Daawo Sh Umal Jahaadbaa inagu Waajibay Kol Haddii ismaaciil Haniiya La Dilay hadalkii U Adkaa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024

Komentáře • 152

  • @user-kc4yx6yq4f
    @user-kc4yx6yq4f Před měsícem +16

    Yaa ALLAH diintaada u gargaar oo muslimiinta u gargaar gaalada dulee . Aamiin.

  • @HassanMohamud-oy3qq
    @HassanMohamud-oy3qq Před měsícem +13

    Ilaaheey ha guu saaidiyo cilmiga anagana kuwii ku dhageesto oo ku camal falo alaha naga dhigo

    • @AliSicid
      @AliSicid Před měsícem +1

      اللهم انصر الفلسطين ومن اعانه

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před měsícem +8

    illahay Ha jabiyo Yuhuda iyo kuwa cawiya si dag dag ah insha Allah

  • @ashaahmed8169
    @ashaahmed8169 Před měsícem +11

    Weligeedbaa jihaadbaa ku waajibay islaamka inta la haysto Masjidul Aqsa

  • @cabdicasiisfaarax6298
    @cabdicasiisfaarax6298 Před měsícem +5

    Allaahu akbar illaahow muslimiinta midee

  • @mohali5035
    @mohali5035 Před měsícem +5

    Illahay aa u naxariisto. Allahumma cizza Islam wal muslimiin.

  • @aliadam180
    @aliadam180 Před měsícem +9

    اليس في ذلك وحده نصرًا
    Indeed

  • @Munadalac
    @Munadalac Před měsícem +2

    iLaahow Anaga waxa nahay Muslimiin Adiga ku aaminsan awoodada qirsan Diintadane qaatay gaaloxun oo kugu caasiyen kugugafo adunkane Fasaad lajogo Ayan ladirireynaye eebow Garabkena ahow cidad adiga lajirtaa guuleysan marwalba taasaan aminsanahay🙏

  • @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw
    @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw Před měsícem +4

    masha allha sheikh maxamed cabdi umal 👌 ❤

  • @user-gn4qc8ph3b
    @user-gn4qc8ph3b Před měsícem +3

    Waa sx aamiin ehelkiisa samir iyo iimaan alle hka siiyo isna inshaa allah jannatul firdowsa

  • @mohamedmahamud6650
    @mohamedmahamud6650 Před měsícem +5

    Masha Allah
    Jazaaka Allah

  • @user-uw5ty7qm5j
    @user-uw5ty7qm5j Před měsícem +9

    Allhah unaxaristo walalkyn qaaliga ah , ya towbar no qabana aniga aya diyaar ah inan baxo e.

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw Před měsícem +3

    Sax waaye hadalka shiikh umal Jizaakulaah Khayr 😢😢😢😢

  • @user-wx7xs9to3p
    @user-wx7xs9to3p Před měsícem +4

    Isha alaah guul falastiin yuduuh cadaab baa udambeen insha alaah

  • @HASSANSUHUFI
    @HASSANSUHUFI Před měsícem +2

    Allahyow wadadaada nagu dil yaa Allah❤😢

  • @sundusabdikadirahmed6603
    @sundusabdikadirahmed6603 Před měsícem +10

    Allaahu akbar

  • @seed3966
    @seed3966 Před měsícem +2

    Maanta qofkasta oo islaam dhab ah gaalo in eey disho yeey ku hamiyiyaan runtii tii Rabbiina wey noqon allaah hanaga qabto oo haduleyo kuwa cadowga ah allaah waa argaayee 🤲🤲🤲

  • @ismailshaboo6252
    @ismailshaboo6252 Před měsícem +9

    May GOD bll him allahu akbar its too hearting to the entire Muslims

  • @cabdiqaaliqcarabXaajical-dd8bk

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Před měsícem +1

    Al shaheed ❤❤❤❤Ismail haniya .aamiin

  • @WaissomarMohamed
    @WaissomarMohamed Před měsícem

    Allah ismail haniyeh ha unaxaristo intuu katagayna samir iyo imaan hakasiyo amin amin amin yarabi

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 Před měsícem +2

    Amiin Yaallaha

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před měsícem +1

    illaahoow ugar gaar reer falastii yaarabi ducada naga aqbal yaarabi guusha sii shacabka falastiin

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr Před měsícem +3

    Waxaan fahmay
    Inta badan aduunkaan Qofka xaqa ku dhaga wuu dhibaayooda
    Manatay aduunka waxaa mamula meel kasta Gaalada wlaiba yahuuda amuslimiintana madaxa ayaa looga taagan yahay
    Marka hala samro anaga waxaan leenahay aakhiro
    Iyagan waxey leeyihiin aduunyada
    Sabatoo ah bal fiiri nabiga meel kasata lagala dagaalamay
    Ma Nasan nabiga scw
    Nabi muuse ma nasan waliba wuxuu dhahay ilahaaow fircoon wax kasataad siisay wana ku casiyaya
    Marka wlaalayaal si kasta oo naloo gumaado tan qalbiga la iska dhiibin
    Nabi nuux ma nasan wlaiba wuxuu dhahay ilaahow dhamee

    • @drlegendpaddington48
      @drlegendpaddington48 Před měsícem +1

      wax looga taaganyahay ma leh amuslimiinta isma jeco oo waxy isku dilaan fikir kala duwan oo diinteena muqadaska shaqa ku lahayn hada anaga soomaali ahaan waxaa na wareriyaya suufi iyo wahaabi oo midba midka akale neceb carabtana iskaba dhaaf warkooda usha way nagu soconaysaa ilaa aan kitaabka iyo sunada ku midowno umad ilaah ma qaribo ilaa ay is qaribaan ilaah ha u naxariisto mujaahidkaa wuu shihiiday

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 Před měsícem

    Maashaa Allah and jazaaka Allahum kheyra waa runtaa in la grab istasgo falastiin iyo dhamaan muslimiinta oo dhan waa obey isku hiiliyaan

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd Před měsícem

    Ilaahayow. Yuhuuda jabi yaa rabbi raxmaan.

  • @user-sm5xr6hr6k
    @user-sm5xr6hr6k Před měsícem +1

    حفظك الله ورعاك وأطال الله عمرك صدقت ياشيخ ربي يجزيك الخير والجنة شيخنا الفاضل

  • @HajiraNuoRAaDaN
    @HajiraNuoRAaDaN Před měsícem +1

    Amiin amiin.amiin

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Před měsícem +2

    Wallee babad ku ma gama,Daan yihuudey lacnatulaahi caleyhim ilaa yowmi diin.

  • @rukiaabdalla9874
    @rukiaabdalla9874 Před měsícem

    Allahuma Amen Yarabi jazakalah qeer sheikh Alah hakuxafido Amen

  • @DahaboHussein-gd2hs
    @DahaboHussein-gd2hs Před měsícem

    جزاك الله خيرا وبارك فيكم ورحم الله وتقبل الله من الشهداء

  • @Suadismael817
    @Suadismael817 Před měsícem

    Yaa Allah Yaa Rahman Yaa Raheem Yaa Allah unaaxaariiso oo qaabriga unuur yaa allah

  • @MuseAdan-xp2kr
    @MuseAdan-xp2kr Před měsícem

    Calleh raxmatullaah csmaacil hanya

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 Před měsícem

    Sheikh umul Allah ha xafido , wa qalbi nadiif jecel wanaaga muslimiinta,iyo horumarkooda ,laakin waxa ka daba shaqeyn wadaado isku sheeg gaalada lashaqeeya ,oon jecleyn guusha muslimiinta , waxanse Allah casa wajala u weydiin shar oo dhan in allah ka bad badsho,Amiin

    • @callidheere2600
      @callidheere2600 Před měsícem

      Cid ku dhagan majirto shiikh umul asiga culumada kale afka lagalo ee haduu shiikh kuu yahay daba joog wacdi gisa dhageeso adiga ku anfa ceesa ha dhihin wadado ayaa ku dhagan

    • @user-uw5ty7qm5j
      @user-uw5ty7qm5j Před měsícem

      @@hawayassin7172 walal Shiekh Umal wa nin o Allah cilmi iyo fasaxa ugu dheeqay xaqana ina lasheego cidna loga baqi maayo e hathalkada kafirso.Carabta wa Muslamin adna Muslim inastahay ayan fila marka maxa ayaga waajib ugu dhigay adna kabixiyay fdhln kajawab?

  • @AhmedYusuf-hs3mt
    @AhmedYusuf-hs3mt Před měsícem +3

    ❤❤❤❤❤

  • @zufunifuni1242
    @zufunifuni1242 Před měsícem +3

    👍

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 Před měsícem

    Aamin May Allah please Ismail to heaven.

  • @adowmohamed2144
    @adowmohamed2144 Před měsícem +3

    Allahu Akbar

  • @hamdameraneh9261
    @hamdameraneh9261 Před měsícem

    Allaha unaxariisto ismacil haniya shuhadaa

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 Před měsícem

    Alle Shahaado haku Arzuqo, Annaga gadaaahii nama fidneeyo

  • @osmanabud9423
    @osmanabud9423 Před měsícem

    اللهم فك قيد أسرانا وأسرى المسلمين ..
    اللهم فك قيد أسرانا وأسرى المسلمين ..
    اللهم فك قيد أسرانا وأسرى المسلمين ..

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 Před měsícem +1

    Alaha unaxariisto

  • @Caaydruus
    @Caaydruus Před měsícem +1

    Salalahu caleeyhi wasalam

  • @Caaydruus
    @Caaydruus Před měsícem +1

    Alaahu akbar alaah is one

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw Před měsícem

    Aamin Aamiin yaa rabbi

  • @buullebarakoow1077
    @buullebarakoow1077 Před měsícem +1

    أمين يا ربلعالمين

  • @MahamedhassanMuhumad
    @MahamedhassanMuhumad Před měsícem

    Allha unaxariisto

  • @osmanabud9423
    @osmanabud9423 Před měsícem +1

    الله يبارك سيخ امل الله احفظك ياربي ❤

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8sn Před měsícem

    Allah u naxariisto

  • @user-lr3cs1qc1t
    @user-lr3cs1qc1t Před měsícem

    Alla ya raxma ismaciil haniya wa nin geesi ah

  • @CaashoCali-jj6bu
    @CaashoCali-jj6bu Před měsícem

    الله اكبر الله اكبر الله اكب،❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hamdahabad
    @Hamdahabad Před měsícem

    اللهم انصر المسلمين في كل مكان

  • @ziinamao5987
    @ziinamao5987 Před měsícem

    Amiin ya Rabi

  • @user-gj6hv4bj7b
    @user-gj6hv4bj7b Před měsícem

    Allahaunaxariisto ismail

  • @user-ft4lv6sj1w
    @user-ft4lv6sj1w Před měsícem

    Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před měsícem

    Amiin Amiin Amiin

  • @Hamdahabad
    @Hamdahabad Před měsícem

    أمين❤❤

  • @fmg63772
    @fmg63772 Před měsícem

    Allaahumma aamiin aamiin yaa allaah aamiin yaa raxmaan aamiin alloow ugargaar walasheen falastiin allaahumma ❤❤❤ free free free Palestine 🇵🇸 ❤😢🇸🇴

  • @feysalkiller9580
    @feysalkiller9580 Před měsícem +2

    Diyaar ayaa nahay sh

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw Před měsícem +1

    😢😢😢😢😢😢

  • @talldhera78
    @talldhera78 Před měsícem +1

    M. A

  • @user-hn9cf9gs1c
    @user-hn9cf9gs1c Před měsícem

    Allahu akbar

  • @MohamudAbdilahi
    @MohamudAbdilahi Před měsícem +1

    مشاءالله

  • @user-kz5rf7eo7p
    @user-kz5rf7eo7p Před měsícem +1

    الله اكبر ي شيخ كلامك صحيح والله الله يعزك ويحفظك إنشاء الله ندافع الاقصي

  • @HassanMohamud-oy3qq
    @HassanMohamud-oy3qq Před měsícem +1

    M.a

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j Před měsícem

    Scw.scw.scw.❤❤❤❤❤

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Před měsícem

    Ama shahaado ama guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 Před měsícem

    JIHAADKA MA NIN DIINTIISA IYO DALKIISA U DHINTAA KUGU WAAJIBAYA TUUGYAHOW ALSHBBKAA OO FAATAALAHA AH JIHAADKAGU WAA INAAD SOO AMARTO QARAXYADA MUQDISHO EE CAAWA LIIDO KA DHACAY DAJAALYAHOW ALLE KAFURTAY OO CIIL QABKA AH WAA LAGULA SOCDAA WASAQ BAA TAHAYE NAARTA ALLE KUGU FOGEE QABIILIISTAHA URAY EE QOLO UMUSLIM AH QOLANA U GAALA TAHAY OO DHIIGYA CAB AH BAA TAHAY BALO KU QAADAYE

  • @AhmedYusuf-hs3mt
    @AhmedYusuf-hs3mt Před měsícem +2

    M a

  • @BASHIRMOULID
    @BASHIRMOULID Před měsícem

    Shk jazakumullah

  • @Ronaldoisthe74
    @Ronaldoisthe74 Před měsícem

    Jihaaadka jihaaad baaa kahoreeya Kan Somalia aaan kabiloooowno

  • @jaranecabdi5892
    @jaranecabdi5892 Před měsícem

    aaamiin

  • @xasancumar2674
    @xasancumar2674 Před měsícem

    Allow ugar gar walalehena falasdhin

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Před měsícem

    Waa runtii sheekha sidaa darted waa in naf iyo maalba loo huro yuhuud maraykan ingiriis iyo inta shaqaysaba sidii la isaga dhicin lahaa dunidana looga cidhibtiri argagixgada dunida kharibtay

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 Před měsícem

    Jzk allah

  • @beelecaynaanshe1469
    @beelecaynaanshe1469 Před měsícem

    Maansha alaah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem +4

    muslimku haguuleysto

  • @Xasancadde-us6ht
    @Xasancadde-us6ht Před měsícem

    الله اكبر

  • @CabdallacumarCabdalla-eg5nr

    Yahuuda in lagu jihaado waa waa jib lkn war wax dhaafsan maheyno culumada hana hogaamiyaano ficilaa leeska rabaa

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Před měsícem +4

    Wadaadka 60.000 ee Caruurta iyo dumarka ee lagumadayey 10bolood maxaa kalaweyn dilka ismaciil haniya

    • @xaajia2219
      @xaajia2219 Před měsícem +2

      Culimada afkaaga ka daa!
      Ducada iyo garab istaaga waa waajib culimo iyo caamaba ku waajib ah.
      Laakiin maanta Nin qiimi ween ugu fadhiya Reer Falastiin iyo muslimiintaba baa Naga tagay Allaha u naxariisto.

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 Před měsícem

      Jihaadku marhore buu waajib ahaa caruurta iyo haweynka iyo dhamaan shacabka reer falastiin naxariisdarada baabi'inta silcinta gaajeynta oo eyy isku bahaysteen yahuud iyyo guud ahaan reer galbeedka sida cad ee aan gambashada lahayn isugu bahhaaystay ismacil haniyana wa sida shacabkàas reer falastiin uun lkn magac ahaan iyo miisaan ahaan bu malaha shiekha. Jihaadka ahaan ugu xiray mana xuma run ahanti in jihaad yahay dagaalka qasa qaabkuu donna haku bilowdee majiro muslim moog ilaah garabkooda hagalo

    • @user-iv2po9tq8g
      @user-iv2po9tq8g Před měsícem

  • @user-ub9pe9yi8x
    @user-ub9pe9yi8x Před měsícem

    Alahu akabar

  • @Farhan-fc4py
    @Farhan-fc4py Před měsícem

    😢

  • @IsmacilCabdiqaadir
    @IsmacilCabdiqaadir Před měsícem

    Goormee ku jihaadnaa yuhuud oo Masjiddu AL aqsa soo furan ilaahoow haydilin

  • @cabdiwali289
    @cabdiwali289 Před měsícem

    Faan shaashadaha la.sooistaaga

  • @beerkamoney7319
    @beerkamoney7319 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤😢

  • @KhalidAli-wl4gn
    @KhalidAli-wl4gn Před 28 dny

    xaqiiq

  • @user-xy2pk8rr2h
    @user-xy2pk8rr2h Před měsícem

    May Allah Grant Jannah Leader Ismael HANIYA, and his blood, his Legacy and His Leadership will never be forgotten.
    May Allah unite umutu Islaam, insha Allahu.
    Justice for Palestine.

  • @xasandheere3294
    @xasandheere3294 Před měsícem

    Imika majihaad baa waajibay iyada oo muslimka quluubtoodu kala jeedo oo somali is cunayso

  • @najamanuura2181
    @najamanuura2181 Před měsícem

    Allow aunaxrito wallkana badala kiso karaqBona nasiya

  • @bircun-technicians7625
    @bircun-technicians7625 Před měsícem

    Caruurta liido lagu xasuuqay baad masuul ka tahay sheikhow

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 Před měsícem +1

    Ismaaciil ma Ogaden baa mise habar jeclo ??

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h Před měsícem

    Umaloow dadka soomaaliyeed qubka mooska kadaa iyo cagwareejinta

  • @GoobeVideoProduction
    @GoobeVideoProduction Před měsícem

    Sheikh Umuloow umadaan Somaalyeed haka waalin. Carabtuu ku waajibay jihaadka waana fulayaal. Iyagaa dilay Haniyeh soona shirqolay. Maalinti Carab dhulka laga wada qabsado maalintaaseey jihaad nagu waajibtay.

  • @user-bs7ty4tl3j
    @user-bs7ty4tl3j Před měsícem

    Suufiyada soomaalida ah iyo tan carabta maxaa Kala duway

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr Před měsícem

    wadaadka warkiisu amuu yahay qowda maqashii waxna ha u qaban

  • @dharganesafar6805
    @dharganesafar6805 Před měsícem

    Asc sh umul jihaadka wahaabiya salifii ictisaam waa ogyihiin inay meel lacag ka so gelayso

  • @omorali2175
    @omorali2175 Před měsícem

    Boqolal haniya ayaa joogto

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 Před měsícem

    Wadaad lamood imisaa falastiin lagaracayey oo Carburton la laynayey maxaad uga hadliweyday

  • @cabdiwali289
    @cabdiwali289 Před měsícem

    Umalow adigu dadka hormar oo gal dagaalka halaguraacee hadii kale nagaddaa qiirajabaanta

    • @abdikadirabdi6107
      @abdikadirabdi6107 Před měsícem

      Adiga horta gal miyaad tahay mise gaalo lajireen ayaad tahay, war Diinta islaamka difaaceeda ayaa laga hadlayaa adigana Umal keliya ayaa kuu muuqda

  • @cabdiwali289
    @cabdiwali289 Před měsícem

    Wahaabiyo in ay caruur iyo haween Muslim ah iskuqarxiyaan ayaa laguyaqaan goormay jihaad galeen

    • @gigachad9879
      @gigachad9879 Před měsícem

      Macaaaaaaac Yaa Xayawaan Jaahil weynaadey

    • @callidheere2600
      @callidheere2600 Před měsícem

      ​@@gigachad9879 😂😂 runta waa xanuun 😂

    • @HiboAhmed-in9yn
      @HiboAhmed-in9yn Před měsícem

      Dad wax magarato ah hadey bulshadeena gumaadeen ha ugafin culimadeena wll