KHADRA OO QABIILKEEDA KA BEEN SHEEGTAY DAHIR CALASOW OO U DIIDAY LACAGTII LO URUURIYAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 414

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před 3 měsíci +23

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedmukhtar6152
    @mohamedmukhtar6152 Před 3 měsíci +38

    All of these people on the live so busy with qabil just help the lady if you guys going to help instead worrying about her qabil come on guys.

    • @sucaadsalam
      @sucaadsalam Před 3 měsíci +6

      Absolutely you’re correct but those people a live leaders their main goal is tribe in somehow without no reason instead helping the person🙈🙈🙈

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 Před 2 měsíci +1

      Waa jiida waaye Qoryooley bey u badanyhn

    • @Ahmedali78458
      @Ahmedali78458 Před 2 měsíci +2

      Exactly they not helping they just want views ,all this is drama

    • @AtlasMirre
      @AtlasMirre Před 2 měsíci +1

      The point is she lied and made up everything.

    • @Ahmedali78458
      @Ahmedali78458 Před 2 měsíci +1

      @@AtlasMirre yes we can see that, total bs

  • @HassanHussein-xj2zr
    @HassanHussein-xj2zr Před 2 měsíci +5

    teamka halkaan ku jiro oo dhan xawaadle ahaan ayay marka hore u hiilinaayeyn, marka ay ogaadayn in ay qabiil kale tahayna waa kabaxayaan

  • @user-umuAli
    @user-umuAli Před 3 měsíci +7

    Subxaana allaah gabarta habar yarted sidee uguursatay xasbiyaa allaah waa qof waalan

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před 3 měsíci +36

    Gabadhaan haduu gabadha habar yar teed wax udhashey odeyga maxaa ugeeyey

    • @user-qx9rp5yn5k
      @user-qx9rp5yn5k Před 3 měsíci +1

      Caqliga dumarku waa caruur waa kas caano galeen.mida kale duruufo ayaa ayay raga qaar hablaha kaga faaiidaystaan hala yaabin walaal waa Gabadh.walaasheen ah ha ku soo jeedin indhaha.cadawga walaahi dhabanadayda ilmaa qooysay mana aqaano gabadhaa hadana ilaahay baa og sidaan una ay

    • @saynabegal6814
      @saynabegal6814 Před 3 měsíci

      Waa Naag waalan

    • @user-qx9rp5yn5k
      @user-qx9rp5yn5k Před 3 měsíci

      Wll maaha qalbiguu ka xaday haday joogii lahayd gabadhaasi sland ninkaa jeel kuu liinta ku cabi lahaa waayo dadeedu aad bay uyarayd mida kale hooyadeed lafteedaa danbiile ah waayo inay reeka dhalay usheegto ayay ahayd

    • @barnialisalah5647
      @barnialisalah5647 Před 2 měsíci

      Waa wax laga naxo

    • @ritashsaeedritash
      @ritashsaeedritash Před 2 měsíci

      Bal adba 😂 hdlada somalida halse u yhiin 😂😂😂

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr Před 3 měsíci +5

    Lacnatullaahi caleeykum!!! Hawiyo Naareed!!!

    • @abdiqaniahmad
      @abdiqaniahmad Před měsícem

      Hawiye miyaa tiri
      1 qof kaliya qalad oo galay miyaa qabiil dhan u Lacnadee

  • @sahaladan6495
    @sahaladan6495 Před 3 měsíci +17

    Walaaashaa I cafi dheh qadro

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 3 měsíci +8

    GABADHAAN HOOYADED HALOO DIRO SOMALIYA HA AADO NABADGALYADEDA DARTEED

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 Před 26 dny +1

    Laakiin waxaa idebdaro la kordhigay oo la hoosdhabey kuwa Qabiilada Digil iyo mirifle intii ay u Abtiriyaan Qabiil kale ku xiriraayo jiido waa Digil iyo mirifle dir ma gasho waxaa ay Gashaa Oo ku Abtir sataa Digil iyo mirifle

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před 3 měsíci +10

    Jiido waa reer qoryeeley waa dad layawaan

  • @YurubAxmed-rf6tm
    @YurubAxmed-rf6tm Před 2 měsíci +3

    asc barnmijkina waan kahelaay gabr laxumeyaay dadka cawiyaay way fican yihiin aniba xanun ilaahay ikeenay ayaa laigu furaay

  • @Yusro557
    @Yusro557 Před 3 měsíci +5

    Laakiin khadrooy Sidee isugu kala dhigtay Nin walaashaa habaryarta dhashay soo qabi jiray?waxaas sow ceeb mahan?

    • @fatimaikhtii5563
      @fatimaikhtii5563 Před 3 měsíci

      waa hanyaradi gabdhaha somaliyed haysata bal ma iyada ka fican nin gabar xumeyay ma iyaduu wanajin

    • @blessedme8532
      @blessedme8532 Před 2 měsíci

      Inee walaasjedd ku xumeeyneeysid ka dhig. Sidee u hadleeyso ka dareemee. Indho adeeg😂

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 Před 3 měsíci +8

    Walashed nin kii qabi jiray may gursatay ceb badana nagtan xalay ayan ka shakiyey hadal keda xishod kii dhama

  • @asadyare9770
    @asadyare9770 Před 3 měsíci +4

    Way jirtaa waa sax wayna gashaa waa dir

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 Před 3 měsíci +6

    Maskiinta waa gabadh somaliyeed ee qabiilku xittaa been haddeey ka sheegta, lacagta hala siiyo weli xaq bay uleedahay dhib maleh.

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Před 3 měsíci +1

      War 20 jirada qaarkood waa qabiil mayaqaanaan ee gabadha yaan loo qaban gabar soomaaliyeed waaye

  • @mohamedmukhtar6152
    @mohamedmukhtar6152 Před 3 měsíci +6

    Help her as Somali not as her qabil

  • @abokersharif9812
    @abokersharif9812 Před 3 měsíci +7

    Anigaa idiin faahfahinhayo jiido cali madaxweyne nambarka dahir calasow iisoodir

    • @MohaMs-km3fi
      @MohaMs-km3fi Před 3 měsíci

      Wa lahelay qofki mahadsanid sir, next time we call you.😢 What's your number?

    • @Abdiqadir9
      @Abdiqadir9 Před 2 měsíci

      ​@@MohaMs-km3fi 😂😂😂

  • @ahmedmire9143
    @ahmedmire9143 Před 2 měsíci +1

    Jiido waxeey dagtaa
    Shebeaha hoose.
    Baraawe.Qoryooley,Sablaale kültür waarey,
    Luqad gooniya beey ku Haddaan.
    Waxey ku jiraan Digil iyo mirifle.
    Wariye sarre
    Dahireeto.
    Waad Mahadsantahay
    Howsha Aad u heeyso
    Mushtamaca somaliyeed

  • @abdisamadabdullahi6720
    @abdisamadabdullahi6720 Před 3 měsíci +3

    Daahir waa investigative jornalist

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před 2 měsíci +1

    team❤dahir alasow❤alayaxafidak❤❤❤dhmntin❤wllahi gabdhaha somaliyed la aantiin cidla ciirsi bey ku goi lahayeen ❤awowe❤dahir alasow❤allaha ❤❤idin xafdiyo❤❤❤jir❤oo❤joog❤idim❤alle❤nabadoon❤xaq udhiciyaha dumarka ladhibatesto❤jir o jog❤❤❤

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Před 3 měsíci +5

    Daahirow lacagta ha kala qaadin ee maamada ku hagaaji
    Ku wada dir please
    Gabadhan yaan la khiyaamin

    • @dhulkaygahooyo3023
      @dhulkaygahooyo3023 Před 3 měsíci

      Walahi daahir damac maa lacagta ka galay yaab waaye, gabadha in la khiyaamo waa xaq daro, ilaahay halaga baqo.

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před 3 měsíci

      GABAR YAR WAAYE HALOO MAAREEYO CEEB MIYAA
      IYADA XOOLAHA MALAHA WAALAGU SADAQAYSTAY​@@dhulkaygahooyo3023

  • @Sahraomar-ln4hg
    @Sahraomar-ln4hg Před 3 měsíci +5

    Irzaqada ilahay ayaa bixiya

  • @Yusro557
    @Yusro557 Před 3 měsíci +8

    Ala ceeb weynaa😳oo maxaa kugeyey gabar habaryartaa eydhashay inaad gursato😳aduunka miyaa nin laga waayey?😳😳😳

  • @nafisafamilychanel8080
    @nafisafamilychanel8080 Před 3 měsíci +1

    Jiido mala aqoo wayey manta waa iska aduun nimanka deeganka shabelaha hoose odhan bar dagan

  • @abdisamadabdullahi6720
    @abdisamadabdullahi6720 Před 3 měsíci +2

    Daahir hawl adag baa heysaa mahadsanid

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 Před 3 měsíci +2

    Hooyo iyo Abbe waa isku mid gabdha waa isku mid 🥰

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před 3 měsíci +1

    Digil qabiil maahan ee waa degaan
    Waa sida Galmudug oo kale qabiilooyin badan oo wada degen

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b Před 2 měsíci

      Ma aha digil iyo mirifle waa raxweyn ma aha deegaan qalad baad fahantay

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b Před 2 měsíci

      Digil iyo mirifle waa qabiil waana raxweyn jiido waa digil waana raxweyn

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 Před 3 měsíci +4

    Subxanalah maxay ka dontey nin gabar habar yarted Ilmo u dhashey xumeyey balayo KU qaadey dhe cuqubo KU dhacdey🤔🤔🤔🤔

    • @nihaalbiintuilyaas2442
      @nihaalbiintuilyaas2442 Před 3 měsíci

      😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @hawa8224
    @hawa8224 Před 3 měsíci +4

    😂😂😂😂luqadgoonoyayleeyihiin kulahaa walahiwaykawaalisay gabadhayari imasaqabiil bayisukeentay majeerteen mareexan xawaadle habargidir raxanwan😂😂😂

  • @abdirahmanyusufosman9545
    @abdirahmanyusufosman9545 Před 3 měsíci +4

    Odayaal bahalo ah ayaa jira ee haku sirmina

  • @mamaruney4373
    @mamaruney4373 Před 3 měsíci +3

    Daahirow nambarkaga iisoo dir arin ayaan kula wadaago

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr Před 3 měsíci +3

    Accudu billaah!!

  • @hodanali285
    @hodanali285 Před 3 měsíci +4

    Jiido waa jiran

  • @XabiiboDhecisow
    @XabiiboDhecisow Před měsícem

    Daahiroow wad mahadsantahay gabadii hadaad Mel kasaartay

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 3 měsíci +13

    ASC WLLE JIIDO CALI WAA CALI MADAXWEYNE WAXEY KA YIHIIN MADAXWEYNE DIR

  • @ustaadcusmaan9641
    @ustaadcusmaan9641 Před 2 měsíci

    Asc Ďaaaaahir Guuuuuuuuleyso
    Cumri dheeri ah iyo caafimaad ayaan Rabbi kaaga tuugay
    Waligaa jir oo joooog I.a

  • @abdifatahbirik7263
    @abdifatahbirik7263 Před 2 měsíci

    Iam really support this team,

  • @user-it1pe9ew3l
    @user-it1pe9ew3l Před 2 měsíci +1

    Haa Wa Sax Shiido Way Jirtaa Mustaxiil Ayan Ku Bartay

  • @saafilifestyle6516
    @saafilifestyle6516 Před 2 měsíci +1

    Jiido Ali iyo werdaay Ali Waa walaalo

  • @Omarhussein-
    @Omarhussein- Před 3 měsíci +3

    Jiido waa raxweyn

  • @user-bh3sb5oe3f
    @user-bh3sb5oe3f Před 2 měsíci

    JIIDO WAA JIRAAN QURUX BADAN AAD BEY U QURUXSANYIHIIN.

  • @abdinoor2194
    @abdinoor2194 Před 3 měsíci +1

    Daahir caladoow waxaad sheegatay suldaanka Irir Samaale
    Waxaad garan weydey JIIDO
    Jiido cali wardey cali
    Boran cali waa wallaalo waa cali madaxweyne Dirreed oo asal ah
    Waxay ku hadlaan luqada maay
    Waxay degaan Qoryooleey ilaa Jubbooyinka

  • @harunmahamed6689
    @harunmahamed6689 Před 2 měsíci +1

    Jiido dir mhn Sxb waa rxweyn

  • @xidigxiddigasheikh9120

    Marshall dahir gl wcn

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 Před 3 měsíci +3

    dirr jiido ah. oo cali madaxweyne ah ma jiro. ee waxaa jira jaarso OO AH ALI MADAXWEYNE DIREED.

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b Před 2 měsíci

      Subxanallaah cimrigaagoo raagay geel dhalaayuu ku tusaa jiido waa maqlay jareer baan .oodayee jeesro na maxay ahayd xageena degaan waligay mamaqlin jeer mahasha webiyada ku jirta ugaranayaa

    • @adnahussein6060
      @adnahussein6060 Před 2 měsíci

      @@user-oi5uk4de1b Jaarso waxaa yaqaaana Somalia 🇸🇴 da dagan Deegaanka jigjiga. iyo hareeraheeda. Jaarso. iyo gaadsan. iyo Akisha. iyo sure iyo kowa kaloo badan waxey ka mid yihiiin Qabiiil ka dirr weeyne .,.,Soomaali weey badan yihiiin marba qabiilo cusub aa. baraneeynaa. waliga jaarso waxe ku badan yihiiin Hargeysa iyo booraama oo ka mid ah gobolka Owdal. …,,,

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b Před 2 měsíci

      @@adnahussein6060 no no jeerso magaranayo anigu nin ogaden oo reer cabdille ahay laakiin somalia ku dhashay magalada kismanyo aabahayna wuxu ku dhashay dhulkaa ogadenia qoraxay qabridaharre qabiilada aad tirisay gaadsan iyo surre waa garanayaa gaadsan wuuba nala degaa ilaa juabada hoose laakiin ku jooga jubaland waxay sheegtaan oo ay magta labixiyaan og m.z reer cabdille reer wafaa Bay ka midyihiin intakale magaranayo wll

  • @zainabosman6991
    @zainabosman6991 Před 2 měsíci +1

    Ajuuraan maahan Hawiye, mooriyaan mooriyaantu dhashey. Ajuuraan waa ay ka fac weyn tahay Urur_Hawiye in lagu tilmaamo

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před 3 měsíci +3

    meeshan jacburis baad ku heysan kkkkkkkkkkk

  • @Queenkiin1234
    @Queenkiin1234 Před 3 měsíci +2

    Maxkamada aada ugu helay

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 Před 3 měsíci +1

    Digil & mirifle waa raxaween

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 Před 3 měsíci +4

    Jiido waa dir shanta caleemod ayey la dhasheen asalkoodu waa oromo

  • @user-et8qs8mk6x
    @user-et8qs8mk6x Před 3 měsíci +2

    May

  • @user-fh4sk5bq2e
    @user-fh4sk5bq2e Před 2 měsíci +2

    Jiido Cali waa nimana Dir ah

  • @CaliFarey-ch6oi
    @CaliFarey-ch6oi Před měsícem

    Jiro waa reer qoryooley
    Waadigil

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 Před 2 měsíci +1

    Fiiri jiidle jidle shiidle 3 daas waa kala nooc waana qabiilo jiro laakiin waakala duwanyihiin

  • @abdifatahbirik7263
    @abdifatahbirik7263 Před 2 měsíci

    Really ur very right

  • @halwoelmi6335
    @halwoelmi6335 Před 3 měsíci +2

    Kkkkkkk wa saxkin gabadhen

  • @caliabiikar9757
    @caliabiikar9757 Před 2 měsíci +1

    Asc

  • @caanoos
    @caanoos Před měsícem

    Asc Daahir calasow jiido miyaad maanta isweydiineysaa…cajiib

  • @ismailkassim1192
    @ismailkassim1192 Před 3 měsíci +2

    Very true the abuse done by these men from diaspora is unimaginable.

  • @AshaHusseinMoallim
    @AshaHusseinMoallim Před 4 dny

    Jiiddo wa digil, Garre wa 2 Tuuf iyob Quraanyow.Quraanyoow waa dir Tuuf waa Digil.

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 Před měsícem

    Sideen ku helaa gabadhan nmbrkeda

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 Před 3 měsíci +2

    Kkkkk DAAHIR KHATAR BAA TSHAY JAAJUUS INAAD TAHAY WAANOGAA

  • @salatkey3614
    @salatkey3614 Před 2 měsíci

    Mashaalah team dahir alassow

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc Před 3 měsíci +3

    Waa jirtaaa

  • @zahroali-nj2kf
    @zahroali-nj2kf Před 3 měsíci +1

    Raxaweynta oo idilbaa waxay ka yimaaden Darod hawiye, iyo Dir

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc Před 3 měsíci +3

    Shan oday aa naga fakatay kulahaa mageelbaaa

  • @fadumohagi2603
    @fadumohagi2603 Před 6 dny

    Asc ,Jiido walaal waa Digil

  • @user-vq3fv8ii1f
    @user-vq3fv8ii1f Před 2 měsíci +1

    Jiiddo waa jareer.

  • @sahaladan6495
    @sahaladan6495 Před 3 měsíci +3

    Dadkaan maxaa ka qaldan qabiil iska daaya

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 Před 3 měsíci +4

    Jiido waa dirgir iyo milifle

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Před 3 měsíci

      Waa beentaa jiido waa dir jiido cali mdweybe dir weeye jiido cali wardey cali iyo cafar cali waa walaalo waana mdweyne dir

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b Před 2 měsíci

      ​@@casalasal6466cafar cali aaà😂😂😂

  • @user-wt2kd4np6z
    @user-wt2kd4np6z Před 3 měsíci +1

    Daahir dhiiqo muxuu meesha keenay

  • @MaxamedCabdi-on5lf
    @MaxamedCabdi-on5lf Před měsícem

    Jiido asl waa DER mise asalka waa DER digal waa deegaan😊

  • @kaboweyne8779
    @kaboweyne8779 Před 3 měsíci +5

    Waa dir gabadhu

  • @yusreensheikh9922
    @yusreensheikh9922 Před 3 měsíci +2

    Jiido cali Dir maaha waa digoo mirif waxayna la dhasheen canfar cali,jiido cali luuqad kaleey qabaaan

  • @user-et8qs8mk6x
    @user-et8qs8mk6x Před 3 měsíci +3

    Jiido waa digar iyomirfle

  • @AhmedCade-gl7wb
    @AhmedCade-gl7wb Před měsícem +1

    Pro.saalim caliyow ibrow waa dir.

  • @nasriinhaybe5482
    @nasriinhaybe5482 Před 2 měsíci +1

    Habrahan 50jirada ah waqtigi cibaadaysanlahayn kujira oo xan iyo danbi ay kashekeynayan yaahuu😂

  • @AhmedCade-gl7wb
    @AhmedCade-gl7wb Před měsícem

    Waa dir madaxweyne direed

  • @farhionur6221
    @farhionur6221 Před 3 měsíci +2

    Somaali waa u dhamaatay.

  • @Ruqiya100
    @Ruqiya100 Před 3 měsíci +1

    Waa madaxweyne direed

  • @cabdiadow1508
    @cabdiadow1508 Před 3 měsíci +2

    9ajuuran ayaan ka wada

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 Před 2 měsíci

    Gabdha lacagteda siya wa gabar dir ah jido cali madaxweyn

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 Před 2 měsíci

    Jiido cali madaxweyn iyo wardey cali isla dhashen

  • @hodanali285
    @hodanali285 Před 3 měsíci +1

    Jiido they even have different language

  • @AshaaweysAsha
    @AshaaweysAsha Před 3 měsíci +1

    Gardhere samale anigaa ahee jiido dab iyo bansinban iskunahay mel nagama so galan jiido

    • @user-tk4hl8vz2i
      @user-tk4hl8vz2i Před 2 měsíci

      Jiido cali kuumabaahno iyadaadad ubaahantihiin

  • @hamidsheikh407
    @hamidsheikh407 Před měsícem

    jeede waa dir asxaabey

  • @MaxamedAbdi-bf9ex
    @MaxamedAbdi-bf9ex Před 2 měsíci

    Jiido cali
    Jaarso cali
    Warday cali. All ilmo madaxweyne direed

  • @hawa8224
    @hawa8224 Před 3 měsíci +3

    😂😂😂😂😂

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase Před 2 měsíci +1

    Let. Him divorce the lady and pay her dues

  • @Yusro557
    @Yusro557 Před 3 měsíci +1

    Gabadhana waji jareer weyba ledahay👍

  • @fardusjimcaale7267
    @fardusjimcaale7267 Před 2 měsíci +1

    ACUUDU BILAAAH NIN WALAASHED QABAY MAXAA U GEYAY

  • @user-gu6po2eq4x
    @user-gu6po2eq4x Před 2 měsíci

    Horta arinteeda hala xaliyo

  • @AhmedMo-dx6nt
    @AhmedMo-dx6nt Před 2 měsíci

    Moh d Ali wa america is dahir alaso investigation jounalist

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před 3 měsíci +3

    Waa dad caana una badan qoryooley

  • @Ismlre125
    @Ismlre125 Před 2 měsíci

    Wadanka waxuu Nabad unoqon layahay kan aya Kow ka ah(Alasow) shagashanka qabyalad ayuu kashekeyaa

  • @baxariszuzi4683
    @baxariszuzi4683 Před 2 měsíci

    asc dalq dam ❤❤❤❤❤❤waruten ayeyayalow

  • @yasminmahamed198
    @yasminmahamed198 Před 3 měsíci +1

    Maxishoodyaala Raara xoshoosha gashaanba waxa Bowden dadka meelha Casio Yaahuu naagten waa Morgan idinkuna waxa tahini Morgan kale

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 Před 3 měsíci

    Qabiilkiina ba' hadii aad wax u qabaneysiin qabadha wax u qabta si Somalinimo ah.

  • @leylaabdulahi1042
    @leylaabdulahi1042 Před měsícem

    Subxaanlaha😊😅😅😅😊😊

  • @AliAwadYonismohamed
    @AliAwadYonismohamed Před 19 hodinami

    Waan u ducaynayaa dadka wax taray gabdhan yar ee miskiinta ah