Cashark 1aad | Manduumatul Mufiid Fii Cilmit Tajwiid

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Waa kitaab ama tax gabay ah kuuna sahlaysa inaad barato Cilmiga Tajwiidka waxaa kitaabkaan si faahfaahsan noogu soo gudbinaya sheekh cabdirashiid sheekh cali suufi oo nagu soo booqday Masjid Quba London

Komentáře • 86

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 Před rokem +2

    Rabbi zidnii ilma. Jazakallaahu kheyr. Sheekh A/Rashiid Sh Ali Suufi. Illaahey ha noo kaa xafido ajar iyo xasanaad badan Allah ka siiyo addun iyo Aakhiraba. Amiin Ya Rabb

  • @wadaniga
    @wadaniga Před 2 lety +2

    Yaa allaah dariiqa xaqqa ah nagu aadi, sheekh cabdirashiid allaha xifdiyo.

  • @suleymanali9010
    @suleymanali9010 Před 8 lety +10

    sheekh cabdirashiid Alloow nooxifdi amiin

  • @raxmomaxamed8885
    @raxmomaxamed8885 Před 5 lety +4

    Shiikheena alle haxiftiyo cilmigaagana alle hakuu siyaadiyo maansha allaah

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +6

    Masha allah Tabarakalah akhii muslim filah 🙏

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et Před 8 lety +3

    masha allah sh. abdirashid ilaah haku barakeeyo sheekh alle haku xafido.

  • @qadijamcn889
    @qadijamcn889 Před 7 lety +3

    Manshallah ilahey hakasiyo ajar iyoxasanad amin amin

  • @user-gy9dd8yy2j
    @user-gy9dd8yy2j Před 4 lety

    Masha allah sheikh cabdirashiid sheikh cali ilaah qeyr hakusiiyo

  • @coachnajib9134
    @coachnajib9134 Před 2 lety

    Masha Allah yaa sheekh waan kaa faa'iidnay Alle hakaa abaal mariyo

  • @qaaricabdulahi
    @qaaricabdulahi Před rokem

    Sh cabdirashid soo badi❤❤❤❤❤❤

  • @marianaladan6780
    @marianaladan6780 Před 8 lety +5

    mashaallah wlhi sheikha Allah habarakeyo wuxu kahdlaayo waa wax jiro kitabada afsomali in naloogu aqriyo baa baraney Arabic na mafahmeyno
    aniga kamid ah dadkas hada kitabkan Arabic bukubaxaa xaga madrasada lkn afsomali asago ah ba wali radinooya
    Allah hanobarakeyo culumadena marnaba lagama maarmo

  • @ubaxabdi2623
    @ubaxabdi2623 Před 6 lety +1

    Maasha Allah tabaarakalah jasaakumulaahu kheyr

  • @studymedicine1122
    @studymedicine1122 Před 9 lety +1

    Ilhaahay shiikha ajar iyo xasanad hakasiiyo,,,

  • @siciiddhoore9166
    @siciiddhoore9166 Před 11 lety +1

    Sajokal, waan kuugu hambayyeynayaa waxbarashada luuqadaha iyo taariikhda aad ku wadid, balse arinta aad shiikha ku diiday ee ah in soomaligu yahay carabi, sidaad u fahantay maahan, ee shuukhu wuxuu ula jeedaa soomsaligu waa carabi, yacni xuruufta soomaaligu waxay aad ugu dhowdahay midda carabiga marka loo eego luukhado badan. laakiin shuukhu kama hadlayo asal meesha ay kasoo jeedo.

  • @abdiqanimahdi1693
    @abdiqanimahdi1693 Před 4 lety +1

    Mash allh sheekh C/rashiid

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Před rokem

    Jazaka Allahu kheyran sheikhana

  • @khadradahir2263
    @khadradahir2263 Před 8 lety +2

    Allah yahfadka yaa sheikh

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 Před 3 lety

    MaanshaAllaah Tabaarakallaah Jazaakallaah kheyran

  • @abdiomar9555
    @abdiomar9555 Před 3 lety

    Maasha allaha Allaha naxariisada hanagaqain

  • @jamalboy2588
    @jamalboy2588 Před 6 lety +1

    masha allha walalaha dhan ajir alaha idin kasiyo

  • @f.n6491
    @f.n6491 Před 5 lety +2

    MashaAllah Tabarakallah

  • @sihaamcadeey3709
    @sihaamcadeey3709 Před 5 lety +1

    Mashaa Allah jazaakallaah

  • @abdishakurxasan6987
    @abdishakurxasan6987 Před 11 lety +3

    Masha alah walalaha quba alaha qayr ha idin siyo runti sidad durhsta nogu sahlaysan iqani waxan joga mombasa wan ubahanahay dhaman vidoga shekh ee mandumatul mufid ma heli karaa iqawa.ni aac

  • @user-ht7ib6te2n
    @user-ht7ib6te2n Před rokem +1

    YAA rabi 🤲

  • @drshifaa1895
    @drshifaa1895 Před 6 lety +3

    جزاك الله خيراً

  • @Canjeex
    @Canjeex Před 3 lety +2

    asc, Jazakallahul khayr dhamaantid. Runtii wan u bogay casharkaan. Waana u baahna in an barto awalan dhawaaqa erayadda si an quranka u akhristo iyo sida saxda ah aan tajwiidka u barankaro. Asalamu calaykum.

  • @caashayasiin1425
    @caashayasiin1425 Před 4 lety +1

    Maasha Allah

  • @mohamedabokorfarah5822
    @mohamedabokorfarah5822 Před 4 lety +1

    mshlh shiikheena

  • @abdulahiyarre7819
    @abdulahiyarre7819 Před 9 lety

    masha alh ilahry haku barakeyo mar waliba

  • @cshakuurkhadar3123
    @cshakuurkhadar3123 Před 7 lety +2

    ماشاءالله

  • @abdiomar9555
    @abdiomar9555 Před 3 lety

    Maash allah Tabaårkallah

  • @raxmafarhan3304
    @raxmafarhan3304 Před rokem

    Mashaa Allaaah

  • @user-tm6ie7rn8s
    @user-tm6ie7rn8s Před rokem

    M.a

  • @Mick-ss8ep
    @Mick-ss8ep Před 3 lety

    جزاك الله خير

  • @maryanclwali9949
    @maryanclwali9949 Před 3 lety

    شكرا جزيلا

  • @abokorawale9234
    @abokorawale9234 Před 2 lety

    Safariga saxmiyaa

  • @cilmiismail7467
    @cilmiismail7467 Před 11 lety +1

    mashaa ALlah

  • @samafaleshiqmaxamed7803

    Mash allh

  • @maryanclwali9949
    @maryanclwali9949 Před 3 lety

    ما شاء الله

  • @amey2010
    @amey2010 Před 11 lety +1

    Barkhad reerbarigu Kh ayeey ku dhawaaqaan halka soomalida inteeda kalane ay tiraahdo Barqad 1:03-1:04 u fiirso.

  • @israaosman9105
    @israaosman9105 Před 6 lety

    masha allah

  • @Umimusab
    @Umimusab Před 4 lety

    Manshallah

  • @cilmiismail7467
    @cilmiismail7467 Před 11 lety +2

    mashaa Allah beydka uu sheikha aqrinayo . hadaa awoodo ino so qar plse .
    kan ninka carabka

  • @feisal6592
    @feisal6592 Před rokem

    Kisho nikula sima Kisha nitaenda huko ishallah

  • @fatumaabdikadir5637
    @fatumaabdikadir5637 Před 2 lety

    Maas has splash shukran

  • @hgh6577
    @hgh6577 Před 4 lety +1

    Show qaarka nabiga tuugaya ee faduma nabiyey janada na gee kuwa dhahaa wakuwa ku gambado miyaa ALLOW xaqa na tusi

  • @sambios
    @sambios Před 13 lety +5

    Jazaakumullaah Khayrul Jazaa'
    Ilaahay kheyr aan dhamaaneynin ha idinka siiyo soo galinda video-gaan CZcams.
    Qaybihii kale casharka ma soo galineysaan walaalayaal?

    • @abdallaahmed2632
      @abdallaahmed2632 Před 7 lety +3

      sheekha iyo walaalaha casharkan dhaxal galkaa isugu keen soo duba ridayba jazakullahu khayr.
      Waxa xiisa gaara leh sida quruxsan ee sheekhu culimadii hore ee soomaaliyeed uga taariikheeyay wanaagooda iyada oo xilliyadan danbe dadbadani ku danbaabaan inkiraana dadaalkoodii balse ilaah sw ayaa xisaabin dadka.

  • @shoelesssonofagun7938
    @shoelesssonofagun7938 Před 9 lety +1

    lahay sheqa adun iyo aaqiro hadaayo ameen
    dadka diinta aan aqoon bal kawarama
    nin maskiin oo suufi iska ah ooba ddin aqoon ayaa culimada ka hadlayo subxna allah
    sufiyada ninka ugu weey oo cilmiga yaqaano maxa daaray mulimba uma oo waaa dad cambuulo iyo shax lee radinaayo

    • @muzxin
      @muzxin Před 6 lety

      suufi waa dadka xaqa iyo diinta laga soo bartay shiiqana waa sheegay inaan waxba laga sheegi karin ilaa salafkiina joogeen

  • @sajokal20
    @sajokal20 Před 11 lety

    Eebe ha kaa abaalmariyo walaal Sheekh Cali Suufi habka wanaagsan ee nagu barayso qaabka akhriska quraanka,Anigu taariikhaha bulshooyinka hore iyo afafka iyo diinaha ayaan dhigtaa "Af soomaali waa af carabi"ayuu yidhi sheekhu ee taariikhdu waxay cadaysay inuu af soomaaligu waagii faraaciinta lagu hadli jiray,faraaciinta ayaa ka soo jeeday dhulkan soomaalida geeska Afrika.Afkaas baa ka horeeyey oo raadeeyey af yahuudi iyo carab oo nabi Ibraahim ka soo tafiirmay iyo haajara "Kh" Akhri,Khaakhato iwm

  • @zeynabmaxamed1263
    @zeynabmaxamed1263 Před 4 lety

    M a

  • @bilkkhsab
    @bilkkhsab Před 11 lety

    ale ha ku xifdiyo

  • @user-gy9dd8yy2j
    @user-gy9dd8yy2j Před 4 lety

    Magac ilaah kuubixiyay makaa tagaayo

  • @dagenzaiid3111
    @dagenzaiid3111 Před 7 lety +3

    Asc

  • @caashayasiin1425
    @caashayasiin1425 Před 4 lety

    Raaji caalisoofii

  • @suaadd5788
    @suaadd5788 Před 6 lety +1

    kitaabkan iyo almulakhas ma kala labaa

  • @muzxin
    @muzxin Před 6 lety +5

    Jzk Suufiyo ineey yihiin ahlu xaq oo aan wax laga sheegi karin waaa noo sheegtay wahaabiyo Allaha fahansiiyo arintaas

    • @fadumoahmed8124
      @fadumoahmed8124 Před 6 lety +1

      Zakiya m

    • @abdullahimaulimahmed6431
      @abdullahimaulimahmed6431 Před 5 lety

      Shukhran walashay qaliga ah lkn nin wax garanayo ama og in aw waxba garanaynin ayaa wax looshegi karaa lkn ruux jahil ah hadane isku haysto in aw calim yahay weyay wahabiyadu Marka sidee wax loogu sheegi karaa

    • @sahrasimanqalichannel7764
      @sahrasimanqalichannel7764 Před 5 lety

      @@abdullahimaulimahmed6431 waad qaldan tihin

    • @sahrasimanqalichannel7764
      @sahrasimanqalichannel7764 Před 5 lety

      Wahab yada ayaaga ayaa Ku hot mar san

    • @nimcoshaandi3606
      @nimcoshaandi3606 Před 4 lety

      @@abdullahimaulimahmed6431 adinku cidii qaldan inuu ALLAH la xisabtamaaa ma garaneysaan miyaa hadad caysaan ma dambi bad gasheen mase dad muslima bad cayeysaan

  • @studymedicine1122
    @studymedicine1122 Před 9 lety

    kitaabka magaciisa see kuhelaa walaa layaal

    • @ilhaamsheikh1102
      @ilhaamsheikh1102 Před 8 lety

      احكام التجويد ayaa la yiraahda kutaabka magacisa hada rabto app ahaan uso dajisan karta ado ku qorayo ahkam tajweed inshaAllah

    • @kunisahassan826
      @kunisahassan826 Před 5 lety

      Mashallah mashallah jisakallahu qeyr

  • @anasmadoobe2172
    @anasmadoobe2172 Před 5 lety

    quraanka maadaama uu hal mar soo degay maxaa keenay in toban qiro ayaa jira in la dhaho

    • @Masago2025
      @Masago2025 Před 4 lety

      Anas M hadaan su,aashaada jawaabteeda isku dayo, quranka markoow soo wada dagay oo nabiga scw aw xijabtay dadkaa quraanka yaqiinay mugaas xoogoo sii dabar go a laga dareemay dugsiyadaan hada jiro oo arday cusub soo saaro majirin mugaas amiirul muslimiin iyo maamulki mugaas jiray ayaa waxeey ku tashadeen quraanka in laqoro jalaad jalaad,, jusjus,awal iyo aakhr xisib iwm loo sameeyo si xifdis ahaan u suura gasho muga dadki qora ladhahay oo loo idmay aa qolo walbo hab u qoreen sida xafsa,,camra,,warash,,iwm lkn somalida waxeey heysataaa 2 oo kala ah xafsa camra lkn midaad rabto waa qaada kartaaa kherka allaha waafajyo

    • @nimcoshaandi3606
      @nimcoshaandi3606 Před 4 lety +1

      @@Masago2025 masha ALLAH kheyr bdn insha ALLAH wxanan ku qoslay kalmada muga mugaas ah hhh ad nafta noga qaday somalidenii hore masha ALLAH

    • @Masago2025
      @Masago2025 Před 4 lety

      @@nimcoshaandi3606 afsomaligaan ka aradanahay e ha iigu yaabin adaa mudan walaashey allaha kusiiyo 4 deel darajo,dad,diin iyo deeq

    • @nimcoshaandi3606
      @nimcoshaandi3606 Před 4 lety

      @@Masago2025 maya waa sax muga waaba asal wll aaamin

    • @waaniyechannel7935
      @waaniyechannel7935 Před 4 lety +2

      Walal quraanka hal mar ma soo wada degin aayad aayad iyo suurad suurad ayaa loo soo dejiyay xigmada ku jirtaana waxay ahayd waxa lagu tarbiyadaynayay khakadkooda lagu saxayay saxaabadii rcn, waxana loogu jawaabay suaal kasta oo ka timaada gaalada, maxaa qiraa aadka kala bedelay ? Waxaa kala bedelay carabta ku noolayd jaziiratul carab waxa jiray kelmedo aanay isku si ugu dhawaaqi jirin tusaale sida عليهم. Calayhim qaar baa sidaa ugu dhawaaqayay qaarna عليهمو xaga kuwo kakena waaw kaga darayeen . Lkn waa isku macne Rasuulkuna wuu ogaa scw cumar ibnu khadaab baa arkay nin kelmed quraanka ka mid ah si kale ugu dhawaaqaya rasuulka ayuu u keenay Rasulku scw wuxu yidhi quraanka todoba qiraao ayaa Allaah ku soo dejiyay. Maaha wax samaysmay rasuulka ka bacdi lkn Allaah baa ugu naxariistay carabta maadaama ay xuruuf ku kala duwanaayeen meelaha qaar in qolo kasta sideedii lagu baro quraanka

  • @sedertyas
    @sedertyas Před 6 lety +1

    trat

  • @user-tm6ie7rn8s
    @user-tm6ie7rn8s Před rokem

    Mashaallah