CEYDA AAN KA YAABSADAY MAKE UP KII UGU QOSOLKA BADNAA🤣🤣

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 569

  • @Saaba17
    @Saaba17 Před 7 měsíci +252

    Inta rabto in ceyda prank wayn lagu Soo sameyeeyo like 😂

  • @MaryanHussein-mi1zp
    @MaryanHussein-mi1zp Před 7 měsíci +448

    Amira sumayo iyo fatma geey meshii shaly adi iyo xanaan nila geyey plzzz intuu igu racsan like ha i saarty😂😂

    • @Elhaam_aadam
      @Elhaam_aadam Před 7 měsíci +3

      Haaa wlhi oo meshii cabsidoo so mhn 😅

    • @Qamaraliabdi
      @Qamaraliabdi Před 7 měsíci +3

      Haawlhi 😂ani xita sas dhihi rby

    • @Hana..sheeko
      @Hana..sheeko Před 7 měsíci +2

      Mxa naga galay ileen waxa ayaga le looshidoya

    • @ameyra1
      @ameyra1 Před 7 měsíci +2

      Kooko dheh😭😭😂

    • @user-rv1vu4fg4l
      @user-rv1vu4fg4l Před 7 měsíci

      Amiira dheH 😮🤫🤫​@@ameyra1

  • @Najmamawliid-ci8bw
    @Najmamawliid-ci8bw Před 7 měsíci +151

    Amiiray wlhi adi iyo ceyda wa isku kiin jeclhyyyy😢❤

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 Před 7 měsíci +4

      Jah ani xita❤❤

    • @Suusu863
      @Suusu863 Před 7 měsíci +5

      Dadkoo dhan ayaa isla jecla❤

    • @sagalahmedcade834
      @sagalahmedcade834 Před 7 měsíci +3

      Naa nagtan haka walina wiilka yarna dusha hakasarina naagtani wa soo dharagatay miskinka yari wali waxba ma arago suuqa haka xidhina😂😂😂😂😂tan wayso gubatay 😅

    • @Suusu863
      @Suusu863 Před 7 měsíci

      @@sagalahmedcade834maseerka jooji nio

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 Před 7 měsíci

      @@sagalahmedcade834 koko ad larabta miya ne marka adi un e ku dhanta o qof ku aqon malin walba cay UCLA tagan tem koko horto amira maxa kucadan anagobo koko macayni walal dulmiga ina is kadhafto kuron qofka hada tagerin macnehed mahan ina caydo

  • @queennafisa2762
    @queennafisa2762 Před 7 měsíci +85

    Amiira Muuqaalkaan inaa meel dhiktid Ayee Ahy oo dad Badan aa kusoo sameysid kadib aa usoo Fasaxdid hal hal😂😂😂😂 Fany wye wlhi

  • @mssballa
    @mssballa Před 7 měsíci +92

    Ala ceyda iyo Amira Isla jecliya love you guys ❤️🥹🫶🏻✨

  • @Jamaadchannel-o9n
    @Jamaadchannel-o9n Před 7 měsíci +56

    Ceyda sida ufuray yutubka hhhh asxaabta 800k ramadan ita lagaarin ❤amiira fanny😅

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Před 7 měsíci +26

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @Samiaahmed-b3j
    @Samiaahmed-b3j Před 7 měsíci +30

    Ku sali nabi maxamed scw scw scw ❤❤

  • @deeqamohamedodawa7484
    @deeqamohamedodawa7484 Před 7 měsíci +22

    Amira ani adi markaa codeyneysid jeclahay rootinkaga abaayo adi noo soo codey sbbto eh sheeko qosol bdn iyo kaftan noo dhax gali jirtay hda maleh marka adi soo codey 😊

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před 7 měsíci +30

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 Před 7 měsíci +18

    Caawada ceyda waxbaaa helay wlhi amiira dhib badanaa Kii dhakac dhakacda nosoo galiya😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @salaadoaxmed1460
    @salaadoaxmed1460 Před 7 měsíci +15

    Tiktok yaa ila aarkaay amiiro iyo ceydo side asxabta iskula jeceshahay ❤❤

  • @Tuuney-k3w
    @Tuuney-k3w Před 7 měsíci +22

    Amiira kan ceyda lee noogu ekee qof kale haku soo sameen ka dhac kan abyo wx kale no soo samee adi iyo ceyda ❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před 7 měsíci +19

    Kusaliya rasuulkeena محمد صلى الله عليه وسلم❤🕋☝🏼

  • @Faadumo645
    @Faadumo645 Před 7 měsíci +14

    Waaw qab qab ❤❤❤❤ inta amiira iyo ceyda taageerto love❤❤❤❤

  • @user-on6ou1dn8l
    @user-on6ou1dn8l Před 7 měsíci +119

    Next sundus

  • @user-nj7uu4zv9i
    @user-nj7uu4zv9i Před 7 měsíci +20

    Nabiga kusali scw ❤❤ wll

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 Před 7 měsíci +51

    Qab qab 4ever ❤❤

  • @Deeqfaarax1
    @Deeqfaarax1 Před 7 měsíci +27

    KU SALI NABI MAXMED CSW ❤❤

  • @abduqaadirabdullahi3167
    @abduqaadirabdullahi3167 Před 7 měsíci +7

    Amiira abaayo videoga ceyda niigu sameynaaye walalahaaga ku soo samey adigoo mahadasan gameka

  • @SamiiroAbdullahimaxamed
    @SamiiroAbdullahimaxamed Před 7 měsíci +10

    Ana ugu horyo cwa😂waa ku hysaa cayda lee hanoo so smyo😂😂

  • @RamlaAbubakar-fr3pk
    @RamlaAbubakar-fr3pk Před 7 měsíci +11

    Ooh my goroor makeup aad uqurux badan wan kaheleu amiroooy anine imaari hee 😂😂😂😂😂

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 2 měsíci

      Asc wll qli plz igu so bir❤😊😊😊

  • @FartuunCadey-xn6mk
    @FartuunCadey-xn6mk Před 7 měsíci +13

    Wajiga luqdhiga kacarar amiro😅😅😅😅😅😅😅

  • @Sacdush761
    @Sacdush761 Před 7 měsíci +6

    Kusaliya nabiga Muhammad sallalaahu calyhi wassalam ❤

  • @Nihaaleyyy-vj6td
    @Nihaaleyyy-vj6td Před 7 měsíci +6

    Amiira kanoo kale cayda kusoo sameyy marar badan funny weye😂😂😂😂

  • @SundusAbdi-cv1bh
    @SundusAbdi-cv1bh Před 7 měsíci +8

    Farura intaa luuq dhigtid ka carar ceyda mid maha 😂😂😂

  • @maaidaaadan8920
    @maaidaaadan8920 Před 7 měsíci +4

    Inta amiro igul qosashay farta taga 😅😅cayda kulaha lo,o le u ekanee

  • @HodanApdylahi
    @HodanApdylahi Před 7 měsíci +14

    Qofki ugu horeeyay ayaaan ahay amiiro quruxeyyyy❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 2 měsíci

      Asc wll qli plz igu so bir❤😊😊

  • @user-oy4dd3iv6x
    @user-oy4dd3iv6x Před 7 měsíci +4

    next week koko please please koko wajigaada kucayare make up ka molka ade dah abayo 😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před 7 měsíci +5

    ceyda inaa prank make up lagu samaynaayo maba oga sunayaasha adi maad marsan sumaya aa kuu marisay buu taagan yahay kkkkk siduu u yaabanaa ee uu wah wah u dhahay markay wixii ka sii dareen ceyda kulahaa IIaahow hadaa kaa yeelo mas iga dhig 😂😂😂

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 Před 7 měsíci +7

    Alla ceyda qosolka iga dhameesay 😂😂😂

  • @Juusto-o4b
    @Juusto-o4b Před 7 měsíci +4

    Amiiiro plsssssss video gaan ceydaa bas hanoogu ekaado jaa already kuwa kle wey arkeen xitaa hadaa keento xaraarad ma yeelan doonto 🤝🤝🤝👸🏻🙏🏻ceyda ka yaban nhy oo same content uun nooso dhigooyo 🙏🏻adi inaa unique ahaatid rabnaaa

    • @amiraqurux
      @amiraqurux  Před 7 měsíci +6

      Haye diyaar waye ❤

    • @Juusto-o4b
      @Juusto-o4b Před 7 měsíci +2

      @@amiraqurux 🥰🥰🙏🏻🙏🏻

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před 7 měsíci +6

    Anoo Channelka Ceyda fiirsanayo ayuu video ga isoo dhacay waa kasoo orday 😂

  • @user-zw3fz6ol8z
    @user-zw3fz6ol8z Před 7 měsíci +3

    Qof kii ugu horeyey daawadey team qab qab is not easy guul i.a malinta soo socda ee asad hagio

  • @NajmaomarNuju
    @NajmaomarNuju Před 7 měsíci +5

    Ceyda funny tahay walahi😂😂❤

  • @abdikafiabdullahi3765
    @abdikafiabdullahi3765 Před 2 měsíci

    Amiroooy maxa waye san intaa so dhaf tay adno iyo fatima iyo sumayo adiga miya isku xirka sameysatay manta😂😂😂😂😂😂

  • @SafiyoFarxaan-ck7tn
    @SafiyoFarxaan-ck7tn Před 7 měsíci +3

    Cayda funny qosol udhiman rabe walhi🤣🤣🤣

  • @user-qy3xr1oy8h
    @user-qy3xr1oy8h Před 7 měsíci +10

    I can wait qab qab means😢❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 2 měsíci

      Asc wll qli plz igu so bir❤😊😊

  • @Nalkanur1234
    @Nalkanur1234 Před 7 měsíci +4

    ‏‪9:01‬‏ mahdi yaa waaye 😂 wllhi cawada qosol iguma harin🤣🤣🤣

    • @riinaaozman6636
      @riinaaozman6636 Před 7 měsíci

      Ninkoo carurta ka cabsiyo la dhhaa kaaraan uu joogaa 😂😂😂

  • @shaadiyacishqi7467
    @shaadiyacishqi7467 Před 7 měsíci +2

    Wlhi beerkaa icasaaday caawa cayda dhib badanaa oo hadal badanaa😂😂😂

  • @user-np9mf8tx8s
    @user-np9mf8tx8s Před 7 měsíci +2

    Wax amira mxaa dace Amira is not easy 😂😂😂😂 amira waydall deleysa mxaaa dace

  • @user-mm8nv2km3v
    @user-mm8nv2km3v Před 7 měsíci +2

    Amiira Qurux king ceyda is not easy ❤😅

  • @AsmoXasan-h5j
    @AsmoXasan-h5j Před 7 měsíci +5

    Sida ceydo kalan yabanhy😂😂😂

  • @muhamaxamed3988
    @muhamaxamed3988 Před 7 měsíci +6

    Amiira qoslkedi man maqla mise waa dhagahyga😂😂😂

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 2 měsíci

      Asc wll qli plz igu so bir ❤😊😊

  • @Bellaa309
    @Bellaa309 Před 7 měsíci +2

    Inta channel ka ceyda kasooo xanaaqday ish dheh 😩😩amiradeydii why wax kasta loola wadaajina

  • @NasriFarah20
    @NasriFarah20 Před 7 měsíci +1

    Team qabqab agtina qosol yalaa bafta biiqbiiqda kulahaa wallee cayda mid maha😂

  • @farhaosmaan5938
    @farhaosmaan5938 Před 7 měsíci +4

    Mahdi muuke cidii taqanaaa taqaano wlhi😂😂ceyda legend wlhi 9:00

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před 7 měsíci

      yaa waaye tolow ma Nin waalanoo muqdisho dhex wareegaa wll 😅😅

    • @Defna33-gi6se
      @Defna33-gi6se Před 7 měsíci

      Reer yaqshid lee yaqano waliba suuq bacad 😂😂

  • @user-zx1jl3ep4s
    @user-zx1jl3ep4s Před 7 měsíci +1

    Maalinta 14 February udabaaldagooyiin❤❤ dhar gaduud ayay watan jah❤❤❤😂😂 kuweygii

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 Před 7 měsíci +2

    Alle ceyda qosolka iga dhameysay cwa

  • @HamseToni
    @HamseToni Před 7 měsíci +3

    Team amiira is muujiya ❤😮

  • @simonita_apdi2710
    @simonita_apdi2710 Před 7 měsíci +3

    beryahan isku dharka yaa ila arkay😂❤

    • @kaafyakyfarahcise9186
      @kaafyakyfarahcise9186 Před 7 měsíci

      Caaw shaadh casbuu xidhnaa iyana wataa toobka cas ina tustay xagee Kala,aaday channel ladood qudhay soo dubeen 😂😂

    • @Sarasiman123
      @Sarasiman123 Před 7 měsíci

      Var badan joji cafimadka uma roone 😂😂​@@kaafyakyfarahcise9186

  • @KhadarCabdi-nl3vu
    @KhadarCabdi-nl3vu Před 7 měsíci +2

    Amiira qabqab nosheg biliis😢😢😢

  • @SundusAbdi-cv1bh
    @SundusAbdi-cv1bh Před 7 měsíci +5

    Faras baa u ekatay adoo dhan ku lahaa cayda funny waye😂😂😂

  • @mohacadde4918
    @mohacadde4918 Před 7 měsíci +2

    REER MADIINO ASAL MAHAD MUNKE😂😂😂

  • @mamadhoofo4464
    @mamadhoofo4464 Před 7 měsíci +1

    Mahdi muge ani marka yaraa laygu cabsin jiray dariskawaaa😂❤

  • @ahmedmahamed2432
    @ahmedmahamed2432 Před 7 měsíci +3

    yaa maqlaaya qosolkeeda 😂 4:23

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu Před 7 měsíci

    Amira abayo plz nagadhaf dadkan codka kusarayan video ga nagadhaf waxa rabna rotin hawen ilaa manin arabna rotinka kusodar maxamed iyo arimaheena iyo asad cod hasarin cod kodarabna inaa maqalno plz abayo 😢😢😢😢

  • @NiciimaMaxamed-ko3of
    @NiciimaMaxamed-ko3of Před 7 měsíci +1

    Cayda waa qosol weyee wlee wejigan intaad luuq dhigto ka carar amiiro😂😂😂

  • @najmacadey5159
    @najmacadey5159 Před 7 měsíci

    Aan kuwada salino xabibkena Muhammad sallalahu caleyhi wasalam

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion Před 7 měsíci

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😢😢❤😢

  • @faadumoaadan8570
    @faadumoaadan8570 Před 7 měsíci +1

    Amiira ceyda barank ku soo samey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-qj4sp6qd6i
    @user-qj4sp6qd6i Před 7 měsíci +5

    Alla isla jecliyaa amiira iyo ceyda ❤

  • @Nahida190
    @Nahida190 Před 7 měsíci +1

    Maaashallah ceyda amira meshi maska geey fadlan

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl Před 7 měsíci +2

    Keep going abyo Amira quruh next sundus ayan rabna❤❤

  • @user-zx1jl3ep4s
    @user-zx1jl3ep4s Před 7 měsíci +11

    Inta ila aragtey ceyda iyo amiiro iney isku dhar egyihin like saar😂😂😂😂😂

  • @roodajamaaroodadheman3231
    @roodajamaaroodadheman3231 Před 6 měsíci +1

    Waligay coment kama bixin cawa kahor sababto ah sidan uqoslay wali uma qoslin ceyda kuteh farasaa ueekatay😂😂😂😂daydayday😅😅😅hindida looska lawaregta miyaa bartaasi😅😅😅😅 allaaa beerka

  • @user-xt9vu2jk2y
    @user-xt9vu2jk2y Před 7 měsíci +2

    Allah is one ❤

  • @AsmaAbiib-ie6nv
    @AsmaAbiib-ie6nv Před 7 měsíci +1

    Cimraan ma udhiibtay kulahaa cayda dhib badana😂😂

  • @user-gb4ip5qk6s
    @user-gb4ip5qk6s Před 7 měsíci +2

    Amiiro sundusna kee na kanaxso plz abyo😊

  • @yasminabdullahi-1432
    @yasminabdullahi-1432 Před 7 měsíci +3

    Mashallah quraxleyda malesia

  • @BoqRaD
    @BoqRaD Před 7 měsíci +2

    Ceyda prank ku samee

  • @LajecleyDunida
    @LajecleyDunida Před 7 měsíci +1

    Faruurta luqa dhig kaorod ceyda umadena mhn 😂😂😂

  • @ZahroMire
    @ZahroMire Před měsícem

    Inta rabto in cayfo prank lagu sameeyo like

  • @user-dr4el9nm9c
    @user-dr4el9nm9c Před 2 měsíci

    Halmar inaa uus naga amusing inaadhah did fiocneed😂😂😂

  • @user-po4fc8mj6p
    @user-po4fc8mj6p Před 7 měsíci +1

    Team qab qab isn't easy

  • @safaabfullahi6232
    @safaabfullahi6232 Před 7 měsíci +2

    Ceyda funny wayee😂😂

  • @user-dl8he1sn7j
    @user-dl8he1sn7j Před 7 měsíci +2

    Amira and cayda❤😂😂

  • @Sabiriinfahad
    @Sabiriinfahad Před 7 měsíci +1

    Ala ceyda cawa suxay qolos dartiis😂😂😂😂😂😂

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 Před 7 měsíci +3

    Amiira adi wax kale maba taqaanid miyaa waxaan naga dhaaf wah😂

  • @Buy_YouTube_Views_a135
    @Buy_YouTube_Views_a135 Před 7 měsíci +3

    all that comes to mind is PHENOMENOL

  • @AmiiraAadan-pm3uu
    @AmiiraAadan-pm3uu Před 7 měsíci +1

    Security ka ordaayo kulahaa ceydoow😂😂❤

  • @user-nb8cj4cn4v
    @user-nb8cj4cn4v Před 7 měsíci +1

    Ceyda iyo koko aya is kusobaxayan walhi❤

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h Před 7 měsíci +2

    Wa wada qabqabs one love ❤wan idiin jecelahay

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 2 měsíci

      Asc wll qli plz igu so bir❤😊

  • @Queen-m.j
    @Queen-m.j Před 7 měsíci +1

    Next Sunduz plz

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 Před 7 měsíci +4

    Tem qabqab waniwata❤❤

  • @user-ht3pj3nq6b
    @user-ht3pj3nq6b Před 7 měsíci +1

    Next plz armaan hagio ❤

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj Před 7 měsíci +1

    Ala mahdi mulki waa aqaan mid caalkamiin joogay oo walnaa😂😂😂😂

  • @HamseToni
    @HamseToni Před 7 měsíci +1

    Amiira qurux can't wait 800k subscribe now before Ramadan insha Allah

  • @user-br6hu8ub5u
    @user-br6hu8ub5u Před 6 měsíci +1

    Cayda and amiira is not easy

  • @user-xs9hi7mx9c
    @user-xs9hi7mx9c Před 7 měsíci +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂subxanllh ni iyo ceyda iyo asxabta dhaman wa yabanahy

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před 2 měsíci

      Asc wll qli plz igu so bir ❤😊

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Před 7 měsíci +3

    Amiira Qab qab ❤🎉

  • @habonofficial8531
    @habonofficial8531 Před 7 měsíci +1

    Caydow yan kaga dacwooda san u qoslay walahi xabadka I xanunay

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale Před 7 měsíci +1

    Amiiro afkan inta luqa dhigtid iskaga carar aqwaan😂😂😂

  • @Muna_qaali
    @Muna_qaali Před 7 měsíci

    Amiira barnamij khadaraanu sugenaya waxay saan😢❤anyway keep going in 800k❤🎉

  • @bintmohamed6029
    @bintmohamed6029 Před 7 měsíci +1

    Drivr thru nogusocliya adi ceyda

  • @LuulshaMohamed-qm9nv27
    @LuulshaMohamed-qm9nv27 Před 3 měsíci

    Aroosakeeda sana loogumariya ayeesoxasuuteye😅😅

  • @user-ql5um2dw5t
    @user-ql5um2dw5t Před 7 měsíci +1

    Amiiroy cawada arooskaga nasoo xasusisay😂😂😂😂

  • @muscabbadro2559
    @muscabbadro2559 Před 7 měsíci +1

    San dhan ceyda lee layskugu qurxinoya 😂😂😂

  • @Opthale
    @Opthale Před 7 měsíci +1

    Amiira Routinkan Beerka inagaga Tuntay inaga DhaaF 😢

  • @user-bw1iz5mo7r
    @user-bw1iz5mo7r Před 7 měsíci

    Amiira ramadaanka kahor 8000k insha alaah❤❤❤❤