyey wax kabadan 12qarni ayayn jirnay 12kaa qarni waxa ayn LA dagaalamaynay xabashida waligii nin soomaaliya muu odhan xabashi ayaan walaalanay qarnigan mooyee oo ay tidhi siyaasiyiinta soomaalidu gaar ahaan siyaasiyiinta soomaaliland markaa goorma ayaan xabashi walaalo noqonay?

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      Inaadan wacyiga la socon ayaan filayaa oo sheekooyinkii khiyaaliha ahaa ayaad wali ku jirtaa

    • @gudoomiyahasoomaaligalbeed1492
      @gudoomiyahasoomaaligalbeed1492 Před 5 lety +1

      Nacdal baa kugu taal adiyo wixii iska kaa dhalay xaraan yahow
      Dadbaa dulmi lagu laayay oo laga hadlayaa markaasaad qadhmuun la imaanaysaa axmaq fooqal axmaq......

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      @@gudoomiyahasoomaaligalbeed1492 dhilaa ku dhashey adiga iyo midgaantii ku dhasheyba anaa wassa hooyadaa dulmigu wasse meesha iskaga carar haddii kale adaa lagugu darin nacalaa ku dhalaye

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      @@gudoomiyahasoomaaligalbeed1492 calaacal baan u aqaan waxaas haddii aad saa ujilicsantihiina marka hore meel maad fariisataan

    • @jaama20
      @jaama20 Před 5 lety

      caqli dameer , dadkan waxa dilay adoo kale ee Xabshiba may dilin , nijaas faqash ah oo daarood ah oo xabashi ku hoos dhuumanaya ayaa dilay ee xabashudu dad col ah ma nihin , anaaba ku leh noocaaga hadaan arki lahaa iyo xabashi adaan cabdhada weyn kaa dooxi lahaa caaqyow cumaamada beenta ah xidhani

  • @abdirahmanfeedhacade
    @abdirahmanfeedhacade Před 5 lety +6

    Abdi ilay alle janada kuma geeyo

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 5 lety

      Janada aadigaa wax lagaa weydin midgaantii ku dhashey wasse

  • @camaarcabdirisaaq6805
    @camaarcabdirisaaq6805 Před 5 lety

    macalin khadar dadki halka lagu layay
    alle haw naxariisto alle qabriga haw nuuro ehelkeni ayay ahaayen daalimnta laayayna waa laga jari doona alle haw naxaristo

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w Před 3 měsíci +1

    Soomaali waxaa ku dhacay habaar iyo masiibo aduun