QUDHAYDA 2014. Hodan Abdirahman. Produced by Ibrahim Eagle

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • QUDHAYDA 2014
    Codkii iyo laxankii: Hodan Abdirahman
    Produced by Ibrahim Eagle
    Eradii: Mahamed A. Horshe
    Music by A. A. Naji
    Speacial thanks to Casha Run Geele
    Productions of Eagle Media Pro

Komentáře • 122

  • @yaasmindelaz5968
    @yaasmindelaz5968 Před 9 lety +108

    hodanay abaayo miyadan illahy kabaqen marka qabri hes kudax shegesit becz qabri wa erey qushuc mudan maaha ina mel hes lugu shego anay way xuman igama aha yan liga xuman

  • @awdal26
    @awdal26 Před 10 lety +17

    way hodanaay cidii ku guursata afar habloodbay isku gursatay markaa diintu ufasiximayso midkale. I love you Hodan.

  • @naomiahmed2578
    @naomiahmed2578 Před 10 lety +4

    Wow laftiyo dhuuxa caadi ma aha qudhayda badbaadiyoo macaanoow xabiibi qalbiyoow wax ila qabo I really like the way she dance keep it up sis u r the best

  • @fadumamohamed3798
    @fadumamohamed3798 Před 10 lety +12

    We Love you Hodan Abdirahman

  • @IbrahimEagle
    @IbrahimEagle  Před 10 lety +39

  • @abdiabdi7005
    @abdiabdi7005 Před 10 lety +9

    I see Coronado bridge San Diego California....inaba caadi ma aha..keep up girl

  • @osmanmaria13
    @osmanmaria13 Před 10 lety +8

    Nolasha ila qeybso oo qoys iyi reer ila yagleel wow Thanks Hodan

  • @xanaano0454
    @xanaano0454 Před 10 lety +7

    nolosha ila qaybso oo qoys iyo reer ila yagleel hodon tanoo kale maba aragba nice one song

  • @shankabood
    @shankabood Před 10 lety +7

    Hees macaan iyo video hab casri ah loo duubay Weldon eagle

  • @88Shaqlan
    @88Shaqlan Před 10 lety +12

    waanku heestaa heestaan

  • @Abdisharoobe
    @Abdisharoobe Před 10 lety +17

    Nice Voice Hodan Abdirahman
    Great Job Eagle Video Nin Wayn .

  • @Aduuncom
    @Aduuncom Před 10 lety +19

    great job big bro Eagle

  • @wizaraage3363
    @wizaraage3363 Před 10 lety +1

    Wlh i cant forget this song xasuus bee igu tahay qalbi wax ila qabo eeh xaax bum bum bum

  • @nimocaleb8588
    @nimocaleb8588 Před 10 lety +12

    Hodan the star forever, Im yr fan love you sis

  • @baabuldimaria6215
    @baabuldimaria6215 Před 10 lety +31

    When I lose waxyar
    Waxa hela more
    Angels on my shoulder
    Teling me to go
    Abe says shaqeso boy
    Wixi xun ugooy
    Ok
    He knows AMA dreamer
    Music my desire
    some sy Im on fear
    Lakin
    I will never retire

  • @mohamednuur6413
    @mohamednuur6413 Před 9 lety +11

    waxaasaa jacayl ah waan ka helay anigu

  • @AnfacD
    @AnfacD Před 10 lety +7

    Masha Allah Hodan A/rahman Yaaba ku heli kara Ibrahim Eagle mahadsanid heesta cusub

  • @hibohassan1497
    @hibohassan1497 Před 9 lety +15

    Woooooooooooooooooooow caadi mahan heesa wey icajabisay

  • @zulfaxusen8713
    @zulfaxusen8713 Před 10 lety +2

    hadii adtahay qof daren casha lasexan karila waxa qalbiga kagubayo kudhaqaq

  • @xamiidabdi878
    @xamiidabdi878 Před 10 lety +1

    hoadan cabdi raxmaan nice song aad ayaan uga helay heestan waxa la moodaa in ay igu socoto aniga

  • @MohamedOmar-rv6jx
    @MohamedOmar-rv6jx Před 10 lety +1

    Fanaaniinta Hodan iyo Ahmed caaaaaaadi maaaaaaaaaha Nolada walalayal.

  • @aahaah4521
    @aahaah4521 Před 10 lety +9

    eagle media the best Somali video producer mabruuk bro

  • @alpacinosahal8175
    @alpacinosahal8175 Před 10 lety +19

    une brave chanteuse juste bravo encore hodan

  • @abdiwasacdahir5049
    @abdiwasacdahir5049 Před 10 lety +1

    fadlan heestii daanberi arooryaad e mama aamina abdilaahi iyo samatar ay ku wada luuqaynayeen dib usoo cusboonaysii, heestana wad la heshay

  • @radwanabdi2150
    @radwanabdi2150 Před 10 lety +1

    Heesta Waxaba Kasi Daran Styleka Top.....@ibrahim Eagle keep it up bro

  • @deeqopuntland7607
    @deeqopuntland7607 Před 10 lety +7

    waa hees aad u macaan hodon cabdiraxmaan dheere iyo waliba cod baa kugu dhamaaday

  • @abdulibrahim7211
    @abdulibrahim7211 Před 10 lety +6

    Super star keep going good job star

  • @nasra5827
    @nasra5827 Před 10 lety +1

    waw Hodan Abdirahmn Inaba caadi ma han waxa tahay fananada Frhiya fiska so labeyda nolow walal

  • @samatarsalah9663
    @samatarsalah9663 Před 10 lety +28

    good job ibrahim Eagle

  • @abdirahmankhaliif994
    @abdirahmankhaliif994 Před 10 lety +1

    masha alah hodan abdirahman wel done wa ku heysta ciyartada iyo jilinka

  • @abdulibrahim7211
    @abdulibrahim7211 Před 10 lety +1

    Hodan this song waa run I don know this guy kula heesatpeleieve that sing is early hodan you are super star!!!!

  • @siciidoelmi5081
    @siciidoelmi5081 Před 10 lety

    Wwwwwww mohashada codka Hodan Cabdiraxman wxaa cod kaa ah ♥♥♥♥

  • @ikraancabdalla724
    @ikraancabdalla724 Před 10 lety +2

    Best song mansha.Allah hodan

  • @abdilkarimjam2877
    @abdilkarimjam2877 Před 10 lety +4

    Wooow waa hees macaan

  • @mursal28
    @mursal28 Před 10 lety +1

    hodan you are great great great. smart and beautifull. nolow walaashayey

  • @mohamedothman8613
    @mohamedothman8613 Před 10 lety +3

    Uuf calool kuusun ayaan ku nacay naaga somaliyeed

  • @lailaali6509
    @lailaali6509 Před 10 lety +7

    mash allah trés belle chanson et trés belle voix ma chere hodan ........Nolasha ila qeybso oo qoys iyi reer ila yagleel nice song

  • @raabiixmiiniyaarasaaqu6718

    waa heesti kawad aan ka helay ay qaado hodan walahi yasalam yasalam

  • @hirsiali7178
    @hirsiali7178 Před 10 lety +1

    Hodon walashey aad u jeclahey

  • @simonedesuee4889
    @simonedesuee4889 Před 9 lety +2

    perfekt singer

  • @rabiicahmed718
    @rabiicahmed718 Před 10 lety

    walee hees iyo badh ilaa boqol iga dheh my fanaanada aan taagero hodam qurux abwaan farsamo rabiic

  • @MohamedOmar-rv6jx
    @MohamedOmar-rv6jx Před 10 lety

    Hodan Abdirahman Caleeeeeeeek heeeeeeee xayaatii

  • @nuurkhaliif843
    @nuurkhaliif843 Před 10 lety

    caadi maahan heestaan waad kabaxsatay hodan abdirahman

  • @samoreeb5772
    @samoreeb5772 Před 10 lety

    wow wow hodan cabdi raxmaan indr manshalah fanka waad hida raacday quruxna waad ku biiratay heestana i so luv it

  • @khadarqorane4894
    @khadarqorane4894 Před 9 lety

    Waaaw hees wacan we eye inaba cadi maha waay iqancisay heesta Iyo showga ay usamaysay

  • @rukiyawarsame6072
    @rukiyawarsame6072 Před 10 lety +1

    Nice song wallahi

  • @nasroabdillahi283
    @nasroabdillahi283 Před 10 lety +3

    masha allah yasin 3aleyk ma chere tre bel voix une chnteuse exemplaire ke dieu t protege

  • @alifarah4049
    @alifarah4049 Před 10 lety +3

    caadi maaha hodan iyo heeskeedaba wwww

  • @faatuhani7728
    @faatuhani7728 Před 10 lety +1

    Inaba caadi maaaaha hodan top for all.....

  • @alfarnasi47
    @alfarnasi47 Před 10 lety +2

    Nice
    And
    Beautiful

  • @abdurahmanmahomed4640
    @abdurahmanmahomed4640 Před 10 lety

    fanaanad dhamaystiran cod ,qurux , hubqaad

  • @mohameddugsiiye7929
    @mohameddugsiiye7929 Před 10 lety

    woooooooooooooooooow inaba caadi maaha........

  • @143imaan
    @143imaan Před 10 lety +2

    Woooow nice song my peautifull habo Hodan Abdirahman

  • @alxaajiali1982
    @alxaajiali1982 Před 10 lety

    Massha alah huno hodan halkaa kaga wad huno qaali

  • @mohamedfuad9799
    @mohamedfuad9799 Před 10 lety +1

    heestani walhi asxaby wabay ii dhawacdayba ax ax ax

  • @UmuRayan-
    @UmuRayan- Před 10 lety +2

    nice song hodan my fanandeena waad ka baxsatay

  • @caadiiskadhig4495
    @caadiiskadhig4495 Před 10 lety

    Waaaw mcn waaye hestan nolaw

  • @saeedbajba8865
    @saeedbajba8865 Před 10 lety

    very nice video Eagle

  • @MrLoverboy3310
    @MrLoverboy3310 Před 10 lety

    Nyc 1 I Lyk Diz Thumbs Up

  • @hamseyasin972
    @hamseyasin972 Před 9 lety

    asal asal hodan walal hees mcn walee waa layabay

  • @ranahasan8701
    @ranahasan8701 Před 9 lety +3

    woow hodan cadey

  • @salmacadey2464
    @salmacadey2464 Před 10 lety

    Wooow inaba cadi mahan nic song my sis qali ah from another mother u killed 😘 long live sis 💖💖

  • @daahircade5751
    @daahircade5751 Před 10 lety

    My dhiiga hodan dhigad i dhaqajisay

  • @midnimokow
    @midnimokow Před 10 lety

    Heesta waxaa soo saraya video oo hd ah iyo San Diego beach plus hodan oo ass khadara ka wadata iyo codka oo halalasiya kuligood waa isku dhuuq

  • @aahaah4521
    @aahaah4521 Před 10 lety +1

    hodan qurux wowwwwwwwwww

  • @marwadamiskiloveloveff6057
    @marwadamiskiloveloveff6057 Před 10 lety +3

    Good Job bro qaali Ibrahim Eagle Keep up bro noolow

  • @SomfilmsFHD
    @SomfilmsFHD Před 10 lety

    Fanaanad dhamaystiran weeye wlee

  • @oumalkairemahamoud8685
    @oumalkairemahamoud8685 Před 10 lety +2

    waow vraiment rien a dire hodan nice songe ma belle je t kiff

  • @dabaylahareexaan5120
    @dabaylahareexaan5120 Před 10 lety

    asal, asal, asal,
    ee aaney galin qabriga.

  • @ladnaali5494
    @ladnaali5494 Před 10 lety

    Nc sng

  • @mumtazthedimond7666
    @mumtazthedimond7666 Před 9 lety

    Nce song hdn adey

  • @Garad7
    @Garad7 Před 10 lety

    hablaha waqooyi waxaay jecelyihiin heesaan

  • @nasrawarsame4386
    @nasrawarsame4386 Před 10 lety +1

    Waaaaaaw

  • @okashboy
    @okashboy Před 10 lety +6

    dabo iyo calool isku furantay walle,, qofta qalanjo uhaystay… look 0:24… but nice song,,,

  • @mustaphehaaji4118
    @mustaphehaaji4118 Před 9 lety

    Nice heees

  • @abdirashidxujaalemohamed705

    inaba caadi maahaan nice song hodan

  • @marwadamiskiloveloveff6057
    @marwadamiskiloveloveff6057 Před 10 lety +5

    caadi maha wlahi anile inay iga hadlaysa mooda omg nice song
    ruuxxan kaquusano habeeni kugu qarwo qumaati u sexan karin qalbiga nabar u ogaya qayrka kadoortayo qiyaasle adi kujecel qadarin kuhaysaba qadirkay igu beeray anigee qadirkay igu beeray anige intana galin qabriga loo qolin xabaal aaax loo qolin xabaal qudhayda badbaadiyo macaanow xabiibi qalbiyow wax ila qabe eey
    xxxxxxxx qalbigay ixanuunisay heestani omg

  • @farduusahmed7836
    @farduusahmed7836 Před 10 lety +6

    nolosha ila qaybso qoys iyo reer ila yagleeel loll aaax

  • @kodnamn5
    @kodnamn5 Před 10 lety

    nice wooooooooooow

  • @WANAAG24
    @WANAAG24 Před 9 lety +3

    wooooooooooooooofffffff axsan hees I love ur voice hodan

  • @tihiya20mohamed81
    @tihiya20mohamed81 Před 10 lety

    I love the song and u Hodan abdirahman mansha Allah

  • @xamsecabdiqaadir5338
    @xamsecabdiqaadir5338 Před 10 lety

    Wooooooooow eesh qiyasak hodan ninkii ku helaa cawale l subort you ila akhira ee lacala hadii lagu soo furo ila soo socod sii fadlan kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @mahamuudaadan6493
    @mahamuudaadan6493 Před 9 lety

    lovly

  • @simancadey0
    @simancadey0 Před 10 lety

    wwww hodan nic songggg cadi mahan mcntooo

  • @abdirahmanahmed5508
    @abdirahmanahmed5508 Před 9 lety

    Maxamed bk maqal heestaan

  • @cabdiyusuf6043
    @cabdiyusuf6043 Před 10 lety

    Xabad kala daatay ku yaal lkin mugdi ku fiican tahay

  • @hanaali4598
    @hanaali4598 Před 10 lety +5

    Love ittttt hodan you go girl:)

  • @khalidhasan1265
    @khalidhasan1265 Před 10 lety

    nice se dumar dhab ma u helaa jacayl waa hafar taasi nin uu baa sameeyay

  • @qaysqoraneqawdhan2781
    @qaysqoraneqawdhan2781 Před 10 lety

    maashaalaah mi piace song

  • @suubansiman2167
    @suubansiman2167 Před 10 lety +4

    best song hodon well done dear

  • @alfarnasi47
    @alfarnasi47 Před 10 lety +1

    You r very beautiful

  • @tashamoalin2317
    @tashamoalin2317 Před 10 lety +1

    Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw my sis from other Mum Love U

  • @cabduqadirfiqi2236
    @cabduqadirfiqi2236 Před 9 lety +1

    axmed

  • @saabir23
    @saabir23 Před 10 lety

    Cod macanaa zowzan miyaa tan taloow kkkkkkkkkkkk

  • @suhaylahmed575
    @suhaylahmed575 Před 9 lety +1

    Hhhh

  • @marwadamiskiloveloveff6057

    wwwwwwwwwwwwwww

  • @mahdiahmed8371
    @mahdiahmed8371 Před 9 lety

    wwwwwwwwwwww

  • @naomiahmed2578
    @naomiahmed2578 Před 10 lety +10

    Wow laftiyo dhuuxa caadi ma aha qudhayda badbaadiyoo macaanoow xabiibi qalbiyoow wax ila qabo I really like the way she dance keep it up sis u r the best

  • @abdulibrahim7211
    @abdulibrahim7211 Před 10 lety +2

    Super star keep going good job star

  • @fartuunhussein7018
    @fartuunhussein7018 Před 10 lety

    wooooooooooooooooooow