FARDUS MAXAMUD SOMALI CLASSIC MUSIC VIDEO 2023

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 20

  • @abdiazizadamhaji417
    @abdiazizadamhaji417 Před 9 měsíci +5

    Yurub Maxamed Cabdi Axmed (❤Yurub Geenyo❤)

  • @Najahbadal0
    @Najahbadal0 Před 9 měsíci +2

    Farduus maxamed wlhi maandeeq bay isoo xasuusisay farduus maaha dadka fanka barya ee waa ❤ dadka fanku iyaga baryo ee uu uyeedho Marka fanku isagu kuu yeedho qurux badanaa oo xarago badanaa oo dareen macaanaa oo fansanaa
    farduus waa fankii iyo sharaftii oo qof ah allow sanado noo daa gobta adaa Naga jeclaada oo dib nooga ceshtee farduus uun noo daaa sanado yaarabi ❤

  • @AbdicasisAli-jd1fn
    @AbdicasisAli-jd1fn Před 9 měsíci

    AMA waa iska dhe ama waa dhab u hees ...
    Walle farduus maxamud halkeedaad dhigtey

  • @aaminocawil12cali20
    @aaminocawil12cali20 Před měsícem

    ish calaa sood yaaqe ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamsedigin3398
    @hamsedigin3398 Před 9 měsíci

    Oo waaba maandeeq caadiyee 🙏

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Před 8 měsíci

    Farduus heesta " Isku-shuban" ee aun Abdillahi Qarshe lahaa laxanka, erayada Ali Sugulle si fiican bay u qaaday, runtii qolada Musiga aad bay u dedaaleen, mahadsanidin, waayo waayo baad na xasuusiseen.

  • @samsamaxmed5567
    @samsamaxmed5567 Před 9 měsíci

    Mayna yuruub geenyo ahaayn gabadhan heesaysa wllo

  • @Amiinbashiir824
    @Amiinbashiir824 Před 9 měsíci

    Sawtu rahma habibiti ❤😢

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 9 měsíci

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena ❤

  • @ridwaangoohe344
    @ridwaangoohe344 Před 9 měsíci

    Eeshqiyasak Heeski fadumo Abdilahi waat soo dhaweyseay Farduus wll????

  • @sacdaxaaji7271
    @sacdaxaaji7271 Před 9 měsíci

    Waaaw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdicasiiscige
    @Cabdicasiiscige Před 9 měsíci +1

    Geenyada Fanka.❤

  • @mukhtarmawlid137
    @mukhtarmawlid137 Před 9 měsíci +1

    Hargesa hoyga fanka soomalida oo dhan 💚💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 Před 9 měsíci

      Alle Sharka Haynoogahayo Aamiin
      ❤️🤍💚 I love my Country Somaliland

  • @hassanmohamedali9528
    @hassanmohamedali9528 Před 9 měsíci

    Yaa salaam Abdiwahab Booska

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 Před 9 měsíci +1

    Wanagsanaa markaad heesayso xaajiguna kuu tumayo sida Geenyo farxad iigu noolada

  • @HibaaqAynanshe-um6px
    @HibaaqAynanshe-um6px Před 9 měsíci

    MaanshaAllah cod yaab ❤❤❤❤❤

  • @hamsedigin3398
    @hamsedigin3398 Před 9 měsíci

    Oo waaba maandeeq caadiyee 🙏