WAXAN ISKU GUURINAY SAMIA IYO CADNAAN KOKO IYO DEEQOW MAXEE DHALI DOONAAN QOSOLKA ADUUNKA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 07. 2024
  • Subscribe for more #cumeer #bigfan #sundus

Komentáře • 472

  • @Kokobulle18799
    @Kokobulle18799 Před měsícem +204

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤

  • @nuuramukhtaar2350
    @nuuramukhtaar2350 Před měsícem +240

    Team cumer wax iga xanunsan abahey igu soduceya 40 qof ducadooda Waa la aqbala blz 😭😭

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Před měsícem +165

    Ar kuwanaa 😂 sundus funny iO Cumeerko labo Waa waalan 😂😂war labadan yaa iska dhalay😂😂😂

  • @mumtazciidle6005
    @mumtazciidle6005 Před měsícem +89

    Ala manta walidii oo dadah ayaa is helay cumer io sundus 😂😂

  • @shankaroonyaasiin3917
    @shankaroonyaasiin3917 Před měsícem +27

    Sundus iyo cumeer waa isku so baxaayan waa funny wana isla fududyihiin baaarakallah 😂😂😂😂😂😂😂😂😜

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před měsícem +262

    TEAM SAMIYA ONE LIKE 👍❤️

    • @user-zs9cc5rv3u
      @user-zs9cc5rv3u Před měsícem

      ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉

    • @CawilCancel
      @CawilCancel Před měsícem +6

      Dadka magacoda u dhig😂😂

    • @firdowsanur7662
      @firdowsanur7662 Před měsícem +2

      That's true

    • @ZamzamQurux-yo3ru
      @ZamzamQurux-yo3ru Před měsícem

      Asc

  • @saluuali7259
    @saluuali7259 Před měsícem +93

    Farxad ii thy inaa noqda qufka ugu horeya like 😢

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před měsícem +109

    Kusaliya nabigena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @IbrahimAhmed-pp7jn
    @IbrahimAhmed-pp7jn Před měsícem +47

    Adi iyo sundus wad iskunu raysan😂❤

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 Před měsícem +55

    Team sundus one like 👍 ❤❤

  • @FarxiyoYuusuf-pv4of
    @FarxiyoYuusuf-pv4of Před měsícem +13

    Qosol badanaaa sundus. Anoo xanaaqsan igaqoalisay😂 thanki you. So mach😂😂😂😅

  • @Marwahassan-hb7dp
    @Marwahassan-hb7dp Před měsícem +40

    reer comenti cumeerna sundus ayaynu kudarnay wabilhi tawfiiq😮😂😂

  • @aaminacabdi5731
    @aaminacabdi5731 Před měsícem +19

    Labdinana بارك الله waayo CZcams ka sundus jacyl iyo suuro nagu disheen waxba ma qarin kari😂

  • @SabiriinMaxamed-oe4lz
    @SabiriinMaxamed-oe4lz Před měsícem +18

    Alla kuwan yaa. Isku balmiye cumeer iyo sundus❤

  • @Happy-woman15
    @Happy-woman15 Před měsícem +19

    Anigu waxan isku daray sundus iyo cumeer ilmahay iska dhalidonana wuxuu noqon donaa qosolkiyo qofa😂😂😂😂

  • @MushtaaqMaxamed-t6h
    @MushtaaqMaxamed-t6h Před měsícem +41

    Team sundus one like ❤❤🎉😊

  • @nadifamohamed5297
    @nadifamohamed5297 Před měsícem +20

    Mac 💋 maa siinee ilmaheyga kulaha😅😂 ar cumeeraa Dhiblowga teaam ka ugu jeclahay ❤adi iyo sundus ❤farxad waarto idin rajeynaa ❤

  • @RayaanCumar-yu9sz
    @RayaanCumar-yu9sz Před měsícem +45

    Biri imtixan leyhyy iso duceya ino ilahey ii fududeyo io dhaman ardayda kaloso❤

  • @Beru700
    @Beru700 Před měsícem +12

    Barako .
    Sundus iyo cumeer lovely couple ❤❤❤

  • @ayuushbbe1587
    @ayuushbbe1587 Před měsícem +32

    Ala ku waanaa mac maad siinlaheed kulaha cumeer dhiblow meelkalaba hakaraadinin sundus ayaaba joogto😂😂😂

  • @BadraIsmaaciil
    @BadraIsmaaciil Před měsícem +25

    Cumeer wa 16 jir Ana ka weyn ka shekeya❤😂

  • @AnasCali-uf6go
    @AnasCali-uf6go Před měsícem +17

    CUMEER Bigfan is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-bh4hq3ce4r
    @user-bh4hq3ce4r Před měsícem +16

    Cumeer sundus baa lagu dari lahaa halkeed ukala dhacysan de 😂😂😂

  • @sacdiyoabdi6335
    @sacdiyoabdi6335 Před měsícem +46

    Samia and cadnan marka maqlay wan so orday😂😂

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 Před měsícem +33

    Cumeer koko xalay ade kudoratyadna madoratid wllnimaduhawarto asxabey wligin sa isugu xirnada ❤🎉😢

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir Před měsícem +32

    Labadiina maxaa isaga reebten mise labadiina ayaa is guursanaya😂😂😂😂

  • @abdikafiabdullahi3765
    @abdikafiabdullahi3765 Před měsícem +18

    Cumeer big faaaaaan😂😂

  • @MaxamedYare-se8nd
    @MaxamedYare-se8nd Před měsícem +16

    Qofka ugu horeeya Ahy maanta😂❤

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq Před měsícem +8

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️

  • @Niama-nalka.871
    @Niama-nalka.871 Před měsícem +9

    Cumeer iyo sundus vedio ka inta ugu danbeysa ayaga isku tuurturte😂

  • @bahjabahjabilan5161
    @bahjabahjabilan5161 Před měsícem +11

    ALL KUWAN CUMEER IYO SUNDUS HANO WAYINA 😂😂😂

  • @user-hl8wy1ls6g
    @user-hl8wy1ls6g Před měsícem +14

    Live soo gal cawa meeqo hawen ku dhohoya samiyo iyo cdnan haisla jiran adina qof kle soo wado codsi😢❤

  • @FardowsoXaaji-wh2op
    @FardowsoXaaji-wh2op Před měsícem +8

    Masha allah laba fanaya isheley 🎉

  • @NasiyeHusseinAlim
    @NasiyeHusseinAlim Před měsícem +12

    Samia cadnan❤❤❤caymir❤❤sundus cumer❤❤❤Koko macalimiw❤❤❤kiikii arimehena❤❤

  • @JamiilaMoha
    @JamiilaMoha Před měsícem +11

    whi labadan wa jeclahy qosol mirin wye😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HaMZeAbdisamed-ct3tx
    @HaMZeAbdisamed-ct3tx Před měsícem +5

    Ala cumeer iyo Sundus iyagaaba is doonayee reer Malaysia 🇲🇾 isku guuriya

  • @yahyeajab8841
    @yahyeajab8841 Před měsícem +8

    is amaana oo is guursada😂waaba isku soo baxayiin😂😂 isku dabeecad thiin🎉😂❤

  • @MushtaaqAbdi-br5fi
    @MushtaaqAbdi-br5fi Před měsícem +11

    Lawadan waa isla jeclehe wllhi lawo isla walan😂😂😂

  • @user-ot7nh9ny4y
    @user-ot7nh9ny4y Před měsícem +7

    Sunduus cumeer gacan uu tagaaan😂

  • @Maryam_Nuur_Geesey
    @Maryam_Nuur_Geesey Před měsícem +8

    Cawa ana uhoreeya cumerow😂🎉

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s Před měsícem +2

    Ay koko iyo deeqoowaa kokoo inee xabadeeso maaraptiin wiilka ileen waa halise❤❤❤❤

  • @maandeeq2121
    @maandeeq2121 Před měsícem +13

    Team cadsam one like❤🎉

  • @Wll_puYoL
    @Wll_puYoL Před měsícem +4

    Sundus iyo cumeer 2wiil iyo 2gabdhood allah dhaxdooda ka peero

  • @habiiboyahyeosman9696
    @habiiboyahyeosman9696 Před měsícem +13

    Cumeer dhibkiisa qol ku xera😂😅😂

  • @cabdimaxamed4801
    @cabdimaxamed4801 Před měsícem +4

    Cumeer & sundus amiiro & ceeya salax & ladam imky & kiikii 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @abdiwalimustaphe
    @abdiwalimustaphe Před měsícem +6

    sundus iyo cumeer aan isku darno 😄reer comment anaa uhadlaayo fiiriya yah 😂cumeer qaabiltu sundus haa qaabiltu 😂sundus qaabiltu cumeer haa qaabiltu 😅wabilaah towfiiq meherku wuu dhacay hhhhh😂 sacadn laga bilaabo labadan waa lamaane mxaa kaqabtaan reer comment😄waxayna iska dhalaayan cunug yar oo cad oo buuran oo dheer sida cumeer😂😂

    • @Fatimamohamed-li4cx
      @Fatimamohamed-li4cx Před měsícem +3

      100 gram dahab iyo 100 geela weeyi meherka gabadhayada sunduz ee ma ku aqbasheen😂

  • @CabdulahiMalaay
    @CabdulahiMalaay Před měsícem +10

    Ana u horeyo😂🎉

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 Před měsícem +8

    Sundus is not easy😂😂😂❤❤❤

  • @ManaalUpdy-hb9qx
    @ManaalUpdy-hb9qx Před měsícem +5

    TEAM 27 HADA NAHY SUNDUS IO ABEERA ISKU IMAQDEY QOSOL WA INO HADHEY😂😂😂😂

  • @mubarikfarxan688
    @mubarikfarxan688 Před měsícem +4

    Labadani waa funyy wlhir😂❤

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 Před měsícem +20

    Cumer io sundus waaa funny😂😂😂😂

  • @Dr.Muhiyidin
    @Dr.Muhiyidin Před měsícem +18

    Allaa hadey sundus waxey shegeyso run tahay waxa ka baqaa carurteda dhaman inay ani ii ekadan 🤪🤪 sabbto eh anigu jacylka igu badan yahy san filayo 😂😂

    • @Sacdiya-s7q
      @Sacdiya-s7q Před měsícem

      Aday kuu ekaanayaan😂

    • @naimaarif745
      @naimaarif745 Před měsícem

      Run waaye ani ninkyga Ana jeclka igu badna gabadhyda ani I ekate😀😀😀

  • @XalimosacdiyoXalimosacdi-hb4ls

    8:44 qofta waa la ogyahy sundus qofte thy amiira is not easy 😂😂❤

  • @Iqlaas183
    @Iqlaas183 Před měsícem +6

    Ala cumeer iyo sundus yaa iska dhale😂😂😂

  • @user-tk9wf9je4e
    @user-tk9wf9je4e Před měsícem +5

    Furitanka wax ka horeysa horta may is qabaan😂😂😂 ala cumer walanoooow😂😂

  • @user-ig8wm9wz1g
    @user-ig8wm9wz1g Před měsícem +4

    Ankusalino nabigena Alehi salata wasalaam scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 Před měsícem +3

    Asad & paysii
    cumer & sundus
    ceyda & amiiro
    deqow & koko
    cimran & mandeq
    fadil & ugbad
    cadnan & samiyo
    arman & ladan
    inta kale kudara😂😂😂

  • @HAATIM3
    @HAATIM3 Před měsícem +17

    Team cadsam❤

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 Před měsícem +3

    Labadiina ❤❤🎉 barakallah

  • @user-fv7fb5px1y
    @user-fv7fb5px1y Před měsícem +3

    Team cumiir sundus 400k aan garsino❤

  • @user-wd8pe7zu1z
    @user-wd8pe7zu1z Před měsícem +23

    Ar cumeer dhibadaan Soo usoodocday maxey iska dhalaayaan maa noo keentay hore zxb❤🎉😂😂😊

  • @awilfamily
    @awilfamily Před měsícem +11

    Team samia one like❤😊

  • @umurihaam9444
    @umurihaam9444 Před měsícem +9

    Cumer adigaaaa

  • @xanaan9003
    @xanaan9003 Před měsícem +2

    Sundus iyo cumeer cayda iyo amiira saamia iyo cadnaan deeqow iyo koko❤

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 Před měsícem +32

    Team Amiira qurux one like 👍

  • @XafsaCabdikarim-nb8fe
    @XafsaCabdikarim-nb8fe Před měsícem +3

    ❤frist berson

  • @SalmaJamac-zr4gx
    @SalmaJamac-zr4gx Před měsícem +19

    Waxan isku darilahaa sundus iyo cumeer

  • @SabrinMohamud-lq8li
    @SabrinMohamud-lq8li Před měsícem +5

    Warka wa cadyhy cadnan io samia sas Aa iskugu darteyn hanoo ahaato😂😂😂

  • @user-ud7bd5eq3j
    @user-ud7bd5eq3j Před měsícem +5

    Cumeer iyo sundus na maxay iska dhalayan😂😂😊

  • @safazum4078
    @safazum4078 Před měsícem +3

    Cadsam is real and forever ❤️❤️

  • @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
    @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho Před měsícem +4

    War vedyow kale usku ken canan iyo samia walahi kuwas wajeclahy😂❤😢

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to Před měsícem +12

    Team koko like 👍

  • @mishkaatabdi
    @mishkaatabdi Před měsícem +14

    Waryaa cumeer bilaa damiiryahow isku tuntay sundus dhoocilka Zaki somali la dhaho Yuu dhaqan xumo ula imaan 😏👍 Indhaha ha u shidato ayada wasaqada u qosleso 😏

    • @Alisha847
      @Alisha847 Před měsícem

      Mxaaa dhacay na uu ku sameyay zaki

    • @mishkaatabdi
      @mishkaatabdi Před měsícem +3

      @@Alisha847 muuqaaladisa soo daawo gabdh suu ula dhaqmaayo eeg shaxaari cml hoosta ka galgalaa vaar-keedaneh wuu raadiya gabdh waye maka xishoonayo💀

    • @zaki.zk-
      @zaki.zk- Před měsícem

      Dadkaas ayagaa is fahansan ka dhex bax sedexeeye maxaa kaa dhigey😂😂

    • @mishkaatabdi
      @mishkaatabdi Před měsícem +3

      @@zaki.zk- shaxaari Kale tahay wasaqyahow😏 aniga sundus gabar aan jeclahy waaye mana ogalanaye dhaqan xumo

    • @hawomohamedabdi1854
      @hawomohamedabdi1854 Před měsícem

      Wllo asba waxba madhamo nimanka hortoda dhahayay sii orod so orod ee gabdhan sida gabdha ha kle qimaheda hakarato

  • @quenazuu6580
    @quenazuu6580 Před měsícem +11

    Cumer isku darowgi tiktok maa inta noo kenty 😂 adi iyo sundus kwrn😂

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 Před měsícem +1

    One love ❤️ team sundus 😅😮❤

  • @NashadMaxamad
    @NashadMaxamad Před měsícem +5

    Sundus ❤

  • @fatimamoha1481
    @fatimamoha1481 Před měsícem +3

    Team cumeer big fan 😊😮🎉❤

  • @CaliXaaji-eo4vv
    @CaliXaaji-eo4vv Před měsícem +3

    Allah is one

  • @AMraneyPpe
    @AMraneyPpe Před měsícem +4

    Ala deqowww se yesheynn hee😂😂😂

  • @AaminoAbdullah-im7or
    @AaminoAbdullah-im7or Před měsícem +4

    Team sundus ❤❤❤❤❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013

    Labadam yaa isku balamiyey yaa iska dhalay 😂😂

  • @MiskiAli-bb2dl
    @MiskiAli-bb2dl Před měsícem +3

    Cumer iyo sundus🎉❤

  • @kowtheromar2170
    @kowtheromar2170 Před měsícem +3

    2daan marke kulman wa jeclahay dawashadoda😂😂😂😂

  • @BilanAHmed-y7w
    @BilanAHmed-y7w Před měsícem +2

    kusali nabiga scw

  • @xafsoxarago8355
    @xafsoxarago8355 Před měsícem +1

    Hhhh inta udanbeyso video ga funny wlhi 😂😂😂

  • @abdicadejiim1092
    @abdicadejiim1092 Před 14 dny

    scwr teamka 27 keep going and isoo raaca thanks

  • @CabdiApdilaahi
    @CabdiApdilaahi Před měsícem +2

    Asc sxb sare

  • @Sirdoonka1234
    @Sirdoonka1234 Před měsícem +10

    FROM COUNTRY OF OGADENIA 🇬🇲 ❤🎉

  • @tocaenidhuzien5873
    @tocaenidhuzien5873 Před měsícem +2

    First❤😊

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 Před měsícem +4

    Video yada san caml saa ujeclahy lee😂😂😂😂😂😂

  • @user-yx6re6kg4l
    @user-yx6re6kg4l Před měsícem +1

    Allah kuwan waa isku jeclahy

  • @QueenQadro-vc1pt
    @QueenQadro-vc1pt Před měsícem +2

    Labadanna umaDann mahann 😂❤

  • @Hiboli1bs
    @Hiboli1bs Před měsícem +1

    Cumeer bigfaaaaaaan😅 qosalka aduunka😂

  • @user-uh6bj1lh9i
    @user-uh6bj1lh9i Před měsícem +2

    Final xaley ilaa hda ku sugaye ❤

  • @faiza9553
    @faiza9553 Před měsícem +1

    Keep going

  • @axmedaaden1128
    @axmedaaden1128 Před měsícem +2

    Kulaha cumeer ilmahayga mac maa siin lahayd😂

  • @faiza9553
    @faiza9553 Před měsícem +1

    Never give up

  • @SihaamMaxamuud-ts7nk
    @SihaamMaxamuud-ts7nk Před měsícem +1

    Alla kuwaa. Saa ujeclahay😂❤

  • @FarhiyamohamedAli-yz1lr
    @FarhiyamohamedAli-yz1lr Před měsícem +3

    Qofki 1aad aan noqday

  • @faiza9553
    @faiza9553 Před měsícem +1

    Nice video