AUN: Abwaan Cabdiqadir Xirsi YamYam iyo Heestiisii Guuleed Majoogaa, Warbixin Cajiib ah oo Lahelay!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 80

  • @jamalabdiaziz4161
    @jamalabdiaziz4161 Před 7 lety +51

    Masha Allah Abw AUN YamYam heesihiisa wey badanyihiin sida:-
    1-Isha sacabka mari--khadra
    2-Guuleed ma jooga--Xas Ada
    3-Saboolka caadadi--Khadra
    4-Hadmaad gacalle soo noqon--Hibo nuura
    5-Daallo--Hanuuniye
    iyo qaar kale

    • @nuuxckaafi-su4iq
      @nuuxckaafi-su4iq Před rokem +2

      Dusha timaha guudkee 2 istar cumar nuur cabdulle aun samirki ayuub hanuuniye iyo qaar kaloo badan

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 Před 6 měsíci +2

    Ilaahay haw naxariisto abwaanka waxaa uu ahaa tiir ka mid ah tiirarka abwaanada dalka soomaaliyeed .
    Waa abwaan soomaaliyeed ka madaxbanaan qabiil gaar ah ama gobol gaar ah
    Oo maskadiisa ay ka soo maaxdeen murti iyo xikmad farabadan oo ilaahay ku mannaystay .

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 Před 4 lety +5

    Rabbi ha unaxriisto abwaan aan aad ujeclahy gabayadiisa iyo murtidiisa kale ❤️ asgoon maansoonayn baa hadalkiisa ku deeqaya dhagaysigiisa Alla nasiib badana ragii la Saxiibka aha iyo dadki arki jiray

  • @maxamedkarre8075
    @maxamedkarre8075 Před 5 lety +16

    Yamyam heestiisa anoon garanayn jeclaa dadkoo dhan baa igu odhanjiray heesta jeclidaa abti barigaa aad hrgysa timi inaan kula kulmo ayay ahayd soryy alle hakuu Naxariisto From Hrgysa 😥😥😥

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Před 5 lety +3

    Allah haku naxariisto, Abwaanku qaalisana, wallee rag dunida ka dhammaa, bal midhaha heesta "Guuleed Ma Joogaa" bal midmid u dhuuxa, cajjiib, muxuu afka Somaliga heer ka gaadhay, halloogu magac daro; dugsiyada iyo meelaha muhiimka ah, Somali oo dhan

  • @barejama528
    @barejama528 Před 7 lety +5

    Maansha allah abwaankii ummadda soomaliyeed allah unaxariisto cabdi good afqashuush waxaan leeyahy waxaan leeyahy horta bal adi afsomaliga soo baro

    • @MrDrezzy007
      @MrDrezzy007 Před 6 lety

      bare Jama ha la yaabin cabdi good sxb, Heerka maskaxdiisa ayaan gaadhsiisnayn fahanka murtida qaarkeed sida guuleed ma joogaa oo kale.

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Před 2 měsíci +1

    🎉 Allaah Hakuu Naxariisto

  • @Shaakiryare690
    @Shaakiryare690 Před 3 lety +1

    Allahu unaxariisto Abwaan wadani ah buu ahaa waxan Ku xasuusta shirkii carta

  • @ibrahimabdirzak6949
    @ibrahimabdirzak6949 Před 4 lety +2

    Allow kuu naxariiso Aun yam yam

  • @fahadcaraale195
    @fahadcaraale195 Před 4 lety +1

    ilhy ha ku naxariisto abwankasi abwan qaliya ayuu ahaa

  • @abdulljama4591
    @abdulljama4591 Před 7 lety +6

    macalinki afsoomaliga allah ha unaxariisto yamyam

  • @abuukarabdiqaasim1698
    @abuukarabdiqaasim1698 Před 3 lety

    Maba kadhargi heesta guuleed majoogaaaaaaa. Abwaan qaali ah iyo fanaankaba weey isla keeneeen ala ha unaxariisto abwaan c q x yam yam

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 Před 4 měsíci

    Waa abwaan Qaran yam yam alaha unaxariisto

  • @hodan9455
    @hodan9455 Před 5 lety +2

    illaahow u naxariiso abwaan yamyam

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 Před 2 lety

    ALLAHA u naxariisto Abwaan Cabdulqaaddir Xirsi Yamyam.

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 Před 6 lety +4

    mashallaah oday caqli badan Allah hakuu nuuriyo qabriga wasiciyo amiin

  • @abwaandhuux5517
    @abwaandhuux5517 Před 6 lety +1

    Alle ha unaxariisto abwaan abdiqadir xirisi yamyama abwaan somaliyeed bu ahaa

  • @ahmedyare7495
    @ahmedyare7495 Před 4 lety +1

    Abwan somaliyed allaha ku naxaristo

  • @nastexabdi205
    @nastexabdi205 Před 6 lety +2

    Allah Ku naxariisto abwaan yam yam

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 Před 2 lety

    Allah unaxresto C/qadir Yam Yam

  • @maxamedducaale2954
    @maxamedducaale2954 Před 3 lety

    Abwaan yam yam
    Illaahay ha u naxariisto
    Murti soconaysa

  • @libandahir6101
    @libandahir6101 Před 8 lety +2

    AUN geesi soomaaliyeed buu ahaa

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Před 5 měsíci

    Yamyam ❤

  • @sumadqaran
    @sumadqaran Před 10 lety +2

    Illahay ha u naxariisto

  • @barrygolden6873
    @barrygolden6873 Před 2 lety

    Wow Abwaan Qaaliya Cabdul-qaadir Xirsi Yam Yam

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Před rokem

    This is a gold mine.

  • @RochelleHa
    @RochelleHa Před 6 lety +2

    Walal qof ki soo galiye cajalkaan dambi bey u tahay heestaan abwanke ee ka saar Allah ajar ha ka siiye.

    • @asagaaniga4710
      @asagaaniga4710 Před 5 lety

      Waad kheeyr jeceshag laakiin asagii ayaaba leh "jira meeydka dabadiii"
      Kamaba us an towbad keenin xumaana umuusan arkeeynin fiswiga..

  • @abdikadirmuhumed6399
    @abdikadirmuhumed6399 Před 6 lety +2

    alla yaaraxma cabdikadir xirsi yam yam

  • @muhyadinsheikhabdi4126

    Masha allaah 1.16m baad gaadhey alle ha kuu siyaadiyo ugaas

  • @FitaaxNeshin
    @FitaaxNeshin Před 7 měsíci

    Awowe allaha kunaxaristo❤

  • @user-dv2cy3ob9s
    @user-dv2cy3ob9s Před měsícem

    Aloow kuu naxariiso

  • @dayaxteamkaazow2841
    @dayaxteamkaazow2841 Před 5 lety +1

    Allah hau naxaristo amiin

  • @sakariyebosaso1674
    @sakariyebosaso1674 Před 6 lety +2

    Waaw Heer Zare

  • @axmedsaadaq8006
    @axmedsaadaq8006 Před 10 lety +2

    ilaahay ha unaxariisto
    Abwaan Cabdiqadir Xirsi YamYam iyo Heestiisii Guuleed Majoogaa, Warbixin Cajiib ah oo Lahelay!

  • @haajiali7390
    @haajiali7390 Před 5 lety +1

    Gudbi weydi saantee ma qodbaa horteedaa 😀😀😀 allow ku naxariiso

  • @deeqsiwarsame324
    @deeqsiwarsame324 Před 2 lety

    AHN Abwaan Yamyam wuxu ahaa nin gabayga Alle hibo usiisyey. Abwaano badan ayaa gabayga ku tafanayey oo qoraal iyo dadaal gelinayey lkn Yamyam wakhtiga uu doonaba wuu shubayey. Kuma qaadanayn 1 daqiiqo in uu sameeyo gabay dhaxalgala

  • @idirismohamed3184
    @idirismohamed3184 Před 6 lety

    Abwaan yam yam alle hawnaxariisto

  • @abdigadi2360
    @abdigadi2360 Před 10 lety +6

    ninkaan abwaan cabdiqadir yam yam miya?

  • @kaffyare1708
    @kaffyare1708 Před 2 lety

    Allaha kunaxariisto awoowe

  • @calicabdinuur6609
    @calicabdinuur6609 Před 4 lety

    Allah hawnaxriisto abwaan yamyam

  • @shariifaxmed4381
    @shariifaxmed4381 Před 2 lety

    From wasiirka

  • @geeseydaahirgesey6568
    @geeseydaahirgesey6568 Před 7 lety +2

    Yamyan abwaan la hubo hal abuuri muti badan

  • @mukhtaraxmed1108
    @mukhtaraxmed1108 Před rokem

    Abwaan yamyam waxu kamid aha 10ka Abwaan ee aan laga dabba hadlin taarikhdana galay

  • @abdurahmanmohammed4227
    @abdurahmanmohammed4227 Před 10 lety +2

    abdi good wa lagu so qabtay malaha waxad islahayd yamyam wu dhintay oo cidi kuso qaban mayso nala dawada qisada dhabta ah ee ka danbaysa heestan

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277 Před 2 lety

    Alle hawnaxariisto

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před rokem +1

    @TG2:“Yamyam baa wax soo tirin
    Taladaba kumaan darin.
    Ninka maad taqaanaan
    Tooraduu la kowsaday
    Yamyam tuutahaa dhalay
    Hadaa tayga (tie) loo xidhay”

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 Před 8 měsíci

    Geesteyda caashaqa ka godladay ha gaagixine

  • @SAMAALE1
    @SAMAALE1 Před 6 lety

    alaha ku cafiyo heesta iyo murtida heesta
    waa finish markuu yiri xalaan kujiray nafbaa ihaysay

  • @nasranuur3862
    @nasranuur3862 Před 9 lety

    alaahumaarxam hu

  • @abbeyare1829
    @abbeyare1829 Před 10 lety

    cabdi good uwaca yaaqe

  • @ahmedjooye
    @ahmedjooye Před 10 lety

    asc asxaabey war cabdi good afbur bur vidiogan hala daawasiiyo afsoomali wax uu kagaranaayo maleh kulaa isir raac af soomaliga war cabdi good meesha wax kuma heesid ee af soomlaig soobaro nin yahow shuun iyo caar af soomli amahan soomalina mataqaanid afburbur.

  • @sumaliagood4833
    @sumaliagood4833 Před 3 lety

    Hesan jclhy wye 🤧🤧

  • @xuseenahmed5112
    @xuseenahmed5112 Před rokem

    77 h .

  • @fawziHapiip
    @fawziHapiip Před 6 lety +1

    Heestu geedkaY ku qurux badnaYd guud haldhaa markaad tiri aYeY jihadu kaa qalooc santaY xaqiiqatan

  • @raahoosman1351
    @raahoosman1351 Před 10 lety

    ala yaqyaqsi weynaa odagan waa abwan weyn waan ka danbeyey lakin afka labada qowlal maxaa ka socda iish

    • @mohamedsabriye4442
      @mohamedsabriye4442 Před 10 lety

      Raaxo Osman walal meytada wax lagama sheego ee waa duceyaa waa kugu ceeb iyo denbi inaad sidaas dhahdo fadlan kasaar qoraalkan meshan waa kugu gef xaqiiqatan

    • @sucaadahmed9124
      @sucaadahmed9124 Před 10 lety +2

      naa taa dan raaxo la leeyahay wax isku fal oo qof dhintay wax haka sheegiin,.... alow yaa arko saad u ektahay adiga
      !!!

    • @ismailabukar4981
      @ismailabukar4981 Před 9 lety +1

      Raaho osman walee inaadan ubad xalaal ah ahayn maxaa yeelay ubad xalaal ah oo labadiisa waalid tarbiyeeyeen dadka waaweeyn ma aflagaadeeyaan

    • @ladancabdi3514
      @ladancabdi3514 Před 9 lety

      Dad dhintay aad wax ka sheegee allow yaa adi ku arka saa u egtahay sharmuuto is cadaysay ayaa tahay dhaqan xun waliba

    • @sucaadahmed9124
      @sucaadahmed9124 Před 9 lety

      lol, ladan abaayo dhulkaad la gashey qoftaan garashada beeshay ee raaxo la baxday,ma xishooto waaye walle