King Khalid Heesta Hanaan Wanaag Arooska Zahra iyo Zaki ee Nairobi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • #ZakicrownsZahra22,

Komentáře • 30

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 Před 2 lety +7

    Ala maxaan King Khalid waan u xisaay, faanka wuu ku tabaay king 👑 🥰🥰😫

  • @sawdaqarad4528
    @sawdaqarad4528 Před 2 lety +6

    Wah wah king Khalid 🤴 😍 👏

  • @Mabduly
    @Mabduly Před 6 měsíci

    This song will never get old legend king khalid

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle Před rokem +1

    Fanaan afkiisa iyo adinkiisa laga amaan helay - King Khaalid oo qof isku dhagan yihiin waligaa arki maysid
    Waa Ciyaalkii hore

    • @mohanzahassan
      @mohanzahassan Před rokem

      Hda intuu ka baxay nio social media ma isticmaalo miyaa

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle Před rokem

      @@mohanzahassan Cilada uu leeyahay ayaa ah 24 hrs marqaan waa offline 😂

    • @AbdifatahMohamed-bq2lh
      @AbdifatahMohamed-bq2lh Před 4 měsíci

      Nairobi South B daganyahay marqaan waali haaya intaa oo guri ayuu riyo ku dhisa habeenki suubihi waxba mahayo😂😂😂😂

  • @hani8826
    @hani8826 Před 2 lety +4

    Khalid king. Hees shidan🔥🌹

  • @mohamedadan3924
    @mohamedadan3924 Před rokem +2

    2002 ayaan dhagaysan jiray
    Burco xaafada kiiniyada
    Waayo waayo

  • @nalkaofficial2392
    @nalkaofficial2392 Před 2 lety +1

    Arooskii zaki iyo sahar aroos wuu dhafay MashAllah

  • @abdiliban
    @abdiliban Před 6 měsíci

    The légende of King khalid

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 Před 2 lety +1

    Masha Allah Masha Allah ilhayow isku kiin barakee.

  • @cabdirshidmhmedhagi9365
    @cabdirshidmhmedhagi9365 Před 2 lety +2

    King khalid Heestii
    Heesa kuna socota caruusada iyo Caruuska

  • @user-oz1vy7hx8j
    @user-oz1vy7hx8j Před 6 měsíci +1

    Ths z so beautiful wooow bt y r pple jst standing there they need to clap 4 bride n the groom

  • @ramloaxmed3607
    @ramloaxmed3607 Před 2 lety +1

    M.a hambalyo hambalyo isku wara ubad qeyr qabo kala hela walahi hestan ano yar maqli jiray yaa ilamid ah

  • @behaani9025
    @behaani9025 Před rokem

    2004 aya dhageysan jiray cajaladahisa wlh xasuus wxn dhigan jiray imamu shafici

    • @ASAL2022
      @ASAL2022 Před 9 měsíci

      What is the name of the original song

  • @ASAL2022
    @ASAL2022 Před 9 měsíci

    What’s the original title for this song?

  • @user-wk6ww1vb6k
    @user-wk6ww1vb6k Před 6 měsíci

    Axmed rasto baaba gabadha lacayaarayee secamal

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 Před rokem +1

    Hestan waajcelahya ayado music laga badaly halasoqado😅🤣😂😬🙄🙄🤔

  • @mohameddhaydhame8518
    @mohameddhaydhame8518 Před 2 lety +2

    Biiqbiiq hagag udhagayso music 🤣😂😂😂😂😂

    • @asalimuhumed1521
      @asalimuhumed1521 Před 2 lety +2

      Waa qosly waa maqloya🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hanihassan5954
    @hanihassan5954 Před 2 lety

    Wxan dhan malaga waaye arooska iyo aroosada heeso special oo loogu talagaly in loo qaado kfcneed

  • @maankaabofficial4676
    @maankaabofficial4676 Před 2 lety +2

    7 Qodob aad ku Ogaan karto Qofka ku Jecel halkan ka daawo,👇

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed1521 Před 2 lety +2

    🤣🤣🤣heees walan

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel Před 2 lety +2

    Halkee ayuu ka dhacay arooskaan?