ISKALAAJI HEESTII QARNIGA IYO WACDARIHII SHOWGA GAROOWE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Soo Saaristii Balanbaalis Studio
    Hooyga Mutida Iyo Madaalada

Komentáře • 52

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 Před 2 lety +4

    Hablaha Durriyada iyo caasimada fanka toona Far kama gaadhayan Love you Hablaha Durriyada ♥️
    Ma Jclayn inaan hablaha kala sarreysiyo Balse Bogaadin ayay mudanyihin Hablaha Durriyadu♥️♥️♥️

    • @umaymo2082
      @umaymo2082 Před 2 lety +1

      In la is qaawiyaa sharafa miyaa kkkkkk islaamaha waa weyn e kiimikada iyo big powerka iska dharjiyey ha igu so dhisin

    • @Kingtaplouz30
      @Kingtaplouz30 Před 2 lety

      @@umaymo2082 hablaha kabtooda Lama gashan kare cimaamada inagaga tuur😍♥️

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 Před rokem +1

    Maansha allah hablaha puntuland qurux iyo asluub baa ilaahay udhiibay gaar ahaan Garoowe maansha allah waan ku faraxsanahay iskalaaji keep going

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Před 2 lety +1

    Al fanaan iskalaaji alla yaacizak fanaan iskalaaji nin edeb. Dhaqan . Xishood badan oo waliba somalida dad iyo dal ahaan aad u jecel .. we love brother too

  • @sunduseconomicist8622
    @sunduseconomicist8622 Před 2 lety +5

    Wow Iskalaaji faankeena maansha allaah horey usoco
    Saami Cade Vedio shidan baad noosoo gudbisay wllkay

  • @aloow4988
    @aloow4988 Před 2 lety +4

    Sami cade
    Garoowe
    Maa soo
    Degtay sxbow
    Mise mid aa ka jeclaatay

  • @mushtaqmjamac
    @mushtaqmjamac Před 2 lety +2

    Iskalaji afkada cano lagu qabay ila iyo xamar cadey 💙🤍💙🤍💙🤍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 Před 2 lety

    Garowe ma soo shideen waynka keep gowing bro saami cade good man iskaalji leag

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 Před 2 lety +1

    Magaald iim shidan anig oo intaas aroos iyo show bn ka daawan telkyg bas ma aadoh yaab

  • @Sahalofficial2825
    @Sahalofficial2825 Před 2 lety +1

    laysma xaqiree anoo hargeysa jooga 0o fanaaniintii ugu qiimaha badnayd hoy la jooga hadana cabdicasiis cali ciise waa dadaaalayaaa marka xagga fanka laga hadlo

  • @sayd5301
    @sayd5301 Před 2 lety

    Alfanan Iskalaji hoygii fanka iyo Hargeisa ayaa lagaga baahanyahay sxp

  • @daldaaremedia8083
    @daldaaremedia8083 Před 2 lety +1

    Maxaan Heesta daawanaa meeshiiba Hablo ku falaadayee.
    Ilma adèrayaal aayara.

  • @cumarmaxamud7791
    @cumarmaxamud7791 Před 2 lety +3

    Xamar loga bahan yahy iskalaaji

  • @xalaydhalay6920
    @xalaydhalay6920 Před 2 lety

    Habeenkii roobka in aad duubtaan buu ahaa

  • @sahnibrahim833
    @sahnibrahim833 Před 2 lety

    Mansha allah show qurux badan

  • @khadroqali2317
    @khadroqali2317 Před 2 lety +1

    msha allah💞👍💋

  • @hamdimohamedadan6603
    @hamdimohamedadan6603 Před 2 lety +2

    Boqorka codka

  • @saarabdulhi1273
    @saarabdulhi1273 Před 2 lety +1

    Sadiiqa karaam soogali bowe

  • @su-bare6601
    @su-bare6601 Před 2 lety

    Najma cudoon heeso bay shawga kaqaadaye maad soogaliso pro

  • @feysalabdi4156
    @feysalabdi4156 Před 2 lety

    Yaa salaaam

  • @faatuzhofficial4872
    @faatuzhofficial4872 Před 2 lety

    Yurup waa kujedaa wll😂😂

  • @rashkamedia5983
    @rashkamedia5983 Před 2 lety +3

    walashayda iyo walalkayga qalbiga iyo gacamaha furan subscribe💐

  • @libaanali9278
    @libaanali9278 Před 2 lety

    Gabdhaha waxan jeclhy markey kofida gashtaan

  • @khadroqali2317
    @khadroqali2317 Před 2 lety

    najmo coduun so gali abow

  • @umaymo2082
    @umaymo2082 Před 2 lety +1

    Rerkan showyada kama helan habnki kowad rooba da.ay malinti labad samicadihi baa daarmi wayey habr baa zo haray dadka habarki bey ka qabey wadad garowe gacanbaan u tagay. bizinka qbsadey anigu iskilaaji dhiigan u shubaaa

    • @sayd5301
      @sayd5301 Před 2 lety

      Hoyga fanka waa inuu iska soo xaadiriyaa alfanan iskalaaji.
      halkaas baanu u kala kicin doona e

  • @haboonmahmoud1258
    @haboonmahmoud1258 Před 2 lety +1

    Kuu raxeso dhul udug

  • @mohamutdhago29
    @mohamutdhago29 Před 2 lety

    Najma cudoon mudug naasaheeday ku joogtaye garoowe maxay ku joogtaa

  • @yaxyewiilqaran6100
    @yaxyewiilqaran6100 Před 2 lety +1

    Iskalaaji xmr ayaa kusugee dheh waba lajogtaa hee

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 Před 2 lety

      Aniga xitaa sxb California Los angels ka sugaynaa 😀😃😄😁😁💯 bareejo camal nooohhhh

    • @yaxyewiilqaran6100
      @yaxyewiilqaran6100 Před 2 lety

      Hhhhhhhh ok weye mRkaa

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 Před 2 lety

      @@yaxyewiilqaran6100 kkkkkkkk kaftan CAJIIB sxbkay.. mahadsanid

    • @yaxyewiilqaran6100
      @yaxyewiilqaran6100 Před 2 lety

      @@trumpppl2024 isku lenhy wlll fananka dadka dhan ayuu u dhaxeyaa lkn waxaa kasii jclhy inuu lugta sogaliyo caasimada umada soomali🇸🇴💯

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 Před 2 lety

      @@yaxyewiilqaran6100 waa sax sxb caasimada dalka waa lagama maarmaan iskalaaji waa fanan la wada jecel yahay oo waliba aad loo dhageysto

  • @malihanadofficialchanel397

    Aroos baan moodeyey ilaa an ciwaanka ka eegey waaxay shawgan dansani🙈🙉🔇🔇🔇🔇

  • @Never_give_up484
    @Never_give_up484 Před 2 lety

    Naagahan waxka reer miyisan walahay weli ma arkin 😂😂😂😂😂

  • @siciidomar8908
    @siciidomar8908 Před 2 lety

    F

  • @queenedebzan7825
    @queenedebzan7825 Před 2 lety +1

    Ciyaal tulo show gii hargisa kiin jamac ma gadhaysin 😂😭😭😂😂🤚

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig Před 2 lety

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕