Wararkii u Danbeeyey Xukuumada & Xisbiga Kulmiye oo Ka qayliyay Heshiiska Wadani & Ururka Kaah

Sdílet
Vložit

Komentáře • 44

  • @abdirahimabdikhalak3592
    @abdirahimabdikhalak3592 Před 24 dny +5

    Warayaha m xaashi adabada u xayayasisi ma lacagabu ku siya aingu yabanay. Ma sanakada naga gelin?

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před 24 dny +1

    Viva Somaliland and Ethiopia MOU dhexmaray Labada dawladood Ethiopia iyo Somaliland cadaw badan ayùu godka kasoosaary wlee

  • @abdirahimabdikhalak3592
    @abdirahimabdikhalak3592 Před 24 dny +2

    XISBIGA KULMIYE AYAN DORANAYAN .IYO XUKUMADA JIRTA.NIMINKA HUWANTA LA SHAGAYANAY XISIBGA WADANI I KAAH MIDINA DORANMAYANO

  • @NoradinAbdi-pi5kn
    @NoradinAbdi-pi5kn Před 24 dny +1

    Guul Somaliland

  • @user-fg2fw9jk5f
    @user-fg2fw9jk5f Před 24 dny +1

    Ma digadi iyo danbaskii baa lakala iibsaday kkk

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 Před 24 dny

    Wey isala degeyaan sababto ah sistamka dorashada oo cusub iyo dadkon is Amineyn

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp Před 24 dny

    Warkaa jir taarow

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz Před 24 dny +1

    𝐌𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐱𝐚 𝐥𝐚𝐚𝐬 𝐤𝐚𝐠𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐬𝐢𝐫𝐚𝐝𝐚😮😢😢😢😢😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @user-wm6ue3ze8j
    @user-wm6ue3ze8j Před 24 dny

    Waxa lakhaayimayaa ciro waan arkidonaa

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc Před 24 dny

    😂😂WaxbA sookirdhimayan😂😂

  • @user-yy8jw1pr7b
    @user-yy8jw1pr7b Před 24 dny

    Somaliland guuuuul iyo goobani mo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-bl3ds7ko7z
    @user-bl3ds7ko7z Před 24 dny +1

    Asc

  • @user-zf4xr2kp6p
    @user-zf4xr2kp6p Před 24 dny

    wan kutamayay in kulmiye bada jawle lagudaro

  • @user-lo8ct6gi3c
    @user-lo8ct6gi3c Před 24 dny

    ❤❤❤

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před 24 dny

    oo aadan uunsina miyuu eryey😅😅😅

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před 24 dny +2

    guuul guulayso soomaliand i love soomaliand cadowgeed jaban aaamiiin

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Před 24 dny

    Baal wakase haka haleen dalka lagu so duulay hhhh kaah iyo wadani

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 Před 24 dny

    TAAR TV WARKAAGA CIDANBE DHEGEYSANMAYSO HADII AAD TAAGEERTAY HUWENTA ISBAHAYSATAY
    LAANGAABYAHOW WARKA XUNLIHI

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf Před 24 dny

    uselwess

  • @CabdiqadirCali-q5y
    @CabdiqadirCali-q5y Před 24 dny +4

    Guul,soomaalad

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před 24 dny +1

    Dirirow waynu arki doonaa ninka dooxa waaheen lagu daro

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 24 dny

    Xisi iyo ina xaashi ma haystaan codka reerka

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 Před 24 dny

    Ahas yaa og inay shireen iyo in kale huwanta vudaha xisbiga kulmiye hantiilaha som laa

  • @Lagubaray
    @Lagubaray Před 24 dny

    Isaaq waa mid oo cadawgiisu waa argagixisada Ogaden iyo eretiyanka ee dalka kuso duulay,samaroon iyo ciisow inageele naaf idinma haayo ee yanu dabka idinku guuriin,
    Warsageli waxa duulaanka laguyahay ee kaarash wada waa wuxuu rabaa inuku baro kiciyo oo deganka laga qaaxo,oo ah inu adiiga ku boobo ee danta mawado ,
    S/L waa jiiri doonta,

  • @AlaaaminNajax
    @AlaaaminNajax Před 20 dny

    ScwSCW

  • @user-ym7in3wd1x
    @user-ym7in3wd1x Před 24 dny +1

    Guul soomaaliland

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před 24 dny +1

    Kkk kulmiye oo ka qayliyey uu aa uu aa

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg Před 24 dny

    Muse waxunan fahamsanayeen ayu daadki madax u galiyaaye i dalki waa askir aan siysad waxaba kaa aqoon xabashi waxi baabaya waxaba kam galin waxi baabaya markaye runta gaadho xeerarka dawlad u dhexaya qabanaya oo somaliland maha dal adunka ictirafsnyaay imki somaliya hubki waa loo fasaxaye adunko dhaan waye kaa soo amahan karta jabuti iyo somaliya iyo erteria meelksta jabhado ayaay kaga furayaan waana dawlad hub meelksta kaa soo qadan kara

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Před 24 dny

    Waar adigu maxad ubunbunisa xisbiga buura fuulka ee ha cadowga gudah iyo tuuga inxashi who cares ha daye isbahesta waa la ogyahey in aay yahiin cadowga gudaha guul Somaliland guul muuse biixi

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 Před 24 dny

    sharcigu miyaanu shaqynayn m iyaanu qabn karin tuug ina haashi
    batuun
    ina abiib
    iyo kuwa kale basaaissinta ah ee meel kasta ka hadlaya ama curyaamiinaya dalka
    ma isha ayuunbaa laga eegayaa
    hadii la laalu sharciga waa in qofkastaa la soo baxaa qorigiisa si gacanta wax looga qabto kuw qaran dumiska ah ee ku jira wasaaradaha, ciidamada
    baarlamanka
    waa in la safayaa oo gacan wax lagaga qabtaa

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh Před 24 dny

    Ururada wadani ayo kaah lamagac baxay isbadal Donka midaynta somaaliya ee cadawga jamhuriyada somali land ee somaaliya kasooqatay mashruuca duminta qaranimada jamhuriyada somali land ee marba ilasafanaya malinba ninka neceb jiritaanka qaranimadayda cida codka aykadoonayaan waa ayo shalay ragii kasaaray kumelgaadhka kuwarejiyay duulimaadkii sadexda sano kulasogalay cadawga inay kuburburin donan somali land hantidii umada hore udhacay ma idinlatahay inay dorasho donyihin waa maya dorasho horteed baydhinten maantana waxay rabaan inay daal ridaan kaliya 😂😂😂😂bacaac bacaac bacaacleyal munaafiqiin ah halgabad baadiyo dalka labadaa urur waayo rer somali lan cadawkale oo kusoo duulay majiro ilaahay baana inagaga filan tay wataana waybenobidoʻntaa

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 24 dny +1

    XISBIGA KULMIYE WAA BADBAADADA QARANKA SOMALILAND KULMIYE SOMALILAND AYAA U BAAHAN WAXAANA HUBAAL AH INUU KULMIYE WELIGII JIRI DOONO HOGAANKA SOMALILAND NA HEYN DOONO WAAYO AQLABIYADA SHACABKA SOMALILAND WAA KULMIYE MARKA LAGA REEBO HABARYOONIS OO QARANKA IYO CALANKA SOMALILAND NECEB

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz Před 24 dny +2

    𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐜𝐢𝐢𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥