#12 Booqashadii Maalintii Ciida iyo Beerta Shinnida Malabka

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Nagala soo xidhiidh Ciwaanadan hoose waqti kasta si Bilaash ah. Insha'allah
    WhatsApp: +252634500139 || +251915750504.
    #11- Ku dhawaad hal km ayaan shinni guuraysa eryanaynay
    • #11- Ku dhawaad hal k...
    #10- SHINNIDA MALABKE EE GEEDKA SAARAN SIDA LOOGU XAREEYO GURIGA SHINNIDA
    www.youtube.co....
    #9-Shinnida Malabka, Qalabka Malabka iyo Xabagta malabka lagu kala saaro.
    www.youtube.co....
    SHINNIDA MALABKA: SIDA LOO TIJAABIYO MALABKA INTA AAN SUUQA LAGAYNIN | SIDAN OO KALE U TIJAABI ...
    www.youtube.co....
    SHINNIDA MALABKA: XAALADA BEERTA SHINIDDA KA JIRTA MARKA LAGA SHAQAYNAYO | GAAGUURTA NOOCA CASRIGA.
    www.youtube.co....
    SHINNIDA MALABKA: QALABKA UGU MUHIIMSAN IYO QALABKA AAD ISAGA DIFAACI KARTO
    www.youtube.co....
    SHINNIDA MALABKA: NOOCYADA SHINNIDA IYO DAAGAANKA KU HABOON
    www.youtube.co....
    Shinnida Malabka: Qiimaha Ku baxaya Saxaarada Shinnida | Ha ka walwalin ee inta aad hayso ku bulow: www.youtube.co....
    Xayawaanda Dhibaateeya Shinida Malabka | Malabka Shinida ka baabi iya
    www.youtube.co....
    Shinida Malabka markiiba 50kg - 100kg ayaad ka heli kartaa ee sidaan samee. www.youtube.co....
    Ku Saabsan Xajiyaasha malabka Gaaguurta | Beehive Frames. www.youtube.co....

Komentáře • 23

  • @abdullahigeryare7709
    @abdullahigeryare7709 Před 2 lety +1

    Masha allh wll waa arin wanaagsan,, waxaad jawaab iga siisaan dacaarta

    • @Eelopoly
      @Eelopoly  Před 2 lety

      Asc wll soo dhawoow dhirta iyo ubaxa ay shinnidu ka samayso malabka uun bay ku xidhantahay Tayada iyo daawada malabka inoo yeelanaayo markasta.

  • @mukhtaaraxmed4446
    @mukhtaaraxmed4446 Před měsícem

    Asc waxaan xiisaynayaa dhaqashada shinida ee fadlan halkeen idinkala soo xidhiidhaa mahadsanid

  • @canabcabdi1014
    @canabcabdi1014 Před rokem +1

    Wllo shinnida sidee loo qabtaa

  • @fadumomaxamed5054
    @fadumomaxamed5054 Před 3 lety +2

    Mansha alah illahay tacabka kaama khasaariyo

    • @Eelopoly
      @Eelopoly  Před 3 lety

      @Fadumo Maxamed Wll Mahadsanid Aamiin Insha'allah Dhamaanteenba,
      Malaa'ikta ha ku ka raamayso Alle idankii Daa'iman.

    • @qarnicusub5339
      @qarnicusub5339 Před 3 lety

      Waar meesha ad joogtiin noo sheega please

    • @Eelopoly
      @Eelopoly  Před 3 lety

      @@qarnicusub5339 wll soo dhawoow. NAGALA SOO XIDHIIDH CIWAANADA VIDEO-ga ku hoos qorab Mahadsanid.

    • @qarnicusub5339
      @qarnicusub5339 Před 3 lety +1

      @@Eelopoly sxb magaalada ad malabka Ku samaysaan magaceed please wan idiin imanayaaye

    • @Eelopoly
      @Eelopoly  Před 3 lety +1

      @@qarnicusub5339 Wajaale, Jigjiga, iyo shedder. Meeshii kuu dhow insha'allah waad noogu iman kartaa wll.

  • @user-qv1gu2dj2j
    @user-qv1gu2dj2j Před rokem

    Saxib waxan kaa,codsanaa shinida melkasta malugu beero karaa

  • @tamaamhassan3596
    @tamaamhassan3596 Před rokem

    Niyaw xagee idinkala soo xiriri karaa

  • @abdullahigeryare7709
    @abdullahigeryare7709 Před 2 lety +1

    Dacaarta shinida maxay u tartaa

  • @maslaxjr5237
    @maslaxjr5237 Před 3 lety +1

    Boqoradii aawey huuno

    • @Eelopoly
      @Eelopoly  Před 3 lety

      Wll soo dhawoow. Insha'allah sida ugu dhaqsaha badan ayaan soo galinaynaa iyada oo aan aad uga soo shaqaynay. Ama aan soo ban dhigi doonaa waqti dhaw Insha'allah Mahadsanid

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 Před 3 lety +1

    Shinni maad iibisaan?

    • @Eelopoly
      @Eelopoly  Před 3 lety

      Wll soo dhawoow, hadii deegaanka aad joogto nagu dhow yahay ama ay shinnida laqaado ku soo gaadhi karto, waxad naga helaysaa pp oo bilaash ah. Mahadsanid

    • @warfaageeddi3128
      @warfaageeddi3128 Před 3 lety +1

      @@Eelopoly deegaankiinu waa xaggee?

    • @Eelopoly
      @Eelopoly  Před 3 lety

      @@warfaageeddi3128 wll nagala soo xidhiidh Ciwaanada WhatsApp ee ku hoos qoran. MAHADSANID.