gaabo hees jaceyl

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 989

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 Před 4 lety +269

    Reer xamar maahi walina ma tagin koonfur balse waxan inii ogahay inaad tihiin dad qalbi wanagaasan 🥰 Salaan sare reer xamar iyo reer koonfur dhamantiin waa walaalkiin Reer puntland glkaio mudug somlia ✋✋ 🥰🥀

  • @suhaybsaleban5334
    @suhaybsaleban5334 Před 4 lety +140

    heestan waxaan jeclaa sanado badan bilawgi ma fahmi jiray waxa uu ku hadlayo sababto ah lahjada reer xamarka ma aqoon alx hada wan bartay 90% from SOMALILAND
    Reer xamarku waa jacayl lugeenaya

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 Před 6 lety +433

    Alla heestaan macaan badnaa Reer xamar heeso mcn cunto mcn gbdho mcn Allow idiin deeso wallee waa idiin jeclahay❤❤❤❤❤❤

    • @saaraabdullahi3865
      @saaraabdullahi3865 Před 6 lety +6

      Ahmed Osman Shidane tnx adiga reer hamar matihidooo hee

    • @saaraabdullahi3865
      @saaraabdullahi3865 Před 6 lety +3

      Allah ha deessto

    • @ahmedosmanshidane1840
      @ahmedosmanshidane1840 Před 6 lety +25

      Ma ihi lkn waa jeclahay wlhi dadkooda iyo heesahooda waa dad reer magaalo ah waana weligeena iskumeel deganeen waa dad qabiil aan aqoonin

    • @mrakjunior
      @mrakjunior Před 6 lety +7

      Waryaa ceeblow cunta macaan iyo heeso mcn maku ekaatid Looolz.

    • @ahmedosmanshidane1840
      @ahmedosmanshidane1840 Před 6 lety +3

      Knight Rider kkkkkk eeboow cade maka xumaadey😂😂😂😂😂

  • @khaliifmahamutt2570
    @khaliifmahamutt2570 Před 5 lety +349

    2019 ilahay haduu caafimad qab kugu soo gadhsiiyay lile isaar wll

  • @AhmedMohamed-pe2qd
    @AhmedMohamed-pe2qd Před 2 měsíci +15

    Who’s in 2024 🎉

  • @luulladan3986
    @luulladan3986 Před 6 lety +317

    Wixi sideyda cml gaagaab ah ama nagu taageero plz like yaqe iisaara ina adeeeryaal😊

  • @Mohamedukun
    @Mohamedukun Před 3 lety +72

    Is there any one who still listening this sweet song 2021 ❤

  • @mfarah07
    @mfarah07 Před 2 lety +57

    "Geniyaal dahabaa"
    "Gibilkaa ku taxaa"
    "wan gaaray go'aankase"
    "Garaadan kaga dhigaa"
    Only gabar gaaban.💯❤❤

  • @feisal7282
    @feisal7282 Před 8 měsíci +22

    To all those Listening to 2024 ❤

  • @ssboss1654
    @ssboss1654 Před 7 lety +297

    this song not only reeer Xmaar I am From Hargeysa Somalia is One 😎

    • @cabdisamadmohamed1200
      @cabdisamadmohamed1200 Před 7 lety +13

      Sultan Said Boss yeah from grwe me 2 pro
      Not only rr xmr
      All somaliweyn

    • @mrakjunior
      @mrakjunior Před 6 lety +6

      All somali ppl are beautiful one love is all we need.

    • @geelegeedi2948
      @geelegeedi2948 Před 6 lety

      Sultan Said Boss noolow🇸🇴

    • @najmaosman5982
      @najmaosman5982 Před 6 lety

      Sultan Said Boss ❤️❤️

    • @omen5055
      @omen5055 Před 5 lety +3

      @@generalmuniir8445 This is why we got corrupted, because we don't stick together, we share the same blood.

  • @hafsaahmed94
    @hafsaahmed94 Před rokem +54

    Heesaha reer xamarka wan jeclahay wlhi ma ihi anigu reer waqooyi ban ahay Amaantan dhan gabdhaha gaagaban ba iska leh 2023 cafimad qab makuso gadhay Alx like.❤🥺

  • @msareeye9650
    @msareeye9650 Před 6 lety +69

    Who is listening this song 2018. I’m reer waqooyi qaldaan but I really love this reer xamar song.

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12
    @Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Před 2 lety +20

    Heesaha Banadiriga ah heesaha kale waa ka macaan yihiin Runtii🥺❤.
    From Reer Waqooyi👋.

  • @queenamii4977
    @queenamii4977 Před 4 lety +133

    2020 kama dalo heestan 😢🔥

  • @nafisadaahir
    @nafisadaahir Před 4 měsíci +6

    Is there anyone who listening this song 2024

  • @hassanweli1451
    @hassanweli1451 Před 7 měsíci +11

    I still listening this songs on 22/1/2024 ❤🦅🦅🦅

  • @abdikadirmohamed3253
    @abdikadirmohamed3253 Před rokem +61

    Is there any who listening this song on 2023

  • @Hariir212
    @Hariir212 Před rokem +6

    Heesaha banaadiriga lama mid aha kuwa kale dareen gaara oo aanan sifayn karayn baan ku dareemaa welina xamar ma tagin qof reer xamar ahna isma naqaano. But I love it ❤🌹

  • @mssistaahil6281
    @mssistaahil6281 Před rokem +3

    Gaabo garadkaga Maa yaree guhaadna adaa iga goose gibilyaal dahab garabkaa ku taxaa garadan kaaga dhiga jah best song 🎵♥👌

  • @Somalipes-ko4ph
    @Somalipes-ko4ph Před 5 lety +12

    Heestaan waxaan dhageesan jiray 2012 waxay aheyd markii igu horeesay aan gabadh jeclaado anigoo iskuuley ah iskuulka ayey ila dhigan jirtay aad ayaan u jeclaa hadda Mar waliba aan faraaqo helo waan dhageestaa xasuus qaali ah Iyo waayo waayo
    2019

  • @Ouzyman
    @Ouzyman Před rokem +10

    Am just gonna leave my comment here cuz i know i'll just be coming back for this masterpiece even decades later.

  • @abdimajidabdowmaalim7814
    @abdimajidabdowmaalim7814 Před 4 lety +26

    Jaceyl 😭😭😭 it is a unique feeling...My girlfriend I love uh so much💖💖💖 ...otherwise if watching 2020...like ii saara

  • @mohazzyally8150
    @mohazzyally8150 Před 10 lety +12

    gacalka ma igagagaxa gibilkeygas gabal aga yaal, waw this song will never get old, and i love it.

  • @mssshuaib4615
    @mssshuaib4615 Před 7 měsíci +3

    Is there anyone who is listening this song 2024 still my fav song 🥰

  • @saidabokor5404
    @saidabokor5404 Před 7 lety +121

    A lot of memory for me this song🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍

  • @MrGacameey
    @MrGacameey Před 11 lety +7

    Dil aamir Khan iyo madhuri Dixit oh what a movie 1990s for real my favorite actor tho and Udit Narayan song wow u killed bruh

  • @abdikadirJamaame
    @abdikadirJamaame Před 2 lety +11

    My favorite song 🎧 when I was secondary school 2012

  • @Iamjaydeen
    @Iamjaydeen Před 4 lety +6

    Anyway am in love muddo dheer anoon aqonin waxa ihayo kadib heestan aan ku dareemay in jeceel....
    From samaliland 2020 ♥️✌️ luv u all ☝️

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +6

    Geniyaal dahabaa.
    Gibilkaa ku taxee aan waan gaaraay go'aankase😊 Xusuuslee inta ikeentee dalkeena allah nabad haka dhigo amin

  • @abdihadimohamudabdi7620
    @abdihadimohamudabdi7620 Před 5 lety +3

    Ax ax ax ax ax heestan markan maqlo wlhi wan iska ooya dhabtii waan ku jeclahay ❤S❤ ii nolow

  • @shucebmumin9049
    @shucebmumin9049 Před 2 lety +29

    I was listening 🎧 this song since 2015 still am listening so remarkable 🎧🎧🎧

  • @bintyuu2576
    @bintyuu2576 Před 7 lety +81

    Who listening this song 2017 proud to be xamarawi

    • @asmamahomad1171
      @asmamahomad1171 Před 7 lety +4

      Abgaalish girl From xamar I am listening to this song 2017

    • @kunkun822
      @kunkun822 Před 6 lety +4

      We r all proud of xamari songs as well as xamari ppl.. somaali hanoolaato

    • @ahmedabuukar1832
      @ahmedabuukar1832 Před 6 lety

      Abgaalish girl From xamar

    • @ilwaad7710
      @ilwaad7710 Před 6 lety

      Abgaalish girl From xamar si xun bad wax u baryey marka wan Ku sarya like

    • @abdulkhadirkhalif4342
      @abdulkhadirkhalif4342 Před 4 lety

      Here 2020 hahaha

  • @frdossoso533
    @frdossoso533 Před 6 lety +10

    Axx jeceyl dhiibadana ma dhamato hawshisu allaaw ino sahaal jacelada amiin dhamantenba huuno

  • @juweyriyoabdi308
    @juweyriyoabdi308 Před 10 lety +28

    No Matter Wat Mood Im In, Everytime Dhageysto Heestan Asiga Lee So Xasustaa :'( Jaceyl Waa Dhibatooo

    • @wizmoha7278
      @wizmoha7278 Před 5 lety +1

      Ani xataaa...markasto adaan kuxasuustaa 😉

    • @hh.9170
      @hh.9170 Před 4 lety

      Wiz Moha caadi ma tihiid wallahi 😂😂😂😂😂😂looooool

    • @ismaeljmj6620
      @ismaeljmj6620 Před 2 lety

      Naa wll ninkayga cawa ugu horayso hesta ad 7 sano kahor aad dhagysatay soo beer casaad maaha hhhh haja

  • @mohamedabdiker1147
    @mohamedabdiker1147 Před 7 měsíci +3

    13th Feb 2024
    Kenya , Mombasa , Bondeni at 3:00pm😢
    I want to see my comment in the next ten years coming IN SHA ALLAH

  • @asiye717
    @asiye717 Před 5 lety +7

    Mujhe neend na aaye aa so xasusta wlhi
    Anybody 2019 ? 😍😍😍😍

  • @aishaaedebsan6969
    @aishaaedebsan6969 Před 7 lety +36

    geniyaal Dahaban gibilkaa ku taxaa
    ani waan Gaaray Go.ankase garaadan Kaaga Dhigaa

  • @faraxahmed4160
    @faraxahmed4160 Před 3 lety +7

    Heesaha reer xamar barigii hore sidanay uqaadi jireen laakiin hada way joojiyeen waayo tolow???sidany ku qurux bdnyy fanka somaligu labo lahajadood lagu heeso ani reer xamar lahjadooda jecely iyo heesahoogaba sidii hore soo celiya😀😀😍😍😍jamuhriyada barakesan waan idin jeclny from Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺

  • @aqbalibrahim9864
    @aqbalibrahim9864 Před 6 lety +7

    Heestaan markaan maqlay waxaan xasuustay jaceylkeygi ugu horeyay ❤❤❤❤

  • @sumaioabdihassan5822
    @sumaioabdihassan5822 Před 7 měsíci +2

    From idiriska ii taabo😂 heesta waaba waxkale❤❤

  • @basheybsb7919
    @basheybsb7919 Před 3 lety +11

    What a sweet and emotional song.

  • @maankadeeq2283
    @maankadeeq2283 Před 11 lety +1

    Heestaan markaan arko maqlo waa ilmeeyaa wlh jeceelkeyga. Xusuustaa
    Filimka amirkhan ito mandhuuri aaba soomaray ani waqtikaas aadhagesan jiray
    Viiivaa mujinin dinaa heee
    Ganiyaal dahabaan
    Gibilkaa kutaxa an waa gaaray goaankaas
    Garaadaan kaaga dhigaa
    ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥

  • @nasracabdisalan7724
    @nasracabdisalan7724 Před 8 měsíci +2

    It’s 2024 and am still listening this song 🎉😂

  • @ashaibrahim7072
    @ashaibrahim7072 Před 11 lety +8

    Waaaaaaw this is amizan song I love it cuz it make me happy when I listen to I like to heard all the time

  • @najmohassan435
    @najmohassan435 Před rokem +4

    It's 2023 I was still listening to this sweet song

  • @user-dd9vr3lo2q
    @user-dd9vr3lo2q Před 8 měsíci +2

    is there any who listening this song on 2024

  • @zuusuugaasoomar116
    @zuusuugaasoomar116 Před 6 lety +5

    Heestaan macaan waaye wlhi waxaan ku xusustaa my libaan cade ilaheyow i daaa libaan my nolasheyda love u bby

  • @ABTIGA_gamer
    @ABTIGA_gamer Před 7 měsíci +7

    From idiriska date: 12-feb-2024😂😂😂

    • @iftazzinabdullah9212
      @iftazzinabdullah9212 Před 2 měsíci

      😅😅😅😂 team idriska we are behind by 13yrs subhanallah 😅😅

    • @abdibachir8093
      @abdibachir8093 Před 2 měsíci

      Legend aniga xita idriska iso diray halkan😂 adaa iga soo horeeyey 😂😂😂

    • @kingmartib3114
      @kingmartib3114 Před 2 měsíci

      Asiga noo soo wada direy meshaan

  • @hindaali8908
    @hindaali8908 Před 7 lety +142

    Heestaan markaan maqlo jaceel jaceel dareeemaaa

    • @abdisalanculuso6668
      @abdisalanculuso6668 Před 6 lety +1

      Hinda Ali ana xasus xasus andarema iyo xiligedi

    • @hindaali8908
      @hindaali8908 Před 6 lety +1

      Abdisalan Culuso haaaaa heesta wax kale waaye bro

    • @xantaproductionTVXB
      @xantaproductionTVXB Před 6 lety +3

      sxbey meelkasto waad joogta see wax ujiraan
      waan ku dareemi kara meel neceeb luku bahinay kuku ma arkiin
      balse meel jacel kuweeyn kuku arka jacelkada Alle haku sahlo calaf Alle hakuku daro wllsheyda

    • @hindaali8908
      @hindaali8908 Před 6 lety

      Abdiwahid2220 Mahamed aaamiin aaaamiin bro wiilaan saaid ujeclahay nooh adna sidoo kale waxaad jeceshahay ilaah haku siiyo

    • @xantaproductionTVXB
      @xantaproductionTVXB Před 6 lety

      meel geerar jacel hata wan kuku arkiin saas mii Allow wilkas kadhiig miid nolasha ku dareensiyo
      sxb qali xariir walaltinimo ku haya sxb ikala soxariir 0618915440 facebook gada iku sodir walalshey

  • @amranmacalin379
    @amranmacalin379 Před 2 lety +1

    Xasuus cawa soradiyay heestan wiil wan daris aheyn oo reer dhoobey eh ii daari jiray wuuna ijeclaan jiray anoo ilmo eh 😢 jeeylaani oo kumagac dheeray jeele xasus wlh 🥺🥺

  • @sadriyare7285
    @sadriyare7285 Před 4 lety +11

    2020 haduu allah cafimad kugu gaadhsiyay waxba like hai saarine alxamdulillah dheh

  • @Sofia.Antwerpen
    @Sofia.Antwerpen Před 8 lety +4

    heestaan saxiibkega ayaa iii dari jire adunka waa heesta igu qalisan I love you habiba macawiye

  • @Utdclips
    @Utdclips Před 6 lety +8

    I love this song 2019 LOADING...

  • @yahyajama67
    @yahyajama67 Před 5 lety +1

    ax ax ax heestan markan maqlo reerkeyga iyo asxaabteydii iyo xaafeydii xamar soo xasuustaa kuma iloowo gaabo heestan qofkii xasuus ku dul gali baa ku raaxeysty markii horane xasuus dhan walbo ah ka sameystay waaaaaaaaaaaaw

  • @Zia8254
    @Zia8254 Před 4 lety +5

    Heestan ma jirtay
    First time aan maqlo 2020
    10pm from merca adai

  • @saraabdifara9104
    @saraabdifara9104 Před 7 lety +21

    Wow I was thinking about of someone special. this song goodness:) I love it.

  • @khadarhuss3in
    @khadarhuss3in Před rokem +14

    It’s 2022 and still listening to this beautiful 🎧

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 Před 2 měsíci +1

    Heestan haw adeegasan jacayl waa goor hore maykaynu kalatagney eeg wax kasta waa qaldameen

  • @adamparkar2101
    @adamparkar2101 Před 8 lety +9

    i love it coz it reminds mi th past

  • @user-nv2xg2sd8j
    @user-nv2xg2sd8j Před 7 měsíci +2

    Just im listen 2024❤

  • @ahmedjunior2799
    @ahmedjunior2799 Před 4 lety +16

    Hestan macan waye inta iladawaneyso 2020 liketa dhac igusi comentiga baac igusi🙏

  • @millindancestudioz1969
    @millindancestudioz1969 Před rokem +4

    Old is gold
    Old school

  • @zanaahmeth8263
    @zanaahmeth8263 Před 5 lety +10

    💗💑❤💗💏Gaabo garaadka ma yareee 😠guhaadna😇 adaaa iga goy'sayeee❤💗😔😍🤩😚

  • @khadarhassanabdulleabdulle1037

    i like this music and song from hargeisa hoyga fanka

  • @aboubakerjama8718
    @aboubakerjama8718 Před 5 lety +10

    Wow ..this amazing song . 😍

  • @ibrahimabey1777
    @ibrahimabey1777 Před 6 lety +1

    Kkj wlh orta waxa qosol igu disho somalida marwalbo maxe udhahan wlh waxan ku xasusta hestan mar hewal jaceyl uda Viva Somalia ilove my dadkeyga

  • @hamdiali8238
    @hamdiali8238 Před 8 lety +16

    wwwww masha allaaah ereyo murti leh waaaye wlh afkaga caano iyo malab lagu qabay 👌👌👌👌👌💜💜💜💜💜💜💜

  • @madruudsaamid767
    @madruudsaamid767 Před 11 lety +2

    wuxuu ilaah xigmad iyo murti fanka somali ku manaystay inta lagarab maray miyaa hindi fasiraadiisa nala doonateen lkn waa muusic macaantahay viva fanka somaliyeed

  • @mohammedguuleed4381
    @mohammedguuleed4381 Před 7 lety +15

    Hesatanwaagii laa kahad wax an ku sugna Somali 🇸🇴 had an waxan ku sugany Canada 🇨🇦🌜🌛💍 waa Iska xal Adunyo wan u xisey 😂🤘

  • @nawaalahmed4901
    @nawaalahmed4901 Před 7 měsíci +1

    2024 hada dawanaysid like iisaar❤😢

  • @ilkacasehiran4159
    @ilkacasehiran4159 Před 2 lety +10

    Best somali love song ever 💯❤️👑

  • @AbdiKani-fw5mr
    @AbdiKani-fw5mr Před 7 měsíci +2

    Any one listening this song 2030 iam iyow

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane Před 3 lety +3

    Wow 👏 😮
    Love Banadiri ❤💯 From Mudug Puntland

  • @aziiz94
    @aziiz94 Před 7 měsíci +2

    Heesaha qaar xasuustada aye dib u celine markasa heesta ado dhoolacadeynayo kugu kor dhamane 😊 , 14.02.2024 wa malinta jcylka somaliyey wa idin salamay all wan idin jeclahy guuleysta ❤

  • @kusowdakane2606
    @kusowdakane2606 Před 10 lety +16

    I like this song

  • @naleyabdulle8501
    @naleyabdulle8501 Před rokem +1

    It’s 2023 and I’m still listening 🙈

  • @kingjerry9773
    @kingjerry9773 Před 7 lety +186

    ayaa illaahada daawanaayo inta hadaa daawanaysa like iisaara

  • @lionzkaraamaofficial9206
    @lionzkaraamaofficial9206 Před 24 dny +2

    Still watching 2024

  • @ilyassarab238
    @ilyassarab238 Před rokem +27

    I love this song from my childhood till now🇸🇴🔥❤️

  • @mohamedabdullahinuurarab160

    Muqdisho ❣️ 2022 what lovely year .ilaahow nabada noo siyaadi .

  • @DJJIGJIGAOFFICIAL
    @DJJIGJIGAOFFICIAL Před 4 lety +4

    1_08_2020 Friday habeen ciida
    still wan dhagesanaa
    Waxad modeysan inu jaceyl ihayo lkn heesan iyo dadka is jecelba support ban u ahay anyway i love all couples ❤

  • @mahdi_joorje
    @mahdi_joorje Před 3 lety

    2021 sanadkan cusub oo maanta 2 ah haduu allah nabad kugu soo gaarsiiyey love iisaar

  • @zacki001
    @zacki001 Před rokem +3

    Listening to this while I am at via rome xamarwyne😎

  • @AliHussein-vf6ru
    @AliHussein-vf6ru Před 8 měsíci

    Waa markii ugu horeesay ee aan dhagaysto 30/12/2023 Nayroobi, Yare Taawaris, waad idin salaamayaa Akhyaarta, sannad wacan oo wanaagsan ayaan idiin rajaynnayaa in Alleheen inooga dhigo. 😮

  • @hasaluginwayaha4475
    @hasaluginwayaha4475 Před 6 lety +10

    Who listening 8/3/2018 from hargaisa somaliland

  • @captainhaid2232
    @captainhaid2232 Před 4 lety +1

    heestan cadigeeda wa
    mujhe he de na
    best song ever.

  • @ZalmaaliZalmaali
    @ZalmaaliZalmaali Před rokem +3

    Heestan waka helay lkn naag gaapan maahi naag dheera ahhay saas ay thy nin dheera lasocdaa asaa ugapanh😂😂

  • @aliyah2198
    @aliyah2198 Před 2 lety +1

    2022 haduu ilahy cafimaad kugu gaarsiiyey alxm dheh 🤲🤲🤲

  • @sabiriinocali7675
    @sabiriinocali7675 Před 9 lety +107

    Jaceeylkeyga ex kusoxasustan hestan 😭😭😭

    • @ademosman973
      @ademosman973 Před 7 lety +3

      HADA MAKA DHINTAY EX KAGA

    • @matanhassan4287
      @matanhassan4287 Před 5 lety

      😢😢😢wll wan jeclhy quruxey

    • @nomaas5067
      @nomaas5067 Před 4 lety

      11

    • @aaryancade4356
      @aaryancade4356 Před 4 lety +1

      Sabariin cali mxa wye sidn😀

    • @mrpirate3020
      @mrpirate3020 Před 4 lety +2

      Āąřýåň Ćäđďę Qof ayay uxistey aay hesta kuso xasusato Lkn 4 sano kadib tolow miyay ilawdey ?mise jaceyl dhaab ah ayu aha oo wali way xasusata?#Sabriin reply so gaal ex kagi Ani weyi BarniYey👩‍🦰🌹🌎

  • @mohamedmangoow3816
    @mohamedmangoow3816 Před 11 lety +1

    WOW hestaan wee iga dhax baxday ,.. Thanks qofkii soo abaa bulay / Very very nice song ..

  • @bilanebarwako8338
    @bilanebarwako8338 Před rokem +5

    I really love this song ❤❤🇸🇴 my second home

  • @beingmudanabdikariim9054
    @beingmudanabdikariim9054 Před 7 lety +3

    Heestaan wiil jeclahay isoo diray waaba iska jeclahay 😍😍❤️

  • @nagmaalihusen17
    @nagmaalihusen17 Před rokem +3

    2023❤

  • @zakiboy6197
    @zakiboy6197 Před 7 měsíci +2

    14 Feb 2024🔥who is still listening

  • @lionelandresmessi4733
    @lionelandresmessi4733 Před 5 lety +97

    2019ka hada dhagaysaneesid like isaar please

  • @hafsinaofficial2071
    @hafsinaofficial2071 Před 4 lety +24

    Heestan inti 2020 dhageysaneysa like😪😪

  • @nawaalali8410
    @nawaalali8410 Před rokem +12

    my bf is xamari and he always sing xamari songs for me 🥰💜 waa idin jeclahay dumaashiyaal💜

    • @nimcoabshir314
      @nimcoabshir314 Před rokem

      Soo cuttee dumashi💔🫀🔥

    • @Guuldoon24
      @Guuldoon24 Před rokem +1

      Wali ma wada socotaan mise waa kala harteen iisheg mise waaba is aroosten 2 sano laga joogaa markaase

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 Před rokem

      @@Guuldoon24 maxaa ka rptaa adu 😭😂😂

    • @ahmadibnabubakral-habashi
      @ahmadibnabubakral-habashi Před 8 měsíci

      Aar suaal badnida ​@@Guuldoon24

  • @dhiblowga5557
    @dhiblowga5557 Před rokem +1

    2023 still am watching 😩🥺

  • @Yasmiina
    @Yasmiina Před 11 lety +3

    Nice song yaar

  • @HomzikZeik
    @HomzikZeik Před rokem +2

    Istill 2023 kama daalo heestan.