Jacaylka WIILASHA iyo GABDHAHA | cilmi Nafsiga Jacaylka

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Cilmi Nafsiga jacaylka.
    Dareenka wiilasha iyo Gabdhaha.
    Welcome and subscribe thanks.
    Lone poy.

Komentáře • 144

  • @user-ui1po4df7o
    @user-ui1po4df7o Před 9 měsíci +5

    Haa walahi waan jeclahay weliba said waan ku jeclahay boqorkeyga mcn badanow ❤❤❤🥰🥰🥰🥺🥺🥺🥹🥹🥹🥹🥹

  • @mamedhiliyata7116
    @mamedhiliyata7116 Před 3 lety +12

    Haaaa wanjeclahay runtiii wllhi💯💘💘💘💘💘💘

  • @fmdarmygirl1776
    @fmdarmygirl1776 Před 3 lety +5

    Haa waan jeclahay lkin isaga ma aqaan inuu ijecelyahay
    ISbuuci labo mar ayaan isku meel imanaa lkin ima soo raadiyo aniga uunba raadiyo
    Marka is aragnana wuu idhola cadeya kali ah calamadahan aad sheegteyna badana kuma arag %10 ayuu leyahy
    Ninkas maka tashada iqwaanow ila taliya
    Wilal isaga ka heer sareya baa malin iyo habeen isoo bandhigta jeceyl lkin isga maskaxda iga qabsadey 😞

    • @mohamedshooqi9572
      @mohamedshooqi9572 Před 3 lety +5

      talo ahaan waxaan ku siin lahaa dabeecadaha ragga ma jecla mana ka helaan in gabadha ee soo raadiso waxee ka doorbidaan in ayagu raadiyaan gabadhaas hadii uusan kuu soo jeedin mid samee oo aad u muhiim ah
      Noqo qof aan la heli karin runtii ee adagtahay sida lagula kulmo midaas isaga dareen ahaan wee taabanee wuuna kuu soo jeesan runtii .

  • @ro_ki1045
    @ro_ki1045 Před 3 lety +8

    Legend LoNe my bro an ku fano✅💯🥰🙏

  • @fartunmuhamud4074
    @fartunmuhamud4074 Před 2 lety +5

    Haa walahi wan jeclahay lkn anigo u sheganin ayu safar ubaxya 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭qalbigegana isaga kudaxnol mana is ilaw sinkari ilahyo mar un itus amiin yarb 🤲 😢😢

  • @masuulsare682
    @masuulsare682 Před 3 lety +6

    Haa waan jeclahay😘

  • @carfoonofficial9416
    @carfoonofficial9416 Před 2 lety +8

    Channelkan xazuz igu leyahy waayihii io waqtigeygi adkaa ayaan saaid ugu xirnaa bishaanoo kle sandki tagaY february 2021💔🥺
    Earaygi igu xazuzta badnaa an halkan ka aqristo wuxu ahaa < insha allaah 3da bilood ee so socota wadka ka bixi doontaa xaladaan adag >
    Hda wan bogsooday alx farxad kunolahy io singlenimo😂✌❤

    • @salebanyusuf1169
      @salebanyusuf1169 Před 2 lety +1

      waan ka xumahay inaad qofkaad is jeclaydeen wayday balse waan ku faraxsanahay inaad adkaysi yeelatay oo ilawday waa sida aan qiyaasayo balse ma ogi sida ay wax u jiraan

    • @carfoonofficial9416
      @carfoonofficial9416 Před 2 lety +1

      @@salebanyusuf1169 exactly wa heeysaa palse wli wan jeclahy qofkii isaga ahaa asina sdo kle lkn islama hadalno waqtiyo Bdn in yar mhne♥️✌

    • @salebanyusuf1169
      @salebanyusuf1169 Před 2 lety

      @@carfoonofficial9416 alle haysukiin soo dhoweeyo balse waa inaad xaqiiqada ugudbtaan oo runta kawada hadashaan

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Před 3 lety +5

    Haa wan jeclahay ❤❤❤❤

  • @abdineymarsanto5369
    @abdineymarsanto5369 Před 3 lety +7

    Anigo qalbiga kaqoslayo Haa dhehe😊🥰

  • @bishaarosaalah8217
    @bishaarosaalah8217 Před 7 měsíci

    Haa waan jeclhy❤

  • @Abdillahiomar-wf4gn
    @Abdillahiomar-wf4gn Před 5 měsíci

    Haa wlhi waan jeclahay 3:34 weliba sai ❤❤❤❤❤❤🥰💯AAAAAA

  • @rashidjamac9940
    @rashidjamac9940 Před rokem +1

    THANKS WLL

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 Před 2 lety +1

    Hadii aan qof jeclaado anoo lab ah ama ragna ah maxaa qasan kadhigaya inuu isbuuc ugu sheegto jacaylkiisa.
    shaqsi ahaan haduu jcylku jiro waxa xaq u leh oo keliya cidii isku dayday jcaylkii iyo sidii xigmadaysnayd ee uu nebigu (NNKH)ugu gudbin jiray dumarkiisi umuu mu,miniinka ahaa

  • @naagadag4493
    @naagadag4493 Před rokem

    يالله 🥺

  • @dowzaabiib3106
    @dowzaabiib3106 Před 3 lety +8

    Wlhi wan naxay markad tidhi ma jece shahay qofkaas😳😂💔🙈

  • @user-ey8vy8wr3t
    @user-ey8vy8wr3t Před 7 měsíci

    نعم

  • @user-ql1mx8bb3z
    @user-ql1mx8bb3z Před 10 měsíci +1

    Haa waaa jeclahy lkin mar un qalbigayga wuuu k dhaman doonaa😢😢😢

  • @user-ez9pw6ex9w
    @user-ez9pw6ex9w Před 3 lety +2

    Ha wlhi wan jcelahy😢♥️

  • @jshzbdbbdbndndnxndnnddn5280

    Mashalah wll mcn alle xaku xafido inshalh

  • @user-gw1uo4ip7f
    @user-gw1uo4ip7f Před 8 měsíci

    Dbcn waan jeclahy ❤

  • @Moojidi-kt6dv
    @Moojidi-kt6dv Před 2 lety +1

    Cayni 😢❤

  • @CabdifataaxTubiiste
    @CabdifataaxTubiiste Před 3 měsíci

    Jacylka waa cajiib my head ayaaba a darlin wll 😂😂😂😂😂

  • @malikkhazir2667
    @malikkhazir2667 Před 3 lety

    Qncza Through My Mind💝hbibi

  • @cayuuniturkish6517
    @cayuuniturkish6517 Před 3 lety +1

    Haa waan jecelhy waliba si xad dhaaf ah💞💞🤴

  • @user-rf3ve4po2v
    @user-rf3ve4po2v Před 6 měsíci

    Haa wllhi wan jecladay lkn waxan rabaa inan macsalameyo oo noloshena kala fogaato anoo walipa jecel 💯😰waana ku qanacsanahay inuu nolosheyda kabaxo

  • @asmosihaam1216
    @asmosihaam1216 Před rokem

    Haa wll wuusoogali

  • @SaynabOsman-qh6fm
    @SaynabOsman-qh6fm Před 5 měsíci

    haa ❤

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 Před 3 lety +1

    Waa runta👍 wllkyga qaliga ❤marna🤏 sxpky 😍

  • @aliyare9142
    @aliyare9142 Před 3 lety

    Haa alle ha iigu daro calaf hana isku keen waarsiiyo amin amin ❤️

  • @kowsar39
    @kowsar39 Před 3 lety +1

    noo soo badi💯❤

  • @qaranyuusufcaliburmad8696

    Ma aaminsani in qof la siiyo mudnaanta kowaad adoon garanayn halka uu ku danbayn doono
    labo is heshay sax blse waxa ka horeeya waa sheeko u baahan in laga run sheego keliya
    blse aan mudnayn la wareegida qalbiga

  • @CARTAN2030
    @CARTAN2030 Před rokem +1

    Salaad walba oo an tukado waxaa ku ducaysan jiray inuu alle calaf igu daro balse hadda wxn ku ducaystaa inuu alle galbigyga ka saaro😭
    Weliga qofna saaid ha u jeclaanin🙏

    • @user-pe1hj4vr5t
      @user-pe1hj4vr5t Před rokem

      ᴋᴋᴋ ᴄᴀʟᴀᴄʟᴋᴀ ᴅᴀᴅᴋᴀ ᴋᴀʟᴀ ᴛᴀɢ ɴɪᴏ ᴇ ᴍɪᴅ sᴍᴇ ᴊᴄʟᴡ ǫᴏғᴋᴀ ᴄᴇʙ ᴍʜɴ ʜᴀᴅᴜ ᴋᴜ ɴᴀᴄᴀɴᴀ ʜᴏʀᴇ ᴜsɪ ᴡᴀᴅᴏ ɴᴏʟᴏsʜᴀᴅᴀ

    • @sumayaamiin3640
      @sumayaamiin3640 Před 11 měsíci

      @@user-pe1hj4vr5t😂😂 haaa wlhi

  • @queensabriin8516
    @queensabriin8516 Před 3 lety +1

    Markaan ereyga jacayl maqlo markiiba waxaa qalbigeyga kusoo dhaca 1 qof magaciisa oo mar hore isku keena danbeysay xitaa anan ka war hayn meel uu ku dugan yahay xiligan inkastoo aan xiriiro badan sameeyay asaga ka dib hadana ma aqaano mar walbo waxaan u xasuusto in kastoo uu jacaylka asaga xagiisa u badnaa intii aan wada soconay uuna ahaa qof ka jacaylka daneeya

  • @sacadfaarax4154
    @sacadfaarax4154 Před 2 lety

    Yes Of course

  • @iprahimmohamadali1343
    @iprahimmohamadali1343 Před 3 lety +2

    Haa wan jeclahay lkn ayada waa ay iga sii jedaaa

    • @hiirale2042
      @hiirale2042 Před 3 lety +1

      @a b c d e f h g i j k l m n o p q r s t u vwxyz wxn dhan magac Lee maa lama roooya nio😂

  • @yusufmaxamed8686
    @yusufmaxamed8686 Před rokem

    Haa

  • @ismailyare859
    @ismailyare859 Před 2 lety

    Ok

  • @mariyainaahmed2172
    @mariyainaahmed2172 Před 3 lety +1

    Haa wan jeclahay 😘💘💋🌍💯

  • @mohamett21
    @mohamett21 Před 3 lety +1

    Haaa lipaax 💞

  • @abdaxakinaxmed3491
    @abdaxakinaxmed3491 Před 2 lety

    Legend guuleyso 🤩🥰

  • @user-qk5dg5ev8p
    @user-qk5dg5ev8p Před rokem

    Haa waan jacayl😘😘

  • @yaasuuyusuf7741
    @yaasuuyusuf7741 Před 3 lety

    Thanks pro keep going so badi

  • @sucaadomar6108
    @sucaadomar6108 Před 3 lety +1

    Masha allah waa xaqiiq arinkaas mahadsanid walal qaali 👏

  • @hanihanka9528
    @hanihanka9528 Před 3 lety +1

    Haa wn jclhy lkn wxn ku kle noolnahay labo wadan wuna gursaday gbr isku meel jognan anago xarir leh lkn hda siwllnimo isoxaririya asago wllnimada an ku xarirno idhsha anigana ma awodo qabiga ixanunaya alle wxn ka baryaya sidan rabo inu iyelo😥

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns Před 3 lety +3

      Iska hilmaam sister dhexda xidho nin guursday gabdh kle oo dookhiisa ah maaha inaad rajo ka qabto qiimahaaga ka wayn qof ka fiican ayaaba macquula inuu rabbi kuu diyaariyay o dhab kuu jcl adi❤

  • @gahayrvlog1085
    @gahayrvlog1085 Před 3 lety

    teacher I miss yuo you are come back video keep going p4o

  • @abdallahajiabdulkadir2616

    Haa Waa runtaa

  • @caishasharma4760
    @caishasharma4760 Před 2 lety

    Haa wanjeclehey jacelkega

  • @apdiaziizizmail5879
    @apdiaziizizmail5879 Před rokem

    haa

  • @yoonisciise
    @yoonisciise Před 2 lety

    Thanks bro 🙏

  • @salaadomaxamed6351
    @salaadomaxamed6351 Před 2 lety +1

    Mayo ani majdcli lkn wuu ijecel yahy asaga🤨

  • @suldaandaacad4968
    @suldaandaacad4968 Před 3 lety

    Mahdsanid pro

  • @queenaquruxsan4391
    @queenaquruxsan4391 Před 3 lety

    Lone poy💗💗💗fii quluubinaa

  • @azadfanax709
    @azadfanax709 Před 3 lety

    Haa wan jacaylahy

  • @AxmedMaxamedciise-dz5su
    @AxmedMaxamedciise-dz5su Před 4 měsíci

    Maya maya maya😢😂

  • @hudacadey2209
    @hudacadey2209 Před 2 lety

    Haa wan jecelhay whi😘🤴💯

  • @AliMohamed-zd7nh
    @AliMohamed-zd7nh Před 2 lety

    ustad walhi waxbadan ban kabratay adana usabab ah

  • @user-st7cu8rn4h
    @user-st7cu8rn4h Před 5 měsíci

    Ani xishoda kunici rabaaye

  • @mapruka
    @mapruka Před rokem

    Jacaylka dhabtii ma baabo waad la dhiman kartaa lee 💔

  • @azhuuabdukadir5258
    @azhuuabdukadir5258 Před 3 lety +2

    Haa waan jeclahy lkn ima dareynsano 😥🤨

  • @ubahahmed6251
    @ubahahmed6251 Před 2 lety

    Haaa wlhi sacid ujclahay

  • @kamaalxaydaro416
    @kamaalxaydaro416 Před 2 lety

    Haa wllhy qof agtayda ku weynbaan ka helay

  • @maryamcuuke9808
    @maryamcuuke9808 Před 3 lety

    Bro keep going 🥰

  • @hodanhazzan6042
    @hodanhazzan6042 Před 2 lety

    haaa wlhi wan jecelahay 😍

  • @tayasirmohamed6875
    @tayasirmohamed6875 Před 3 lety

    Jacayl waaa nacbehy anu waayo xaanuu badan ayaaa iga soo maray wllhi asxpy been idiin sheegi maaye

    • @ikraamcabdi6728
      @ikraamcabdi6728 Před 3 lety +1

      Haquusn wall inshalaah mar ayunbaa hilidonta cida adrabto😘

  • @ubaxabdiazizi5468
    @ubaxabdiazizi5468 Před 3 lety

    aad iyo aad xaqiiq

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Před 3 lety

    Musice Magici zxp

  • @AyaanAxmed-ch6rg
    @AyaanAxmed-ch6rg Před 2 měsíci

    Aniga jacel uma firiyo dadka ee inaa xantaa u eegaa 😂 lkn kaa jeclahay maba arko oo meel kaloo joogaa 😔

  • @bahaar5241
    @bahaar5241 Před 3 lety +2

    Qofn majecli 😂😂😏

  • @nasroyussuf8222
    @nasroyussuf8222 Před 3 lety +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤💯

  • @zoltekoofficiall3462
    @zoltekoofficiall3462 Před 3 lety

    Lone poy sidaan uqaadanayey talooyinkaaga wadooyinkaagana uraa cayey gabadh aan jeclaa ayaa ku guuleysatay zxb

  • @cxakiinbashiir332
    @cxakiinbashiir332 Před 2 lety +1

    Ina wajigaga mar un arko aya niyadadah zo gazhahy😥😰

  • @muhammedadem5968
    @muhammedadem5968 Před 2 lety

    Haa Wll

  • @abdullahiabdi2231
    @abdullahiabdi2231 Před 3 lety +1

    M.a sxb qodobka 12 aad iifaahfaahi hde macquul tahy

    • @lonepoy
      @lonepoy  Před 3 lety +1

      Dumarka ayaa ka dhola cadeyn bdn ragga

    • @abdullahiabdi2231
      @abdullahiabdi2231 Před 3 lety

      @@lonepoy thanks sxb lkn kas ma aha kan dhahaayo qof mar si dhab aad ujeceshahay jawigiisa ayaa kaaga saameeynaayo
      Side ?

  • @LoukmanMouhoumed-rv5mv

    Haaaa why not

  • @amaalbashir7268
    @amaalbashir7268 Před 2 lety

    Maaya

  • @happycooking478
    @happycooking478 Před 2 lety

    Haa wanjeclhy abowe😂😂😂😂😂😂

  • @wacanrashid4335
    @wacanrashid4335 Před 3 lety

    Wllhi waan jecelhya

  • @KINGGAMER-nj1ly
    @KINGGAMER-nj1ly Před 2 lety

    Zxp sidee markad indhaha ka firiso looga aqrisan karaa iney ku jeceshahay?calamado noocee ah

  • @drroble.gurhan3594
    @drroble.gurhan3594 Před 7 měsíci

    2:46 aniga qofna kuma so dhicin maskaxdayda

  • @shugrishacni6569
    @shugrishacni6569 Před 2 lety

    Aadiyo aad ayaan ujeclha xaqiiqdii wa isagaa qalbigyga kujiray isla hada

  • @mancitysports2475
    @mancitysports2475 Před 3 lety

    Qofka ugu horeeya aniga wye🤣✔

  • @kingmoha1644
    @kingmoha1644 Před 3 lety

    Wllka kp going waxaa thy qof aan aminsnhy lgnd

  • @mohamedadanibrahim70
    @mohamedadanibrahim70 Před 2 lety +1

    HaaaaaaaaaaaaaaaaaaaA

  • @subaydadegan1241
    @subaydadegan1241 Před 3 lety +1

    Waan jeclaa balse hada ma jecli ALLAH ayan mrksta wydiisan jiray inuu QALBIGAYGA ka saaro ALHAMDULILAH (((((((WAANU KA BAXAY QALBIGAYGA)))))))................................................

  • @nafyar7473
    @nafyar7473 Před 3 lety

    Maya asaa isky nacsiyay😌

  • @caashajaamacmaxamud4317
    @caashajaamacmaxamud4317 Před 8 měsíci

    Haaaa

  • @MohamedAli-ie6do
    @MohamedAli-ie6do Před 3 lety +1

    Bro ka waran qofka xidhiidhku idinka dhexeeyo oo marwalba ku rali galisa xitaa adoo wax xun ku dhihin

    • @nasrinaaragsan2727
      @nasrinaaragsan2727 Před 3 lety +1

      Wa qof kujacel ee fahan wllo

    • @MohamedAli-ie6do
      @MohamedAli-ie6do Před 3 lety

      Mayga hubta waba ku adkeenayee

    • @lonepoy
      @lonepoy  Před 3 lety

      Jacyl daran ayey kuu hysa

    • @Tayba283
      @Tayba283 Před 3 lety

      qof raali gelin bdn sidiisaba ma ficna qofta wa inay iska kaa celisaa oo barataa dabeecada u qarsan

    • @nasrinaaragsan2727
      @nasrinaaragsan2727 Před 3 lety +2

      @@MohamedAli-ie6do haaaa wll qof kujecel anan rabin iney ku wayso raga qar hanoqonin wllo

  • @hibohussein3047
    @hibohussein3047 Před 3 lety +1

    1year kahor jcl igudambeyse😅

  • @queenyaxlaamnuur2534
    @queenyaxlaamnuur2534 Před 2 lety

    2:11 sideen uga arki karaaa?

  • @djdeqsi6149
    @djdeqsi6149 Před 3 lety

    Waxan ahay qof kula socda mudo 3 sans ku dhow waxan kaa faa iday wx aad ubadan

  • @raxmooranjow431
    @raxmooranjow431 Před 2 lety

    👍👍👍👍🥰

  • @queenaliishababy6098
    @queenaliishababy6098 Před 2 lety

    Saan unacay le hadana saas ay tahy markasta ery jcl an arko mise anga wada iska socdo asa igu so dhaco hh ani iska yabay bo hdi qof csb nolosheyda kuso birana inu asga i ilowsiyo ka baqa wn wrersnhy

  • @SOMALIAIRDROP
    @SOMALIAIRDROP Před 2 lety +1

    HaaMaya! Ma wxn ku dhaho aqaan lkn marwalbo wan ka fikiraa😪
    Waxan isku dayaa inaan is illowsiiya lkn ma awoodo🤧
    Markasta oon iska so hor-baxno indhahaygu way isku dhacaan i dont why.🤔 talow waxaas jaceyl mala odhan karaa!?

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 Před 2 lety

      Haa waa jacayl taas marka qofkaas waqti sii oo howshiisa soo ogow waa intaas oo uu xidhiidh leeyahay si aan lagu dhawaacin .

  • @INa_muze
    @INa_muze Před 3 lety +1

    Qofna mazkxdyda zoma Galin😭😭😭😭
    Single😂😂😂😂😂😂

  • @najmoaxmed5095
    @najmoaxmed5095 Před 2 lety

    haaa

  • @user-jg1en2uy8z
    @user-jg1en2uy8z Před 6 měsíci +1

    Qofbaa jeclahay lkn ima oga maxaa talaa😢

    • @lonepoy
      @lonepoy  Před 6 měsíci +1

      U sheeg lkn jacayl dhan haso hadal qaadin... ogeysii keliya inaad ka heshay ... hduu si
      Lamid ah dooqisa tahay waa
      Sidii la raby haddii kalena.. u
      Gooy, qof kasii fcn heli karta.

    • @user-jg1en2uy8z
      @user-jg1en2uy8z Před 6 měsíci +1

      @@lonepoy lkn waa ka Cabsn waana lecture ka jaamacada see yeelaa🥺

    • @Marjuu7
      @Marjuu7 Před 4 měsíci +1

      ​@@user-jg1en2uy8zu sheego ama iska aamus ilaa aad ka duqowdo😂

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Před 3 lety

    👍👍👍👍

  • @maymaabdullahi864
    @maymaabdullahi864 Před 3 lety

    Wxn nooso badiyeey wuw🙈😂

  • @sajuuarmaaan9460
    @sajuuarmaaan9460 Před 3 lety

    Www🥰😘❤️