Somalida Mid Waliba Waxey Donayan Iney Gaal U Adeegsadan Si Ay U Tirtiraan Bal Daawo~Sh Mustafe

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 07. 2024
  • Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
    © Islaam Media ⦙ 2022 ⦙

Komentáře • 9

  • @husseindjama6572
    @husseindjama6572 Před 28 dny

    Khayr allaha ku siiyo.

  • @Ladansalat-jk1if
    @Ladansalat-jk1if Před 27 dny

    Masha alaah waani wanada waxay anfacaysa mumininte

  • @abdiqadirabdiqadir1813

    ASC
    Walaahi waxaan aaminsanaa muddo dheer in haddii culinada soomaaliyeed ee aad kamidka tahay ay xukunka wadanka wabtaan in ay wax badan innoo hagaahi lahaayeen.
    Sheekh Mustafe, sheekh Dirir, Sheekh Almis, sheekh Bashhir Jabuuti, Sheekh Umul, Sheekh Shibille, Sheekh Cabdixayyi, Sheekh Cabdirashiid Sheikh Cali Suufi iyo kuwo kalle oo lamid ah.
    Fadlan meesha kakaca oo Ilaahay dartiis dadka iyo dalka ubadbaadiya.
    ASC

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Před 28 dny

    Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah.
    mana HADLI kartiin.

  • @fe8445
    @fe8445 Před 28 dny

    Intaas oo guuldaro & gefaf nin galay oo weli la amaanayo:*Dalkii loo dhiibay kala tag. *Jabkii ugu xumaa baa ciidanka ku dhacay. *Xoriyadii dadka ka qaaday.* Bad & dhul isugu daray Xabashi isagoon cidna kala tashan.

  • @gedyhildid193
    @gedyhildid193 Před 28 dny

    Hadal uun buu hayaa wax qabo

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Před 28 dny

    Waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Před 28 dny

    Jaajuuskii Amxaar, ee saqraankii Silaanyo, iyo Jaajuuskii Amxaar ee Qalbi Ciyaalka Muuse Biixi, aa u garaacdeen gurbaanka QABIIL.
    maka sii fekerteen saxaarahaa Hargeeysa innaad ku soo urruuri doontaan ?

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Před 28 dny

    80% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasigga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.