DEG__warbaahinta caalamka o soqarxiyay dawlada somliya &turkiga o quus istagay &itobiya way diiday s

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • ku xidhnow SO24TV si aad ula socoto xaaladaha ugu danbeeya dunida iyo deeganada kugu xeeran ...mahadsanid.....isha kuhay halkan......

Komentáře • 17

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 18 dny +2

    SO24TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Madaxweynaha qaranka Guul ciidanka qaranka

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805

    Mashalah mashalah guuul Somaliland illahow guuuleh 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 18 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ dalka jamhuuriyada dimoqoraadigaa ee British soomaliland maaha quruurad

  • @faizaosman6214
    @faizaosman6214 Před 17 dny

    Dawlada aad sheegaysid xagee ayey ka talisaa mooryaanimo uun ayey wadaa ee maxaan cunaa sisiga tuuga ah ee ka taliya masar ee dadkiisii gaajoonayaan ayaa soo baray iney tuuganimo ku dhaqmaan soomalilaand dhibaatooyin kuwan ka waaweyen ayey ka soo baxday wax laga qaadi karo ma jirto in Allah macanaa ku quuso quraanjooy guul iyo gobanimo soomalilaand ❤❤❤❤❤❤

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805

    Faagashe iyo qaadaaad weynne way jaabtay 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 18 dny +1

    Soomaliland tiir biraa utaagan tawxiid ladagaalan

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9n Před 18 dny +1

    Adeer xaasan gurguure jabuti heshiis lagum geelin ee waxaanu ka saxeexanay wax laale oo nagag xirnaa dawldii duunteey waa wax xaasan la waalwaalanayo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 18 dny

    Dawlad ku sheegtaa filo xamar caalamkii albaabaday ka xidheen wuuna rafanayaa

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan Před 18 dny +1

    UNITED NATIONS SHUT DOWN AND CLOSE SOMALI OFFICE IN THE UN. BECAUSE WE WERE TOW REGIONS SOUTH & RORTH. THEN WE TALK AND GET SOLUTIONS. TURKI , ETHOPIA & Egypt get out SOMALI AFFAIRS. S.LANDETS

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib Před 18 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 Před 18 dny

      Soomaliland ilaahay baa ku filan

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 Před 18 dny

      DALKA JAMHUURADA DIMOQORAADIGAA EE BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT ILAAHAY BAA KU FILAN

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 Před 18 dny

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 allaa ku filan soomaliland government

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 Před 18 dny

      Tawxiid ladagaalan wuu jabay

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t Před 18 dny

    Ia fahamimayo waxad akhariyayso.

  • @Kimodadon
    @Kimodadon Před 18 dny

    Beentii Maad weli wadaan wada hade beentii aad isku seexin jirteen

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Před 18 dny

    Waxa ka gacansaydhay dhamaan safaaradihii xalane fadhiyay iyo Kenya ,waraaqihii ay malmaluuqeen kooxda hasan sheekh ,iyaga uu ku tilmaamay qoraal aan laga fiirsan ,
    Anagoo aad xuxun waxa aanu u sheegaynaa cida waraaqdan soo qortay in aanaan halkan u joogin in aanu somalida badhna cuno qabatayno badhana u cuna qabatayno, somalida oo ah somaliland iyo somalia waxaanu u nahay dhex ,marka ay gudahooda tahay waa howl u taal ,
    Laakiin anaga cid gaara naguma Amri karto in ay noo adeegsato waxa ka dhexeeya labada qaybood waxaanu so jeedinaynaa in laga fogaado waxii sii kordhinayaa khataraha ku xeeran mandaqada lagana mashquulin la dagaalanka argagixisada oo mudnaanta kowaad le ,dhulka nabdoona laga aan qalalaase loola tagin,