I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 82

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi

Komentáře • 1K

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +291

    Qof walpa oo qoraalkayga aqrinaya waxan u rajeynaya cimri dheer iyo cibaado suuban ❤

  • @ducowaalidwaadahab4217
    @ducowaalidwaadahab4217 Před 2 lety +114

    Salaadda ha lagu dadaalo dhaliinyaro, insha allah. Eng Abukar mahdi mahadsaniiid adiiga iyo Gurmaad Team.✅✍️🌏👀🥇🙏

    • @user-ih3sh4ov9c
      @user-ih3sh4ov9c Před 2 lety

      💗❤💓💞🤍💞🫶💕💖🌺😍👭🏻

    • @user-ih3sh4ov9c
      @user-ih3sh4ov9c Před 2 lety +1

      كرتون لا تروحي مركز الشرطه طريق الشرطي الرئيس الشرطي اخذ اجازه لمده اسبوع بارود هو Barood is per Kaisa Shor👭🏻😍🌺💖💕🤍

    • @quruxsan6
      @quruxsan6 Před 2 lety +1

      Inshalla

    • @mohomedmuseali6708
      @mohomedmuseali6708 Před 2 lety

      @@user-ih3sh4ov9cui

  • @mohkassim
    @mohkassim Před 2 lety +37

    Salaan ku socoto Feynuus Sheikh Daahir.
    Waxaan eebe kaa rajeynayaa cimri dheer cafimaad bash bash iyo barwaaqo.
    Runtii cajiib baad tahay.
    Maashaa Allah physically ayaad tahay
    Action 🎬 🎬 🎬 🎬 super 👌 lady CAJABO 😍😍😍🤩🤩🤩🤩🤠🤠🤠🤠

  • @drwadiawa6482
    @drwadiawa6482 Před 2 lety +22

    Xabiibka halagu salliyo SCW"
    Mahadsanidiin dhamaan kooxda gurmad

    • @ayanabukar226
      @ayanabukar226 Před 2 lety +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 Před 2 lety +20

    Axmed Deeq Waa legend sida uula hadlay Bogsiiya waa Level 1 Bogsiiya iyo Axmed Deeq Qaabka ay u jilayaan waa 100% keep going Team Gurmad

  • @abdirizackamin5799
    @abdirizackamin5799 Před 2 lety +21

    Inad luuqada badan taqaano faidadan aye leydahay thanks abukar mahdi

  • @suubansamatar8679
    @suubansamatar8679 Před 2 lety +20

    Maamo feynuud hadeyna filmka kujirin dhadhanba maleh ilaahey cimriga iyo caafimad,aba ha usiyaadsho love u mamo feynuus ❤️❤️❤️❤️🥵

  • @Hippobottomless
    @Hippobottomless Před 2 lety +39

    I was born in America and my somali is not that great but I can understand their somali, they aren’t using big complicated somali and that’s good for ppl like me thanks for that. This is an amazing series with a wonderful crew I’m eagerly waiting for the next episode.
    Abukar is the best somali director!!!

  • @samo.444
    @samo.444 Před 2 lety +9

    Filinkan oo kale wa fillimaanta ay bulshadu u baahan tahay dhinaca wacyi galinta waxaan ku talin lahaa Hablaha filinka matalaya ee ka qayb qaadayaa fadlan madaxooda ha usturaan waayo waxa daawanaya caruur yar yar mahadsanidiin

  • @maryamaali5188
    @maryamaali5188 Před 2 lety +12

    اللهم احسن خاتمة marka uguhoreysa aad xijabka iyo saladakufakartay ale elbaab ayukufuray wll abuukar mahdi aad ayankugu mahad celinayaa iney kukalsonadan dadkabadiyeysan ale 👌👍

  • @user-kn3df6bi1c
    @user-kn3df6bi1c Před 2 lety +12

    أللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @somalishow5922
    @somalishow5922 Před 2 lety +10

    Waar waxan aan dawanaaye ma somali baa meese Hollywood waaye 👏

  • @Amiira-qalbiwanag
    @Amiira-qalbiwanag Před 2 lety +34

    Alxaa flim waan idinku haystaa wlhi
    Thanks gurmad group 👌🥰
    Codsi: xayaysiimaha xooga naga yareeya
    Haday macquul tahay 🙏❤️

    • @ducowaalid8791
      @ducowaalid8791 Před 2 lety +12

      Xayeysiinta horey bay u sheegee qarashaadka film ka lagu sameeyo aa kasoo gala maxaa yeelay aduunku maanta tilaabadii la qaado waa lacag ma qiyaasi kartaa halaas qof oo meelo kala duwan dagan transportation raba maareyntooda marka ha la Iska dulqaato dhamaan dadka ku xiran CZcams ka like ha hilmaamina🙏🙏🙏🙏

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  Před 2 lety +6

      Thanks Walaal Sagal Waa Sidaad Sheegtay

    • @ducowaalid8791
      @ducowaalid8791 Před 2 lety +1

      @@AbukarMahdi adigaa mudun abwe anaga hadaa nahay somali wax walba deg deg aan u rabnaa film ku intuu caawa bilowdo inuu isla biri dhamaato aan rabnaa ilaahay amarkiis xeerada salkeeda aan jecel nahay inaa ogaano wixiina dhaqaaleysta musalsalku somali buu ka turjumayaa dhaqankeedee I yar inyar ula socda way na dhibtaa caalamkaan aad arkeysid waa taxane wado muhiim ah hadii la dhisayo hospital hadii la dhisayo waxay qaadanee tobanaan sano marka ka fiirsi dheer wakhti dheer fee fara badan baa la rabaa dadkeenu ma xuma lkn deg deg iskaga dhalanay any way keep going team xujo🙏🙏🙏🙏

    • @naimaabduqadir9906
      @naimaabduqadir9906 Před 2 lety

      Mel Mac bu ku go Ay ,mrka jimcaha we ngu dherthy plz 🙏

    • @sowdamaxamad7693
      @sowdamaxamad7693 Před 2 lety +3

      Waa Runta Walahi Xayaysiiska Ayaa wax badan naga Qadanayo ee Naga yareya

  • @fadumaiman3618
    @fadumaiman3618 Před 2 lety +2

    Maasha alaah walaahi waa lays haayaa bos bas iyo ruumiyow waa ka baxsateen 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @yasminapdi8469
    @yasminapdi8469 Před 2 lety +30

    Shaqada dhexdeeda flimkaan ku dawanaya jecleyn uqabo mahadsanidin team xujo😍😍😍😍😍

  • @najmaabdi4867
    @najmaabdi4867 Před 2 lety +15

    🤣🤣🤣Ala faynuus caawa laafyahaa idilay qaraamine waloogu tuuray waah waah anigoo labaatan jir ah xitaa sas umalaafyon Kari Masha.Allah

  • @ayuubmahamoud1834
    @ayuubmahamoud1834 Před 2 lety +5

    Wow meel xiiso leh buu ku dhamaaday, I can't wait to watch next episode, insha Allah, thanks kooxda gurmad.

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 Před 2 lety +19

    Waa ikanaa caaw waan ka soo gaaray daqiidadihii ugu horeeyay kooxdeena mahadsanidiin guuleysta goor walba

  • @amalabdikadirabdikarim8556

    Filmka dhan Aj ayaan U jeclahay
    Wuxu i hilmamsiyay Aflamti Ajaanibta aan dawan jiray😊😊😊

  • @hooyowaaqaali
    @hooyowaaqaali Před 2 lety +13

    Wlhi Qabka Ay kaltuun u iso baxsatay waa Another level ❤️😇 keep going guys

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 Před 2 lety +12

    Maamo faynuus God keedaa biyo ugu galeen dhamaan waan odin salaamay reer my gurmad

  • @rodam1875
    @rodam1875 Před 2 lety +22

    Mashallah is getting more and more interesting. Happy to see freedom sista.
    Can’t wait next Friday…. It gonna be action time …

  • @nicimacabdi9011
    @nicimacabdi9011 Před 2 lety +22

    I can't believe thank u brother abukar mhdi💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedosmaan3763
    @mohamedosmaan3763 Před 2 lety +2

    Amazing wlhi, Kaltuun weysoo badbaaday masha allah, aadbaan uxiiseynayaa jimcaha danbe, filimka wuxuu marayaa meeshii ugu xiisaha badneyd, ABUKAR MAHDI GO AHEAD BRO....THANK YOU SO MUCH ALL OF YOU {GURMAD GROUP}

  • @kafiabilan386
    @kafiabilan386 Před 2 lety +22

    I can't wait next Friday🥺

  • @amina.shukri8955
    @amina.shukri8955 Před 2 lety +43

    Hope kaltun will be free & won't encounter any obstacle during her escape.wax kasto dhaco nolosha lama qusto.maxadsanid Director Abukar & the fantastic team🥰🥰🥰🥰

    • @kahlledidres4401
      @kahlledidres4401 Před 2 lety +2

      That's life... when U fall down you must lean to stand up again and continue. Hope the bad guys don't catch her this time. Yes thank the director Abukar and his team.

  • @ayanmohamed2394
    @ayanmohamed2394 Před 2 lety +9

    Amazing!! I was running 🏃‍♂️ with kaltuun wlhi .can’t wait next week Insha Allah. Well done Abukar Mahdi you are a legend 👏🏾

  • @quumanh5413
    @quumanh5413 Před 2 lety +1

    Maashallah meel xunuu filmka noo marooyaa waaw Abuukar Mahdiyoo iyo mama Feynuus shiiq daahir, Hal midaan ifinka codsanaa waa codsi fadlan Bogsiiya lugaheedii usoo celsha oo ha socoto, Caruurteeydii weey fiirsan waayeen filmka weeyna ila fiirsan jireen waana ilmo Canada ku dhashay aadeeyna u xiiseeynaayeen runtii markii aay Bogsiiya lugaha beeswax beey dhaheen sheeka soomali baadka dhigteen mana fiirsadaan hada matka caruurta hanagu dirinee fadlan bogsiiya ha socoto

  • @walalmuhsin1900
    @walalmuhsin1900 Před 2 lety +7

    Kaltum iyo aar gudasho,bos baas Sida aat usolabate swahili kamahayo,one love team gurmad.best director abukar Mahdi hormar wacan.

  • @idmanidman9988
    @idmanidman9988 Před 2 lety +1

    Aniga ahada ayan dawanaya manta schoool ayan jiray filmkana saiiid ayan uj3clahay iyo jilayasha qali mama faynus iyo romio salana iyo alll team gurmad one love my dadkeyga❤❤❤❤

  • @Layla6793
    @Layla6793 Před 2 lety +7

    Rabiyoow Cajabo daa oo cimriga u siyaad. Fayruuseey jir oo joog! She’s one in million Wallee!

  • @warsanabdi2086
    @warsanabdi2086 Před 2 lety +6

    Thanks team gurmad million times wllo abukar aduna si gaara ayabad noogu Hagar baxday

  • @xamdixiis1239
    @xamdixiis1239 Před 2 lety +8

    mamo faynuus ayadaa dhashay inanta waxay na udhashay taliye geesay

  • @maryamkhalid6498
    @maryamkhalid6498 Před 2 lety +3

    alx kaltuun waa soo baxdey, Asbaro aamiin kulahaa kkkkk insha allah Jimcaha dambe caafimad iyo cimri dheer nagu gaarsii aburkae mahi thank you so much maama faynuuz love adiga iyo teamkafa allah idin farxad iigu noolada

  • @roukiaralia9507
    @roukiaralia9507 Před 2 lety +15

    Asparo is so funny Aminn ku laha kkkkkkkkk MashaAllah kaltoun another level finally

  • @maryanxirsi8323
    @maryanxirsi8323 Před 2 lety +6

    I can't wait kaltuum iyo kaamil oo kulmay horumar wacan baan idiin rajayn teemka gurmad

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 Před 2 lety +1

    Alllllla maad ka daysaan meel mcn ayuu ku dhaaaday wlhi Ax Ilaahay ha inagu simo jimcaha kale inago caafimaad iyo nabad qabnaa

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 Před 2 lety +5

    Waw I'm so happy 😊 inay Kaltuun so baxdo wa markaagii 🤗

  • @umumucaad5675
    @umumucaad5675 Před 2 lety +1

    Wall haween Walbo inaa ka dhigtaa ayaa rajeynaa oo hormar kaarto wll abuukar mahdi

  • @maryanyeberow5868
    @maryanyeberow5868 Před 2 lety +7

    Great series and very creative. Keep up the good job 😀

  • @kiincadey6416
    @kiincadey6416 Před 2 lety +2

    Hooyo Faynuus illaahow cafimaadka iyo cimriga u barakee🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @hudaomar5035
    @hudaomar5035 Před 2 lety +3

    faynuus best actor allah ku xafido cimri dheer caafimad taam ah allah ku siiyo

  • @yusufhassan9409
    @yusufhassan9409 Před 2 lety +5

    It's interesting, Keep up director Abukar Mahdi from Malaysia ♡♡

  • @salmaahmed1968
    @salmaahmed1968 Před 2 lety +6

    I don't get of tired watching gurmad team.

  • @zaadozahal1374
    @zaadozahal1374 Před 2 lety +1

    Maansha allah filimkii halkii ugu cajiib sanayd buu gaadhay aad baad umahadsan tihiin kooxdayda qaaliga ah alle haydin xafido 🥰🥰🥰

  • @abdih1336
    @abdih1336 Před 2 lety +17

    I can't wait😜👍🏼❤

  • @cabaasjeejeey4813
    @cabaasjeejeey4813 Před 2 lety +2

    mash allah aad iyo aad ugu mahadsantihin caruruta diinta ku bararujiya hool fican wadaan allah idinka ajarsiiyo

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Před 2 lety +7

    Mahatsanit walaal abuka mahdi guleso waligaa walaa qali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍🌹🌹

  • @abdirisak6916
    @abdirisak6916 Před 2 lety +2

    Hoyo feynus shekh wanjeclahay illahey cimri dheer kurejina❤️❤️

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 Před 2 lety +10

    Finally kaltun is out 🥰🥰 omg till next Friday 😩😫

    • @mssqosol
      @mssqosol Před 2 lety

      Hadee kalthuum soo baxda game over filmka wuu dhamaan😂😂

    • @fatmaibrahim2472
      @fatmaibrahim2472 Před 2 lety

      @@mssqosol Beri ayan arkena 🥹

  • @Aminaadan720
    @Aminaadan720 Před 2 lety +2

    Yes mama faynuus isma geeyaaan ayay tiri sheekada way is fur furaysaa igu salaan insha.allah mama da cimri dheer iyo cibaado sooban mahadsanid abukar Mahdi

  • @narinacali2324
    @narinacali2324 Před 2 lety +3

    Bogsiyo hanixin abyo waa wax iska caadi ah horaa loo dhahay aduunka waa harka lawadiisa galin marka ahmed deeq waqtigiis ayuu ku jiraayee samirka badi be happy my dear ❤️❤️❤️

  • @nasriinkaafiya8960
    @nasriinkaafiya8960 Před 2 lety +2

    Please waan kubaryaynaa bari noosoo gali idigoo mahadsan please please 😔😔😔

  • @ambarohoosh27
    @ambarohoosh27 Před 2 lety +14

    Cajabu is wonderful and very funny

  • @user-tn3tt2wc6v
    @user-tn3tt2wc6v Před 2 lety +1

    Masha allaah alxamdulilah Ha dii ad kaaso baax day

  • @fadumopalifarax7526
    @fadumopalifarax7526 Před 2 lety +3

    Asparo carabiga bara Aammin kulahaa kaltuun iyo horar manshaAllah luuqada qayaqanaan kaltuun xor mànta manshaAllah guulaysta temakeena❤❤❤

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 Před 2 lety +12

    😂😂😂😂😂😂😂🤣😂😂😂😂😂
    Thanks abukar mahdi bro 🤣😂
    Amiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiin iga dheh alla qosol badanaaaa caawa kaltuun waa fakatay ilahoow jimcaha dambe nabad nagu wada garsiiiiii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sadiaaden4630
    @sadiaaden4630 Před 2 lety +7

    Good film waye ruunti. Keep it up guys!!

  • @firdows114
    @firdows114 Před 2 lety +6

    Salaam dhamaantiin,
    Abukar Mahdi Abukar
    aad iyo aadaa ugu mahadsan tahey inaa 3 bari nooga dhigtey kabadana waa kaa rajaynaynaa hhhh Kaltun waxaa ugu farxey sidii qof xabsi run ah ka soo baxey!
    Thanks again and again

  • @rufaaahmed3249
    @rufaaahmed3249 Před 2 lety +5

    Blockbuster. Splendid work. Keep it up Walal

  • @umusuunaa
    @umusuunaa Před 2 lety +4

    Fris one wall isoo daawo qisaan soo dhigay adaa ii muhiim ah plz waxaan kuu rajeynaa janno in uu allah ku geeyo aduunkana farxad waarta

  • @munierqader4171
    @munierqader4171 Před 2 lety +5

    #somali flim to the world
    #kooxda gurmad horumar baladhan never give up

  • @saharamohamedalas3439
    @saharamohamedalas3439 Před 2 lety +1

    Am in kenya thank u so much i like the movie i can't wait next friday😍😘

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 Před 2 lety +4

    Maasha Allaah Family Gurmad wacyigelintaad kuwanaagsantihiin

  • @Sagalroob
    @Sagalroob Před 2 lety +5

    Kkkk edo cabo iyo walal dafle way isugu baxda kkkkkkk diinta ha igu rakeynin kkkkkkkkkkkkkkkkkk can’t stop laughing 😂 we love you all of them

  • @iftinomar2356
    @iftinomar2356 Před 2 lety +8

    maansha alaah kaltuun guulayso ❤👑🌷👏

  • @sucaadoaxmed59
    @sucaadoaxmed59 Před 2 lety +2

    Mashallah cimriga Allah ku barakeeyo walalkey abukar adiga iyo dhaman tiimka

  • @Tutulisho
    @Tutulisho Před 2 lety +7

    Aad BAAD UMAHSAN TIHIIN ALLAH HA IDIN XIFDIYO MASHA ALLAH

    • @amaldiriye7606
      @amaldiriye7606 Před 2 lety

      Kaltuun haday soo fakatay Camara diina la arkay filimku waa dhamaan rabaa saan u fahmay

  • @shukrisaciid9925
    @shukrisaciid9925 Před 2 lety +1

    Asc aad iyo aad baan idinku bogaadinaya filmka wax kale ma fiirsado maasha Allah keep going

  • @rahmadahir3771
    @rahmadahir3771 Před 2 lety +37

    Finally khaltun is free 🙏🏽 we have waiting for so long

    • @Aminaadan720
      @Aminaadan720 Před 2 lety +1

      Aaaaaaamiiin ta mesha ka dhacay say ma ila maqlaysay kkkkkkkkk Finally she is freee

    • @tasniimcumar
      @tasniimcumar Před 2 lety

      Amay tuugada qabta Ay dilan 🥹

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 Před 2 lety +1

    Mamo faynuuz illhy cimriga ha u dheereyo waa qosolki oo qof ah ilaa iyo waaberi markey yareed saan ayey u dhib badneed

  • @hassanismael4706
    @hassanismael4706 Před 2 lety +3

    Maasha Allaha Gurmad Guul Joogto ah Horey u Socda!!!

  • @nuurabdalla7372
    @nuurabdalla7372 Před 2 lety +1

    Masha allah wlh waaan wataa aj actually is actor super nice bas bos

  • @khadijadaud9406
    @khadijadaud9406 Před 2 lety +3

    Masha Allah ❤️🙏😍💯✌️👌💖🌹

  • @IbraahimHaji04
    @IbraahimHaji04 Před 2 lety +1

    Finally kaltuun waa soo Baxday Baaruud
    Hadaa Loo yaabaa marka

  • @sahroabdi2105
    @sahroabdi2105 Před 2 lety +4

    Cajabo iyo gesey aa dhalen gabadha habaryar uma ahan

  • @degoldengirl1372
    @degoldengirl1372 Před 2 lety +2

    Thanks abukar mahdi at long last kaltum is free I hope she's will make it can't wait next Friday in Sha Allah my favorite mama faynus

  • @shooadamh4088
    @shooadamh4088 Před 2 lety +20

    Amiin kulaaha waan qoslay wlh 😂😂😂😂

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 Před 2 lety +1

    Alla Caawa waa fuuray Asbaro Aamiin aamiin kulahaa meesha sheeko Caalamiya aa ka socoto Asna duco uuba u maleeyaa anta macruuf Aamiin waa raftay

  • @ashaluuladoontiiallechunel7353

    Mahadsanid wll abukar filimkan wan lasocdaa 1 ilaa 82 keep going dhamantina

  • @hamzejama43
    @hamzejama43 Před 2 lety +4

    Cajabo iyadaa inanta dhashay waa walaalo Dalmar iyo inantu Ismana Oga cajabo wey Og tey filimka waana kala Aabo Siduu taxanahu U Eeg yahay Talow ma taliye Geesay Ayey U dhashay hhhh
    Waa leysaga fadhiya halkey cago dhigato

  • @kahlledidres4401
    @kahlledidres4401 Před 2 lety +9

    Idinku ma arkayseen markuu amiin amiinta gurayey 😂😂😂 wallahi waan qoslay, waxaan xasuustay markii la yidhi, englishku qudbaduu ku quxoonyay talyaanigu cayda carabiguna ducada 🤣🤣🤣🤣. LOL

  • @axmedbade928
    @axmedbade928 Před 2 lety +1

    waa lagu dul shaxayaa kulahaa aamiin aamiiin

  • @ummusaabiriinmaxamad5236
    @ummusaabiriinmaxamad5236 Před 2 lety +3

    Alla caawa farxadeyda lama sookoobi karo kaltuun iyo horar guul

  • @abdiwahab005abdi2
    @abdiwahab005abdi2 Před 2 lety +1

    Masha Allah hore usoco brother keep going brother abukar Mahdi

  • @simancali1163
    @simancali1163 Před 2 lety +5

    Jumca danbe Nabad Allaha nagu gaarsiiyo

  • @sahrasuudi1474
    @sahrasuudi1474 Před 2 lety +2

    Asc koxda gurmad guul iyo gobonimo kaltun igusalaam xalay sidha ah ayaan unaxay waxaan sidhahy laqabay

  • @falastiinmaxamed312
    @falastiinmaxamed312 Před 2 lety +11

    Kaltuum bixintankeyda aad baa ugu frxy lkn jimcada igu dheereeseen 😚😅😅😅😘😘😘😘

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 Před 2 lety +1

    ooooooooooooo bravo kaltuun way baxsatay wali film ka ma dhawa arimo badan aya wali soo socda iyadoo lasoo qabtana waa kasii macaanan lahaa fiilm ku abuukar mahdi film kan wali film la mida ma jiro sxb

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Před 2 lety +6

    Asc Azxaapta qofkii u horeeye video gan daawad 😍

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 Před 2 lety

      Masha Allah marhadii kaltuun meeshii ama jeelkii ka baxaday Bal waa inoo jimacah Danbe hadii Alle yidhaado thanks team ka Abubakar madi 😍

  • @shugrimohamed3916
    @shugrimohamed3916 Před 2 lety +2

    Caawa wan faraxsanhy muuna xafiis aya xoriyadi heshay ❤❤❤🙏

  • @kanadiahoussein7073
    @kanadiahoussein7073 Před 2 lety +5

    Finaly kaltoun is free keep going abukar mahdi

  • @sonnachelsea5730
    @sonnachelsea5730 Před 2 lety +2

    Cajabo waxba lagama qabankaro
    La,aantaa dhadhan maleh flimku
    Doorweyn ayaad ku leedahy mamo👌
    Magacaaga kale waa cajip isna adakaa
    Manqas mise maqaas
    Taliye geesay nabaray iska daa anagee
    Walalkaa dafle kuuma garanayo
    One love team gurmad and good jb💪
    Tal

  • @amuuncadey4693
    @amuuncadey4693 Před 2 lety +4

    Masha Allah ❤❤❤❤💯

  • @maryamaahmedkulane1370

    Waaaaw masha allh kaltuun waaa soo baxday allw guuuuleeeeee tukadii waaa laga guuleeystay wllh markay soo baxday xaadaa i istagtay guuuul guuuul

  • @nashaaddahiromar4669
    @nashaaddahiromar4669 Před 2 lety +11

    Amiin ku lahaa asbaro wan fuuray wallhi😂😂🤣🤭

  • @fatimafatima4425
    @fatimafatima4425 Před 2 lety

    Waa qaybtii ugu xiisaha badanayd asbaro aamiin dhahay carabigii iyo kaltuun oo baxsaty

  • @hananomar9969
    @hananomar9969 Před 2 lety +17

    اليوم والله ضحكت من كل قلبي / الي ضحكني اكثر هو. مريد حالس يقول امييين و مو فاهم شي ههههههههه

    • @drriimh4709
      @drriimh4709 Před 2 lety

      هههههههه

    • @drriimh4709
      @drriimh4709 Před 2 lety

      يفكر انو غاعد يدعي ههههه يا مسكين

  • @Layla6793
    @Layla6793 Před 2 lety +1

    Hayaay Tolow Cajabo ma iyadaa dhashey inanta ay Ku mataleyso Habaryar teed oo Waa Walaalo labadu. Wallee war baa soo socda. Way to go Abubakor iyo Fayruus

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 Před 2 lety +8

    keep going brother