Jama Gallad - Mustafoow Ciidanka Fasax Addis Ababa Ha Weeraraane Haddii kale Dulinimo Qaayib...

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 06. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on CZcams, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on CZcams.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our CZcams channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

Komentáře • 67

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 Před 8 dny +3

    Guuuuuul Somalia MEEL WALBOOY joogto

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f Před 8 dny +2

    Guul soomaalida guuleeyasata guul guul guul ❤️🔥🔥💪💪💪🔥🔥❤️❤️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @Saidibrahim44
    @Saidibrahim44 Před 8 dny +2

    Legend jamac galad❤❤

  • @user-wq8fk5gs4o
    @user-wq8fk5gs4o Před 8 dny

    Jamac gallac waa legend guulayso ❤

  • @FatumaMohamed-v3i
    @FatumaMohamed-v3i Před 8 dny

    Geesiga Soomaaliyeed, Gafeydhe ha guuleysto.

  • @samsik934
    @samsik934 Před 8 dny

    100% Jamac Gallad

  • @AdanBarreh-do6vk
    @AdanBarreh-do6vk Před 8 dny +1

    Wooow masha allaah walahi 2 labadan wariye jamac galad iyo guled ruuntay shegan gafaydhe waagessi

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Před 8 dny +1

    Guuleed iyo Jaamac welcome 🤗 dhiiri galiye Somalia galbeed.
    Haberawal ayaa dooneysa Amxaaro!!!!

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 Před 8 dny

    Asc jaamac gallad waa hero.
    Waxaan kassoo salaamaya London ina adheer Allah haku xifdiyo.
    Lkn jaamac gallad wallahi codkar nimadiisa waxaa udheer waan culima ah oo diinta yaqaana.
    Lkn umadda somaliyeed qofka haleeyga ah marka uu dhinto oo uu dunidaan katago umbay amaanaan oo kaqoomameeyan.
    Umadda somaliyeed waa dad ika maamsan Allah ha usahlo

  • @FatumaMohamed-v3i
    @FatumaMohamed-v3i Před 8 dny

    Soomaali meel kastooy joogto ha guuleysato.

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f Před 8 dny

    Ethiopia down Ethiopia down Ethiopia down

  • @user-sk2sr2yr5l
    @user-sk2sr2yr5l Před 8 dny

    Dadka soomaalidu marka hore ha midoobaan waa guuleysanayaan hadii ay midoobaan, cadowgiina u midooba.

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 Před 8 dny

    ❤❤🎉

  • @AhmedFidhin-px4kb
    @AhmedFidhin-px4kb Před 8 dny +1

    Waxa alshabaabka ah ama samaysay alshabaab waa ethopia

  • @user-tu8nt7js1n
    @user-tu8nt7js1n Před 8 dny

    Jamac gallad baan raacsanahay waa in aan Addis Ababa qabsannaa2030

  • @ConfusedCabin-st5fc
    @ConfusedCabin-st5fc Před 8 dny

    Waabeen muusaawada waaxabashi seediyaday waywaasheen

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 Před 8 dny

    illaahayow. naga qabo
    Soomaaliyee kakaca

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 Před 8 dny

    Imanka ilahay idhin kaqad ogadenow mesha iskaga oo fadhiga nakaga kiciya oo dhulkeyna aan xoreysano inta kabadhan adomo mahan karne

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 Před 8 dny

    Jaamac waa sax

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse Před 8 dny

    Meel walbo ayaan ka imanaynaa. Digaal dhab ah oo xorayn ah waa in la diyaariyo

  • @user-zg3hf8se5i
    @user-zg3hf8se5i Před 4 dny

    😂😂😂some sense has come to his big brain

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah Před 8 dny

    Guul iyo gobanimo

  • @Ali-no9cg
    @Ali-no9cg Před 8 dny

    Asc.Mudane Wariye Madaxbanaan ee ah RUN SHEEG Jama Gallad.Ok., Waxaan ahay Aqoonyahan Soomaaliya Dhammaan Familkaygga waxay u Dhinteen Difaaca Diinta Islaamka iyo Difaaca 5ta Somalia. Koow Magacayggu waa Ali Omar oo Degan Garoowe, Buurtinle, Degmada Jiriiban iyo Tuulada GARACAD ee hoos timaadda Degmada JIRIIBAN

  • @abdirashidhussein3029

    ADIGA TAGE DAGAAL . NAIROBI AYAN KA GOODIN . ILMA DAD DHALEN AYAD DABKA KUSHUBI RABTA.

  • @mahamedcudhi7497
    @mahamedcudhi7497 Před 8 dny

    Tuug adaa cadow ku ah Mustafe iyo DDS waxaad rabtaa Nairoobi inaad ka soo caytanto, walaalkaa markaad caydo cadow wuu ku soo dhiiran

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 Před 7 dny

    Jaamacow ilaahay qalbiyadooda midba meel Kuma xirine shaydaan baa xidhxidhay

  • @alihajiyousuf
    @alihajiyousuf Před 8 dny

    Yaan laga yeeli in ciida Soomaaliyeed Ithopian dhaxlin

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před 8 dny +2

    Jaamac cow Kenya maxaa ka jira ma afgenbi baa kadhacay maxaad uga so warami wey dey

    • @samaalesomaali8664
      @samaalesomaali8664 Před 8 dny

      Dalkaas waxba kama sheegaan "Doqon Ogaden" 😂😂waa Kuwani waa addoommadii kenyataa matataa sidii axmed duxull dabadilif madoobe..!!

    • @user-wq8fk5gs4o
      @user-wq8fk5gs4o Před 8 dny

      ​@@samaalesomaali8664 maxaad ka hadlin nio ninkaa dadka somaliyeed buu dhiirigalinayaa aamus Hadaad adigu oromtahy😂

  • @AdanBarreh-do6vk
    @AdanBarreh-do6vk Před 8 dny

    wariyayal halgamayal guuul iyo gobo nimo garab kinaa ahato in shalah inika iyo dhamanten somalidaba

  • @adenharedomar9310
    @adenharedomar9310 Před 8 dny

    Asc salaan ka dib waxaad tihiin mujaahidiin manta nool ee ay dhallinyartu fiirsanayaan barnamijkan markaan daawaday waxaan goaansaday innaan jiida hore tago idin kunna halganka halka ka wada insha Allah hadalka aad sheegtay 15 sanno ayaan ku idhi 30 oo ciise ah qof waxaan ku idhi war annigu onlf ayaan ahay waxaan diyaar u ahay innaan la dhinto ayaa kale oo igu raaci sababto ogaaden iyo tigre dagaalka u dhexeeya hadaan dhexdhexaad ka noqdo waxaan qaatay gunnimo 2 nin oo kale ayaa igu raacday somalidu malintii waxay lahayd ogaden isaga is dillaya lakinse munafaqad ayay ka ahayd iyo marmarsiiyo

  • @midhesadam5329
    @midhesadam5329 Před 8 dny

    Waan la qabnaa walhi shacabka deegaanka inta kaliya ay leeyihiin ayaa ah in ay isku dareen yihiin xataa somali oo dhan ayaan la dareen nahay

  • @aliabdi181
    @aliabdi181 Před 8 dny

    lol 😂 darood is funny walahi mutafa got not say lol 😂

    • @Amiir013
      @Amiir013 Před 8 dny

      😂😂😂 you’re stupid

  • @ihsantradingsarl3539
    @ihsantradingsarl3539 Před 8 dny

    Cagdheer qudhmun

  • @user-kq2wz4wd2n
    @user-kq2wz4wd2n Před 8 dny

    War yaa soomaali duli nimo ayaa udambeysay waa abaalkeedee daa. Ayagaa isu xoog badan oo islaaya maalin waliba

  • @CabdiqaniMohamed-fo9li

    scw scw scw scw scw scw scw scs scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 Před 8 dny

    War jaamaow waa in aad goobta tagtaa oo ciiddanka hogaami

  • @MohamoudosmanArtanIbnuArtanhaj

    Waad mahadsnthy jaamac galad nasrigii wuu yimid ee hasugi waayin

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 Před 8 dny

    Wlhi wan qirodhay ogadenow tarikhdheni noso celiya sidhi nola cayaye wan dhimanaye gumeysiga naga sara oo mesha kakaca

  • @somalighosht999
    @somalighosht999 Před 8 dny

    Hadan ciise nahay don't worry SOMALI LKN BADA HEE

    • @samaalesomaali8664
      @samaalesomaali8664 Před 8 dny

      😂😂😂😂waa Adiga Ciise djibouti, goormaad jabuuti dadka wasakhaysan qoomud lud 🏳️‍🌈ka eryi doontaan kuwa kufsada oo caruurtiina ku iibiya xerada ciidanka Faransiiska🤢🤮🤮🤮

  • @xareedproduction.7740

    War badan inta leyska dhaafo jabhadii Wslf Hala soo celiyo

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 Před 8 dny

    Isaaqa rabo xabashade usoo badala 😂walalehen xabashi xamar iyo somaligalbed yaqano

  • @user-jl7ys6dx2o
    @user-jl7ys6dx2o Před 8 dny

    Haa wa sida itobia 2 ag somalidu haka weraran ag wa siti agna ilaa adis Ababa oo an somalida kafogeyn

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f Před 8 dny

    Oromiya waa dameero 👉🏾🫏🫏🫏🔫

  • @AdanBarreh-do6vk
    @AdanBarreh-do6vk Před 8 dny

    Kkkkkk wakahii waaad dhiri galsen dagalked kujirtan waa nomihim walaha

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 Před 8 dny

    Mustafow ciidanka fasaxkkk

  • @rahmoismail8144
    @rahmoismail8144 Před 8 dny

    Maasha Allah ❤️ jaamac galad Noolow ❤❤Geesi aan la gaari karin ❤😊

  • @abdiyusuf4983
    @abdiyusuf4983 Před 8 dny

    LABADIINANI CAAC IYO MUNAAFAQNIMO AYAADVHAYSAAN, SOOMAALIBAAD INTAAS ISKU DIRAYSAAN, UMMADDA KA XISHOODA OO WAXAAD KU HADASHAAN DIB U DAAWADA, BADOWNIMO AYAA IDINKASOO HOREYSABA

  • @Sarta100
    @Sarta100 Před 8 dny

    Axmed shido waa dsmeer abiye ,yyS. Galbeed waa inaad kakacdsn oo ssd isja celisaan csdawga abiye. Jssmscoow abiye dsbsfhilifya wata o uu adoomo u sh nagaciins nala sito dulig.

  • @samowibrahim1692
    @samowibrahim1692 Před 8 dny

    War nihiyow baxar hanagilinin jamacow

    • @cabdiqaadir3932
      @cabdiqaadir3932 Před 8 dny

      Baxarka aad sheegeeyso waa maxay itoooobiya nafi kuma harin ciidankeediina waa marteen. Boolo xuufto uun baa ku haray dagaalkii tikreega iyo kii amxaarada beey ku marteen waxaa soo haray caruur yaryar oo aan tababar badan la’heeyn oo iska cararaya xaqiiqdii markaan itoooobiya weey ugu jilacsantahay

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před 8 dny

    Teliyaha cidanka Ethiopian hadu manta sidaa uhedley isago Ethiopian xanbarsan
    Barito sow noqon mayo teliyaha ciidanka oromada
    Arinkaas raligelin haka bixiso Ethiopian oo waliba oromo wax garad keeda ninkaas haqabtan marabno dagaal aa wala'aha oromo wiil koda ha qabtaan oo rali gelin haka bixiyaan gefka

  • @maxamedfarax4280
    @maxamedfarax4280 Před 8 dny

    Markii lalahaa ogaden aqli male waan layaabi jiray lakiin maantaan xaqiiqsaday in ogadeen xolaha ka aqli liito 😂

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před 6 dny

      Ogaden in aqli leyhy Waad ogan xaage joogta

  • @cabdiqaadirxaaji9236
    @cabdiqaadirxaaji9236 Před 8 dny

    Ogaadeen.been.badanaa.basaasintii.miyaanay.aheyn.cag dheer

  • @AxmedJamac-ws9hq
    @AxmedJamac-ws9hq Před 8 dny

    Jaamac waligii dagaal ma galin laakiin wuxu yaqaan dabwhurinta

  • @user-sv8ut3cb4i
    @user-sv8ut3cb4i Před 8 dny

    Jaamac galanoow munaafaq baad tahay fu, uf, uf,😂

  • @aminaden638
    @aminaden638 Před 7 dny

    Jaamac galad adiga iyo kan qadaad waynta ah iyo tolkaa ba geeska Africa marti baad ku tihiin reer jabarti….
    Awoowga waaki doon ku yimid geeska africa ee aan soo dejinay ee Doobiro DIR u dhisnay ee adeeer waxaa aad ku noqonaaysiin YAMAN carab ayaa tihiin shiica ah….😂😂

  • @aliabdi181
    @aliabdi181 Před 8 dny

    Beenti darood waa dhamatay

    • @rahmoismail8144
      @rahmoismail8144 Před 8 dny

      Daarood baa ku Xukume inta aad Nooshahey

    • @kamitatitudewaaq7335
      @kamitatitudewaaq7335 Před 8 dny

      WA OROMO IYO CAFARI IYO HABAR OROMO KANI

    • @user-wq8fk5gs4o
      @user-wq8fk5gs4o Před 8 dny

      Daarood maxaa keenay meesh adeer Daarood dhulkooduud ka hadlayaaye adi maxaa kuhaya ma oram baatahy 🤨👋