Khadra Cumar Dhuule | Heesta Uroonaw Naftadiyo I Music Iyo madadaalo | Astaan HD 2020

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
    Astaan Tv 2020

Komentáře • 39

  • @Ciidle1
    @Ciidle1 Před 8 měsíci +5

    Heestan waan iska jecelahey xata aniga oo waqtigan qisadeyda aheyn
    Janada ku nolow khadray😢
    Habeenimo 00:47 Talada 25 December 2023

    • @amuun_xoxo
      @amuun_xoxo Před 7 měsíci

      Khatumada hagaajiso habeen lasi sexanaayo side hees lo dhagaysanaa😳

  • @_wll____
    @_wll____ Před 7 měsíci +8

    Old is gold

  • @cabdimacaani436
    @cabdimacaani436 Před 2 měsíci +1

    Hees taan beri aan kenya jogijiray xusuus iguleedahay wlhi 2010 ilaa iyo hada qalbiga kamabaxdo walow aan calfan qoftaas❤❤❤

  • @sakariyeaburahman
    @sakariyeaburahman Před 5 měsíci +2

    Gobonimada lagu sheegayaa dadka ku faana dadkooda gobta ah
    Dhaxalkii cumar dhuule cali alle haw raxmado

  • @sucaadmacalincilmi5731
    @sucaadmacalincilmi5731 Před 4 lety +6

    Gabadha somali ugu codka macaan

  • @caytoeconomist
    @caytoeconomist Před 23 dny

    Allah haku naxariisto khadra cumar dhuule 😢

  • @abdifitahiman8165
    @abdifitahiman8165 Před rokem +5

    Dhaxalki cumar dhuule allaha unaxarista

  • @idirisali572
    @idirisali572 Před 4 lety +5

    Kabankii abeheed ayaa gurigeeda yaala

  • @KhatraSalah
    @KhatraSalah Před 2 měsíci

    Iskaga haysta hestan jeclehe illahow ano xaskaga noqon haidilin❤❤❤

    • @fardowsoyacquub
      @fardowsoyacquub Před 2 měsíci

      Sxby hdalkaga wlhi wuu itabtay riyadas cml wn lahaa lkinse imasurtowin walila fahmi waye darenka jceyl wxe ahataba alle hku rumeyo riyadada xbbtiyey 😢

    • @KhatraSalah
      @KhatraSalah Před 2 měsíci

      @@fardowsoyacquub amiin abayo athigana Allah hakusahlo hadan helin l.a

  • @zhuceybapdallahzaiit
    @zhuceybapdallahzaiit Před 9 měsíci +1

    Allaha u naxaristo runti wa shaqsi dadnimada wax ka yaqan

  • @umumohamedaamiin9289
    @umumohamedaamiin9289 Před 4 lety +5

    Uroonaw nafteydiyo
    Ka roonaw ragoo idil
    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohameddhaydhame8518
    @mohameddhaydhame8518 Před 2 lety +2

    Walalka iyo wiilkaga kala ilaali waa bisad iyo dooli👩‍👦🙏🙌👌😍🤣

  • @nafisonisaam5671
    @nafisonisaam5671 Před rokem +1

    Riyada hanoorumowdee rajada ha inoo ahaatee siduu alle🤲 nooyelee😩🙊

  • @awaalemaxamed5248
    @awaalemaxamed5248 Před rokem +1

    Qadrò cumar dhule song
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmeddhoore2997
    @ahmeddhoore2997 Před 3 lety +4

    Childhood memories 💜

  • @abdiraaziq
    @abdiraaziq Před 3 lety +3

    Wuxu cod macaana

  • @siciidxasanmuuse-qx7gh
    @siciidxasanmuuse-qx7gh Před měsícem

    Ana qaba hada qoftan❤❤❤❤

  • @mateulahoz9396
    @mateulahoz9396 Před rokem

    Very sweet voice walhi beautiful voice manshlah

  • @user-wm2pi2vt4r
    @user-wm2pi2vt4r Před 3 měsíci

    Alwo igu kaaasin intaaa xaskaga noqonayo😢😢😢

  • @ismailkala6790
    @ismailkala6790 Před 3 dny

    💎💎💎💎

  • @sahalmoumin7947
    @sahalmoumin7947 Před 2 měsíci

    Like the old good time

  • @awaalemaxamed5248
    @awaalemaxamed5248 Před rokem

    DABESHA AAN RABO DHANKADA AYEY KASOO RIDAA 😢😢

  • @mustafdaleel965
    @mustafdaleel965 Před 4 lety +1

    Nice muscian

  • @ifrahmahamud2534
    @ifrahmahamud2534 Před 4 lety +1

    💙💙💙💙💙❤❤❤

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps Před 2 měsíci

    😢

  • @Abdiraxmanmuuse
    @Abdiraxmanmuuse Před 4 měsíci

    Old is gold