Qisadu sidaas ma ah sheekadu sidaas uma dhicin gabar uu soo korsady ma aheyn ee waxay ahahyd shaqo ayuu qoray debadana wuu u diray sidey musikada u soo barato saaxiib nina gabadh yar oo iyadoo ilmo yar ah cidla laga heley ma u qabteen guur jacaylna uma qaadeen abwaanka meel hakaga dhicin taariikhda raadi sidey amaano ku timi
Qofta sida u sheegay ma ahayn magaaladay ku noolaayeena ma hayn moqdusho . Ninkani waxan uu sheekayo waxba kama jiraan aan ahayn inu abwaan gabadha jeclaaday iyo inu wax tar
Xamar ma aheeyan qiisadu waxeey ka dhacaadey hargeyesa ee benta jooji dadka qisoyinka been ha ka sheegin inaanta heesta amaano wax u qaadey xaskiisa o aheeyad faduumo xashi nuur oo aheyad muskiste oo aheyad xaskiisa 27 heesod bu qaadey heestasi way ka horeeysay xaskisaasun u qadey gabadhan meesha laga heeley muqdisho bey aheyad heestani wayka horeysay gabdha u korsay
Qisada gabdha meesha laga heelay waa muqdisho lakin wax been ah heesta in gabdhaas loqadey heesta wax lo qaadey marwadi u guursadey abwaanku marwo faduumo xaashi nur oo waliba aheeyad musikiiste walliba kagadhay her aay jamacad ku bartey dalka kuwayad hadana wax eey ku noshahay dalka 🇺🇸 America
IMINKA MAXAAD INOO SHEEGTAY,GABADHA SAFAR BAY AHAYD IYO CEELGAABTA LAGA HELAY IYADOO OYNEYSA BAL ADIGA IS QABADSII,NIN WEYN BAA TAHAYEE WAX MACNA LEH SOO QOR,FAR WAAWEYN BAANU WAX KUGU SOO QORNAY SI AADAN MURAAYADA INDHAHA UGU BAAHAN.
Wax maskaxda galikara dadka u sheeg.
Waad qaladay sheekada sidaana ma hayn.qofta iyo magaaladba beenbaad ka sheegtay.iska soo sax qisada
Waa erayadii xuseen ow faa,rax dubad
Sxb waxad ka shekeysaa qisadiii abwaan abdi iidan farax
Qisadu sidaas ma ah sheekadu sidaas uma dhicin gabar uu soo korsady ma aheyn ee waxay ahahyd shaqo ayuu qoray debadana wuu u diray sidey musikada u soo barato saaxiib nina gabadh yar oo iyadoo ilmo yar ah cidla laga heley ma u qabteen guur jacaylna uma qaadeen abwaanka meel hakaga dhicin taariikhda raadi sidey amaano ku timi
Qofta sida u sheegay ma ahayn magaaladay ku noolaayeena ma hayn moqdusho . Ninkani waxan uu sheekayo waxba kama jiraan aan ahayn inu abwaan gabadha jeclaaday iyo inu wax tar
Sheekadani kama dhicin xamar heeskaani wax badan buu ka horreeyey inaatii Xuseen aw farax uusan Imaan xamar waa intuu hargaysa joogey waa billowgii lixdamaadkii waan kusaxayaa kaliya..
Nacasbuuahaa waayo ilmahaaga magaydid ilmaha Fariid ahayd
Ilmahisa ma ahyn he e wu korsaday kaliya jidku kaqada lagu yiri
@@dekosharaf6823 dee ilmo aad korsatid ma inaad hunguri kagalaa
Boqorkii vodka ee soomaaliyeed waa legend
Xamar ma aheeyan qiisadu waxeey ka dhacaadey hargeyesa ee benta jooji dadka qisoyinka been ha ka sheegin inaanta heesta amaano wax u qaadey xaskiisa o aheeyad faduumo xashi nuur oo aheyad muskiste oo aheyad xaskiisa 27 heesod bu qaadey heestasi way ka horeeysay xaskisaasun u qadey gabadhan meesha laga heeley muqdisho bey aheyad heestani wayka horeysay gabdha u korsay
Nimco qisada waa Been iyo Hargeysa bay ka dhacday is qabadsii eedo.
Qisada gabdha meesha laga heelay waa muqdisho lakin wax been ah heesta in gabdhaas loqadey heesta wax lo qaadey marwadi u guursadey abwaanku marwo faduumo xaashi nur oo waliba aheeyad musikiiste walliba kagadhay her aay jamacad ku bartey dalka kuwayad hadana wax eey ku noshahay dalka 🇺🇸 America
27 heso waxa ma noga shegikarta wll hadad garanayso si anu u dhagaysano
Waar naga aamu nin ilmaha faraxumeeya ayaad noo buunbuunineysaa. Waxaa oo kale abwaan laguma sheego.
That is nasty! Waa wax laga naxo nin haweystay gabar uu korsaday oo asaga u aragto aabihi ka difaaci lahaa dhibka. Ceeb badanaa.
Ka waran ninkii guursaday haweeneydii wiilkii uu korsaday?
@nabadraadshe yuu ahaa kaasi walaal adoo raali ah
@@mustafehussein288 czcams.com/video/NP20Ku5hJfQ/video.html
@@nabadraadshe loool. Meel gaabanbaad igaga soo baxday. Soomaali ayaan ka dhex baadhayey qisada. Thanks a lot
@@mustafehussein288 czcams.com/video/yBFBVkP_mTc/video.html
Hakaben shegin tarikhda shekadu sida mahayn
Gabadho safar ayey muqdisho kutimid ayadon cidna ka aqon iyado oyeysa ayu ceel gabta kaso kaxeyey sida ayu guriga kukenay
Waxadan war uhayn dadka lomashego
IMINKA MAXAAD INOO SHEEGTAY,GABADHA SAFAR BAY AHAYD IYO CEELGAABTA LAGA HELAY IYADOO OYNEYSA BAL ADIGA IS QABADSII,NIN WEYN BAA TAHAYEE WAX MACNA LEH SOO QOR,FAR WAAWEYN BAANU WAX KUGU SOO QORNAY SI AADAN MURAAYADA INDHAHA UGU BAAHAN.
Halkey Ku dambeysey amaano?
Amaano waxey joogta American minneasota
@@nimcosabriye6938
Maansha Allah
Mahadsanid
Nin abaal haley nin hurda la waayey miskiin jaceylku waa cudur
Subxaan! Waxaas oo kale jaceyl maahee waa ciyaala suuqnimo iyo ceeb u bashan in laga xishoodo. Yucky 🤮