Sahra Ahmed jamac

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • sahara axmed jamac oo qaraami oo kaban qadeeso 1978 waaaaaaaaa heestii jaceylka hantaqada ka daa ........?

Komentáře • 318

  • @user-ob8kx3nu7b
    @user-ob8kx3nu7b Před 7 lety +65

    تحية طيبة من السودان للشعب الصومالي الشقيق الحبيب لقلوبنا يارب يعم السلام كل الصومال انا احب الفن والمسيقة الصومالية وهي قريبة من السودانية وخصوصا الفنانة فاطمة قاسم وحليمة خليفة واحمد ناجي وغيرهم ...ارسل سلامي الي اصدقاء درسو معي الجامعة في السودان وهم مبارك محمد فارح وعبدالفتاح عبدالرحيم

    • @moogeumal3989
      @moogeumal3989 Před 7 lety +1

      ولنا ذا أيضا . ابلغ تحياتنا لجميع الشعب السوداني الأبي .

    • @osmankulane1525
      @osmankulane1525 Před 5 lety

      شكرا اخونا ونسلمك. و هكذا نحب الفنانين السودانيين. محمد الورد.

    • @alisomali3687
      @alisomali3687 Před 5 lety

      شكرا اخ عبد العزيز! نحن نحب الشعب السودان الشقيق. ونحب الفن السودان الاصيل والأساتذة الفن مثل وردي، عثمان حسين، ابن البا دية، الطيب عبد الله وكثير من العباقرة الفن السوداني.

    • @warsamesheikh8246
      @warsamesheikh8246 Před 4 lety

      وهذه الفنانة الراحلة اسمها زهرة احمد جامع۔۔وموسیقار الراحل ایضاً اسمه داوود علی مصحف۔۔عود یتکلم۔۔ویقول داوود داوود۔۔۔هههههه۔۔۔اللهم اغفر هما

    • @bashirabdirisaq4467
      @bashirabdirisaq4467 Před rokem

      الله يسلمك

  • @axmedkaraama6925
    @axmedkaraama6925 Před 6 lety +10

    Sahra Axmed Jaamac ma dhiman ee way dhuumatay. Muuqeeda oo la waayo mooyane iney innaga maqan tahay ha moodina. Qofafka fanka i jeclaysiiyey ayay u horreysaa. Ilaahay haw naxariisto maamada.
    Heddiidee ay ku heestay ayaa shalay kaga buuxdey. Kitaabkeeda midigta Alle ha ka siiyo. Aamiin.

  • @GuakaMali
    @GuakaMali Před 4 lety +12

    This song saved my marriage to my wife. I love it sooooo sooooo much.

  • @robledadar8289
    @robledadar8289 Před 10 lety +8

    Sahra My Favourite singer in all the time long live sahra Daaud a great somali musician and singer Daa uud iyo sahra wonderful song dadkaas ayaa mar labaad soo cesha waxaa na wareriyay caruur ciyaysa.

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE Před 13 lety +43

    innaba caadi ma,aha, this is absolutely rocking , sahara Ahmed you deserve to be counted among the all time greatest , wish you all the best in remaining of your legendary career ,

  • @dareenxaaji2553
    @dareenxaaji2553 Před 6 lety +5

    Allah Yaa raxma raximin
    Mamo Sahro Axmed Jamac
    Qabriga Allah haku Nuriyo
    Amiin Yàa rabi 😭😭😭

  • @dhussein7284
    @dhussein7284 Před rokem +5

    Heestaan nasteexo indho oo qaadaysa baan arkay wlhi baan ku dhaartaye hees Legend inay tahay waan dareemay oo laxankaas qof Reer playback ah uu san samayn Zahra allaha janneeyo

  • @Janno190
    @Janno190 Před rokem +4

    Allae haw naxariisto sahra iyo daa,uud Cali masxaf

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilas

    Rabi Naxariistii Jano Al Ustaad Daa.uud Cali Masxaf iyo Wali Sahra Lama Ilaawikato

  • @abdullahielmi6257
    @abdullahielmi6257 Před 8 lety +9

    Waa macalinka cuudka ama kabanka,daaud cali masxaf iyo codkii macaanaa,ee sahra axmed jamac,waa classic.....

    • @saalimcumar1960
      @saalimcumar1960 Před 6 lety

      Www

    • @ahmedfiqow9959
      @ahmedfiqow9959 Před 6 lety

      Abdullahi Elmi Dauud Ninkii sobarar Cuudka wali wunolyahay bro waa Al Ustaad jiim sheeq muumin the only one cuudka active ku ah Hala yaa jiim

  • @bilebulsho
    @bilebulsho Před 8 lety +11

    Waa hooyadii fanka xalimo qaliif allaha unaxariisto Sahro hada fanka majoogto naag xataa usoo dhawaankarto mama Sahro waan jeclahay heesaheeda

  • @GuakaMali
    @GuakaMali Před 4 lety +2

    Wallahi my fave song. I love this song very much. Means allot to me.

  • @yaasirabdi6494
    @yaasirabdi6494 Před 6 měsíci +2

    Udub dhexaadkii hobaladda waa beri ahra ❤AHUN

  • @Salma.Ismail
    @Salma.Ismail Před 4 měsíci +2

    Allah SWT haw naxriisto edo Sahra Ahmed

  • @naasirbashiir3246
    @naasirbashiir3246 Před 7 lety +7

    sahra axmed jaamac fanaanad qaran
    hubsiimo ayaa la yidhi
    halbaa lagu doorsadaa
    waxaanad hayn adoo
    ka
    hadhaa haboon
    fan waa intii hore.........

  • @josephphores4369
    @josephphores4369 Před 5 lety +3

    Allah how naxariisto mamo sahra ahmed jamac 3/7/2019 ban dawanyaa

  • @ADOONKIIRAXMAN
    @ADOONKIIRAXMAN Před 5 měsíci +1

    bal ninka laxanka macan sameeyay kawarn, ee hadna si xarago leh ugu tumay mamo Sahra Ahmed mucjisadi kabanka daud alle ha ku naxristo iyo sahra ba

  • @Cartan7
    @Cartan7 Před 8 lety +12

    waqooyi fanka/suuganta somaliyed heer sare

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 Před 6 měsíci +1

    The sad old days. A radio was playing this song in kismaayo airport while USC militias were besieging us. I was waiting a flight to peaceful Kenya.

  • @AliAli-iw8tg
    @AliAli-iw8tg Před rokem +2

    AUN, Sahra Ahmed Somali legend.A+list

  • @moogeumal3989
    @moogeumal3989 Před 7 lety +3

    Xasuusta gaarka ah; ee ay heestani igu leedahay wax kamida; xiligii aan deplomka englishka dhigan jirey, iyo tabtii aan ugu raaxansan jirey, goortaan schoolka kusoo socdo. Sahra axmed; waa hooblad aan aad ugu nugulahay.

  • @wtfmoments3886
    @wtfmoments3886 Před 9 lety +9

    daauud cali masxaf waaa nin ka kaliya een uga danbeeyo kabanka yaa salaaaam

  • @mametamein5119
    @mametamein5119 Před 5 lety +5

    Sahra ahmed allah yarxamah😑😭😭

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq Před rokem +2

    Yaa rabi aloow unaxriiso gacan libaax le iyo maama sahra axmad jaamac aamiin

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Před 8 měsíci +3

    Wax badan baan hoga tusaal
    hoos iyo korba ugu iroo
    meel kle aan u heellanaa
    bal taydana aan hinjiyo
    Naftayda mar aan hollado
    Heerarka suugaanta galo
    Sidii haan buus ahayd
    In bdn hoos wax loogu shubin
    Ahey waanada habtee
    Bal aan heesaha ku dayo
    Harkiyo labadiisa galin
    Habeenku way is riixayaan
    Adduunna hawli kama dhammaan
    Intaad hiigso leedahay
    Hohey mawdkuna
    ku hareer socdaaa
    hedduna way
    kuu hayb noqon
    Wxaan heedhe aan ku iri
    Amase hoy aan ku iri
    Hagaaagga lama daadiyee
    Jacaylka hantaaqada kaddaa
    Ha noqon heeryadiisa cune
    Hubsiimo ayaa layiri
    Hal baa lagu doorsadaa
    Wxaadan hayn
    adoo ka haraa habboon
    Habaar qabe ha noqonnin
    Hanfade sida haadka lala
    Hikaaddu u dhaadhacayn
    Cidnaba aan abaal u hayn
    Habluhu waa walaalladaa
    Haweenku sda hooyadaa
    Horaadka kuu jaqsiisayoo
    Iyada hagar lagama galo
    Kalgaayl hubuq lagama rido
    Dadkii ruuxii ku handada
    ase hagaagga jecel
    iyaga waa lagu hirtaa
    haye baa qalbiga u daawo ah
    Wxaan heedhe aan ku iri
    Amase hoy aan ku iri
    Hagaaagga lama daadiyee
    Jacaylka hantaaqada kaddaa
    Ha noqon heeryadiisa cune

  • @Haldooradda
    @Haldooradda Před 4 lety +8

    Old is gold
    Legend
    Rest in peace

  • @warsamesheikh8246
    @warsamesheikh8246 Před 7 lety +4

    ومن ابیاتها
    (((((الظل والحرور الصبح والمساء یجری بعضهم بعضاً ولا الدنیا تنتهی المشاکل تطمع نیل قمتها والموت یمشی جنبک وانت لا تعرف یوم وفاتک))))

  • @shumeeey
    @shumeeey Před 13 lety +5

    Sahra Ahmed Jama you are Classic n legend lady and u will always remain tha!. I wish u could earn same money as western singers, u and somali 80s singer,s u really deserv it. Love u

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilas

    Rabi Naxariistii Janno Hakugu Bishaareeyo Insha Allaah

  • @abdifatahsheikhahmed
    @abdifatahsheikhahmed Před 9 lety +5

    waayo waayo xusuus two legends sahra and daud respect

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 8 měsíci +2

    AHUN Sahra iyo Daa'uudba.

  • @GuakaMali
    @GuakaMali Před 13 lety +2

    just awsome!..this's my marqaan song for the night:)

  • @muxiyosulub5669
    @muxiyosulub5669 Před 7 lety +3

    Ax.SAHRA AXMAD waa Fanaanad Qaali.ah Waana jeclahay heesaheeda Umada Somaliyedna Waxay ka.Mudantahay Sharaf.iyo IXtiraan

  • @saaxibulqaraam5848
    @saaxibulqaraam5848 Před 4 lety

    Hadii lay odhan lahaa fanaan dhintay lasoo bax sunaw hakuu heesee sahran isoo saara odhan lahaa wlahi❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdishakuurmaxamed8560
    @abdishakuurmaxamed8560 Před rokem +1

    Wah wah waxasa hees laga dhaha ale Haku naxriisto edo sahra axmed jamac😢😢

  • @lionheart6678
    @lionheart6678 Před 4 lety +2

    Daauud Cali Masxaf shalay ayuu geeriyooday Alle labadoodaba jannadii haku kulmiyo.💔

  • @shaficibashe2995
    @shaficibashe2995 Před 6 lety +13

    *Rest in Peace mama We love you All*

  • @abdullahielmi6257
    @abdullahielmi6257 Před 6 lety +2

    Sahara Axmed Jaamac fanaanad cod macaan,iyo macalankii kabanka ama cuudkaDaa'uud Cal Masxaf, waa heestii jacaylka hantaaqada ka daa,erayaddii Abwaan Axmad salaeebaan bide,waa heshii classic ga ahaa......

    • @husseinhandule
      @husseinhandule Před 3 lety

      waa erayadii abwaan baashe ibraahim waarabe cade

  • @shumeeey
    @shumeeey Před 13 lety +1

    WAAH WAAH SAHRA AHMED! U R LEGEND AND CLASSIC LADY!

  • @ahmedali-ge6zp
    @ahmedali-ge6zp Před 6 lety +2

    Allaha unaxariisto sahra ahmed 😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭

  • @user-cr2ln9ok6u
    @user-cr2ln9ok6u Před 7 měsíci

    Sahara Ahmed …
    من فطاحل الفن الصومالي في شقه النسائي، تميزت بالصوت الذهبي والحنجرة الذهبية الفريدة، والإنتاجية الكثيرة سواء في المسرحيات أو الأغاني أو الأنشطة الفنية المتعددة، كما تميزت بالأسبقية إلى الميدان خصوصا أعمدة الفن الشمالي، أقصد شمال الصومال Somali Land الانفصالية، فهي تتزامن مع الكبار سواء Halima Khalif أو غيرها من رموز وأعمدة الفن الكلاسيكي الصومالي …
    27 Jan 2024
    As Eyla …

  • @cilminuur5850
    @cilminuur5850 Před 4 lety

    Mam sahra ahmed illahay ha u naxariisto waxay ahaayd would qaali ah aniga si gaar ah Ayaanu us kudu fiicnaayn like my mam labadab illahay ha u naxariisto

  • @salma300zzify
    @salma300zzify Před 11 lety +2

    shahra U ARE THE ONE TRUE LEGEND,,LOVE U

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 Před 4 měsíci

    Allah ha u naxariisto sahra ahmed jama the legend of the legends 😢😢😢😢😢

  • @GuakaMali
    @GuakaMali Před 4 lety +3

    My fave song of all time! I bet 300k+ views of this is mines:)

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilas

    Hanoqon Heeryadiisa Cune🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hamzaali3339
    @hamzaali3339 Před 6 lety +1

    Alla ha u naxariisto sahra ahmed jaamac

  • @MrGareen
    @MrGareen Před 13 lety +1

    Alla yar ayareydeenaa markaan...Live-ku sidan ayuu ku wanaagsan yahay. Xusuus iyo waayo waayo ayuu dib kuugu celiyaa. Bal eega labadan hobol. Kaban macaan iyo cod kadaran.

  • @MohamedUmal
    @MohamedUmal Před 2 měsíci

    Alle haunaxaristo eedo sahra cali

  • @user-vw5vp7ts7e
    @user-vw5vp7ts7e Před rokem

    sahra axmed jamaac ayeeyo ilahay haku naxaristo mohamed mouse nimo xajkaboy

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před rokem +1

    ❤mama❤sahra❤alloow❤unxriso❤yrbbii❤😢

  • @awilcaano6939
    @awilcaano6939 Před rokem

    Magacaygu.waa.cawil.cabdi.oo.jooga Hargeysa waxaan.soo.dhaweynayaa
    Alle.ha.unaxariisto sahra.axmed

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 Před 6 měsíci

    Walee godku ways badalay Rabi haku janeeyo adiyo intaa ku tumaysiyo dhamaan hoobalkeenii dhulka hoos marray

  • @MohamedHassan-ui1cq
    @MohamedHassan-ui1cq Před 6 lety +2

    Allah qabriga ha kuu nuuriyo.

  • @maxamedabdinour-dt1zf

    Hees gaar ah classic ah oo heer sare ah alla maxaa qof qiimo leh aakhiro u degay Alla maxaanu sahraay codkaaga ku raaxaysanay wallee quluubta kama baxdid,adiga iyo daud eebe godka ha idinku janeeyo

  • @hodhanqali2574
    @hodhanqali2574 Před 4 lety +1

    Allow unaxariiso sahra Axmed

  • @khaalidabdisalaan8704
    @khaalidabdisalaan8704 Před 10 lety +2

    zahra aragtidayda waa boqorada codka xataa magool ha noqotee codka sahra waa mid aad moodo in uu si gaara u soo jiito dhegaha dadka

    • @mohamedbootaan2591
      @mohamedbootaan2591 Před 4 lety

      Khaalid Abdisalaan anigu ma aaminsani Gabar fanaanad ah oo sahro gaari kartaa inay jirto waxaan u aqoonsanahay Boqorada fanka inay tahay

  • @hamseart5789
    @hamseart5789 Před 4 lety +1

    Fanaanadeena sahra maxaa lagu garanyaa in laba Legend meesha marayaan alla ya cisak daauud

  • @said.mohamed
    @said.mohamed Před 3 lety +1

    Maan sha allah

  • @_wll____
    @_wll____ Před rokem +2

    Old is gold

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 Před 7 lety +2

    eesh qiyasak mamo sahra ahmed cid gaadha lama hayo carab iyo cajami

  • @MEDIA44NEWS
    @MEDIA44NEWS Před 10 lety +1

    ILAHAY HA DAAYO SAHRA AXMAD JAMAC

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 Před 3 lety

    Mirihii baashe ibraahim waraabe cade laxankii daaud cali masxab codka sahra axmed jaamac

  • @aydarboqare4960
    @aydarboqare4960 Před 8 lety +1

    sahra axmed waa fanaanad cod halaasi leh da ud cali mulaxam waxan leyahay nolaada

  • @MahdiOmarFarah
    @MahdiOmarFarah Před 8 lety +3

    waa zahra axmad jamac iyo codkii macanaa ee xidigta Somaliland; long life beerti xoriyada iyo theaterkii Hargeysa Sugaantu iyo dhaqanka umadayda
    hargeysa xarunta suganta

  • @nasmoe3736
    @nasmoe3736 Před 7 lety +2

    sanad kiii 1999 kii aan sahra axmed isku hor fadhisaney makhaayad shaaha laga cabo oo jacabka hargeysa ku taala

    • @Hamsa4375
      @Hamsa4375 Před 7 lety

      ma shaah bay dalbaneysay sheekad dhamays tir

  • @qasimmohamed1338
    @qasimmohamed1338 Před 4 lety +1

    Fanaanadan, Sahra AUN aad baan codkeeda u jeclahay. Waxaan kasoo jeedaa Mogadishu

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 Před 4 lety

    Ya salam Allah yaa raxma wa heestan kaba dalin ilahay godka ha ku nuuro kuna danbi dhafo amiin dhamanteen ba yaa sahra top amaxay heestan live igu qaday hees aad u jecelahay edo Allah yaa raxma 😣😣😣 ax edo

    • @caydiidyuusuf5658
      @caydiidyuusuf5658 Před rokem

      waa markuu daa,uudna fanka soo galaayey ee u hrgysa yimi allee hw nxrsto amiin dhaha

    • @caydiidyuusuf5658
      @caydiidyuusuf5658 Před rokem

      bal eeg siday isu haystaan .waxaasaaa fanaaaniin ladhahaaa. qof waliba wixiisa waaa ku xariif , tumida iyo codkaba

  • @Salma.Ismail
    @Salma.Ismail Před 4 měsíci

    Wow what 🎵

  • @said.mohamed
    @said.mohamed Před 3 lety +1

    Allaa yarxam

  • @ahmeddhacar5795
    @ahmeddhacar5795 Před 6 měsíci

    AUN Sahra ahmed jamac

  • @ridkaraaxo7697
    @ridkaraaxo7697 Před 5 lety

    Sahro Ahmed allh kunaxariisto aaamin $

  • @shuaibmohamed5843
    @shuaibmohamed5843 Před 11 lety

    it`s the best thing i have ever listen.

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 Před rokem +1

    U gurmo abaarta qaxootiga iyo barakacayaasha reer waqooyi Somaliland state somalia

  • @reydalrigaax5644
    @reydalrigaax5644 Před 5 lety +1

    Hoyada Somali land allaha unaxariisto amiin amiin amiin

  • @salaancawad1138
    @salaancawad1138 Před 5 lety

    Midhaha & codkuba Somaliland Alle ha u naxariisito abawan baashe fannanad sahra

  • @oneworld3034
    @oneworld3034 Před 4 lety

    Aduuna hawli kama dhamaado intad hiigso leedahay ohay mawdkuna ku hareer socda haduna mooyi goor ay noqon. Allah ya rahma.

  • @SaedrajoRajo-gh5xy
    @SaedrajoRajo-gh5xy Před 8 měsíci

    Aheeeey aheey xasuusi badanaa ... 1993 ayaan heesta ku xasuustaa

  • @farhiyaabdullahi9313
    @farhiyaabdullahi9313 Před 6 lety +1

    Ilaahow kuu naxariiso maamo

  • @user-xh7yl8tc3m
    @user-xh7yl8tc3m Před rokem

    Alahuma arxam sahra axmed wal amina cabdulkahi

  • @user-vq7ub3sr1x
    @user-vq7ub3sr1x Před rokem +1

    2023 ya Ila dhagaysanayaa

  • @MohammedAli-nx2kl
    @MohammedAli-nx2kl Před 9 lety

    caadi maaha Sahra iyo Dauud Cali Masxaf best classic

  • @kaysesahalofficial7226
    @kaysesahalofficial7226 Před měsícem

    Ale haw naxariisto labadoodaba
    Wax aan badnayn ayay kaladanbeeyene

  • @wadani77radio
    @wadani77radio Před 7 lety

    WE LOVE U REALY SOMAY MUSIC WALAALO B GEESIYETE GIRL LONGLIVE

  • @yaxyexasan9935
    @yaxyexasan9935 Před 8 lety +1

    Axyaa #Ereyo Ap Ap #Sahra_Ahmed_Jamac_Waxa_nawareeriyay_ciyaal_iska_ciyaya_axyaa_Qaraami_Khayre_Mina_Nazabi

  • @jimmyali2306
    @jimmyali2306 Před 10 lety

    احلا صوت من صوماليلاند زهره وهيه فعلان زهره

  • @hamzaabdi5863
    @hamzaabdi5863 Před 6 lety

    Mama zahra edo allah yarhamouk

  • @Hussary1
    @Hussary1 Před 13 lety +1

    two words.....PURE MUSIC

  • @Barkhadd
    @Barkhadd Před 13 lety +2

    "hubsiimo ayaa la yidhi,
    halbaa lagu doorsadaa"

  • @cabdifataaxmaxamuud1201
    @cabdifataaxmaxamuud1201 Před 8 lety +7

    waxaasa cod ah ,sahra Axmed jaamac , hees aad u macaan

  • @said.mohamed
    @said.mohamed Před 3 lety

    Already i am there

  • @hamseganey4383
    @hamseganey4383 Před 9 lety

    Mr daa´uud Alla yaa cisak.

  • @Hussary1
    @Hussary1 Před 13 lety +1

    PURE MUSIC

  • @mustafaosman7774
    @mustafaosman7774 Před 8 lety +14

    viva somaliland and sahra axmed

    • @khadarcabdi1
      @khadarcabdi1 Před 7 lety +3

      mustafa osman somaliland wax la yidhaa ma jirto hooy isaaq kaligii dawlad ma noqon karo dhulbahante iyo samaroon na way idinka goosteen caalamka dhinac ka raac

    • @farhandauud9219
      @farhandauud9219 Před 7 lety +4

      fanan aan somalilnd ahayni maba jiroo fanan iyo abwanbaa waa somalilnd ooya ama dilaaca

    • @sahrujawiilwal8291
      @sahrujawiilwal8291 Před 7 lety +1

      farhan Dauud ninka garaacaya kabanka asna reer hargeysa miyaa mise burco ama berbara sahra anagoo dhan baa jecel ee jooji cunsurnimada sharafteedana haku walaaqin siyaasad.

    • @farhandauud9219
      @farhandauud9219 Před 7 lety +1

      maslax waa reer xamar anagana barnaay kabanka sidaa lootumo tariikhda bara reer xamaroow

    • @sahrujawiilwal8291
      @sahrujawiilwal8291 Před 7 lety +1

      farhan Dauud cuqdada gastarig ayaa laga qaada waana lagu waasha ee iska gaar abowe.

  • @fanyaqaan4701
    @fanyaqaan4701 Před 10 lety

    Heesihii badhtamihii 80aadkii ee Sahra Axmed waxaa sameeyey nin reer Qatar ahaa kamankuna waa legend -kii weynaa ee Daa`uud Cali Masxaf

    • @cabdiraxmaanyare4665
      @cabdiraxmaanyare4665 Před 6 lety

      Fan Yaqaan Baashe Yuusuf Waraaba cade ayuu ahaa oo hada ku nool magaalada Hergeisa

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Před 8 měsíci

    Aun.

  • @warsamesheikh8246
    @warsamesheikh8246 Před 7 lety

    من الصوماللاند حکمة ورجا
    ل الحروب والسلام

  • @wadani77radio
    @wadani77radio Před 7 lety

    U ARE THE BEST ;LONLIVE WALAALO

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 Před rokem

    Ilahaw naxariisti janno ka warami

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 Před 4 lety

    guulayso walligaaa zxb